Wararka

Daawo:Booliska Maraykanka oo si Badheena u Dilay wil madow oo Curyan ah

0 Visits: 1068 | Friday September 25, 2015 - 19:18:47
Daawo Booliska Maraykanka ayaa si Badheena u dilay wil madow oo Curyan ah

Read More »

Sport:Taariikhda Iyo Waqtiyada La Ciyaari Doono Kulamada Wareega Afraad Ee Capital One Cupka Oo La Shaaciyay

0 Visits: 991 | Friday September 25, 2015 - 17:38:16
Taariikhda Iyo Waqtiyada La Ciyaari Doono Kulamada Wareega Afraad Ee Capital One Cupka Oo La Shaaciyay

Read More »

Nin Naafo ahaa Shan Sano Ayaa Dareenkiisina Dib u Helay kadib marki Qalab lagu Xidhay

0 Visits: 663 | Friday September 25, 2015 - 17:25:15
Nin naafo ahaa, ayaa dib u awooday in uu lugahiisa ku socdo, isagoo adeegsanaya aalad aqrisa maskaxdiisa, sida ay seynisyahanadu sheegeen. Hirarka maskaxda, ayaa lagu turju

Read More »

Daawo: Aabaha Dhalay Caruurta Hooyadii Ay Boliska Norwy ku Toogteen oo ka Hadlay Dhacdadii Lagu dilay Xaaskiisa

0 Visits: 536 | Friday September 25, 2015 - 17:24:28
Daawo: Aabaha Dhalay Caruurta Hooyadii Ay Boliska Norwy ku Toogteen oo ka Hadlay Dhacdadii Lagu dilay Xaaskiisa

Read More »

Sacuudiga oo iska fogeeyay masiibadii xajka ka Dhacaday

0 Visits: 606 | Friday September 25, 2015 - 17:19:29
Madaxda Dowladda Sacuudiga, ayaa iska Fogeeyay eedda masiibadii Xajka ka dhacday, taasi oo in ka badan toddoba boqol oo ruux ay ku dhinteen.

Read More »

Daawo: Dadweynaha Kudhaqan Magaalada Berbera Oo Buuq Iyo Foori Kala Hor-tagay Wasiiro Kala Qayb-galay Salaadii Ciiddal Adxa

0 Visits: 647 | Friday September 25, 2015 - 17:17:22
Daawo: Dadweynaha Kudhaqan Magaalada Berbera Oo Buuq Iyo Foori Kala Hor-tagay Wasiiro Kala Qayb-galay Salaadii Ciiddal Adxa

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa koowaad iyo Gabadh yar oo ay dhaleen ayaa Xalay Booqasho kutagay guriga xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax Munaasibaa Ciida awgeed

0 Visits: 652 | Friday September 25, 2015 - 17:02:58
Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa koowaad iyo Gabadh yar oo ay dhaleen ayaa Xalay Booqasho kutagay guriga xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax Munaasibaa Ciida awgeed

Read More »

Daawo: Hay'adaha Bisha Cas ee Imaratka iyo Somtrag oo in ka badan 600 Qoys oo Xoolo Udxiyo ah ugu Qaybiyey Burco

0 Visits: 627 | Friday September 25, 2015 - 13:42:27
Hay'adda Khayriga ah ee SOMTRAG oo kaashanaysa Hay'adda Bisha Cas eeimaaratka ayaa maanta Gaadhsiisay illaa 600 oo Qoys ka mida qoysaska Danyarta ah ee Burco Xoolo Udxiyo ah.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Maamulka Gobleedka Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhacay Qorile Muxuuse Ka Yidhi

0 Visits: 811 | Friday September 25, 2015 - 13:34:44
Madaxweynaha Maamulka Gobleedka Puntland Cabdi Wali Gaas Ayaa Maanta Ka Hadlay Dagaalkii Dhacay Qorile

Read More »

Awdal:Daawo Wasiir Boosaha iyo Badhasabka Awdal Oo soo Afjaray Khilaaf Dhinaca Dhqanka ah Ee Deegaanka Quljeed

0 Friday September 25, 2015 - 12:34:51
Wasiir Boosaha iyo Barasabka Awdal Oo soo Afjaray Khilaaf Dhinaca Dhqanka ah Ee Deegaanka Quljeed

Read More »

Madaxwaynaha Dalka Rushka iyo Madaxwaynaha Maraykanka Oo Kulan Ku Yeeshay New Yor Iyo Ujeeda Kulankoodu Daaran Yahay

0 Friday September 25, 2015 - 12:31:23
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama iyo dhigiisa Ruushka, Vladimir Putin ayaa markii ugu horeysay muddo sanad ah waxa ay isku hor fadhiisan doonaan maalinta Isniinta ah magaalada New York.

