Wararka

Daawo Reer Hargeysa Oo Rayigooda Ka Dhiibtay Xiisada Siyaasada Ee Ka Dhex Oogan Mucaaridka Iyo Xukuumada

0 Visits: 542 | Friday July 24, 2015 - 18:27:26
Shacabka Reer Hargeysa Oo Rayigooda Ka Dhiibtay Xiisada Siyaasada Ee Ka Dhex Oogan Mucaaridka Iyo Xukuumada

Read More »

Daawo: Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer oo si kulul ugu jawaabay Haweebka Xisbiga Mucaradka ee Wadani iyo Odayasha Madasha Wadatashiga

0 Visits: 820 | Friday July 24, 2015 - 17:21:09
Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer ayaa si adag uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka, Shirka ay ku baaqeen mucaaradku iyo weliba eedaymaha ay haweenka xisbiyada mucaaradku u jeediyeen xukuumadda,

Read More »

"Waxaan bogaadinaya gobonimada ay sameeyeen ardaagii dhibanaha ahaa iyo garwaaqsiga ardaagii dhibta gaystay"Wasiirka Madaxtooyada JSL

0 Visits: 567 | Friday July 24, 2015 - 17:14:57
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ayaa Qoraal kooban oo uu so dhigay bartiisa facebookga kaga dareen celiyey xal u helida iyo nabadaynta dad isku degaan ahaa oo shaqaaqo yari ku dhex martay degaanka Guumeys ee Gobolka Sool waxanu yidhi:

Read More »

Daawo: Kulan Dhexmaray Cuqaasha Gobolka Sanaag Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ee Dhawaanahanba Ku Sugnaa Magaalada Ceerigaabo

0 Friday July 24, 2015 - 16:07:30
Kulan Dhexmaray Cuqaasha Gobolka Sanaag Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ee Dhawaanahanba Ku Sugnaa Magaalada Ceerigaabo

Read More »

Masuulyiinta Iyo Tageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Qaaradda Mareykanka Oo Taageero U Muujiyey Shirka Wada Tashiga Ah Ee Ay Isla Qaateen Labadda Xisbi Mucaarad

0 Visits: 684 | Friday July 24, 2015 - 16:03:05
Baaq dheer oo ka soo baxay masuuliyiinta iyo tageerayaasha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Qaaradda mareykanka waxay si adag u tageerayaan shirka wada tashiga ah ee ay isla qaateen labadda Xisbi mucaarad iyo madasha wadatashiga. Madaama oo wadanku u baahan yahay badbaado qaran sababto ah xukumadda…

Read More »

Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Oo Shaca Ka Qaaday In Malinta Bari ah Shirki Furmi Doono

0 Friday July 24, 2015 - 15:59:06
Murashaxa Madaxweyne Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Maalinta Barri Ah Furmidoono Shirkii Ay Ku Dhawaaqeen Midawga Aan Sharciga Ahayn Ee Mucaaridku

Read More »

Daawo:Turkiga Iyo Maraykanka Oo Ka Heshiiyey Xaalada Xuduuda Suuriya Iyo Turkiga,Waa Maxay Sababtu ?.Daawo Warbixin Xiiso Badan

0 Friday July 24, 2015 - 15:57:39
Dalalka Turkiga iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay xaalada dalka Suuriya,gaar ahaana xuduudka u dhexeeya laba dal ee Turkiga iyo Suuriya .

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Faah-Faahin Ka Bixiyay Heshiis Caalami Ah Oo Dalalka Ingiriiska Iyo Somaliland Kala Saxeexdeen.

0 Friday July 24, 2015 - 15:55:23
Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Somaliland Md: Maxamed Biixi yoonis ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo uu la yeeshay wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka horumarinta caalamiga ah Min. Grant Shapps, oo…

Read More »

Mujaahid Cali Gurey Muxu Ka Idhi Ajindaha Shirka Asxaabta Mucaaridka Qabanayaan

0 Visits: 599 | Friday July 24, 2015 - 11:35:29
Guddoomiye kuxigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaridka ah ee UCID ayaa ka dhawaajiyey inaan la isla waafaqsanayn shirka ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Madashu, waxaana uu qiray inaanu jirin wax ajenda ah oo shirkan u diyaarsan, isla markaana aanay jirin cid gacanta ku haysa agaasinkiisa iyo…

Read More »

Hayada FBI-da Maraykanka Oo Ka Digtay Isticmaalka ISIS Ee Baraha Internet-ka Ah Oo Si Xawli Ah U Kordhaya.

