Wararka

Guddoomiyaha Degmada Fara-weyne Oo U Awood Sheegtay Nin Shicib Ah Oo Ay Dhul Isku Haystaan xabsiga Utaaxabay

0 Visits: 941 | Saturday April 26, 2014 - 22:05:22
Guddoomiyaha Degmada Faro-Weyne Ee Gobolka Maroodi-Jeex Ayaa Lagu Eeddeeyay Inuu Xidhay Nin Shicib Ah Oo Uu Ku Haysto Dhul Beereed Ka Tirsan Degmada Alaybaday Oo Soohdin La Leh Degmdaasi.

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Salaadii Roob Doonta La Tukaday Dadweynaha Ku Nool Magaalada Berbera.

0 Visits: 815 | Saturday April 26, 2014 - 22:00:52
Madaxwanaha oo Malmaahii Udanbayay Ku sugnaa Magalada Berbera Ayaa shacabka meel Fagaaro ah kula Tukaday Salada Roob doonta

Read More »

Xaalada Xisbiga Kulmiye Ayaa Meeshii Ugu Xumayd Marysa Ka Dib Markii Maanta Ay Isfarasaareen Masuuliyiin Sar Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 1050 | Saturday April 26, 2014 - 21:31:45
Xaalada Xisbiga Kulmiye Ayaa Meel Adag Gaadhay Ka Dib Markii Ay Is Fara Saareen Xubno Xisbigaasi Ka Tirsan.

Read More »

Musharaxa Xisbiga UCID Oo Munasibad Tageero Loogu Muujinayey Kaga Qaybgalay London

0 Visits: 764 | Saturday April 26, 2014 - 21:25:39
Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaraadka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo xubno ka tirsan hoggaanbka xisbiga

Read More »

Madaxwaynaha oo Dib Ugu Soolabtay Manta Magalada Hargaysa kadib marku safar shakhsi ugu baxay Magalada Berbera

0 Visits: 841 | Saturday April 26, 2014 - 21:01:32
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) Oo Dhawrkii Maalmood Ee Ugu Dambeeyey Ku Sugnaa Magaalada Berbera Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa.

Read More »

Ciidamadda Ethopea. Oo Xabsiga U Taxabay masuuliyiin ka Tirsan Dawladda Fedaralka ah.

0 Visits: 966 | Saturday April 26, 2014 - 20:55:31
Ciidamada Itoobiya ayaa xabsiga dhigay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Guriceel

Read More »

Hazard Oo Sheegay Inuu Maalinta Axada Kusoo Noqon Doono Tababarka Kooxda.

0 Visits: 944 | Saturday April 26, 2014 - 17:00:13
Eden Hazard ayaa xalay marti ku ahaa isaga iyo Nemanja Matic barnaamijka Friday Nigth Live ee kabaxa Chelsea Tv ayuu kaga hadlay arrimo badan oo kusaabsan xaaladihiisa,

Read More »

Mirallas ayaa muujiyey diidamada uu ka qabo in horey loogu yeero Jenuzaj koobka adduunka, xiddiga Everton ayaa sheegay in dhankiisa ay laqumaneen in laacibka Manchester United loogu yeero koobka adduunka.

0 Visits: 1259 | Saturday April 26, 2014 - 16:53:02
Mirallas ayaa muujiyey diidamada uu ka qabo in horey loogu yeero Jenuzaj koobka adduunka, xiddiga Everton ayaa sheegay in dhankiisa ay laqumaneen in laacibka Manchester United loogu yeero koobka adduunka.

Read More »

BADHASAAB JEENI-YARE OO KU BAAQAY IN LA ISKA QABTO KOOXDA SHUFTADA AH EE CALI KHALIIF GALAYDH

0 Visits: 1050 | Saturday April 26, 2014 - 16:30:35
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex, Md. Maxamed Maxamuud Jeeni yare ayaa ku eedeeyay Cali Khaliif Galaydh in uu dagaal ka abaabulayaan deegaanka Taleex,

Read More »

munaasibad abaal marino lagu gudoonsiinayey arday kaalmaha hore ka gashay tartan xifdiga quraanka kariimka ah oo loo qabtay ardayda madarasadaha Cabdilaahi Binu Cabaas ayaa maanta lagu qabtay xarunta dugsiga sare ee Aljazeera ee magaalada Hargeysa.

0 Visits: 1899 | Saturday April 26, 2014 - 15:32:14
munaasibad abaal marino lagu gudoonsiinayey arday kaalmaha hore ka gashay tartan xifdiga quraanka kariimka ah oo loo qabtay ardayda madarasadaha Cabdilaahi Binu Cabaas ayaa maanta lagu qabtay xarunta dugsiga sare ee Aljazeera ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Oo Saladi Robdoonta Kula Tukaday kumanan Dad ah Goroonka Hargaysa

0 Visits: 954 | Saturday April 26, 2014 - 15:04:22
-wasiirka wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland ayaa maanta dadweyne badan kala qayb galay tukashada salaada roob doonta.

