Wararka

War Deg Deg ah: Masuliyiin kale oo ka Baxay Xisbiga WADANI iskana Casilay Xilalkii iyo xubinimadii Xisbigaas

0 Visits: 758 | Sunday August 16, 2015 - 11:49:57
Farax cabdi dhoobaale oo ahayd xidhiidhiyaha jaamacadaha ee xisbiga wadani iyo hogaanka qorshaynta heer qaran ee xisbiga wadani ayaa shaaciyey in ay iskaga baxeen xisbiga wadani.

Read More »

Taliyihii sirdoonka Pakistan oo geeriyooday

0 Visits: 630 | Sunday August 16, 2015 - 11:43:32
Madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Pakistan ee loo yaqaano ISI, Jenaraal Xamid Gul, ayaa geeriyooday asagoo da'diisu ahayd 79 jir.

Read More »

Dr.Maxamed Cabdilahi Cumar oo Madaxweynaha Talooyin Mug leh siiyey, kana hadlay Saamaynta Bixitaankii Midowga yurub ee somaliland

0 Visits: 772 | Sunday August 16, 2015 - 11:25:23
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamig ah somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa go'aanka ay Midowga Yurub ku xidhayaan xafiiskooda Hargeysa ku tilmaamay ....

Read More »

Daawo: Xildhibaan ka tirsan golaha deganka Burco oo si anshaxa ka baxsan ugu Hanjabay Taliyaha Qaybta Boliska togdher iyo Maamulkii gobolka oo isku Daawanaya

0 Visits: 685 | Sunday August 16, 2015 - 10:35:29
Badhasabkuxigenta Togdheer iyo Maayarka Burco ayaa isku dhegaystay Dagaal afka ah iyo hadalo xanaf leh oo xildhibaan ka tirsan Golaha Deganku kuqaaday Taliyaha Booliska Togdheer, waxana uu xildhibanku si anshax xumo iyo ereyo qabyaaladaysan ugula hadlay taliyaha booliska oo laga soo bedelay gobolka…

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo khudbad Qiimo badan ka jeediyey Shir Gogol Nabadeed Ah Oo Ka Furmay Magaalada Caynaba

0 Visits: 665 | Sunday August 16, 2015 - 10:12:25
Shir lagu xoojinaayo nabad galyada ayaa ka furmay xarunta Gobolka Saraar ee Magaalada Caynaba, shirkan oo ay furitaankiisi ka qayb galeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirkada, Xildhibaano culus oo....

Read More »

Daawo:Maxkamada Gobolka Marodi jeex Oo Idaacada FM Xukun Ku Riday Qalabkiina Kuna Warejisey Radio Hargeysa

0 Visits: 768 | Saturday August 15, 2015 - 19:54:43
Hargeysa(AFKA)Maxkamada Gobolka Marodi jeex Oo Idaacada FM Xukun Ku Riday Qalabkiina Kuna Warejisey Radio Hargeysa

Read More »

Daawo Abaartii Ugu Darnayd Oo Ka Jirta Deegaanada Xeebaha Waqooyiga Hargeysa Iyo Deeq La Gaadhsiiyye

0 Visits: 597 | Saturday August 15, 2015 - 19:45:21
Abaartii Ugu Darnayd Oo Ka Jirta Deegaanada Xeebaha Waqooyiga Hargeysa Iyo Deeq La Gaadhsiiyye

Read More »

Daawo:Gudoomiiyha Arimaha Bulshada Gobolaha Wakiilada Somaliland OO Ka Hadlay Dilalaka Dalka Ku Soo Badanaaya

0 Visits: 580 | Saturday August 15, 2015 - 19:37:20
Hargeysa(AFKA)Gudoomiiyaha Arimaha Bulshada Gobolaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan OO Ka Hadlay Dilalaka Dalka Ku Soo Badanaaya

Read More »

Daawo:Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhigii 28aad

0 Visits: 624 | Saturday August 15, 2015 - 19:27:39
Hargeysa(AFKA)Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kalfadhigii 28aad

Read More »

Daawo:Ciidamada Ilaalada Xeebaha Ee Gobolka Sanaag Oo Soo Qabtay Tahribayaal Ajaaniba Iyo Taliyaha Oo Ka Warbixiyey

