Wararka

War Deg Deg Ah:Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadlay Xildhibaano Jidh Dil Loo Gaystay Iyo Golahii Baarlamaanka Somaliland Oo La Af Duubay+Muuqal

0 Visits: 632 | Sunday February 12, 2017 - 12:02:28
Cabdiraxmaan Ciro Oo Ka Hadlay Xildhibaano Jidh Dil Loo Gaystay Iyo Golahii Baarlamaanka Somaliland Oo La Af Duubay+Muuqal

Read More »

Mudaharaaddo Lagaga Soo Horjeeddo Saldhiga Milatari Ee Berbera Iyo Nuxurka Kartoono Lagu Xardhay Farriimo-

0 Visits: 708 | Sunday February 12, 2017 - 11:43:04
Waxa baraha bulshaddu ku kulanto iyo Marreegaha Online-ka qa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu subaxa berri ah uu hortagi doonnaa fadhi wada-jir ah oo ay iskugu imanayaan labadda aqal ee Baarlamaanka Somaliland waa Guurtida iyo Wakiilladee, iyaddoo la filaayo in…

Read More »

War Deg Deg:Gudoomiyihii Degmada Dhoqoshey Oo Xabsiga La Dhigay,Cida Amartay

0 Visits: 920 | Sunday February 12, 2017 - 10:55:49
Burco(AFKA)Ciidanka Policeka Gobolka Togdheer Ayaa Xabsiga U Taxaabay Maayirkii Degmada Dhoqoshey Doob Yagse,

Read More »

Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Go,aan Gaadhey Heshiiska Saldhiga Military Ee Berbera

0 Visits: 734 | Sunday February 12, 2017 - 10:28:20
Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaan Waxaana diiday 2 xildhibaan waxaana sidas lagu ansaxiyey…

Read More »

War Deg Deg :Buuq iyo Dagaal Ka Bilowdey Fadhigii Saaka Ee Baarlamaanka , Ciidamo Xoog Ku Saaray Xildhibaano Iyo Gudoomiye Ciro Oo Fadhiga Ka Baxay+Sawiro

0 Visits: 593 | Sunday February 12, 2017 - 10:19:23
Buuq iyo dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxaa uu hada kabilowdey fadhigii saaka ee baarlamaanka la isku yeedhay markii uu madaxweyne Siilanyo khudbadiisii dhameeyey Waxaa xarunta xoog ku soo galay ciidamo isla markaana waxaa ay xoog ku sareen xildhibaano mucaarid ah oo diidanaa heshiiska Madaarka BerberaSidoo…

Read More »

Antonio Conte Muxuu Ka Yiri Hab Dhaqankiisa Xamaasadda Leh Ee Uu Kusoo Bandhigo Garoomada Kulamada Kooxdiisa?

0 Visits: 1079 | Sunday February 12, 2017 - 10:14:57
Suldaanka garoomadawaa midka ugu fiican ee ku qoob ka ciyaara ama ku dabaal daga diilinta macalimiinta, sidoo kalana waa boqorka horyaalka Premier League-ga markaan sidaa ku leeyahay waa wax uu mutay xagaagan, waa labada dabeecad ee lagu qeexi karo ninkaan reer talyaani.

Read More »

Goobo Kamida Magaalada Hargeysa Oo Dadweynihii Iyo Gadiidkii Laga Joojiyey +Ciidamada Booliska Oo La Soo Dhoobay

0 Visits: 568 | Sunday February 12, 2017 - 09:58:21
Hargeisa(AFKA) ciidanka booliska hargaysa qaybahiisa kala duwan ayaa la soo dhoobay aga-gaarka madaxtooyadda iyo golaha baarlamaanka Somaliland .

Read More »

Ciidamada Ammaanka oo Dhowr Qof u xidhay Wiil Xalay Lagu Dhex Dilay Badhtamaha Magaalada Hargeysa

0 Visits: 471 | Sunday February 12, 2017 - 09:53:29
Waxaa xalay badhtamaha magaalada Hargeysa lagu dhex dilay hal qof oo aan wali si rasmi ah loo aqoon cidda uu yahay iyo cidda dishay.

Read More »

Toos U Daawo:Khudbadii Sanadeedka Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) U Jeeinaya Labada Gole

0 Visits: 531 | Sunday February 12, 2017 - 09:49:28
Hargeys(AFKA)Toos U Daawo:Khudbadii Sanadeedka Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) U Jeeinaya Labada Gole

Read More »

Daawo: "Farmaajo Xamarbaa Loo Doortay, Anagu Somaliland Ayaanu Nahay.."Prof Galaydh

0 Visits: 469 | Sunday February 12, 2017 - 09:33:39
Cali Khaliif Galaydh oo Kahadlay Doorashada Farmaajo, Puntland-na Ku Tilmaamay Mid Hagardaamo Wada.

