Wararka

Daawo: Wasiirka Ciyaaraha iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku maray Garoonada cagaaran ee Roogga ah ee Burco

0 Visits: 722 | Sunday July 12, 2015 - 17:58:21
Wasiirka Dhalinyarada iyo cayaaraha somaliland axmed cabdi kahin, agaasimaha guud ee wasaaradaasi maxmed xusen dhabeeye, agaasimaha waaxda cayaaraha ee wasaaradasi, badhasabka togdheer, iyo xildhiban mubarik bidhi ayaa kormeer ku maray garoonada cagaaran ee roogga ah ee magaalada Burco,

Read More »

Daawo: Badhasabka Togdheer iyo wasiirka Ciyaaraha oo xilki u kala wareejiyey Xoghayihi hore iyo xogahayaha cusub ee Gobolka

0 Visits: 676 | Sunday July 12, 2015 - 17:51:46
Xoghayihii hore maamulka gobolka togdheer ayaa sheegay inay wax badani u qabsoomeen muddadii uu xilka hayey kuna faraxsanyahay xilkaqaadistiisa iyo xogahayaha cusub ee lagu bedelay, isago xogahayaha cusub na sheegay inaanu ku cusbayn xilkan ee uu hore u hayey shaqaalahana aanay isku cusbayn sidii wanaagsanayd…

Read More »

Marwada Madaxweynaha Somaliland Oo Deeq Gaadhsiisay Cisbtaalka Guud Ee Hargeysa Iyo Dhakhtarka Carruurta Ee Dr Maxamed Adan Shekd SAWIRO

0 Visits: 924 | Sunday July 12, 2015 - 16:12:49
Hargeysa(HWN):- Marwada koowaad ee Madaxweynaha ayaa maanta waxay kormeer ku soo martay Cusbitalka guud ee hargeysa gaar ahaan qaybta hooyada iyo dhalaanka, waxaanay marwadu dul istaagtay sida ay u kala culus yihiin bukaanku, iyada oo mudnaanta koowaad siisay ilma yar oo madaxa biyo kaga furan yihiin,…

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Beenisay Inay Ka Baxday Heshiiskii Lagu Soo Af jarayay Khilaafkii Mudo Kordhinta Ee Ay la Gashay Xisbiyada Mucaaridka .

0 Visits: 655 | Sunday July 12, 2015 - 16:09:50
Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo manta Warbaahinta kula hadlayay xarunta wasaarada arrimaha guddaha ee Magaaladda Hargaysa, ayaa meesha ka saaray inay Xukuumaddu kaga baxday

Read More »

Daawo:Maxaa Kala Qabsadey Maareeyaha Dekeda Berbera, Badhasaabka Awdal Iyo Koox Weriyayaal Ah

0 Visits: 624 | Sunday July 12, 2015 - 15:48:06
Mareeyaha Dekada Berber Ayaa Suaalo Saxaafadu Waydiisay Ayaa Soo Kala Dhex Galay Badhasaabka Gobolka Awadal OO Ku Sugan Magaalada Berbera

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv;Dhalinyaro Urur Samafala Kaga Dhawaaqay Magaaladda London Oo La Magac Baxay Table7 +Sawiro

0 Visits: 655 | Sunday July 12, 2015 - 15:31:46
London (AFKA) – Waxa xalayto kulan isugu yimid qaar ka mid ah dhalinayrada ee London oo ku midoobay urur samafal oo caawin doona dadka baahan ee ku nool Somaliland.

Read More »

Hogaamiyihii Ururka Daacish Ee Wadamada Pakistan Iyo Afghanistan Oo La Diley

0 Visits: 722 | Sunday July 12, 2015 - 15:25:32
Hogaamiyihii Kooxda la baxday Khaliifada Islaamka faraceeda dalalka Pakistan iyo Afghanistan ayaa lagu soo waramaya in lagu diley duqeyn diyaaradeed. Sirdoonka dalka Afghanistan ayaa xaqiijiyey dhimashada Hafiz Siciid oo lagu diley weerar habeenimadii jimcaha ka dhacay gobolka Nangarhar ee Bariga Afghanistan.

Read More »

Daawo: Madaxweynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Ka Hadlay Heshiis Ay Ku Gaareen Garoowe

0 Visits: 622 | Sunday July 12, 2015 - 15:21:06
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Max'ed Cali Gaas ayaa sheegay in uu kala hadlay dhigiisa Maamulka Jubbaland Axmed Max'ed Islaam ( Axmed Madoobe) iskaashi labadaasi maamul dhexmara. Dr Gaas ayaa xusay in ay isweedaarsadeen Axmed Madoobe arrimo quseeya sida ay meel uga soo wada jeesan…

Read More »

Daawo:Shaqaalihii Diwaan Gelinta Ceerigaabo Oo Maanta Lacagtii Qaatay Iyo Badhasaabka Oo Ka Warbixiyay

0 Visits: 511 | Sunday July 12, 2015 - 14:59:18
Ceerigaabo(CYN)Shaqaalihii diwaangelinta magaalada Ceerigaabo ayaa maanta qaatay lacagtii shaqada,waxaana halkaasi ka hadlay badhasaabka gobolka Sanaag oo ka warbixiyey halkay diwaangelintaasi marayso,waxaa iyaduna aad loo hadal hayaa dad ajaanib ah oo gobolkaasi kaadhadh badan ka qaatay.

Read More »

War Deg Deg Ah:Iska-horimaad culus Oo Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose

0 Visits: 874 | Sunday July 12, 2015 - 14:50:31
Iska-horimaad Culus oo u dhexeeya Ciidammo kawada tirsan kuwa maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ka socda bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose, inkastoo aan weli la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay iska-horimaadkaas.

