Wararka

Top News:Badashaabka Togdheer oo Xisbiga WADDANI ka Hor istaagay in ay Hoteelada Burco Ku Qabsadaan Xaflad ay u Sameynaayeen Garabkii Aqlabiyadda UCID ee Togdheer +Ciidamo Xoogan oo La Dhoobay Wadooyinka

0 Visits: 616 | Monday January 23, 2017 - 11:44:30
-Badhasaabka gobalka Togdheer Md.Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa si cad isu hor-istaagay xaflad soo dhaweyn ah oo Xisbiga WADDANI uu saaka hotel Kaafi ee magaalada Burco ugu sameynaayey garabkii aqlabiyadda Xisbiga UCID ee gobalka Togdheer

Read More »

Qaramada Midoobey Oo Shaacisey Tirada Dadwaynaha Isu Diwaangaliyey Doorashada Somaliland+Tirada Dadka Isdiwaangaliyey Iyo Halka Warbixinta Laga Jeediyey.

0 Visits: 420 | Monday January 23, 2017 - 11:39:48
Qaramada Midoobey ayaa shaaciysay tiradda dadwaynaha isu diiwaangaliyey codbixinta doorashooyinka Somaliland ee soo socda,iyada oo sidaasna lagu sheegay warbixin loo gudbiyey golaha amaanka qaramada Midoobey.

Read More »

Amniga Magaalada Muqdisho Oo Siweyn loo Adkeynayo

0 Visits: 541 | Monday January 23, 2017 - 11:36:14
MUQDISHO(AFKA)Ciidamada booliiska dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay xoojiyaan amniga magaalada Muqdisho xili loo diyaargaroobayo

Read More »

Marti Galiyaasha Koobka Qaramada Afrika Ee Gabon Oo Qaab Niyadjab Ah Looga Reebay Tartanka Iyo Burkina Faso & Cameroon Oo U Soo Baxay Sideed Dhamaadka AFCON 2017.

0 Visits: 921 | Monday January 23, 2017 - 11:30:23
Xulka qaranka marti galinaya koobka qaramada Afrika ee Gabon ayaa qaab niyadjab ah kaga hadhay koobka qaramada Afrika ee 2017 kadib markii ay barbaro gool la'aan ah la galeen

Read More »

Beesha Caalamka Ku Baaqday In lagu Dhaqsado Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

0 Visits: 471 | Monday January 23, 2017 - 10:47:39
Beesha caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan yahay in ay u wajahaan si deg deg ah.

Read More »

Chelsea Oo Stamford Bridge Ku Garaacday Hull City Xili Antonio Conte & Wiilashiisa Oo Ay Sideed Dhibcood Ku Qabteen Hogaanka Premier Leaque-ga.

0 Visits: 1130 | Monday January 23, 2017 - 10:39:45
Chelsea ayaan iska lumin fursadii dahabiga ahayd ee Stamford Bridge u taalay waxayna saddexda dhibcood ka qaateen Hull City si ay sideed dhibcood oo saafi ah hogaanka Premier Leaque-ga ugu qabtaan.

Read More »

Dowladda Uganda Oo ka Hadashay Askarigii Al-shabaab Ay Toogteen

0 Visits: 580 | Monday January 23, 2017 - 10:36:19
Dhawaan ayeey Al-shabaab soo bandhigeen muuqaalka asarki ka tirsanaa ciidamada Uganda oo mudo dheer u

Read More »

Ciidankii Illaalinayay Masjidka Sheekh Isaxaq Ee Berbera iyo Culimadii Timawaynta [Qaadiriyada} oo Isku Dhacay

0 Visits: 711 | Monday January 23, 2017 - 10:31:16
Mushkilada Arinkii Maszjidul Sheekh Isaxaaq Ee Magaalada Berbera oo Wali taagan Ayaa Galabta Afartii Markay Saacadu Ahayd Ciidamada Booliiska ee Masjidkaasi Illaalinayay Bishii u Danbaysay Ayaa Gacan kahadal Wuxuu Dhexmaray Culimadii

Read More »

Shirkadda Samsung Oo Baadhitaan Ku Samaysay Sababta Uu La Kululaanayay Ama La Gubanayay Taleefoonkeeda Galaxy Note 7

0 Visits: 425 | Monday January 23, 2017 - 10:28:19
Shirkadda Samsung oo baaritaan ku samaysay sababta uu la kululaanayay ama la gubanayay taleefoonkeeda Galaxy Note 7 ayaa ogaatay in mushkiladdaasi ay ka imanaysay cilad gashay baytariga.

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Ku Qaabilay Haweenkii Ku Suntanaa Guushii KULMIYE Ee Doorashadii 2010-kii Oo U Soo Diga-Rogtay WADDANI.

