Wararka

Masuuliyiin Xilal Miisan Leh Ka Hayay Xisbiga WADANI Oo Is Wada Casilay

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:46:43
Masuuliyiin Ay Kamid Ahaayeen Xoghayihii Qorshaynta Wadani Cabdirashid Riya Raac , Xoghayihii Arimaha Gudaha Mustafe Qodax, Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga WADANI Oo Goor Dhaweyd Iscasilay Kanabaxay Xisbiga Wadani Sidaasina Waxay kusheegeen shir jaraa'id oo ay wada jir ugu qabteen goordhawed…

Read More »

Madaxweynihii Hore Masar Maxamed Mursi Oo Lagu Wado In Maalinta Ciida La Dilo iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:42:30
Dawlada wadanka Masar ayaa diyaarisay dilka lagu fulinaayo madaxweynihii xukunka laga tuuray ee wadankaasi Maxamed Mursi oo ay hore dawlada military-ga ahi ugu xukuntay dil .Wararka ayaa sheegaaya in la diyaariyey sidii loo del deli lahaa madaxweynaha ,iyada oo lagu beegaayo maalinta ciida ee fooda…

Read More »

"Dhiirigelinta Dhalinyaradu waa Mudnaan Muhiimad weyn leh"Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan .

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:39:52
Wasiirka wasaarada madxtooyada JSL Md: xirsi x cali xasan ayaa ka qayb galay tartan ciyaareed ka socday garoonka xawaadle ee magaalada hargaysa ,waxaana tartankaasi daawadayaal ka ahaa wasiirka madxtooyada wasiirka ciyaaraha wasiirka xidhiidhka golayaasha ,agasimah wasarada warfaafinta,xoghayha madaxwaynaha…

Read More »

Daawo:Xaruunta Agoomaha Hablaha Ah Ee Tabantaabo Oo Lagu Wareejiyay Dharkii Ciida

0 Visits: 936 | Wednesday July 15, 2015 - 15:37:00
Xaruunta Agoomaha Hablaha Ah Ee Tabantaabo Oo Lagu Wareejiyay Dharkii Ciida Iyo Shiikh Yuusuf Cabdi Cawad Oo Lagu Soo Hagaajiyay Kaalmo Loogu Talagalay Dad Jilicsan

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Silaanyo oo Shacabka Somaliland Ka Tacsidayay Geeridii Ku Timi Fu,aad Aadan Cade

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:35:56
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa tacsi u diray ehelkii iyo qaraabadii iyo guud ahaan shacabka somaliland geeridii ku timi alle ha u naxariistee lataliyihii madaxwaynaha ee gobolada bari fuaad aadan cade .

Read More »

War Deg Deg ah:La Taliyihii Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga Oo Cusbitaal Ku Yaala Turkiga Ku Geeriyooday

0 Wednesday July 15, 2015 - 15:32:56
Allaah Haw u naxariistee La taliyihii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Arrimaha Bariga Fu'aad Aadan Cade ayaa lagu soo waramayaa in uu ku geeriyooday Cusbitaal Ku yaala Magaalada Istanbul ee carriga Turkiga. Geerida marxuumka ayaa waxa hadhwnaagnews u xaqiijiyay Xildhibaan Cabdqaadir Indho-indho,…

Read More »

Daawo Dawro Cilmiyeed Diiniya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Burco

0 Visits: 810 | Wednesday July 15, 2015 - 15:27:49
Dowro Cilmiyeed Diiniya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Dekada Caalamiga Ah Ee Dubai Oo Qayb Kamid gubatay

0 Visits: 668 | Tuesday July 14, 2015 - 15:26:41
Qaybo kamid ah dekeda caalamiga ah ee magaalada Dubai ayaa dab ka kacay ,kadib markii uu dabkaasi dhaliyey doon shixnad siday oo halkaasi taagnayd,waxaana gubatay doontaasi iyo kuwo kale oo ku ag xidhnaa.

Read More »

Daawo:Qaar kamida Golaha Wasiirada Somaliland Oo Booqday Iyo Culimada Dalka Oo Booqday Ilme Yar Oo Madaxa Biyo Kaga Furmeen

0 Visits: 668 | Tuesday July 14, 2015 - 15:15:07
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta,Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Oo Ay Weheliyaan Qaybo Kamida Culimada Somaliland Ayaa Maanta Booqday Ilme Yar Oo Madaxa Biyo Kaga Furmeen .Isla Markaasna Cawimo U Baahan

Read More »

Daawo:Qurbo Joog Deeq Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Urtehegen Ee Magalada Burco

0 Visits: 644 | Tuesday July 14, 2015 - 14:43:19
Hargeysa(Afka)Qurbo Joog Deeq Ayaa Maanata Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Urtehagen Ee Magalada Burco

Read More »

Wasiirka Diinta oo Abaal-marin guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore ka galay Tartanka Jimciyatul Axbaab ee Qur'aanka Kariimka ah.

