Wararka

Daawo: Xaji Cabdi Waraabe oo Talooyin Odaynimo Siiyey Hogaamiyasha Xisbiyada Qaranka ee ku loolamaya Kursiga Madaxtinimada

0 Visits: 958 | Saturday June 27, 2015 - 11:50:17
"Ninka kursiga doonaya ee Mucaaradka ahi, yaanu dalka walaaqin oo carruur iyo dumarka soo kicin oo shicibka wareer gelinin, kalgacal ha lagu wada shaqeeyo…"ayu yidhi

Read More »

Siyaasigii Aasaaskiisa laha Ururkii RAYS oo Dalka Si Ballaadhan loogu Soo Dhoweyey +SAWIRO

0 Saturday June 27, 2015 - 11:48:16
Khaliif Maxamed Warsame (Khaliif Xinwal) oo aha Afhayeenki Ururkii RAYS, hadana kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa dalka si weyn loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo Shacabka JSL uugu hambalyeeyey maalinta Gobonimada ee 26-ka june‏

0 Friday June 26, 2015 - 15:24:54
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan Qoraal uu Goor Dhoweyd ku Baahiyey Bogga uu ku leyahay Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ee Guush.com ayu ku yidhi sidan

Read More »

Daawo-Muuqaal:- Madaxtooyada Somaliland Oo Lagu Xusey Xuska Maalinta 26 June Iyo Nuxurka Qudbad Madaxweyne Siilanyo Ka Jeediyey

0 Friday June 26, 2015 - 15:18:02
Dabaal Deg , Damaashaad Iyo Dhoolatus Lagu Weynaynayo Sanad Gurada 55aad Ee Kasoo Wareegtay 26 juun Oo Lagu Qabtahay Hargeysa

Read More »

Madaxwaynaha Soomaliland Oo Ka Qayb Galay Dabaaldaga Munaasibada 26 Juun Oo Lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada. +Sawiro

0 Friday June 26, 2015 - 15:16:06
Xuska 26-June 1960 kii oo ku beegan maanta oo jimce ah ayaa si weyn looga xusay guud ahaan dalka Somaliland gaar ahaana waxa xaflada xornimadii qaranka Somaliland ka helay ingiriiska 26-June-1960kii lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada Somaliland oo uu madaxweynuhu goobjoog ka ahaa.

Read More »

Daawo: Madaxwayne Barack Obama Oo Afur Usameeyay Qaar Kamida Muslimiinta Maraykanka Oo Ay Soomaali Kujirto

0 Friday June 26, 2015 - 11:01:39
Madaxweyne Barack Obama, Oo Afur U Qaar Ka Mid Ah Sameeyay Muslimiinta Maraykanka Oo Soomaaliyi Ku Jirto Kanna Hadlay Xoriyada Diimaha:-

Read More »

Daawo: Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Shacabka Ku Hanbalyeeyay Xuska 26-June Oo Ahayd Wakhtigi Xornimada Ay Qaadatay JSL.

0 Friday June 26, 2015 - 11:00:13
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa Shacabka ku hanbalyeeyay Xuska Munaasibada 26-June, oo ku beegan Barri oo Jimce ah, iyadoo 1960 bishii lixaad ee June 26-keedi ay ahayd Wakhtigii Jamhuuryadda Somaliland xorriyada ka qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska. Madaxweynaha…

Read More »

Daawo Muqaal:Dawlada Cumaan Oo Deeq Rashina Ugu Deeqday Danyarta Ku Dhaqan Baydhabo

0 Friday June 26, 2015 - 10:58:10
Dawlada Cumaan Oo Deeq Rashina Ugu Deeqday Danyarta Ku Dhaqan Baydhabo

Read More »

Hogaamiyayaasha Yurub Oo Go'aan Ugu Danbayay Ka Gaadhay Muhaajiriinta Afrika.

0 Friday June 26, 2015 - 10:54:32
Hogaamiyayaasha dalalka Yurub ee ku shirayay magaalada Brussels ayaa waxa ay ka munaaqashoodeen sidii ay uga hortagi lahaayeen dadka tirade badan ee ku qulqulaya Qaaradda Yurub ee xuduudahooda ka gudbaya.

Read More »

Badhasabka Gobalka Awdal Oo Markii Ugu Horayay Gaadhi Cusub ku Wareejiyay Maamulka Degmada Qulunjeed.

