Wararka

Madaxweyne Obama Oo La Kulmay Ra'iisal Wasaaraha Cusub Ee Dalka Canada+Sawirro.

0 Friday November 20, 2015 - 13:44:34
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa waxa uu la kulmay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee dalka Canada, Justin Trudeau, markii ay isu arkayn shirka wadamada Pacific-ga, ee ka soconaaya dalka Philippine.

Read More »

Daawo Muqaal:Degmeedi Ka Tirsan Dalka Maraykanka Oo Aqlibayadeedu Tahay Islaam

0 Friday November 20, 2015 - 13:33:48
Mid kamida degaanka Maraykanka ayaa goleheeda degaanku noqdeen intooda ugu badani dad Muslim ah.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shaciyay Inaanu Aqoonsan Donoon Madax Dhaqmed Danbe Oo La Caleemo Saro Shurudna Ku Xidhay

0 Friday November 20, 2015 - 13:33:40
Wasiir Warancade, Oo Sheegay In Aanay Aqoonsan Doonin Suldaan Iyo Caaqil Danbe Oo Soo Cummaamata Ama La Caleemo Saaro, Shuruudna Ku Xidhay

Read More »

Daawo:Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Taageeray Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Ku Xigeenka Cabdirahman Saylici

0 Friday November 20, 2015 - 13:33:30
Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Oo Taageeray Musharaxiinta Xisbiga Kulmiye Iyo Ku Xigeenka Cabdirahman Saylic

Read More »

Daawo:Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Guriga Uu Magaalada Laascaanood Ka Degan Yahay Xildhibaan Dhakool,Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland

0 Friday November 20, 2015 - 13:28:54
Dablay Hubaysan Oo Weerar Ku Qaaday Guriga Uu Magaalada Laascaanood Ka Dagan Yahay XIldhibaan Dhokool

Read More »

Dawlada Kenya Oo Diidan In Isbedel Lagu Sameeyo Xeerarka Maxkamada ICC

0 Friday November 20, 2015 - 13:28:50
Maxkammada fadhigeedu u yahay magaalada Hague ee ICC ayaa maanta marxalad adag wajihi doonto iyadoo dalalka xubnaha ka ah Maxkamadaasi ay ka doodi doonan shuruuc muhiimka ah oo ay maxkamadaasi ku howl gasho.

Read More »

Daawo: Kulan Duco Iyo Baroordiiq Ah Oo Ay Fannaaniinta Hibo Maxamed Iyo Maryan Mursal, Ugu Sameeyeen Minnesota Geerida Marxuum Cawke.

0 Friday November 20, 2015 - 13:28:43
Kulan Duco Iyo Baroordiiq Ah Oo Ay Fannaaniinta Hibo Maxamed Iyo Maryan Mursal, Ugu Sameeyeen Minnesota Geerida Marxuum Cawke.

Read More »

Ruushka oo Diyaarado Casri ah uu Adeegsanaya Duqeynta Xarumaha Daacish ee Dalka Syria

0 Friday November 20, 2015 - 13:25:31
Dowlada Ruushka ayaa kordhisay weerarada cirka ah ee ka geesanayo goobaha ay dalka Siiraya kaga sugan yihiin Xoogaga Daacish, waxaana saacadihii lasoo

Read More »

New York: Kongareeska Dalka Mareyaknaka Oo Diiday Qaxootiga Wadanka Suuriya

0 Friday November 20, 2015 - 13:25:28
Aqalka Wakiilada ee Congresska Mareykanka ee ay maamulaan xubaha xisbiga Jamhuuriga ayaa u codeeyay Qamiistii shalay in la joojiyo qorshaha madaxweyne Obama ee dib u dejinta u sameeynaya ilaa iyo 10 kun oo qaxooti reer Syria ah sanadka soo socda, laakiin madaxweyne Obama ayaa wacad ku maray inuu Awooddiisa…

Read More »

Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Cali Xoor Xoor Oo Si Adag Uga Jawaabey Warar Lagu Sheegay In Dekedda La Wareejinayo

0 Friday November 20, 2015 - 13:23:58
-Maareeyaha dekedda Weyn ee Berbera Eng Cali Cumar Maxaed(Cali Xoorxoor), iyo Kuxigeenkiisa Cumar Abokor ayaa si wada jira ah u beeniyay Warar Xisbiyada Mucaaridku ku Sheegeen in Socdaalka Madaxweynaha iyo Waftiga Imaaraadka Carabta ee Ku Sugan Berbera ujeedada Socdaalkoodu la xidhiidho ario ku sahabsan…

Read More »

Daawo;-Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Hogaan Cusub Doortay +Daawo Sawirada.

