Wararka

"Lagama Hadlaan" – Jariirada Faransiiska L'Equipe Oo Qiimeyntii Ugu Hooseysay Siiyay Xiddigaha PSG Xilli Guuldaradooda Ay La Meel Dhigeen Tii France Ee 1993.

0 Visits: 629 | Thursday March 09, 2017 - 13:01:51
Jariirada maalinlaha ah ee ka soo baxda dalka Faransiiska ee L'Equipe ayaa qiimeyntii ugu hooseysay siisay ciyaartoyda kooxda PSG ee kulankii xalayto ay guuldarro 6-1 ka soo gaartay Barcelona islamarkaana ka haray Champions League inkastoo ay lugtii hore 4-0 ku soo badiyeen.

Read More »

"Waa Kii Ugu Fiicnaa Garoonka" – "Waa Xidiga Dhaxli Doona CR7 & Messi" Ferdinand & Gerrard Oo Amaan Ugu Qubeeyay Neymar.

0 Visits: 717 | Thursday March 09, 2017 - 12:55:30
Hadal heynta kubadda cagta ee maanta waa Barcelona, Camp Nou iyo kulankii soo laabashada ahaa ee xalay u gudbiyay Balaugrana wareega sideeda koobka horyaalada yurub.

Read More »

Garsoorahii Hore Spain Andujar Oliver Muxuu Ku Tilmaamay Rigooradii Labaad Ee Loo Dhigay Barcelona?

0 Visits: 558 | Thursday March 09, 2017 - 12:49:01
Garsoore hore Andujar Oliver sidoo kalana haatan ah falanqeeye jariiradda MARCA ah ayaa tilmaamay in Barcelona ay nasiib ku laheyd in loo dhigo rigoore taasoo ka caawisay iney soo laabasho aan caadi aheyn sameeyaay habeenkii xalay ahaa

Read More »

Xildhibaan Siciid Mire Jamac Waa xildhibanada Ugu Fir-Fircoon Golaha Deeganka Ceerigaaabo Waxa uu Kahadlay Xalada Abaraha Gobolka Sanaag

0 Visits: 1020 | Thursday March 09, 2017 - 01:01:14
waxaa marba marka ka danbaysa kasii daraysa abaarta ku habsatey gobolada bariga somaliland taasoo iminka ugu daranyahay gobolka sanaag

Read More »

Daawo:Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Dalka Hadheeyay Iyo Waxyaabaha Lagu Joojin Karo Sixir Bararka.

0 Visits: 586 | Wednesday March 08, 2017 - 16:43:53
Hargeysa(AFKA):Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Sixir Bararka Dalka Hadheeyay Iyo Waxyaabaha Lagu Joojin Karo Sixir Bararka

Read More »

Daawo;Wasiir Ku Xigeenka Gashaan-Dhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Doorka Ay Wasaaradiisu Ku Leedahay Saldhiga Millatari Ee Berbera.

0 Visits: 670 | Wednesday March 08, 2017 - 16:36:05
Hargeysa(AFKA);Wasiir Ku Xigeenka Gashaan-Dhiga Somaliland Oo Ka Hadlay Doorka Ay Wasaaradiisu Ku Leedahay Saldhiga Millatari Ee Berbera.

Read More »

Daawo:Weriye Raage Oomaar Oo Warbixin Ka Turjumaysa Xalada Abaarta Sii Xumanaysa Ee Ka Jirtay Deganada Somalilannd.

0 Visits: 764 | Wednesday March 08, 2017 - 16:25:30
Hargeysa(AFKA);Weriye Raage Oomaar oo ka tirsan Telefishanka Caalamiga ah ee ITV ayaa waxa uu warbixin qiiro badan ka diyaariyay abarta baa nee ku habsatay dalka Somaliland. Halkan hoose ka daawo warbixinta.

Read More »

Daawo: Dabaal Degii Iyo Xuskii Loo Sameyn Jiray 8march Maalinta Haweenka Oo Saaka Somaliland Lagu Qaabiley Taakuleynta Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen.

0 Visits: 585 | Wednesday March 08, 2017 - 16:20:51
Hargeysa(AFKA);Dabaal Degii Iyo Xuskii Loo Sameyn Jiray 8march Maalinta Haweenka Oo Saaka Somaliland Lagu Qaabiley Taakuleynta Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen

Read More »

Wasiir Sacad Oo Mudo Kordhinta Guurtida Ka Dib La Waydiiyey Saamaynta Ay Mudada Cusubi Ku Yeelan Karto Xidhiidhka Somaliland Iyo Beesha Caalamka.

0 Visits: 646 | Wednesday March 08, 2017 - 16:16:55
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, ayaa ku dooday inaanay muddo kordhintan cusubi dhibaato iyo dhaawac u gaysanayn xidhiidhka Somaliland iyo beesha caalamka oo aad uga soo horjeestay muddo kordhin mar labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Daawo:Buur Ku Taala Gobolka SAAXIL Oo Laga Helay Aasar Qadiimiya Oo Ilaa 1000 Sano Ku Duuganayd Iyo Wefti Ka Socota Dalka Isbayn Oo Booqday.

