Wararka

Daawo: Hordhaca Su'aalo Adag oo Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye lagu waydiiyey Barnaamij HCTV isku so hor fadhiisiyey Ardayda jamacadaha iyo madaxda xisbiyada

0 Visits: 799 | Thursday October 08, 2015 - 09:30:08
Su'aalaha Muse Bixi Cabdi la waydiiyey waxa ka mid ahayd Aragtidiisa shakhsi ee Haamaha shidaalka Berbera,Garsoorka waxa uga qorshaysan, Shaanidii lagu qarxin jiray hargeysa marki khilaafku ka dhex taagnaa isaga iyo madaxweynaha iyo kelmad diiwanka u gashay oo ku noqota Canbaar an ka hadhin oo uu…

Read More »

Daawo: Gobolada SANAAG iyo SARAAR oo isku helay Cayaartii Shalay iskuna Mari waayey 0 iyo 0

0 Visits: 556 | Thursday October 08, 2015 - 09:25:07
Xulalka Gobolada SANAAG iyo SARAAR oo cayaar aad u xammaasad badnayd oo adagi ku dhex martay Garoonka Alamzay Satdium ee magaalada Burco ayaa isla dhaafi waayey Barbar Dhac 0 iyo 0 ah.

Read More »

Guddomiyekuxigenka WADANI iyo Murashaxa Madaxweyne kuxigenka UCID oo ka hadlay Weerarki lagu Qaaday Guriga Badhasabka AWDAL

0 Visits: 814 | Thursday October 08, 2015 - 08:43:23
Guddomiyekuxigenka Xisbiga WADANI oo ugu horeyn isagu saaka Warbaahinta la hadlay ayaa Cambaareeyey Falkaas lagu weeraray Guriga Badhasabka AWDAL isagoo TACSI na u diray Dadku ku dhintay weerarkas qoysaskoodi waxanu yidhi

Read More »

Daawo: Ganacsatada Togdheer oo qado sharaf u samaysay Xulka Gobolka Daad madheedh oo afka Ciidda u Daray Maalintii kowaad Xulka Togdheer

0 Visits: 573 | Thursday October 08, 2015 - 08:29:48
Ganacsatadan ayaa Gobolka Daad madheedh u muujiyey soo dhoweyn iyo garwaaqsiga badintii ay ka badiyeen gobolka togdheer waxayn ku dhiirigeliyeen inay dedaalaan, siina kordhiyaan cayaar wanaaggii iyo akhlaaqdii ay ku bilaabeen kubadda

Read More »

Mudane Madaxweyne Waxaan Kuugu Baaqayaa Dhibaatada Boorama Ka Jirta Inaad Xaliso Musharaxa UCID.

0 Wednesday October 07, 2015 - 22:40:19
Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga badhasaabka Awdal ,awaxu sido kale fariin u diray Xukuumada Somaliland.

Read More »

Muqdisho:Mid Ka Mida Waalidinta Madaxwaynaha Somaliya Oo Mardhawayd La Dilay

0 Wednesday October 07, 2015 - 22:30:14
Magaalada Muqdisho degmada Wadajir waxaa maanta lagu dilay dhaqtar ay qaraabo ahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya oo la oran jiray Liibaan Cismaan Cali. Liibaan waxaa adeer u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud. Rag hubaysan oo gaadhi wata ayaa gaadhigiisa ku hor gooyay gaadhi kadibna rasaas…

Read More »

Waftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Balaadhan La Qaatay Jaaliyada Ku Dhaqan Dalka Ireland.+Sawiro

0 Wednesday October 07, 2015 - 22:22:09
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxmaed Maxmauud (Silaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Jaaliyada Somaliland eek u dhaqan Wadanka Ireland.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Warbixiyey Wixii Ay Gudida Dabagalka Hantida Qaranku Kala Kulantay Dawlada Hoose Ee Burco

0 Visits: 541 | Wednesday October 07, 2015 - 18:44:15
Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Ka Warbixiyey Wixii Ay Gudida Dabagalka Hantida Qaranku Kala Kulantay Dawlada Hoose Ee Burco

Read More »

Daawo:Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Madaxweynaha Dalka Ireland.

0 Visits: 646 | Wednesday October 07, 2015 - 18:39:43
Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Madaxweynaha Dalka Ireland.

Read More »

Maayirkii Hore Ee Borame Oo Xabsiga Loo Taxaabay,Lana Filaayo In Hargeysa Loo Soo Dhaadhiciyo.