Read More »

Sucuudiga:Boqorka Sucuudiga Oo Amray In Dib U Eegis Lagu Sameeyo Qorshaha Xajka Una Tacsiyadeeyay Intii Ku Dhimatay.

0 Friday September 25, 2015 - 12:28:14
Sidoo kale in kabadan 850 qof ayaa dhacdadaasi ku dhaawacantay.Boqor Salmaan ayaa amray in dib u eegis ballaaran lagu sameeyo qorshaha Sucuudiga ee xajka, kaddib markii in kabadan 700 oo qof ay ku dhinteen ciriiriga iyo isriiriixa Mina.

Read More »

Xukuumadda Iiraan Oo dhimashadii Xajka ku eedeysay Boqortooyada Sucuudi Carabiya

0 Visits: 613 | Friday September 25, 2015 - 12:27:51
Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee dalka Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku eedeeyay Maamulka Saudi Arabia inay Mas'uul ka yihiin Is-buur-buurashadii shalay ka dhacday Xajka ee ay ku dhinteen Boqollaalka Xujeyda ah.

Read More »

Dawlada Shiinaha Oo Aflagaadeyey Niqaamka Haweenka Mulsimka Ah Ay Xidhaan iyo Dareenada Ku Xeeran.

0 Friday September 25, 2015 - 12:26:12
Dawladda Sucuudiga, ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 70,000 Kitaab Quraan oo waxyaabo been-abuur ah lagu daray, kuwaasoo la doonaayey in la qaybiyo inta Muslimiintu Waajibaadka Xajka guddanayaan.

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Beenisay Warar Sheegaya In Markab Hub Sharci Darro Ah Sida Lagu Qabtay Xeebta Mombasa

0 Friday September 25, 2015 - 12:23:31
Qaramada Midoobay ayaa beenisay warar ay saxaafadda qortay oo sheegaya in markab hub sharci darro ah sida lagu qabtay xeebta Mombasa ee dalka Kenya.

Read More »

Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay +Saiwro

0 Visits: 636 | Friday September 25, 2015 - 12:21:19
Wafdi ka socda Turkiga, gaar ahaan Hay'adda Turki DiyanetVakfi ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Bay, Waxayna Booqasho kusoo mareen Isbitaalka guud ee Baydhabo, saldhiga booliiska, xarunta agoonta Baydhabo iyo Xaafado ay deggen yihiin barakacyaal.

Read More »

Muqdisho:Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Dalka Somalia Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Shalay La Dhaariyay

0 Friday September 25, 2015 - 12:19:37
MadaxweynahaSomalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shalay (khamiis) lagu Hor-dhaariyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Soomaaliya, S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha CXDS, S/Guuto Cali Baashi Maxamed Xaaji Cumar.

Read More »

Xujey Soomaaliyeed oo ka mid nqoday Xujeydii Shalay ku Geeriyooday Is-jeedkii Xajka

0 Visits: 691 | Friday September 25, 2015 - 12:15:24
Laba Xaaji oo Soomaaliyeed ayaa ka mid ahaa 717 Xaaji oo shalay ku Geeriyooday is-buurashadii shalay ka dhacday Minna xilli Xujeydu ay ku jireen dhagax-tuurka Sheydaanka oo qayb ka ah Waajibka Xajka.

Read More »

Daawo: Hay'adda EWADA oo Hilib iyo Xoolo loogu tala galay Udxiyada uqaybisay Danyarta Burco

0 Visits: 691 | Thursday September 24, 2015 - 19:24:10
Hay'adda EWADA oo sannad walba Xoolaha Udxiyada u Qaybiya Dadka masaakiinta ah ayaa 180 Qoys u qaybiyey Sannadka Xoolihii Udxiyada kana farxiyey

Read More »

Taliye Ku Xigeenka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Xabsiga la Dhigay iyo Madaxtooyadda Oo dhacdadan La Amakaagsan

0 Visits: 1203 | Thursday September 24, 2015 - 18:28:03
Sarkaalkan ayaa sida la sheegay waxaa loo maray xadhigiisa hanaan farshaxamayn oo ay iska kaashadeen Wasiirka arimaha gudaha somaliland Cali maxamed warancadde iyo taliyaha ciidanka RRU-da iyo weliba Taliyaha ciidanka laanta socdaalka somaliland Macadda danbiga uu sakaalkani ka galay qaranka iyo sababta…

Read More »