0 Friday July 24, 2015 - 11:33:28
Agaasimaha Hay'adda Dembi-baadhista Maraykanka ee FBI James Comey ayaa sheegay in isku dayada ururka Daacish ee uu doonayo inuu dadka Maraykanka ah ku shaqaaleeyo dhinaca Internetka inay ka halis badan tahay tan ururka al-Qaacida.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Go'aankii Maxkamada Sare Soo Saartay

0 Friday July 24, 2015 - 11:29:11
Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay go'aankii maanta ay khilaafkii shirka wada tashiga ee mucaaridka ah ay kasoo saartay maxkamada Sare. REF: XK/XGX/0042129/2015 Date: 23/07/2015

Read More »

Qaar Ka Mida Dhalinyarad Dagmada 26 Jun Oo Taageeray Xukuumada, Mucaaridkana Baaq U Diray +Sawiro

0 Friday July 24, 2015 - 11:23:30
Qaar Ka Mida Dhalinyarada Dagamda 26 Jun oo maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegeen in ay taageersanyihgiin Mar Walaba Xukuumada Somaliland, Sido kalana Wax ay Isbahaysiga Mucaaridka ugu baqeen in ay Fowdad Dalka Ka Daayaan .

Read More »

Telefishanka Caalamiga Ah Ee CNN Oo Sheegay In Obama Booqanayo Goob Argagixiso Iyo Jawaabta KENYA.

0 Friday July 24, 2015 - 11:17:09
Dowladda Kenya ayaa waxa ay TV-ga dowladda Mareykanka ee CNN ka dalbatay in raaligelin uu ka bixiyo war ay sheegeen oo ahaa, in madaxweyne Obama uu booqanaayo "goob ay argagixiso ay ku xoog badan tahay". Obama ayaa la filayaa in habeenka Jimcaha uu soo gaadho caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

Read More »

Daawo:Maamulaha Shirkada Kalluunka ee Pontus Marine Oo Ka War Bixinaya Waxyaabaha Ay Qabtaan

0 Thursday July 23, 2015 - 21:50:46
Maamulaha Shirkada Kalluunka ee Pontus Marine Oo Ka War Bixinaya Waxyaabaha Ay Qabtaan

Read More »

Daawo:Wasaaradda Warfaafinta Oo Dejisay Qorshe Lagu Shaqayn Doono Shanta Sanno Ee Soo Socda.

0 Thursday July 23, 2015 - 21:47:43
Wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa markii ugu horeysay loo dejiyey qorshe loogu talo galay in lagu shaqeeyo mudada shanta sanno ah ee soo socda.

Read More »

Laanta Socdaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka oo Hargeysa ka Mastaafuriyey 190 Qof oo Cudurro kala duwan qabay

0 Thursday July 23, 2015 - 21:45:06
Laanta Socdaalka Somaliland iyo Wasaaradda Caafimaadka oo is-kaashanaya, ayaa shalay Caasimadda Hargeysa ka fuliyey hawlgal ay ku qabqabteen ku dhawaad laba Boqol oo Ruux oo Cudurro kala duwan qabay, isla markaana Bulshada ku dhex-jiray, kuwaasoo markii baadhitaanno lagu sameeyey ka dib loo qaaday dhinaca…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv::Golaha Guurtida Oo Ku Adkaystay Go'aankoodii Muddo kordhinta.

0 Thursday July 23, 2015 - 21:41:12
Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Indho Indho ayaa ka hadlay go'aankoodii muddo kordhinta ee ay u sameeyeen madaxweynaha iyo golaha Wakiilada Somaliland.

Read More »

Xabsiga Ugu Xuma Dunida Oo Albaabada Loo Laabayo Iyo Deranada Ku Xeeran

0 Thursday July 23, 2015 - 21:30:23
Xabsiga Guantanamo Bay ku yaalla Cuba ayaa lagu wadaa in albaabada loo laabo, kadib tobanaan sano oo xabsigaas lagu xirayay dadka loo heysto falalka argagixisada.

Read More »

Maxkamadda Sare oo Go'aano ka soo saartay Dacwaddii ay u gudbiyeen Xisbiyada Mucaaradku AkhriL:

0 Visits: 725 | Thursday July 23, 2015 - 19:08:06
Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go'aan ka soo saartay dacwadii loo gudbiyay ee u dhaxaysay xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka ah,

Read More »

Daawo: Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADANI iyo UCID oo Cambaareeyey Masuliyiin laga xidhay

0 Visits: 530 | Thursday July 23, 2015 - 19:00:54
Masuuliyiin Labada Xisbi Ee Waddani Iyo Ucid Ayaa Canbaareeyey Liis Masuuliyiin Ay Soo Bandhigeen Oo Ay Sheegeen In Ciidanku Xabsiga Dhigeen

Read More »