Wararka

Faalo Xiiso Leh Ciyaarta Caawa:Arsenal vs Bayern Munich

0 Visits: 1586 | Wednesday February 19, 2014 - 18:36:26
Kaddib guushii Liverpool, Gunners ayaa ku soo dhaweyn doonta garoonkeeda kooxda heysata Champions league ee Bayern Munich lugta koowaad ee wareegga 16-ka koobka horyaallada qaaradda Yurub.

Read More »

Habluhu maxay Ragga Ku Raacaan?Jawaabta Hoos Ka Akhri

0 Visits: 27546 | Wednesday February 19, 2014 - 18:02:33
Gabadh kasta waxay xaq u leedahay inay doorato ninka ay doonto.Waana shay cadaalada ka fog in lagu khasbo cid aanay rabin. Gabdhuhu ama habluhu waxay soo maraan heerar kale duwan, marka laga eego xagga da'da. Inta u dhexayso 15 jir ilaa 20 jirka, habluhu intooda badan raggu waa isugu mid. Waana…

Read More »

DAAWO VIDEO: JAWIGII KALFADHIGA GOLAHA WAKIILADA EE SAAKA IYO DARDAARANKI XAJI CABDI WARABE

0 Visits: 975 | Wednesday February 19, 2014 - 17:18:11
JAWIGI KALFADHIGA EE SAKA AYAA AHAA MID SI WEYN UGA DUWANAA MAALMIHII LA SO DHAAFAY

Read More »

La Dagaalan Caajiska: 7 Tallaabo Oo Dawo u ah

0 Visits: 2381 | Wednesday February 19, 2014 - 16:28:10
Caajis badan iyo boring ma dareenta? Ma iska wayday xiisihi aad hawlaha ku qaban jirtay? Waxyaabihi aad jaclayd xiisahay lahaayeen ma ka wayday?

Read More »

War Deg Deg Ah: Dagaal Khasaare Gaystay Oo Hadda Ka Socda Degmada Taleex

0 Visits: 1126 | Wednesday February 19, 2014 - 16:19:22
dagaalkan oo salka ku haya aanno qabiil oo ka dhaxeysa labada beelood ee wada dagaallamaya

Read More »

Guddigii Dhexdhexaadinta Golaha Wakiilada ee ka socotay Guurtida, iyo Mudanayashi labada Garab u kala qaybsamay

0 Visits: 1047 | Wednesday February 19, 2014 - 13:03:51
oo kulan la qaatay Madaxweyne Siilaanyo kadib Go'aankii Golaha lagaga dhawaaqay ee lagu heshisiiyey labadi dhinac

Read More »

Radio afkashacabka: Dhegayso Khudbad iyo dardaaran Odeynimo oo uu Golaha Wakiilada u jeediyey Xaji Cabdi Waraabe

0 Visits: 942 | Wednesday February 19, 2014 - 12:26:53
Xaaji Cabdiwaraabe oo golaha wakiilada u jeediyey Khudbad Waayeelnimo

Read More »

War Degdeg ah: Golaha Guurtida Oo ku dhawaaqay Go'aankii u danabeyey oo Laba Qodob Ah

0 Visits: 967 | Wednesday February 19, 2014 - 11:34:23
Iyo Golihii Wakiilada Oo Fasax Laba Bilood Ah la geliyey

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo markii ugu horeysay kulan xogwaraysi ah la yeeshay Warbaahinta Somaliland iyo Dardaarankii Wasiirka

0 Visits: 903 | Wednesday February 19, 2014 - 08:57:06
Sido kale waxay xubno suxufiyiin ahi wasiirka u soo jeediyeen Taloyin iyo sida ay u yihiin Dad qarankooda ilaashanaya

Read More »

Daawo Video: Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasinta Somaliland oo caawa falanqayn doona Xaaladda Golaha wakilada

0 Visits: 1117 | Wednesday February 19, 2014 - 08:42:35
Barnaamijkan oo ka Baxa HCTV waxa ku martiya Cali Xamud Jibril W/kuxigenki hore waxbarashada, Agasimihi hore W/arimahada debeda Maxamud Rage iyo Abdilahi shil xasan

