Wararka

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa markii ugu horaysay ka hadlay loolanka siyaasadeed ee Golaha wakiilada iyo Xaalada Dalka ee Wakhtigan

0 Visits: 1340 | Wednesday February 12, 2014 - 07:52:58
Hargaysa: Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa markii ugu horaysay ka hadlay hirdanka siyaasaddeed ee ka dhex aloosanShir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland labadii todobaad ee ugu dambeeyay.

Read More »

Daawo AfkashacabkaTV: Wasiir Kaluumaysiga Somaliland oo booqday Dekeda Kaluunka iyo Sariibada Kaluunka Loo Dhisayo

0 Visits: 943 | Wednesday February 12, 2014 - 07:38:04
Daawo AfkashacabkaTV: Wasiir Kaluumaysiga Somaliland oo booqday Dekeda Kaluunka iyo Sariibada Kaluunka Loo Dhisayo

Read More »

Daawo :Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Dalka ku soo laabtay

0 Visits: 924 | Tuesday February 11, 2014 - 18:01:23
Daawo :Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Dalka ku soo laabtay

Read More »

Wasiirkii Hore ee Waxbarashada somaliland Xasan Gadhweyne oo Raalligelin Hawada u Mariyey Gabadh uu sheegay inu dhowaan aflagaadeeyey oo anu marki hore garanayn, xusayna inu xisbiga Ucid ka tirsanyahay kana mid yahay.

0 Visits: 1126 | Tuesday February 11, 2014 - 10:22:33
Wasiirkii Hore ee Waxbarashada somaliland Xasan Gadhweyne oo Raalligelin Hawada u Mariyey Gabadh uu sheegay inu dhowaan aflagaadeeyey oo anu marki hore garanayn, xusayna inu xisbiga Ucid ka tirsanyahay kana mid yahay.

Read More »

Daawo AfkashacabkaTv. Odayaasha Cuqaasha iyo Waxbgaradka Gobolka Saaxil oo Ka Hadlay Muranka Golaha Wakillada iyagoo Cirro na ugu Baaqay in aanu Shir Gudoonka Kala Dhantaalin

0 Visits: 910 | Tuesday February 11, 2014 - 09:45:11
Daawo AfkashacabkaTv. Odayaasha Cuqaasha iyo Waxbgaradka Gobolka Saaxil oo Ka Hadlay Muranka Golaha Wakillada iyagoo Cirro na ugu Baaqay in aanu Shir Gudoonka Kala Dhantaalin

Read More »

Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Daboolka ka qaaday In Markhaatiyaal Loo Hayo Cidda Dishay 12 Qof Oo Xabaal-Wadareed Laga Hela

0 Visits: 1094 | Tuesday February 11, 2014 - 08:59:50
Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Daboolka ka qaaday In Markhaatiyaal Loo Hayo Cidda Dishay 12 Qof Oo Xabaal-Wadareed Laga Helay

Read More »

Daawo Afkashacabka TV. Dhismaha Jidka isku xidha Berbera iyo Hargeysa oo Qaybtii u danbaysay la bilaabay iyo Engineerka Shirkadda Dhisaysa Waddada oo faahfaahin ka bixinaya

0 Visits: 959 | Tuesday February 11, 2014 - 08:37:00
Daawo Afkashacabka TV. Dhismaha Jidka isku xidha Berbera iyo Hargeysa oo Qaybtii u danbaysay la bilaabay iyo Engineerka Shirkadda Dhisaysa Waddada oo faahfaahin ka bixinaya

Read More »

Daawo AfkashacabkaTv: Golaha Guurtida Ee Somaliland Oo Ku Guulaystay In Ay Baajiyaan Kalfadhiyadii Golaha Wakiilada Ee Khilaafku Ka Taagnaa.

0 Visits: 825 | Tuesday February 11, 2014 - 08:29:58
Daawo:- Golaha Guurtida Ee Somaliland Oo Ku Guulaystay In Ay Baajiyaan Kalfadhiyadii Golaha Wakiilada Ee Khilaafku Ka Taagnaa.

Read More »

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Dhambaal Tacsi ah u direy Qoyski iyo asxabtii u ka baxay Oday Husein Haji Ismail nur (Husein Takhare) oo ku geriyooday Hargeysa

0 Visits: 1115 | Tuesday February 11, 2014 - 08:20:28
Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo guud ahaan umadda reer Somaliland

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Iska Fogeeyey Inuu Faro-Galin Ku Hayo Golaha Wakiilada, Sharaxeyna Weedho Suuqa si weyn u galay oo uu ka jeediyey Shirkii Liverpool.