0 Friday June 26, 2015 - 10:52:53
Gudoomiyaha Gobalka Awdal Oo Markii Ugu Horayay Gaadhi Cusub ku Wareejiyay Maamulka Degmada Qulunjeed.

Read More »

Daawo:Ururka Yovenco Oo Maanta Berbera Ka Furay Mashruuc Kor Loogu Qaadaayo Tayada Waxbarashada Degaanada Xeebta Ee Barriga Gobolka Sool.

0 Friday June 26, 2015 - 10:51:00
Ururka Yovenco ayaa maanta magaalada Berbera ka furay tabobar kor loogu qaadaayo waxbarashada degaanka xeebta ee Barriga gobolka Saaxil oo ah degaano ka hadhay gobolka intiisa kale.

Read More »

Madaxwaynaha Rwanda Oo Quudhsi Ku Eedeeyey Dalalka Reer Galbeedka.

0 Visits: 555 |
Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame, ayaa weeraray wadamada galbeedka kaddib xadhigga madaxa sirdoonkiisa, kaasi oo sabtidii Britain lagu xidhay.

Read More »

Daawo Muqaal: Dooddii Ugu Kululayd ee Dhexmarta Hogaanka Saddax Xisbi Qaran ee Somaliland

0 Friday June 26, 2015 - 10:47:10
Tv-ga Star ayaa dood adag dhex dhigay Guddoomiyayaasha xisbiyada Somaliland ee WADDANI, KULMIYE iyo UCID, waxayna ka doodayaan halka siyaasadda Somaliland u socoto, maadaama oo wakhtigii xukuumaddu la doortey dhamaadey, khilaafkii xisbiyada iyo Guurtida ee Muddo kordhintuna taagan yahay.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Denmark U Fadhiya Kenya+Sawiro.

0 Friday June 26, 2015 - 10:45:54
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley safiir Dalka Denmark u fadhiyey Kenya Ambassador Geert Aagaard Andersen, una qaabilsanaa Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Go'aankii Ay Soo Saareen Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland

0 Visits: 643 | Thursday June 25, 2015 - 15:33:46
Hargeysa(AFKA)Go'aankii Ay Soo Saareen Isbahaysiga Mucaaradaka Somaliland

Read More »

Daawo: Wasaradda Degaanka oo Jawaano laga soo Buuxiyey Qolof laga Diiray Geed Quwaaxa oo lo ekaysiiyey Fooxa ku Gubtay Burco

0 Visits: 1168 | Thursday June 25, 2015 - 15:16:53
Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Miyiga ee Gobolka Togdheer ayaa gacanta ku dhigtay isla markaasna Maxkamad la tiigsatay Dad ka ganacsanayey Qolof laga Diiray jirrida dhirta ay ka baxaan Fooxa, maydiga iyo Geed quwaaxa ee Gobolka Sanaag ka Baxa,

Read More »

Wikileaks Oo Soo Bandhigay Dedaalkii Daahir Riyaale Ee Aqoonsi Raadista Somaliland Iyo Codsigii Uu Maraykanka U Gudbiyay Ee Taageerista Qadiyada.

0 Visits: 742 | Thursday June 25, 2015 - 15:15:11
Hargaysa: (afka)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida ay faafisay shabakadda siraha faafisa ee Wikileaks wuxuu wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa Maraykanka ka dalbaday inay taageeraan hawlgal aqoonsi raadis oo uu Midowga Afrika ka dhex waday.

Read More »

Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyay Prof Maxamed Alle Bari + Sawiro

0 Visits: 573 | Thursday June 25, 2015 - 14:51:46
Hargaysa: (AFKA)-Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa maanta dalka Si diiran ugu soo dhaweeyay Maxamed Alle Bari Oo Ka mid

Read More »

Daawo: Muwadinad Dhalinyaro ah oo reer Somaliland oo Waddaniyad Darteed Oohin kala jari Wayday

0 Visits: 2939 | Thursday June 25, 2015 - 14:48:11
Hoodo Ayaan Suldaan Adan ayaa Si qiiro Waddaniyadeed leh ula hadashay Dhalinyarada Somaliland, iyadoo ka hadlay Madal ilyartu is qabatay oo Dhalinyaro Soo Cammirtay

Read More »

Jamaal Ali Xuseen oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Garaad kana shekeyey Qayb taariikhdiisi ka mid ah

0 Visits: 671 | Thursday June 25, 2015 - 14:42:39
Qoraal uu soo Geliyey Xalay Boggiisa Facebook uu ku leeyahay ayuu ku yidhi Sidan:

Read More »