Wararka

War Deg Deg Ah:Qarax Xoogan Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 531 | Monday May 09, 2016 - 09:48:14
Qarax loo adeegsaday Gaadhi ayaa lagu weeraray Xarunta Visha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho oo ku taalo Degmada Shangaani. Jugta Qaraxan ayaa si weyn looga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana xigtay Qiiq iyo Uuro cirka isku shareertay.

Read More »

Dawlada Giriiga Oo Ansixiyey Sharci Muran Badan Ka Dhaliyay Dalkaasi.

0 Visits: 547 | Monday May 09, 2016 - 09:46:57
Xildhibaannada Giriiga ayaa ansixiyay qodobo muran badan dhaliyay oo ku aaddan isbedelo dhanka canshuuraha iyo lacagaha dadka howlgabka ah, kuwaasoo aasaas u ah helitaanka qeyb ka mid ah deymaha caalamiga ah ee uu dalkaasi u baahan yahay.

Read More »

Nairobi: Qareeno Soomaaliyeed oo Caawimaad Xagga Sharciga ah Usameynaya Soomaalida Kunool Eastleigh

0 Visits: 610 | Monday May 09, 2016 - 09:43:56
Xaafada Islii ayaa waxaa muddo dhowr maalmood ah kasocotay wacyigalin kusaabsan sida Soomaalida ku dhaqan xaafada Eastleigh ee Nairobi ay ku heli karaan caawimaad dhanka sharciga ah hadii ay u baahdaan.

Read More »

Hargaysa:Wasiirka Waxbarashada Oo 50 Kun Oo Dollar Ku Wareejisay Guddida Abaaraha Ee Herqaran.

0 Visits: 646 | Monday May 09, 2016 - 09:41:57
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doolar ka Gudoomay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ay ugu deeqday bahda waxbarashadu…

Read More »

"Ma jiro Qorshe looga saarayo Somalia Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM"COL. ANKUNDA

0 Visits: 581 | Sunday May 08, 2016 - 22:42:43
Xukuumadda Uganda ayaa sheegtay inay ciidamadooda ka qaybta AMISOM ay sii joogi doonaan Somalia, isla markaana aanu jirin xilligaan qorshe la doonayo in looga saaro Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Hanankii Iyo Habkii Ay U Qabsoontay Xafladii Madaxweynaha Jabuuti Markii Afraad Xilka Loogu Caleemo Saaray.

0 Visits: 647 | Sunday May 08, 2016 - 22:34:06
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti, kaddib markii xilka loo doortay horraantii bishii lasoo dhaafay ee Abriil, 2016-ka.

Read More »

Daawo:Caaqil Canjeex oo ka mid ah Cuqaasha Magaalada Burco Oo ka hadlay khilaaf U Dhexeeyo xildhibaanada golaha deegaanka Burco iyo Maayirkood

0 Visits: 603 | Sunday May 08, 2016 - 22:06:34
Caaqil Canjeex oo ka mid ah Cuqaasha Magaalada Burco Oo ka hadlay khilaaf U Dhexeeyo xildhibaanada golaha deegaanka Burco iyo Maayirkood

Read More »

Daawo;xildhiban bidhi Oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyskii iyo qarabadii ay ka baxeen Dhalinyaradii Shilka Baaburr Ku Dhimatay

0 Visits: 525 | Sunday May 08, 2016 - 20:38:07
xildhiban bidhi Oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyskii iyo qarabadii ay ka baxeen Dhalinyaradii Shilka Baaburr Ku Dhimatay

Read More »

Daawo:Suxufi khaalid bakayle iyo darenkii Shilkii baabuur muxuse cisbitaalka burco ku tilmaamay?

0 Visits: 708 | Sunday May 08, 2016 - 20:17:42
Burco(AFKA)Suxufi khaalid Axmed maxamed (khaalid bakayle) oo mudo dheer oo gaadhay afar iyo toban sano saaxiib ahaayeen marxuun sharmaarke oday ayaa dareen qiilo leh uga waray taariikhiidisi cisbitaalka magaalada burco ku tilmaamay mid fadhiis ah

Read More »

Daawo:aas Qaran Loo sameeyey dhalinyaradii shilka gaadhi ku geeryooday iyo dareenkii dadka ka qayb galay magaalada burco

0 Visits: 684 | Sunday May 08, 2016 - 20:14:29
burco(AFKA)Alle How Naxariiste waxa Aas qaran magalada burco loogu samayay Lix Qof Oo ku Jiro Wariye Sharmaake cismaan oo ka mid ahaa wariyasha ka howl gala gobalka togdheer,

Read More »

Maxa Ka Jira In Dalka Maraykanka Ay Kale Noqanayaan Muwadinadamada Dalkaasi Muftiga Wayn Sheekh Maxmed Idiris

0 Visits: 647 | Sunday May 08, 2016 - 19:08:25
Xukuumadda Federalka ee Maraykanka ayaa sheegtay in nin loo aqoonsan yahay Sheekh Muslim ah oo caan ah uusan lahayn niyad uu ku sii ahaado Muwaadin Maraykan (AU.S. citizen).