0 Visits: 959 | Monday February 10, 2014 - 15:17:59
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa xukuumadda ka leexiyey eedaymo ah inay farogalin ku hayso Golaha Wakiilada

Read More »

Buuqii Baarlamaanka ee Saaka, Ciidaamo laxaad leh gudaha u galay Xarunta Barlamaanka, Xildhibaano Fikiro kala duwan ka dhiibtay Buuqa iyo ciidanka so galay golaha iyo warbixin uu ka diyariyey Axmed Sicid Cige Dhegayso

0 Visits: 914 | Sunday February 09, 2014 - 21:18:59
Buuqii Baarlamaanka ee Saaka, Ciidaamo laxaad leh gudaha u galay Xarunta Barlamaanka, Xildhibaano Fikiro kala duwan ka dhiibtay Buuqa iyo ciidanka so galay golaha iyo warbixin uu ka diyariyey Axmed Sicid Cige Dhegayso

Read More »

Daawo Afkashacabka tv Maamulka Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland ayaa tababar u Furay Qaar Ka mid ah Shirkadaha Kalluumaysiga ayadoona lagu qabtay hoteel maansoor ee magaalada berbera

0 Visits: 1094 | Sunday February 09, 2014 - 18:17:03
(afkashacabka.com)Daawo Maamulka Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland ayaa tababar u Furay Qaar Ka mid ah Shirkadaha Kalluumaysiga ayadoona lagu qabtay hoteel maansoor ee magaalada berbera

Read More »

Daawo Tv-Ga Universal Oo markale ku celiyey aflagaadadii Madaxweynaha Somaliland iyo Barnamijkii Faaliyaha Qaranka oo ay fadeexad kale oo cusub ku so qaateen

0 Visits: 7230 | Sunday February 09, 2014 - 17:53:13
Daawo Tv-Ga Universal Oo markale ku celiyey aflagaadadii Madaxweynaha Somaliland iyo Barnamijkii Faaliyaha Qaranka oo ay fadeexad kale oo cusub ku so qaateen

Read More »

Daawo Afkashacabka tv xoghayaha dawlada hoose ee degmada burco ayaa ugu baaqay shacabka maagalada burco inay ilaaliyaan nadaafada isla markaana digniin u diray dadka aan bixin cashuurgta dhulka

0 Visits: 1027 | Sunday February 09, 2014 - 17:49:40
(Afkashacabka.com)Daawo xoghayaha dawlada hoose ee degmada burco ayaa ugu baaqay shacabka maagalada burco inay ilaaliyaan nadaafada isla markaana digniin u diray dadka aan bixin cashuurgta dhulka

Read More »

Baaq ku Socda Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Xukuumadiisaā€¸

0 Visits: 1155 | Sunday February 09, 2014 - 13:17:09
Waa Baaq kasoo baxay qeybaha bulshada reer burco oo ay Madaxweyne siilaanyo ugu sheegayaan inuu ka fiirsado ragga waraaqaha kula wareegaaya madaxtooyada.

Read More »

Daawo :Soo dhoweyntii Ugu ballaadhnayd abid oo shacabka Gobolka Saaxil ku soo dhoweeyeen Wefti uu hogaaminayey Murashaxinta madaxtinimada xisbiga UCID Jamal Ali Husein iyo Abdirashid Hasan Matar

0 Visits: 909 | Sunday February 09, 2014 - 10:12:17
Daawo :Soo dhoweyntii Ugu ballaadhnayd abid oo shacabka Gobolka Saaxil ku soo dhoweeyeen Wefti uu hogaaminayey Murashaxinta madaxtinimada xisbiga UCID Jamal Ali Husein iyo Abdirashid Hasan Matar

Read More »

Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool

0 Visits: 992 | Sunday February 09, 2014 - 09:38:24
Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool

Read More »

Wacdarihii Xalay ee Naadiga Akhriska iyo qoraalka ee Halkaraan iyo Nuxurka Khudbadi Miisaaan leh oo ay ka jeediyeen Masuliyiin Culculusi.

0 Visits: 1367 | Saturday February 08, 2014 - 18:47:31
Naadiga Akhriska iyo qoraalka ee Halkaraan Ayaa Xalay u dabaaldegay Sannadguuradii 5aad ee ka soo wareegtay Aaasaaskii Naadiga,

Read More »

Mooshinkii Maanta iyo Tirada Xildhibanadii saxeexay mooshinkaasi Oo la filaayo In Markale Laysugu Soo Laabto

0 Visits: 2610 | Saturday February 08, 2014 - 18:39:43
Mooshinkii Maanta iyo Tirada Xildhibanadii saxeexay mooshinkaasi Oo la filaayo In Markale Laysugu Soo Laabto

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa'uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa'uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama,

0 Visits: 719 | Saturday February 08, 2014 - 15:39:04