0 Thursday November 19, 2015 - 21:32:24
Waxa habeen hore lagu qabtay Magaalada Stuttgart ee dalka Germanay shirwaynihii Doorashada hogaanka Dallada guud ee jaaliyada Somaliland ee dalka Jarmalka.

Read More »

Wasaarada Qorsheynta Qaranka Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlayay Xog Uruurinta Adeegyada Kala Duwan Bulshada Somaliland

0 Thursday November 19, 2015 - 21:31:11
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa qabatay kulan lagaga hadlaayo xog ururinta adeegyada kala duwan ee Bulshada reer Somaliland oo ay Wasaaraddu doonayso inay xog rasmiya ka hesho. Kulankan oo shalay ka dhacay Mansoor Hotel, ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda…

Read More »

Daawo: Maamulka Dowlada Hoose ee Gabilay oo Kormeer Ku Soo Maray Mashariic Horumarineed oo Laga Wado Gobolka Gabilay

0 Thursday November 19, 2015 - 21:26:41
Maamulka Dowlada Hoose ee GABILEY oo Kormeer Ku Soo Maray Mashariic Horumarineed oo Laga Wado Gobolka GABILEY

Read More »

Daawo:Guddoomiye Ku-xigeenka KULMIYE Oo Ka Hadlay Tageerada Xisbulxaakimku Haysto.

0 Thursday November 19, 2015 - 21:26:37
Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad ee xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay xaalada xisbiga Kulmiye iyo taageerada uu haysto baaxada ay leedahay waxa sidoo kale uu ka hadlay sid ay muhiinm u tahay isku duubnid Xisbiga Kulmiye ee aan cidna looga maarmi karin.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Daaweeyay Magalada Berbera+Sawiro

0 Thursday November 19, 2015 - 21:23:47
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo ayaa socdaal ku tagay Magaalada Berbera xarunta Gobolka Saaxil. Madaxweynaha oo socdaal dhulka ah ku maray wadada u dhaxaysa Magaalooyinka Berbera iyo Hargaysa, waxay dad weynaha ku…

Read More »

4 Sababood Oo Madaxweyne Siilaanyo Tanaasulkiisu Aanu Ugu Ekeysiin Karin Mandela

0 Thursday November 19, 2015 - 16:58:42
Afar sababood oo aanu tanaasulku isugu ekeysiinayn madaxweyne Siilaanyo iyo Mandela: Maalin Axad ah oo ay ahayd 7diiJulaay 1996kii ayaa uu Nelson Mandela kaga naxsaday dadkiisa kadib markii hadal uu ka jeediyey telafishanka dalkiisa ku caddeeyey in uu yahay madaxweyne xilli keliya oo aanu diyaar u ahayn…

Read More »

Safaaradii Somaliya Ee Dalka Maraykanka Oo Dib Loo Furay Iyo Masuuliyiin Hor Leh Oo Ka Soo Qayb Galay+Sawiro

0 Thursday November 19, 2015 - 16:56:20
Arbacadii shalay oo Taariikhdu ay ku beegnayd 18-ka November, 2015-ka, ayaa magaalada Washington ee xarunta Maraykanka waxaa ayaa xarigga looga jaray safaaradda Somalia ee dalka Maraykanka, iyadoo safaaraddu ay xirnayd ku dhawaad 25-sano.

Read More »

Hargaysa:Agaasimihii Tv-ga Star, Madaxii Wararka Iyo Shaqalahii Qaar Ee Telefeeshinkaas Oo Shaqadi Ka Tagay Iyo Sababaha Keentay

0 Thursday November 19, 2015 - 16:48:28
Agaasimiihii guud ee Telefeeshinka Afka Somaaliga ku baxa ee Star'tv iyo Madaxii wararka Telefeeshinkaas Xasan Maal Dhidar ayaa ka tagay shaqadii ay Tv-gaas ka hayeen.

Read More »

Daawo Muqaal:- Wasirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Si Waafiya Uga Warbixiyay Kulanki ay La Yesheen Lamaha Dawlada ee Gobolka Sanaag

0 Thursday November 19, 2015 - 16:33:51
Ujeedadda Kulan Uu Wasiir Cali Warancade, Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ay La Yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada Ee Gobalka Sanaag

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Guddoomiyaha Guddida Xasuuqi Ka Dhacay Somaliland Oo Baaq U Diray Qurbajooga.

0 Thursday November 19, 2015 - 16:27:49
Guddoomiyaha Gudida Xasuuqa Somaliland Khadar Axmed ayaa ka hadlay xasuuqi ay dadka Somaliland u gaystay dawladdi Somalia oo uu ku tilmaamay mid aan la dafari Karin waxa kale oo uu sheegay in ay hayaan cadymo buuxa oo ay ka mid yihiin xabaalo wadareedyo.

Read More »