Read More »

Daawo"waxaan shacbiga ugu baaqayaa in Baarlamaanka loo soo gurmado" Gudomiye Cirro

0 Visits: 521 | Sunday February 12, 2017 - 09:08:53
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa

Read More »

War Deg Deg ah: Ciidamada RRU oo Gurigiisa ugu Daatay Xalay Siyaasi Xamarji

0 Visits: 567 | Sunday February 12, 2017 - 09:03:58
Ciidamadda RRU ayaa caawa nuskii danbe gurigiisa uu Magaalada Hargaysa ka degan yahay ka qafaashay

Read More »

Daawo"Siciid Cilmi Rooblow Marka Berbera Maaligalin Lagu Samaynayo Maxad Uga Hor Istaagtaa..??"

0 Visits: 612 | Sunday February 12, 2017 - 08:51:59
Xildhibaan Cabdi Laki, Oo Jawaab Kulul Siiyay Xildhiban Sicid Cilmi Rooble isla mrkaasna si waafiya uga hadlay mashariicda xukumadu ka wado dalka

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay wiil dhalinyaro ah oo siweyn u qabsaday baraha bulshada.

0 Visits: 583 | Sunday February 12, 2017 - 08:37:37
Muqdisho(AFKA);Wiilkan dhalinyarada ah oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Max'uud Cismaan oo siweyn uga soo muuqday baraha bulshada ayaa la kulmay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max'ed Cabdullaahi Farmaajo.

Read More »

Daawo:Xagee ku Dambeeyay Madaxweyne Hore Ee Dalka Maraykanka Brack Obama (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 594 | Sunday February 12, 2017 - 08:29:06
Xagee ku Dambeeyay Madaxweyne Hore Ee Dalka Maraykanka Brack Obama (Xogta Dahsoon)

Read More »

Djibouti:Qodobada Kaso Baxay Wajigii Labaad Ee Wadada Hadalada Somaliland Iyo Khatumo Maxuu Ku So Dhamaday?

0 Visits: 797 | Sunday February 12, 2017 - 08:14:18
Hargeysa(AFKA);Wejiga labaad ee wadahadalka Somaliland iyo Kooxda Khaatumo oo muddo dhawr cisho ah ka socday magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa gunaanadkii laga soo saaray qodobbo kala duwan oo dhawr ah oo ay Guddiyada labada dhinac wadahadalka u metelayaa wada saxeexdeen.

Read More »

Daawo;Siyaasi Xasan Formula Oo Wasiirada Xukuumada Somaliland Ku Dhalillay Inay Ka Gabiyeen Gurmadka Abaraha Iyo Arimo Ku Saabasan Shidal Badhista.

0 Visits: 459 | Saturday February 11, 2017 - 19:06:18
Burco(AFKA);Siyaasi Xasan Formula Oo Wasiirada Xukuumada Somaliland Ku Dhalillay Inay Ka Gabiyeen Gurmadka Abaraha Iyo Arimo Ku Saabasan Shidal Badhista

Read More »

Daawo:Wasir Dawlaha Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Farin Adag U Diiray Xisbiyada Mucaaradka Somaliland.

0 Visits: 480 | Saturday February 11, 2017 - 18:16:05
Hargeysa(AFKA):Wasir Dawlaha Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Farin Adag U Diiray Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

Read More »

Daawo: Hay'ada SOYDAVO oo 70 Qf oo ka soo Baraxakay YEMEN u Qaybisay Lacag ay ku shaqaystaan

0 Visits: 528 | Saturday February 11, 2017 - 17:53:21
Maamulka Gobolka Togdheer iyo kan Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibadd Hay'adda wadaniga ah ee SOYDAVO oo kaashanaysa Hay'ada IOM ay Kaalmo Lacag ah ugu qaybinaysey 70 Qof oo ka mida qoysaskii ka soo Barakacay Dagaalada ka socda wddanka yemen

Read More »

Daawo: Adeeg Casriya oo Tagsiilayaasha iyo Tagaasida loogu Daahfuray Burco

0 Visits: 587 | Saturday February 11, 2017 - 17:47:59
Xubno ka mida Aqoonyahanka iyo Qurbajooga Somaliland ayaa magaalda Burco ku daahfuray adeeg casri ah oo la yidha SAHLE TAXI,

Read More »