Read More »

Dawladda Britain Oo Soo Saartay Liiska Dalal Dhawra Ay Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay Safraan.

0 Sunday July 12, 2015 - 13:22:43
Dawladda Ingiriiska, ayaa muwaaddiniinteeda dalxiisayaasha ah u dirtay digniin culus oo la xidhiidha inay waajihi karaan falal argagixiso, iyadoo ugu baaqday dadkeeda inay si degdeg ah uga baxaan waddanka Tuuniisiya.

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Afur U Sameeyay Arday Ku Tartamaysay Qur'aanka Kariimka Ah + Sawiro

0 Sunday July 12, 2015 - 13:17:26
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur'aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland.

Read More »

Magalada Laascanood Si Baladhan Loga Diyaargarbayo Munasibada Ciida iyo Amaanka Magalada Oo Si Wayn Loo Sugayo

0 Sunday July 12, 2015 - 13:13:28
Magaalada Laascaanood Ee Gobolka Sool Oo Si Weyn Loogaga Diyaar Garoobaayo Munaasibada Ciida Xili Amaanka Magaaladaasi La Adkeeyey

Read More »

Ururka Samafalka Haldoor Org, Oo Deeq Iskugu Jirta Dhar Iyo Raashiin Gaadhsiiyeey Boodhiinka Caruurta ee Degmada Salaxley

0 Sunday July 12, 2015 - 13:07:28
Waxa Shalay Deeq Raashiin iyo Dhar Iskuga Jirta Gaadhsiyeey Degmada Salaxley Ururka Samafalka Haldoor ,Deeqada ooKa Koobanayd Dhar iyo Raashiin La Gaadhasiyeey Boodhiinka Caruurta oo Ururku ka War-Hellay Baahiiyadoda Halka ka Jira ,Isla Markana Deeqada Ayaa Ahayd Mid ay Soo Biixiyeen Muxsiniin Degaanka…

Read More »

Hargaysa:Ciidamada Amniga Oo Gacanta Ku Dhigay Shan Qof Oo Lagu Tuhunsantyahay Argagixiso

0 Sunday July 12, 2015 - 13:02:40
Ciidamada Boliska Ee Caasimada Hargaysa Ayaa Duleedka Magaalada Hargaysa Ku Qabtay Rag Lagu Tuhunsantyahay Argagixiso Ciidanka ammaanka Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay koox looga shakiyey inay xidhiidh la leeyihiin Al-shabaab, isla markaana ku hawlanaayeen falal lagu waxyeelaynayo nabadgelyada guud…

Read More »

Caasimada Hargaysa Oo Lagu Soo Dhaweeyey Arday Reer Somaliland Oo Kaalinta Koowaad U Galay Tartanka Qur,aanka Kariimka Ee Adduunka.

0 Sunday July 12, 2015 - 12:46:32
Waxa madaarka caalamiga ah ee cigaal International Airport ee magaalada hargaysa lagu soo dhaweeyey Cabdirisaaq Maxamuud Xirsi oo ah wiil 12-jir waxna ka barta Madarasada Daarul Huda oo kaalinta koowaad u galay tartanka xifdiga qur,aanka karii

Read More »

Dadka Ku Dhaqan Dalka Nepal Oo Dhaqaalo Xumo Soo Foodsaaray Suqayda U Iib Gayaa Kalyahooda Ka Dib Marki Dhulgariir Bahsan Baabiyay Hantidoodii

0 Sunday July 12, 2015 - 12:39:50
Dhulgariirkii Burburka Badan ka Soo Gaadhay Dalka Nepal Ayaa Waxa uu Sababay in ay Dad Badan Kalyahooda iibiyaan si ay Dhaqaale Ay Guryo ku Dhistaan u HelaanDad fuquro ah oo kunool Dalka Nepal ayaa bilaabay in ay iibsadaan xubno jirkooda kamid ah si lacagaha ay uga helaan ugu dhistaan guryo ay kunoolaadaan,kadib…

Read More »

Safarada Talyaanigu Ku Leeyahay Magaalada Qaahira Oo La Weeraray.

0 Sunday July 12, 2015 - 12:37:22
Hal qof ayaa ku dhintay, dhawr qofna waa ay ku dhaawacmeen qarax weyn oo ka dhacay bannaanka hore ee qunsuliyadda Talyaaniga ee magaalada Qaahira. Saraakiisha ammaanka ee dalka Masar waxay sheegeen in qaraxa uu sababay baabuur bam lagu xidhay, kaasi oo khasaaro weyn u geystay banaanka hore ee dhismaha.

Read More »

Madaxwaynaha Bosnia Oo Raaligalin Ka Bixiyey Weerar Ay Shacabkiisu Ku Qaadeen Raysal Wasaaraha Serbia.

0 Sunday July 12, 2015 - 12:30:10
Madaxwaynaha Bosnia ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Rai'sal wasaaraha Serbia Aleksandar Vucic.

Read More »

Daawo: Maareyaha Dekedda Berbera Cali Xoorxoor oo luqaddii ugu adkayd kula hadlay Mucaaradka iyo Dadka Dacaayadaha dhaqan xumada ah faafiya

0 Visits: 489 | Sunday July 12, 2015 - 12:22:26
"Dalka Waxa Jooga Dad Aad Moodayso Inay Riyoonayaan Iyo Inuu Shaydaan U Waxyoodo" Eng Cali Xoorxoor

Read More »