Wararka

Daawo:Haweenay Ka Mid ah Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Xukumada Ku Eedaysa Harumar La,aanta Airportka Magaalada Burco Oo Xidhan

0 Visits: 634 | Saturday July 25, 2015 - 18:55:19
Mid Kamida Haweenka Qurba Joogta Gobolka Togdheer Oo Xukumada Ku Eedaysa Harumar La,aanta Airportka Magaalada Burco Oo Albaabudu U Xidhanyahay

Read More »

Daawo:Dawlada Hoose Ee Burco Oo Munaasibad Casho Sharaf ah U Samaysay Qaar Ka Mid ah Qurba Jooga Gobolka Togdheer.

0 Visits: 570 | Saturday July 25, 2015 - 18:45:50
Dawlada Hoose Ee Burco Oo Munaasibad Casho Sharaf ah U Samaysay Qaar Ka Mid ah Qurba Jooga Gobolka Togdheer.

Read More »

Al-shabaab oo Sheegtay inay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay kaga Baxeen Xeelad Dagaal

0 Visits: 522 | Saturday July 25, 2015 - 18:41:57
Afhayeenka Howlgallada Xarakada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay xeelad dagaal uga baxeen Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Bay oo shalay oo Jimco ahayd ay kala wareegeen Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM.

Read More »

War Deg Deg Ah:Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Somalia oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 558 | Saturday July 25, 2015 - 18:35:33
Muqdisho(AFKA)Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa Goor-dhow lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo Tahriibayaal Soomaali Ku Jirto Oo Ku Geeriyooday Xeebaha Dalka Talyaaniga

0 Visits: 827 | Saturday July 25, 2015 - 18:18:53
Tahriibayaal Soomaali Ku Jirto Oo Ku Geeriyooday Xeebaha Dalka Talyaaniga

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shacabka Iyo Saxaafada Ugu Hambalyeey Sida Ay Uga Qayb Qaateen Nabad Galyada Dalka Baaqi Mucaardka Kadib

0 Visits: 553 | Saturday July 25, 2015 - 17:44:24
Hargeysa(AFKA)Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cade Somaliland Ayaa Maanta Shacabka Iyo Saxaafada Ugu Hambalyeey Sida Ay Uga Qay Qaateen Nabad Galyada Baaqi Mucaardka Kadib

Read More »

Daawo: Mujaaid Xasan Ciise Oo Ka Hadlay Shirka Isbahaysiga Mucaaradka Hanbalyeeyeyna Axsaabta Mucaaridka

0 Saturday July 25, 2015 - 17:38:18
Madaxweyne ku xigeenkii Ugu Horeeyey somaliland Mujaahid Xasan Ciise Ayaa Asxaabta Mucaaradka Somalialnd Qabsoomida Shirka

Read More »

Daawo: Madaxweyne Obama Oo Maanta Furay Shirka Dhaqaalaha Iyo Ganacsiga Afrika

0 Visits: 581 | Saturday July 25, 2015 - 17:28:50
Madaxweyne Obama ayaa amaanay mustaqbalka dhaqaalaha iyo ganacsig9a Afrika, hadal uu ka jeediyay Nairobi maalintiisii koowaad. "Afrika horay ayay u socotaa … dadka ayaa saboolnimada ka baxaya, mishaarka ayaa kordhaya, dadka xirfada ku shaqeeya ee mishaarkooda fiican yahay ayaa kordhay, ayuu u…

Read More »

Ajandaha Shirka Labada Xisbi Mucaarad U Furmay Iyo Magacyada Shir Guddoonka Oo La Shaaciyay

0 Visits: 638 | Saturday July 25, 2015 - 16:15:03
Shirka labada xisbi mucaarad ee Somaliland ayaa sabtida maanta si rasmi ah uga furmay Hotel Dalxiis ee ku yaala badhtamaha magaalada Hargeysa, kadib markii Khamiistii Maxakamadda Dastuuriga ah xayiraad xukumaddu saartay ka qaaday. Waxaa shirka ciwaan looga dhigay "Shirka wada jirka ah ee labada…

Read More »

Daawo: Masuuliyiin Xilal Kala Duwan Ka Hayay Xisbiga Wadani Oo Is Casilay & Sababaha Keenay

0 Visits: 543 | Saturday July 25, 2015 - 16:08:05
Masuuliyiin Xilal Kala Duwan Ka Hayay Xisbiga Wadani Oo Is Casilay

Read More »

