Wararka

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Sharcinimada Muddo kordhinta ay guurtidu samaysay fariin culusna ku ganay Guddomiye Cirro

0 Visits: 727 | Sunday July 26, 2015 - 15:26:37
"Guddoomiye Cirro Wuxuu Leeyahay Kursiga Aan Ku Fadhiyana Waa Xalaal, Ka Aad Ku Fadhidaana Waa Xaaraan" Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada kheyraadka Biyaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Ceelasha Biyaha Burco

0 Visits: 695 | Sunday July 26, 2015 - 11:55:40
Burco(AFKA)Wasiirka Wasaarada kheyraadka Biyaha Somaliland Ayaa Soo Kormeeray Ceelasha Biyah Burco Iyo Wakaalada Biyaha Burco

Read More »

Daawo Afkahscaabka Tv:Mid Kamida Qurbo joogta Ku Sugan Gobolka Togdheer Oo Dawlada Hoose Burco Ku Eedesay Wax Qabad La'aan

0 Visits: 674 | Sunday July 26, 2015 - 11:25:38
Burco(AFKA)Iyadoo Munaasibada Balaadhan Loo Sameey Qaar Kamadi Ah Qurbo joogta Ku Sugan Gobolka Togdheer Ee Xagaagan Ku Soo Laabta Magalada Burco Ayaa Eedemo U Soo Jeediyey Dawlada Hoose Burco Iyagoo Ku Eedeyye Wax Qabad La'aan Bilicda Magalaada Burco

Read More »

"Waa Qasab Inaan Dhaliyo 50 Gool Xilli Ciyaareedkii Si Aan Ugu Heer Noqdo Messi Iyo Ronaldo"Eden Hazard

0 Visits: 846 | Sunday July 26, 2015 - 11:11:46
London(AFKA)Eden Hazard ayaa doonaya inuu qiil u helo isbarbardhiga lagula sameeyo Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xilli ciyaareedka danbe. 24 jirkaan oo ku guuleystay xiddiga sannadka horyaalka Ingariiska ayaa yiri: "Haddii aan doonayo inaan gaaro heerkooda waa qasab inaan dhaliyo 40, 50 gool…

Read More »

Daawo Wiil Soomaali ah oo laga helay Webi kuyaala magaallaadda Saint Cloud ee Mareykanka

0 Visits: 656 | Sunday July 26, 2015 - 10:41:42
Dhacdo naxdin iyo Murugo leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ka dib markii wiil yar oo Soomaali ah laga soo saarey meydkiisa webi ku yaala magaaladaas.

Read More »

Madaxwaynaha Maraykanka Oo Ka Hadlay Khatarta Ay Bariga Afrika Ku Hayso Alshabaab

0 Visits: 764 | Sunday July 26, 2015 - 10:36:06
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo ku sugan Dalka Kenya ayaa ka hadlay Khatarta kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya iyo Kenya, waxa uuna cadeeyay in ay gacan ka geesanayaan sidii kooxdaasi loo bur burin lahaa.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Xilkaqaadis oo iyo Magacaabis ku sameeyey Masuliyiinta Ugu Sarraysa Garsoorka Dalka

0 Visits: 849 | Sunday July 26, 2015 - 10:28:53
Warsaxaafadeed Goor dhoweyd ka soo Baxay Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada JSL ayaa lagu yidhi sidan:

Read More »

Masuul ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland oo Hargeysa Lagu xidhay

0 Visits: 560 | Sunday July 26, 2015 - 10:20:58
Somaliland ayaan shuruucdeedu ogolayn in Siyaasiyiinta iyo ragga xilalka ka haya Somalia yimaadaan Somaliland,

Read More »

"Horumarka ballaadhan ee laga sameeyey Dhinaca waxbarshada sare ayaa kaalin weyn ka qaadatay la dagaalanka shaqo la'aanta"Wasiirka Madaxtooyada JSL

0 Visits: 756 | Sunday July 26, 2015 - 09:47:06
Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka qaybgala Xaflad lagu daahfurayey heerka 2aad masters degree aya ka dareen celiyey meeqaamki iyo maamuski munasibaddaasi waxana qoraal uu so dhigay Boggiisa facebook ku yidhi sidan:

Read More »

War Deg Deg:Fanaanada SAHRA-HALGAN Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Iska Casishay Xisbiga Wadani Iyo Sababaha Ku Dahsoon

0 Visits: 1121 | Saturday July 25, 2015 - 19:51:46
Hargeysa(AFKA)Fanaannada caanka ah Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-Halgan) oo ka mid ahayd xubnaha miisaanka leh ku jira xisbiga mucaaridka ah ee WADDANi ayaa shaaca ka qaaday in ay gebi ahaanba iska casishay xubinimadii iyo ka mid ahaanshihii xisbiga WADDANI.

Read More »

Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Daahfurayay Xarunta Macadka Tababarka Macalimiinta

0 Visits: 571 | Saturday July 25, 2015 - 19:45:48
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Daahfurayay Xarunta Macadka Tababarka Macalimiinta

Read More »

Daawo: Qaar Kamida Golaha Wasiiro Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Daahfurayay Master's Degree Oo Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Eelo Borama

0 Visits: 514 | Saturday July 25, 2015 - 19:41:37
Borama(AFKA) Qaar Kamida Golaha Wasiiro Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Daahfurayay Master's Degree Oo Lagu Soo Kordhiyay Jaamacadda Eelo Borama

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Go'aankii Maxkamada Sare Fartana Ku Fiiqay Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 900 | Saturday July 25, 2015 - 19:33:30
Gudoomiyaha Xisbiga Xaakin Tlada Dalka Hay Ee Kulmiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Go'aankii Maxkamada Sare Iyo Musharaxnimada Madaxweynaha Ee Xisbiga KULMIYE

Read More »

Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasaddeed Ee Dalka Iyo Shirka Isbahaysiga Mucaaradka

0 Visits: 541 | Saturday July 25, 2015 - 19:25:33
Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasaddeed Ee Dalka Iyo Shirka Isbahaysiga Mucaaradka

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Hay'ada Shaqaalaha Somaliland Oo Kormeer Kedis ah Ku Soo Maray Xarumaha Wasaaradaha Ka Hawlgala Gobolka Togdheer.

0 Visits: 577 | Saturday July 25, 2015 - 19:20:19
Gudoomiye Ku Xigeenka Haayada Shaqaalaha Somaliland Oo Kormeer Kedis ah Ku Soo Maray Xarumaha Wasaaradaha Ka Hawlgala Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo: Nuxurka Khudbadii Uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka

0 Visits: 489 | Saturday July 25, 2015 - 19:16:38
Hargeysa(AFKA)Nuxurka Khudbadii Uu Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka

Read More »

Daawo:Haweenay Ka Mid ah Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Xukumada Ku Eedaysa Harumar La,aanta Airportka Magaalada Burco Oo Xidhan

0 Visits: 634 | Saturday July 25, 2015 - 18:55:19
Mid Kamida Haweenka Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Xukumada Ku Eedaysa Harumar La,aanta Airportka Magaalada Burco Oo Albaabudu U Xidhanyahay

Read More »

Daawo:Dawlada Hoose Ee Burco Oo Munaasibad Casho Sharaf ah U Samaysay Qaar Ka Mid ah Qurba Jooga Gobolka Togdheer.

0 Visits: 570 | Saturday July 25, 2015 - 18:45:50
Dawlada Hoose Ee Burco Oo Munaasibad Casho Sharaf ah U Samaysay Qaar Ka Mid ah Qurba Jooga Gobolka Togdheer.

Read More »

Al-shabaab oo Sheegtay inay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay kaga Baxeen Xeelad Dagaal

0 Visits: 522 | Saturday July 25, 2015 - 18:41:57
Afhayeenka Howlgallada Xarakada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay xeelad dagaal uga baxeen Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Bay oo shalay oo Jimco ahayd ay kala wareegeen Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM.

Read More »

War Deg Deg Ah:Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 558 | Saturday July 25, 2015 - 18:35:33
Muqdisho(AFKA)Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa Goor-dhow lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Read More »