Read More »

Daawo Muqaal:GaroonCiyareed Kale Oo Si Rasmiya Loo Bilaabay Magalada Hargaysa Iyo Dhalinyarada Wada Oo Baaq Uu Diray Bulshada

0 Visits: 585 | Sunday May 08, 2016 - 19:06:10
Garoonka Shulac Stadium Oo Dhismihiisa Laga Bilaabay Waqooyiga Hargeysa Iyo Dhalinyaradda Gacanta Ku Haysa Oo Shacabka Baaq U Diray.

Read More »

Daawo:Xukuumadda Somaliland Oo Gelintaanka Imtaxaanka Shahaadiga Ku Xidhay Qaadashada Kaadhka Codaynta.

0 Visits: 392 | Sunday May 08, 2016 - 19:02:07
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland ayaaugu baaqay aradayda dugsiyada sare iyo Jaamacadaha inay isdiwaangeliyaan waxaanu sheegay in lagu xidhi doono wakhtiga imtixaanka kaadhka diwaan-galinta codbixiyeyaasha

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi Tiraanyo Leh Udiray 7 Qof Oo Shil Gaadhi Oo Naxdin Badan Oo Ka Dhacay Burco Iyo Sheekh Dexdooda Ku Nafwayay

0 Visits: 598 | Sunday May 08, 2016 - 18:59:28
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa qoysaskii, eheladii, qaraabadii,…

Read More »

Daawo: Hargaysa Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Uu Hoggaaminayey Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay+Sawiro

0 Visits: 661 | Sunday May 08, 2016 - 18:56:26
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland,mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa maanta abbaaro 2:00 Duhurnimo ku soo laabtay dalka, ka dib markii ay soo dhamaysteen ka qaybgalkii caleemo-saarka madaxwaynaha jamhuuriyada Jabuuti mudane Ismaciil Cumar Geelle, oo ku qabsoontay xarunta…

Read More »

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Arin Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Golaha Guurtida Ka Hadlay Iyo Dad Uu Sheegay In Lagu Daro Golaha.

0 Visits: 561 | Sunday May 08, 2016 - 10:35:12
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Arin Deg Deg Ah Oo Ku Saabsan Golaha Guurtida Ka Hadlay Iyo Dad Uu Sheegay In Lagu Daro Golaha.

Read More »

War Deg Deg ah: Nuxurka Warqad Guddida Diwan Gelinta Ururada Siyaasada Somaliland U Direen Gudoomiye Faysal Cali waraabe

0 Visits: 739 | Sunday May 08, 2016 - 10:27:59
Guddida diiwaangalinta ururada siyaasada Somaliland ayaa warqad soo cadayn ah u direy gudoomiyaha xisbiga UCID eng Faysal Cali Warabe.

Read More »

Daawo Sawirada : Maayirkii Ugu Horeeyey Oo Muslim ah Sadiq Khan Oo La Wareegay Shaqada Maayir nimo ee London

0 Visits: 623 | Sunday May 08, 2016 - 10:14:10
Sadiq Khan, Duqa cusub ee Magaalada London, ayaa waxaa uu maanta uu si rasmi ah ula wareegay xafiiska shaqada, saacado ka dib markii xalay la shaaciyay inuu doorashadii ku soo baxay.

Read More »

Daawo"Cashuurta Waa in la joojiyaa oo an la bixin, Mudaharaad aan kala Go' lahayna la sameeya, haddii ay xabbad soo Ridaana waynu iska celinaynaa" Muj Dhego Weyne

0 Visits: 586 | Sunday May 08, 2016 - 10:08:31
Mujahid ibrahin dhegoweyne ayaa si anshaxa ka baxsan u weeraray madaxweyne siilanyo isla markaasna hanjabaadi ugu adkayd u diray xukumadda dadweynahana ku gubaabiyey mudaharaado iyo rabshado

Read More »

Dabka Xooggana Eek A Holcay Gobolka Alberta Ee Dalka Canada Oo Sii Baahaya

0 Visits: 591 | Sunday May 08, 2016 - 09:41:03
Dabka xooggan ee ka holcaya gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa hadda laga cabsi qabaa inuu ku faafo gobolka deriska la ah ee Saskatchewan, sida ay sheegayaan saraakiisha dalkaasi.

Read More »