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Shirkadaha Is Gaadhsiinta Ku Dhaliilay Sida Ay Dadka Qaar Uga Xayiraan Internetka Iyo Telefoonada.

0 Visits: 869 | Saturday April 26, 2014 - 13:39:42
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Siiro), ayaa shirkadaha is gaadhsiinta ku dhaliilay sida ay dadka qaar uga xayiraan internetka iyo telefoonada, isaga oo sheegay in shacbigu uu ka jawaabi doono sida arimahooda loo faro galiyay.

Read More »

"Shacabka Somaliland Meelkasta Oo Ay Joogaan Waxaan Illahay Uga Baryayaa Inuu Quluubtooda Isu Soo Dhaweeyo". Garaad Jaamac Garaad Ismaciil.

0 Visits: 870 | Saturday April 26, 2014 - 13:31:37
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale ayaa ugu duceeyey shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan in ILAAHAY quluubtooda isku soo jeediyo

Read More »

Saladi Roob doonta Si Baladhan Loga Tukaday Magalada Burco

0 Visits: 1388 | Saturday April 26, 2014 - 13:12:25
Waxa Maanta si baladhan looga tukaday Salaadi Roobdoonta Magalada Burco Taasi oo ay iskugu soo baxeen Kumanaan iyo kumanaanDad ah Isugu jira Saladiin Rag, haween ,Culumo awdiin manulka Gobolk Togdheer iyo Mamulka Dagmada Burco iyo Bulshuda aad ufara badan

Read More »

Maalqabeen Carab ah Oo Sheegay Inuu Gaadhigiisa Ka Iibinayo Dadka Danyarta ah

0 Visits: 737 | Saturday April 26, 2014 - 08:47:58
inta badan warbaahinta dalka Britain oo lagu yaqaano, mid si wayn u ilaalisa danaha dalkooda,

Read More »

Bilowga Dagaalka Ruushka Iyo USA Ee Tiknoolajiyadda

0 Visits: 1783 | Saturday April 26, 2014 - 08:43:57
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa Internetka ugu yeedhay mashruuc hay'adda sirdoonka ee Maraykanka CIA-du leedahay, waxaana uu dadka Ruushanka uga digey in ay isticmalaan mashiinka badhitaanka ee Google.

Read More »

Wasiirrada arrimaha dibadda iyo Arrimaha gudaha Somaliland oo Shir kaga qaybgalaya Bahar-daar iyo Meeqaamka lo gelbiyey oo ahaa ka addunka + SAWIRO

0 Visits: 1178 | Saturday April 26, 2014 - 01:09:22
Waxa kale oo Jamhuuriyada Somaliland markii ugu horeysa ay martiqaad ka heshay shirka la yidhaado TANA FORUM oo saddexdii sanoba mar la qabto.

Read More »

"Arinkaas Runtii Waa Arin Aan Waxba Ka Jirin , Kana Suurtoobayn Marxuunka In Uu Somaliland Ku Daro Ethoipia"..Maxamuud Raage

0 Visits: 962 | Saturday April 26, 2014 - 00:54:14
Prof Maxamed Said Gees Oo Ah Aqoonyahay Runtii Aan Ku Xasuusan Karno In Uu Ka Mid Ahaa Nin Soyaal Siyaasadeed leh Hadana Waxaan Aad Ula Yaabay In Uu Yidhi Madaxweyne Cigaal ba itobiya inagu dari gaadhay

Read More »

Maareeyaha Xafiiska Samafalka Wasaaradda Dibu dejinta Oo Xafladd Casho Sharafeed Ah U Samaysay Rooda Jaamac Cilmi Oo Ah Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Sweden.

0 Visits: 2980 | Saturday April 26, 2014 - 00:00:00
Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Wasaaradda Dib u Dejinta Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Diiriye ayaa Munaabad Casho sarafeed Sabootin ah u sameysay Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Sweden ee qaaradda Yurub

Read More »

Daawo Warbaxin HCTV Ka Diyarisay Shir Somaliland Iyo Puntland Bari uga Furmay Dalka Ethopia

0 Visits: 841 | Friday April 25, 2014 - 23:40:47
Daawo warbaxib HCTV ka Diyaariyay shir La Filayo inuu Bari ka Furmo Magaalada Adis aba ee Dalka Ethopia Kaas oo ay ku sugan yahiin Laba Wafdi oo kala socda Maamulada Puntland iyo Somaliland,

Read More »