0 Visits: 616 | Wednesday March 08, 2017 - 15:42:11
BerBera(AFKA);Buur Ku Taala Gobolka SAAXIL Oo Laga Helay Aasar Qadiimiya Oo Ilaa 1000 Sano Ku Duuganayd Iyo Wefti Ka Socota Dalka Isbayn Oo Booqday

Read More »

Maareeye Ku-xigeenka Madbacadda Qaranka Oo Ingiriiska Kaga Qaybgalay Bandhig ku Wajahnaa Tayaynta Daabacaadda Casriga ah.

0 Visits: 906 | Wednesday March 08, 2017 - 15:09:09
Maareeye ku-xigeenka Madbacada qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan, ayaa magaalada Birmingham ee carriga Ingriiska kaga qayb galay bandhig sannadeed ku saabsan kor u qaadista tayada daabacaadda, bandhigan oo ay iska kaashadeen midawga Yurub iyo dawladda Ingiirska ayaa…

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Cusub Ee Laanta Xisbiga Waddani Ee Dalka Suudaan Oo Xilkii La Wareegay.

0 Visits: 540 | Wednesday March 08, 2017 - 14:50:59
Suudan(AFKA):Gudoomiyaha Cusub Ee Laanta Xisbiga Waddani Ee Dalka Suudaan Oo Xilkii La Wareegay

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Haweenka Somaliland Ku Hambalyeeyey Munaasibada 8-da March

0 Visits: 512 | Wednesday March 08, 2017 - 14:21:08
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha Madaxweynaha Qaranka

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xooga Oo Amray Illaalada Hotelada Iyo Hayaddaha Inaysan Gashan Karin Tuutaha Ciidanka

0 Visits: 617 | Wednesday March 08, 2017 - 11:37:59
Muqdisho(AFKA);Taliyaha ayaa ku amray hay’daha in ay sameystaan dhar u gaar ah,waxaana uu Ciidamada amniga ee Dowladda faray in ay soo qabtaan qofkii

Read More »

Trump FBI-da kalama hadlin sheegashada in la dhagaystay taleefoonadiisa

0 Visits: 576 | Wednesday March 08, 2017 - 09:30:44
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump kalama uusan hadlin waaxda sirdoonka Maraykanka ee FBI, eedaymaha sheegaya in madaxweynihii uu badalay uu la socon jiray taleefoonadiisa.

Read More »

Wikileaks oo sir cusub ka faafisay hay'adda sirdoonka Maraykanka ee CIA

0 Visits: 569 | Wednesday March 08, 2017 - 09:26:49
Shabakadda Wikileaks ayaa baahisay macluumaad ku saabsan waxa ay ku sheegtay farsamooyin badan oo hay'adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-du u adeegsato in ay xogta kagala baxdo kombuyuutarrada.

Read More »

Malaysia: Weerar loo maleegay Boqor Salmaanka Sucuudiga oo la fashiliyey

0 Visits: 588 | Wednesday March 08, 2017 - 09:22:14
Booliska Malaysia ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar qorshaysnaa oo ay mitidiin la tuhunsanyahay in ay Yemen ka yimaadeen qorshaynayeen in ay ku qaadaan boqorada Carbeed.

Read More »

Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega sideed dhamaadka tartanka ay koobkiisa difaacanayso ee Champions Leaque-ga kadib markii ay guul soo laabasho 3:1 ah ugu soo awood sheegatay Napoli. Los Blancos ayaa isla natiijadii Bernabeu iyo waliba isla soo laabashiidii guul kaga soo gaadhay Napoli oo awoodi wayday in ay garoonkeeda wax natiijo fiican ah kaga hesho Real Madrid.

0 Visits: 862 | Wednesday March 08, 2017 - 09:08:41
Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega sideed dhamaadka tartanka ay koobkiisa difaacanayso ee Champions Leaque-ga kadib markii ay guul soo laabasho 3:1 ah ugu soo awood sheegatay Napoli. Los Blancos ayaa isla natiijadii Bernabeu iyo waliba isla soo laabashiidii guul kaga soo gaadhay Napoli oo awoodi…

Read More »

FADEEXAD: Bayern Munich Oo Markale Fadeexad Kubbadeed Soo Baday Arsenal, Gunners Oo Xili Ciyaareedkii Todobaad Oo Xidhiidh Ah Lagu Reebay Wareega 16ka UCL, Arturo Vidal Oo Laba Gool Dhaliyay.

0 Visits: 666 | Wednesday March 08, 2017 - 09:05:39
Bayern Munich ayaa markale ceeb wayn soo baday kooxda Arsenal waxayna Emirates Stadium guul ugu soo gaadhay isla natiijadii kulankii Allianz Arena taas oo la micno ah in Bayern Munich ay labadii kulan ee Champions leaque-ga 10 gool ka dhaliyay Arsenal oo waji gabax aan cusub jamaahiirteeda kua hor kulantay.…

Read More »

Daawo:Af,Hayeenka Ciidanka Policeka Somaliland Oo Ka Hadlay Fal Lagu Dhaawacay Askari Ka Tirsan Ciidanka Policeka Somaliland

0 Visits: 558 | Tuesday March 07, 2017 - 17:26:26
Daawo:Af,Hayeenka Ciidanka Policeka Somaliland Oo Ka Hadlay Fal Lagu Dhaawacay Askari Ka Tirsan Ciidanka Policeka Somaliland

Read More »