Daawo:Munasibad Baladhan Oo Lagu Dhiirigalnayay Tobabaraha Cusub Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Togdheer Iyo Dardaarankii Maamulka Heer Gobol

0 Visits: 868 | Saturday July 25, 2015 - 15:54:11
Maamulka Gobolka Togdheer Kan Degmada Burco Iyo Masuulinta Wasaarada Dhalinayarad Iyo Ciyaaraha Gobolka Ayaa Maanta Munaasibada Bilaadhan Oo Lagu Dhiiri Galinayaa Tabaraha Cusub Ee Gobolka Togdheer Mustafe Xariif

Read More »

Daawo: Proff Ahmed Ismail Samatar oo Si waafiya u sharraxay Hankiisa siyaasadeed ee Somaliland iyo Inu damac kagajiro Hogaaminta Somaliland

0 Visits: 652 | Saturday July 25, 2015 - 09:25:09
Prof:Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada waawayn ee reer somaliland ayaa sharraxay ,mansabka uu ka jeclaan lahaa somaliland,

Read More »

Jawiga Magaalada Nairobi oo is bedelay kadib Markii Obama Gaadhay Halkaas iyo Obama Ayeydii kula kulmaysa Nairobi+SAWIRO

0 Visits: 893 | Saturday July 25, 2015 - 09:07:03
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa xalay fiidkii ka degay garoonka diyaaradaha ee Joma Kenyatta Air Port ee magaalada Nairobi, halkaasoo uga bilaabaneyso booqasho qaadanaysa saddex maalmood.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Sababta Maamulka Galmudug Loo Dhisay Fariin Adagna UDiray Maamulka Puntland

0 Visits: 544 | Friday July 24, 2015 - 19:29:59
Maaxweynaha somalia Ayaa Si Afag Ula Had Maamula Gobleedka Soamaaliyeed Ee Puntland

Read More »

Daawo:Dadwaynaha Ku Dhaqan Deegaanka Fadhi xun Oo Cabasho ka Muujiyay Biyo La'aan Soo foodsaartay

0 Visits: 782 | Friday July 24, 2015 - 19:26:06
Dadwaynaha Ku Dhaqan Deegaanka Fadhi xun Oo Cabasho ka Muujiyay Biyo La'aan Soo foodsaartay

Read More »

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia oo la Wareegay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay

0 Visits: 552 | Friday July 24, 2015 - 18:54:31
Ciidanka Isbahaysanaya ee dowladda Somalia & kuwa AMISOM ee Gacanta siinaya ayaa Gudaha u galay Saakay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasoo ay ka talinaysay Al-shabaab muddo lix sano ka badan.

Read More »

Turkey Oo Bilaabay Duqaynta Dagaal Cir Iyo Dhul Ah Oo Ka Dhan Ah ISIS+Sawiro

0 Visits: 961 | Friday July 24, 2015 - 18:46:08
Istanbul (AFKA) – Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Turkiga ayaa saaka oo Jimce ah duqeyn la beegsaday sadex goobood oo ku yaal dalka Siiriya oo ay fariisin ku lahaayeen kooxda ISIS.

Read More »

Daawo:Barnaamij Ku Sahabsan Dhibaatoyinka Biraha Telefoonadu Ugesytaan Aadama Iyo Khatarta Halista Telefoonadu Uleeyahiin Dadka.

0 Visits: 601 | Friday July 24, 2015 - 18:40:39
Barnaamij Laga Diyaariyey Dhibaatooyinka Uu Caafmaadka U Leeyihiin Biraha Telefoonadu

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Gebilay Oo Qudbad Isugu Jirta Dardaaran Dhaliil Iyo Tusaalayn U Jeediyay Shacabka Reer Ceerigaabo.

0 Visits: 523 | Friday July 24, 2015 - 18:35:22
Badhasaabka Gobolka Gebilay Oo Qudbad Isugu Jirta Dardaaran Dhaliil Iyo Tusaalayn U Jeediyay Shacabka Reer Ceerigaabo.

Read More »

Sarah Obama oo Ayeeyo u ah Barack Obama oo Nairobi u timid si ay ula kulanto Wiilkeeda

0 Visits: 796 | Friday July 24, 2015 - 18:30:56
Nairobi(AFKA)Sarah Obama oo ayeeyo u ah Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Barack H. Obama, isla markaana dhashay Aabbihii ayaa Maanta Nairobi la keenay si ay ula kulanto wiilka ay ayeeda u tahay oo lagu wado inuu soo gaaro Nairobi Sacadaha soo socda.

Read More »