0 Visits: 762 | Tuesday July 14, 2015 - 14:35:15
Hargeysa(AFKA)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed iyo Culimada Jumciyadda Waxbarashada Diiniga ah iyo Xusaska Nebi Muxamed (C.S.W) ee Al-Axbaab, ayaa Abaal-marin guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore u galay Arday ku tartantay Qur'aan Akhriska Ramadaanta…

Read More »

Daawo:Raysal Wasaaraha Serbia Oo Dad Gadoodsan Ku Weerareen Xus Loo Sameeyay,Xasuuqii Muslimiinta Bosnia

0 Visits: 801 | Tuesday July 14, 2015 - 14:27:41
Bosnia(AFKA)Raysal Wasaaraha Serbia Aleksandar Vucis, Ayaa dad cadhaysani ku weerareen, xafladii xuska 20aad ee loo qabanayay, xasuuqii ku dhawaad 9 kun oo qof Serbiyiintu ku gumaadeen, magaalada Srebrenica ee dalka Bosnia sanadkii 1995 kii

Read More »

Daawo:Barnaamijkii Iftiinshe "Hugaagu Wuu Kula Baryo Tagaa" Waxa Soo Jeedinaya Sharmaarke Axmed Muxumed

0 Visits: 1321 | Tuesday July 14, 2015 - 13:45:33
Daawo:Barnaamijkii Iftiinshe Ee Toabdaadkan Waxaa Soo Jeedinaayay Sharmaarke Axmed Muxumed Waxaan Ku So Qaadanayaa "Hugaagu Wuu Kula Baryo Tagaa"

Read More »

Dawradii Kutubta Xifdul Mutuunta Ee Ka Soconayay Markiska Imaamu Shaafic Ee Burco Oo La Soo Gebagebeeyey+Abaalmarino La Gudoonsiyay Arday+Sawiro

0 Visits: 1342 | Tuesday July 14, 2015 - 13:31:50
Dawro Lagu Xifdisiinayey Ardayda Da'da Yar Kutubta Xifdul Mutuunta Ayaa Lagu Soo Gebagebeeyey Masaajidka Weyn Ee Jaamicul MadiinaEe Burco. Dawradan Oo Loo Qabtay Arday Ka Kooban 42 Ar Day Waxaa Lagu Xifdisiinayey 4 Kitaab Oo Ka Mida Kutubta Shareecada Islaamka Sida 100 Xadiis, Sulam Wusuul ( Kutub…

Read More »

Al-shabaab Oo Deegaanka Raage-ceelle Ku Dishay Askar Ka Tirsanaa Ciidamada Dowladda Somalia

0 Visits: 821 | Tuesday July 14, 2015 - 13:06:40
Muqdisho(AFKA)Ugu yaraan lix Ruux oo isugu jira Askar ciidamada DF Somalia ka tirsanaa iyo xoogagga Al-shabaab ayaa lagu dilay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar ay saaka aroortii Al-shabaab ku qaadday deegaanka Raage-Ceelle oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe.

Read More »

Arday Shaaca Ka Qaaday inay is-dili doonaan Haddii Obama Uu san soo booqan Jaamacadooda Nairobi +Daawo Booshadii 2006 Obama Ee Jaamacada

0 Visits: 863 | Tuesday July 14, 2015 - 12:52:11
18 Arday oo ka mid ah Ardaydadhigta Jaamacada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey ku hanjabay iney is dili doonaan hadii madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uusan booqanin Jaamacadooda dhamaadka bishaan markuu safarka ku yimaado Kenya.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Cadaado Ugana Sii Gudbay Garoowe+Sawirada

0 Visits: 661 | Tuesday July 14, 2015 - 12:43:53
Burco(AFKA)Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Gaadhay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo uga sii gudbay xarunta Puntland ee Garoowe, waxaana intii uu joogay Cadaado uu kulammo la yeeshay Hoggaanka Maamulka KMG-ka ah ee Galmudug.

Read More »

Steven Gerrard Iyo Frank Lampard Oo Iska Garab Ciyaari Doona Kana Horimaan Doona Kooxda Tottenham.

0 Visits: 941 | Tuesday July 14, 2015 - 12:39:51
Weli ma uusan ciyaarin kulankiisii ugu horeysay ee horyaalka Mareykanka ee MLS laakiin Steven Gerrard ayaa lagu soo daray kooxda u ciyaareysa horyaalka Mareykanka ee All-Star ee la dheeli doonta kooxda Tottenham.

Read More »

Daawo:Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magalada Hargeisa Oo Kormeer Ku Soo Maray Kawaanka Gawraca Xolaha Ee Magalada Hargeisa.

0 Visits: 564 | Tuesday July 14, 2015 - 12:34:48
Hargeysa(afka)Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magalada Hargeisa Oo Kormeer Ku Soo Maray Kawaanka Gawraca Xolaha Ee Magalada Hargeisa.

Read More »

Daawo: Fanaanka Nimcaan Hillaac iyo Fartun Cumar oo si weyn logu so dhoweyeey Muqdisho

0 Visits: 709 | Tuesday July 14, 2015 - 11:58:19
Fananka Nimcaan Hilaac oo kamid ah fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa gaadhey magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya.

Read More »