0 Visits: 491 | Monday January 23, 2017 - 10:24:48
Xaflad aad u bilan oo Xisbiga WADDANI uu ku qaabilaayey sida oo kale na ku soo dhaweynaayey haweenkii ugu mudnaa ee guusha

Read More »

Bangi Ku Yaalla Magaalada Mandheera Ee Dalka Kenya Oo La Weeraray.

0 Visits: 496 | Monday January 23, 2017 - 10:22:39
Weerar lagu qaaday Bangi ku yaalla magaalada Mandheera ee gobolka wawoyi bari ee dalka Kenya ayaa lagu dilay hal ruux.

Read More »

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Galabta Hadley , Hanjbaad Iyo Eedeymo -na Isku Bariyey Muuse Biixi , Jamaal Cali Xussen Iyo Cali Guray

0 Visits: 593 | Sunday January 22, 2017 - 20:00:26
Hargeysa (AFKA):- Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee UCID Eng Fasyal Cali Waraabe oo galabta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Telefishanka Somali Cable waxaa uu ugu horeyn eedeymo u jeediyey siyaasiyiinta Cali Guray iyo Jamaal Cali Xussen .

Read More »

Somaliland Oo Laga Hir Galiyey Xarun Lagu Dhaqo Xayawaanka Hareema-cadka , Habka Loo Daryeelo Iyo Magaalada Laga Furay

0 Visits: 1763 | Sunday January 22, 2017 - 19:35:10
Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxaa laga furay xarun lagu dhaqo isla markaana lagu xanaaneeyo xayawaanka duur joogta ah ee loo yacaano Hareema-cadka .

Read More »

Daawo:Xaalad Dhimasho Qarka U Saaran Oo Soo Food-Saartay Xoolo Dhaqatadii Ku Caydhoobay Abaaraha Ka Taagan Degmaaddda Go'da Weyn

0 Visits: 565 | Sunday January 22, 2017 - 19:08:23
Daawo:Xaalad Dhimasho Qarka U Saaran Oo Soo Food-Saartay Xoolo Dhaqatadii Ku Caydhoobay Abaaraha Ka Taagan Degmaaddda Go'da Weyn

Read More »

Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha Somaliland Ee Sova Oo Eedaymo U Jeediyey Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Kana Hadlay Dhibaatooyinka Haysta

0 Visits: 631 | Sunday January 22, 2017 - 18:55:39
Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha Oo Eedaymo U Jeediyey Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Kana Hadlay Dhibaatooyinka Haysta

Read More »

"Saldhiga Berbera Si Qaawan Ayaanu Uga Hadleynaa, Waana Hadimo Qarankan U Soo Hoyatey" Siyaasi Xamarje

0 Visits: 578 | Sunday January 22, 2017 - 18:52:53
Siyaasi Axmed Cabdilaahi Xamarje oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu si adag uga hadley saldhiga ciidan ee dawladda Imaaraadku ka sameysanayso Magaalo xeebeeda Berbera.

Read More »

Abaarta, Xoolaha La Joojiyey Iyo Sicir-bararka Oo Xaalad Qalafsan U Horseeday Danyarta & Sheekh Dirir Oo Ka Digay In Khalkhalka Dhaqaale Uu Amniga Waxyeelo.

0 Visits: 554 | Sunday January 22, 2017 - 18:45:55
Sicir-bararka Qiimaha Sarrifka Doollarka, ayaa Maalinba Maalinta ka dambaysa kor u sii kacaya, taasina waxay keentay in Ganacsatada

Read More »

War Deg Deg Ah: Daawo Garabkii Toosinta Xisbiga Wadani Oo Laba U Kala Jabay + Masuuliyiintii Qaarkood Oo Eedeeyay Axmed Muumin Seed.

0 Visits: 438 | Sunday January 22, 2017 - 16:16:47
Garabkii Toosinta Xisbiga Wadani Oo Laba U Kala Jabay + Masuuliyiintii Qaarkood Oo Eedeeyay Axmed Muumin Seed.

Read More »

War Deg Deg Ah:Laba Caruur Ah Oo Jiray Tobada Jir Iyo Sadex Toban Jiray Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhintay Deegaanka Badhan

0 Visits: 851 | Sunday January 22, 2017 - 14:41:26
War Deg Deg Ah:Laba Caruur Ah Oo Jiray Tobada Jir Iyo Sadex Toban Jiray Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhintay Deegaanka Badhan

Read More »

Daawo:Siyaasi Maxamed Cismaan Oo Sixir Bararka Dalka Ka jira Ku Eedeeyey Wasaarada Maaliyada Somaliland

0 Visits: 585 | Sunday January 22, 2017 - 14:38:46
Burco(AFKA)Siyaasi Maxamed Cismaan Oo Sixir Bararka Dalka Ka jira Ku Eedeeyey Wasaarada Maaliyada Somaliland

Read More »