Read More »

Golaha Guurtida oo laba codsi oo is burinaya 2maalmood gudahood u kala diray Golaha wakiilada

0 Visits: 1155 | Wednesday February 19, 2014 - 07:57:34
iyo Shirkii Golaha wakiilada ee guddomiye cirro dib u dhigay oo Berri Arbacada Furmaya

Read More »

War deg deg ah: Dhimasho Dhaawac ayaa ka dhashay Shil baabuur oo goordhaweyd ka dhacay Deegaanka Yiroobe iyo Beer dhexdooda

0 Visits: 936 | Tuesday February 18, 2014 - 22:06:17
shil gaadhi aya ka dhacay jidka u dhaxeeya beer iyo yiroowe

Read More »

Abwaan Ubaxle oo Maanso uu ku bogaadinayo Shebekedda Afkashacabka.com soo saaray

0 Visits: 1812 | Tuesday February 18, 2014 - 10:25:17
Afka-shacabku waa Rugta laga akhriyo Ifaafaalihiyo Aragtida bulshada Waa udub dhexaad Indheer garadka iyo Aqoonyahanaduba Ay kusoo hirtaan

Read More »

Daawo Video: Telefishanka CNN oo Waraysi Xiiso badan la yeshay Wasiirka Arrimah Debeda Somaliland

0 Visits: 1087 | Tuesday February 18, 2014 - 09:35:20
iyo Wasiirka oo ka warramay Gooni isutaaga somaliland iyo qodobo kale

Read More »

Hooyadu Waa Macallinka Ugu Wanaagsan Ee Nolosha Qofka, Guulna Uu Ku Gaadhi Karo

0 Visits: 1855 | Tuesday February 18, 2014 - 09:23:09
Hooyo Dharka u dhaqda xaafado kale oo nolol adag ku korisay wiilkeedi, iyo wiilkeedi oo heer sare gaadhay una shaqo tegey Shirkado Caalami ah QISO QIIRO LEH

Read More »

Taageerayaal Haween ah oo ka mid ah Xisbiga Kulmiye oo usoo digorogtay Xisbiga UCID iyo Jamal Ali Husein oo la hadlay

0 Visits: 1059 | Tuesday February 18, 2014 - 09:02:10
Taageerayaal Haween ah oo ka mid ah Xisbiga Kulmiye oo usoo digorogtay Xisbiga iyo Jamal Ali Husein oo madal ilyartu is qabatay ku qabilay

Read More »

Safiirka Somaliland ee UK oo Shahaado sharaf guddoonsiyey Wasiirka arrimaha Gudaha

0 Visits: 1557 | Tuesday February 18, 2014 - 08:30:20
Wasiir Cali Maxamed Warancade oo ay shahaado sharaftan ku maamuuse Jaaliyadda reer Somaliland ee UK ayaa u mahadceliyey Safiirka iyo Jaliyadda u so samaysay Shahaadadan

Read More »

Wefti uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo kormeer ku tegey Waddada isku xidha Wajale iyo Kalabaydh

0 Visits: 1184 | Tuesday February 18, 2014 - 08:07:48
Waddada isku xidha Wajale iyo Kalabaydh ayaa iyadu ku dhow Dhammaad, taaso ka mid noqonaysa waddoyinka ay xukumaddani dalka hirgelisay

Read More »

Daawo Video: Jilayaasha ugu qosolka Badan soomaaliland oo soo saaray filim cusub oo dagaal ah kadibna jawaan si xun loo garaacay..

0 Visits: 2735 | Monday February 17, 2014 - 19:01:44
Jilayaasha ugu qosolka Badan soomaaliland oo soo saaray filim cusub oo dagaal ah kadibna jawaan si xun loo garaacay..

Read More »

Daawo Video: Ubax Mucjiso ah oo Marka La Edaamayo Kala Baxaya

0 Visits: 2505 | Monday February 17, 2014 - 18:52:39
Telefishinka CNN ee dalka Mareykanka laga leeyahay ayaa barnaamij ka sameeyey mucjiso aan horey loo maqal oo qayb ka ah awooda ALLE

Read More »