0 Visits: 673 | Saturday August 15, 2015 - 19:19:28
Ceerigaabo(AFKA)Ciidamada Ilaalada Xeebaha Ee Gobolka Sanaag Ayaa Soo Qabtay Tahribayaal Ajaaniba Iyo Taliyaha Oo Ka Warbixiyey

Read More »

Madaxweyne Maamul Gobleedka Puntland Oo Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland Sh. Axmed Madoobe

0 Visits: 685 | Saturday August 15, 2015 - 19:08:04
Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweeyay Guusha Axmed Maxamed Islaan (Madobe) uu ka gaaray Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Dowladda Itoobiya oO Dad Soomaali Ah Ka Soo Mustaafurisay Xarunta Dalkaas Ee Addis Ababa

0 Visits: 781 | Saturday August 15, 2015 - 19:03:44
Dowlada Itoobiya ayaa Dalkeeda kasoo Musaafurisay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta dalkeeda ku dhawaad 60-qof oo Soomaali ah, iyadoo dadkan lagu wareejiyay Waaxda Socdaalka Somaliland.

Read More »

Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland+Sawiro

0 Visits: 1108 | Saturday August 15, 2015 - 18:58:06
Kismaayo (AFKA) – Waxaa goor dhaweyd soo dhamaatay codbixinta ka dhaceysay Baarlamaanka Jubbaland oo maanta dooranayey Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

Read More »

Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku Dhintay Badda u Dhexeysa Waddamada Liibiya iyo Talylaaniga

0 Visits: 681 | Saturday August 15, 2015 - 18:52:52
Ugu yaraan 40-Qof oo Tahriibayaal ah ayaa ku dhintay Sabtida maanta ah badda Mediterranean-ka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada badda dalka Talyaaniga. Muhaajiriintan ayaa la sheegay inay ku safrayeen doon yar.

Read More »

Daawo;Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Caafimaada Somaliland Oo Soo Kormeeray Cisbitaalka Guud Ee Magalaada Burco

0 Visits: 538 | Saturday August 15, 2015 - 18:46:05
Burco(AFKA)Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Caafimaada Somaliland Oo Soo Kormeeray Cisbitaalka Guud Ee Magalaada Burco

Read More »

Daawo:Arday Dhamaysatay Xifiga Qur'aanka Kariimka Ee Mu'asasatu Raxma Ee Mgaalada Burco

0 Visits: 619 | Saturday August 15, 2015 - 18:35:37
Burco(AFKA)Arday Dhamaysatay Xifiga Qur'aanka Kariimka Ee Mu asatu Raxma Ee Mgaalada Burco

Read More »

Daawo:Maayirka Magaalada Berbera Oo Beeniyey In Mashruucyo Dawlada Hoose U Bixisay SI Khaldan

0 Visits: 605 | Saturday August 15, 2015 - 18:29:42
Brebera(AFKA)Gudoomiyah Golaha Deegaanka Brebera AYaa Oo Beeniyey In Mashruucyo Dawlada Hoose U Bixisay SI Khaldan

Read More »

Daawo Xildhibaan Xoog Oo Ka Difaacay Gudoomiye Cirro Eedaynta Xeerka Doorashada Barlamaankana Dushana U Saaray Xukumada Siilanyo

0 Visits: 592 | Saturday August 15, 2015 - 18:25:08
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Xoog Oo Kamida Xildhibaanada Glaha Wakiilada Somliland Ayaa Ka Difaacay Gudoomiye Cirro Eedaynta Xeerka Doorashada Barlamaankana Dushana U Saaray Xukumada Siilanyo

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Markale Ku Celiyey In Saxaafada Somaliland loo Sameeyo Dabar Xakameeya

0 Visits: 579 | Saturday August 15, 2015 - 18:21:23
Wasiirka Warfaafinta Oo Markale Ku Celiyey In Saxaafada Somaliland loo Sameeyo Dabar Xakameeya

Read More »

Daawo: Wasiir CADAMI oo marki u horeysay ka hadlay Dilalkii ka dhacay Dalka iyo Saraakishi lagu Dilay Borama kuna Goodiyey in la qisaasi Doono Gacankudhiglayaashi

0 Visits: 864 | Saturday August 15, 2015 - 16:28:35
"Dhamaan Gacan Ku Dhiiglayaashii Dilalka Gaystay Waa La Hayaa,Waana La Qisaasi Doonaa Si Dhakhso Ah"Wasiir Cadami

Read More »