Wararka

Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Jaamcada Hargaysa oo lasheegay inuu isku Qarxiyay wadanka Siiriya

0 Visits: 675 | Sunday September 13, 2015 - 16:47:41
Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Jaamcada Hargaysa oo lasheegay inuu isku Qarxiyay wadanka Siiriya

Read More »

Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Haweenay Si Khaldan Diinta U Baraysay haween Kale

0 Visits: 1429 | Sunday September 13, 2015 - 16:43:31
Maxkamadda Hargeysa ayaa shalay xukun ku ridday Haweenay ku eedeysnayd inay abuurtay Qal-qalgelin Diinta Islaamka ah, isla markaana fikrado khaldan ka dhadhicinaysay haweenka degan xaafadda Guryo samo ee degmadda Maxamuud Haybe ee magaaladda Hargeysa

Read More »

Daawo: Wakiilka Somaliland Ee Dhanka Xajka Oo Ka Hadlay Shilkii Ku Dhacay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Soo Gudanaayay Waajibaadka Xajka

0 Visits: 748 | Sunday September 13, 2015 - 16:41:19
Daawo: Wakiilka Somaliland Ee Dhanka Xajka Oo Ka Hadlay Shilkii Ku Dhacay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Soo Gudanaayay Waajibaadka Xajka

Read More »

War Deg Deg AH:Dib-u-dhac ku yimid Shirkii Wadatashiga ahaa ee Maanta ka Furmi lahaa Kismaayo+Sawiro

0 Visits: 726 | Sunday September 13, 2015 - 16:39:20
Iyadoo shalay ay magaalada Kismaayo soo gaareen Wufuud ka kala socotay Dowladda Federaalka, Madaxda Maamul-goboleedyada dalka iyo Wufuud kale oo ka socotay Beesha Caalamka, isla markaana lagu Waday inuu maanta ka furmo Kismaayo Shirkii Wada-tashiga Madaxda dalka ayaa waxa la shaaciyay in shirkaas uu…

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Guurtida iyo Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha oo ka hadlay Gacan ka hadalkii shirgudonka wakiilada, iyo Golaha oo Fasax Galay

0 Sunday September 13, 2015 - 16:32:05
Golaha Wakilada OO Shalay Ka Dhashay Dagaal Gacan Ka Hadala Oo Dhexmaray Gudoomiyaha Golaha Wakilada iyo K Xigeenkisa Kowaad Baashe Ayaa Manta Kal Fadhi ay Yesheen Isla Qaatay Inu Golahu Galo Fasax Koban Oo Ila Ciida ah galo waxana ka hadlay falkii shalay guddomiyaha guurtida iyo wasiirka xidhiidhka…

Read More »

Golaha Wakiilada somaliland oo fasax galay

0 Visits: 489 | Sunday September 13, 2015 - 16:26:46
Fadhiga maanta ee golaha wakiilada somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Cali Yuusuf Axmed aya lagu shaaciyey in

Read More »

Daawo: Maareeyaha Madbacada Qaranka Somaliland oo ka war bixiyay Horumarka ay gaadhay Madbacada Qaranku

0 Visits: 623 | Sunday September 13, 2015 - 16:26:35
Daawo: Maareeyaha Madbacada Qaranka Somaliland oo ka war bixiyay Horumarka ay gaadhay Madbacada Qaranku

Read More »

DAAWO Maxamed Cali Madoobe Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Dhamaysay Hantidii Umada Kaliya Ay Ka Hadhay Madaxtooyada Iyo Wakaalada Biyaha

0 Visits: 561 | Sunday September 13, 2015 - 16:26:35
DAAWO: Maxamed Cali Madoobe Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Dhamaysay Hantidii Umada Kaliya Ay Ka Hadhay Madaxtooyada Iyo Wakaalada Biyaha

Read More »

Daawo: Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Gurey Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalkii Shalay Ka Dhacday Golaha Wakiilada Somaliland

0 Visits: 781 | Sunday September 13, 2015 - 16:26:32
Masuuliyiinta Xisbiga uucid Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Gurey Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalkii Shalay Ka Dhacday Golaha Wakiilada Somaliland

Read More »

Nuxurka Kulan ay Addis Ababa ku yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Itobiya

0 Visits: 648 | Sunday September 13, 2015 - 16:05:08
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde iyo dhigiisa Wasiirka arrimaha gudaha federalka Ethiopia Shiferaw Teklemariam, oo ay weheliyeen saraakiil sare oo Booliska ah ayaa dhawaan ku kulmay Addis ababa.