0 Visits: 480 | Wednesday October 07, 2015 - 18:27:43
maayirkii hore ee magaalada Borame ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii xalay weerar lagu qaaday guriga badhasaabka gobolka Awdal.

Read More »

Wariyayasha Universal TV oo la sidayey,Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye oo la sii daayay, kadib markii gudoomiyaha baarlamaanka uu ka codsaday in arrinta lagu dhameeyo dhexdhexaadin.

0 Visits: 749 | Wednesday October 07, 2015 - 17:58:54
Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye ayaa la sii daayay, kadib markii gudoomiyaha baarlamaanka uu ka codsaday in arrinta lagu dhameeyo dhexdhexaadin.

Read More »

Magaalada Muqdisho degmada Wadajir waxaa maanta lagu dilay dhaqtar ay qaraabo ahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya oo la oran jiray Liibaan Cismaan Cilmi. Liibaan waxaa adeer u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

0 Visits: 485 | Wednesday October 07, 2015 - 17:54:21
Magaalada Muqdisho degmada Wadajir waxaa maanta lagu dilay dhaqtar ay qaraabo ahaayeen Madaxweynaha Soomaaliya oo la oran jiray Liibaan Cismaan Cilmi. Liibaan waxaa adeer u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

Read More »

Daawo: Xukuumaddu maxay ka tidhi Weerarkii lagu qaaday Guriga Badhasaabka AWDAL

0 Visits: 671 | Wednesday October 07, 2015 - 16:34:27
Xukumadda Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka hadashay Weerar lagu qaaday xalay saqdii dhexe guriga guddomiyaha gobolka AWDAL Maxamud Cali Saleban RAMAAX

Read More »

Daawo: Masuliyiinta Dawladda Hoose Burco oo isku Caddaysay Musuqi lagu Sheegayey Albaabadana ka Xidhay Guddigi Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada oo Burco joga

0 Visits: 664 | Wednesday October 07, 2015 - 16:08:34
Maayarka, kuxigenkiisa iyo inta badan xubnaha Golaha Degaanka Burco ayaa si cad ugu jaray Guddiga dabagalka Hantida qaranka ee golaha wakiilada oo kormeero ku marayey gobolada dalka maalmahan u danbeeyey

Read More »

"Waxaan Gadhahaasi Agoomaha Ah Siinayaa Oo Aan Ugu Deeqay 5,000-kun Oo Doolar Iyo Shaqo, balse waa in laga joojiyaa.."Sh. Aadan Siiro

0 Visits: 658 | Wednesday October 07, 2015 - 09:52:55
Sheikh Aada Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah Culimada ugu miisaanka Culus Somaliland gaar ahaan Gobolka Maroodi jeex ayaa shalay goob fagaare ah kaga dhawaaqay lacag adag oo doolar ah iyo shaqo uu siinaayo shan gabdhood oo ka tirsan Xarunta Agoomaha Hargeysa

Read More »

Muuse Biixi oo Nidar ku Galay in uu Kulmiye Burburindoono haddii aan looga tanaasulin Musharaxnimada

0 Visits: 713 | Wednesday October 07, 2015 - 09:21:21
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa labadii cisho ee u dambeeyay kulamo joogta ah oo uu la yeeshay Musdambeedka u soo bandhigay go' aamo qalafsan oo ku saabsan meel marinta hankiisa musharaxnimo ee Booska Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye,

Read More »

Marwada Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaadatay Madaxda Hay'ada Ugu Weyn Mucawinooyinka Ireland Ee Concern World-wid

0 Visits: 719 | Wednesday October 07, 2015 - 09:18:04
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde, oo kamid ah Waftiga Madaxweynaha ee ku sugan dalka Ireland,

Read More »

Daawo: Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey ku Dhowaad 100 Arday oo ka qalinjebiyey Maxadka Shaqaalaha Dawladda CSI

0 Visits: 723 | Wednesday October 07, 2015 - 09:10:35
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb galay xaflad balaadhan oo

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo laga Waraystay Kulanka Madaxweynaha Somaliland iy IRELAND iyo Waxyabaha lagaga hadlay

0 Visits: 726 | Wednesday October 07, 2015 - 08:57:44
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay laanta Afka Somaliga ee BBC-du ka waraysatay

Read More »

Daawo Sawirada kulankii Madaxweynayaasha IRE LAND iyo SOMALILAND ku dhex maray Madaxtooyada Dalkaasi IRELAND

0 Visits: 880 | Wednesday October 07, 2015 - 08:28:33
Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Ireland Mud. Michael D Higgins oo uu Wehelinayo Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Ireland Vice Admiral Mark Mellet (DSM) ayaa

Read More »