Read More »

Daawo: Wasiir Xaglatoosiye oo lagu waraystay Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga ee UNIVERSAL kana jawabay Su'al laga waydiiyey

0 Visits: 861 | Sunday September 13, 2015 - 15:44:54
waxu yelayo haddii xilka laga qaado iyo inu jabhaddii dib ugu noqonayo iyo in kale

Read More »

Daawo: Wefti Ka Socday Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Qado ah Loogu Sameeyey Magaalada Burco

0 Sunday September 13, 2015 - 14:42:29
Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Hadhimo Sharafeed Usamyay Wafti Ka Socday Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo: Walalaha ilma Samatar ee kala Aragtida ah oo ka hadlaya Arrimaha Somaliland iyo Somaliya iyo Taariikhdooda Guud

0 Visits: 923 | Sunday September 13, 2015 - 08:42:39
Weriye Xamdi Maxamed Kadiye ayaa Labada Professor ba ku waraysatay Nairobi xilli ay ku sugnaayeen, waxayna wax badan ka waydiisay aragtiyahooda kala duwan, taariikhdooda iyo waxay Bulshada Afsoomaliga ku hadasha uga tegayaan ama ku xasuusan doonan

Read More »

Daawo: Maxaa kala Qabsaday Xildhibaan Cali Mareexaan iyo Weriye Xamse Cali Bul Bul oo Su'aalo adag waydiiyey iyo jawab celintii Xildhibaanka

0 Visits: 1942 | Sunday September 13, 2015 - 08:26:50
Weriye Xamse Cali Bulbul wuxu waydiiyey xildhibaan cali mareexaan bal wuxu kaga jawaabayo eedaymaha mucaaradku ku eedeeyaan ee sheegaya inu lacag ku qaybiyo golaha oo mooshinada xukumadda lacagtiisa isagu soo qaado waxanu kaga jawaabay xildhibaanku su'alahaas iyo kuwo kale sidan

Read More »

"Mooshinka Ninka Keenay Waa Aniga, Waana Sharci laakiin Cirro… .." Xildhibaan Bukhaari

0 Saturday September 12, 2015 - 21:27:27
Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka mid ah mudaneyaasha muxaafidka ah ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE, islamarkaana hormoodka ka ahaa mooshinka ay ku doonayeen in dib looga noqdo go'aankii hore loogu laalay wareejinta haamaha kaydka shidaalka Berbera, ayaa sheegay in Guddoomiye Cirro…

Read More »

Hargaysa Oo Uu Ka Da,ay Roob Lagu Qabawsaday

0 Saturday September 12, 2015 - 21:24:09
Roob lagu qabawsaday ayaa maanta gelinkii danbe ka da'ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland. Roobkan oo da'ayay muddo saacad lagu qiyaasay ayaan haba yaraatee aan gaysan wax dhibaato ah Roobkan ayaa ku soo beegmaya xili todobaadkii ugu dambeeyay laga dareemayay magaalada Hargaysa kulayl…

Read More »

Shirkad Imaaraadka Laga Leeyahay Oo Shiidaal Baadhis Ka Samaynayasa Somaliland & Saska Ay Ka Qaday Dowalada Muqdisho

0 Saturday September 12, 2015 - 21:21:54
Wargeyska Indian Ocean Newsletter ayaa cadadkiisii u dambeeyay ee shalay soo baxay, wuxuu ku qoray in dawladda Somaliland ay diyaarinayso sidii ay shirkad Imaaraati ah oo lagu magacaabo International petroleum Investment Company (IPIC) ugu wareejin lahayd mashruucii sahaminta shidaal baadhista ahaa…

Read More »

Daawo Afashacabka Tv:Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Waraysi La Yeeshay Tvga Caalamiga Ah Ee ITV Iyo Su'aalaha La Waydiiyey

0 Saturday September 12, 2015 - 21:18:55
Orodyahanka Mo Farah Oo Uu Waraysi La Yeeshay Tvga Caalamiga Ah Ee ITV Iyo Su'aalaha La Waydiiyey

Read More »

Hargaysa:Marwo Edna Aaden Oo Lagu Daray Liiska Dadka U Sharraxan Abaal Marin Caalami Ah Oo Uu Baarlamanka Yurub Bixiyo

0 Saturday September 12, 2015 - 21:15:44
Marwo Edna Aaden Ismaaciil oo hore u ahayd wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, isla markaana ah shakhsiyad caalamiya oo u dhinaca caafimaadka haweenka iyo daryeelkooda lagu yaqaan ayaa lagu daray liiska dadka sannadkan 2015ka u sharraxan abaal-marinta Xoriyadda Fikirka ee uu Baarlamanka Midowga Yurub…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Maxkamada Degamada Hargeysa Oo Xukun Kala Duwan Ku Riday Haweenay Sifo Khaldan U Bixinaysay Diinta Islaamka

0 Saturday September 12, 2015 - 21:14:19
Maxkamada Degamada Hargeysa Oo Xukun Kala Duwan Ku Riday Haweenay Sifo Khaldan U Bixinaysay Diinta Islaamka

Read More »