Wararka

Daawo:Al Fanaan Mursal muuse Oo Soo Saaray Hees Cusub Ee Caashaqa dhabta

0 Visits: 2157 | Monday June 15, 2015 - 10:31:45
Al Fanaan Mursal muuse Oo Kamida Kooxda Xdigaha Geeska Ayaa Soo Saaray Hees Cusub Oo Lagu Macaabao Caashaqa dhabta

Read More »

Sepp Blatter Oo Laga Filaayo Inuu Ka Noqdo Go'aankiisa Iscasilaada Oo Uu Isku Soo Sharaxo Doorashada Cusub. Maxaa Sababay?

0 Visits: 1006 | Monday June 15, 2015 - 10:24:19
Sepp Blatter ayaa u furnaan kara suurtogalnimada inuu dib isagu soo sharaxo jagada madaxtinimada FIFA ee uu dhawaan iska casilay sida ay ogaatay BBC.

Read More »

Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliya Oo La Filayaa Inay Gaadhan Maanta Magaalada Dhuuso-mareeb Maxaase Sababay?

0 Monday June 15, 2015 - 10:02:07
Wararka laga helayo Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Somalia, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ay maanta ku Wajahan yihiin magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta Gobolka Galguduud oo ay toddobaadkii hore laga fara-maroojiyay gacanta Dawlada…

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Baanka Somaliland Ee Maagalada Laascanood Oo Bilaabay Diiri Galinta Shilinka Somaliland

0 Monday June 15, 2015 - 09:40:47
Laascanood(AFK)Maamulka Baanka Soamliland Qaybtiisa Magaalada Laascaanood Ayaa Bilaabaya Sidii Dadka Gobolka Sool U Isticmaali Lahaayeen Lacagta Somaliland Si Hoose Lagu Dhigo Sixir Braraka Ka Taagan Dalka

Read More »

Daawo:Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Booqday Beeralayda Deegaano Kaladuwan Oo Ka Tirsan Gobolka Awdal Kana Warbixiyey Socdaalkisa

0 Monday June 15, 2015 - 09:33:16
Borame(AFKA)Wasiirka wasaarada Beeraha Somaliland oo uu weheliyo Agaasimaha Guud iyo masuuliyiin katirsan wasaaradaasi ayaa kormeer balaadhan ku soo maray Beeralayda Deegaano ka tirsan Gobalada Galbeedka Somaliland, Waftigani ay horkacayeen Labada masuul ee ugu sareeya wasaarada Beeraha Somaliland ayaa…

Read More »

Daawo:Islaan Ciise Islaan Maxamed Oo Hadimo Sharafeed U Sameeyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

0 Monday June 15, 2015 - 09:01:26
Garoowe(AFKA)Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Kamid Madaxqadhameed Somaliland AyaaMaalmihi Ugu Danbeeysay Ku Sugnaa Magaalada Garoowe Ee Caasimad MaamulGoboeedka Puntland Waxaa Halkaas Kulamo Kal Duwan Kula Qaatay Madax Dhaqameedka Deegaanadaasi

Read More »

Daawo:Halyeeyada Hore Real Madrid Iyo Liverpool Oo XalayFooda Is Daray Yaase Guushu Raacday+Sawiro

0 Monday June 15, 2015 - 08:55:17
Madrid(AFKA)Halyeeyada Real Madrid ayaa ka soo kabsaday labo gool oo looga hormaray islamarkaana 4-2 ku garaacay halyeeyada Liverpool ciyaar xiiso laheyd oo xalayto ka dhacday Santiago Bernabeu.

Read More »

Kabtanka Mexico Rafael Marquez Oo Dhaawac Ku Seegi Doona Wareega Groupyada Copa America

0 Visits: 841 | Monday June 15, 2015 - 08:49:03
Xulka Mexico ayaa weynaya kabtankoodaRafael Marquez labada kulan ee ka haray wareega groupyada kadib markii halyeeygaan uu dhaawac soo gaary.

Read More »

"waannu jecelnahay in aannu dhiirigelino hannaanka wadahadalka, laakiin ..."Nickolas kay

0 Monday June 15, 2015 - 07:57:10
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Key, ayaa ka hadlay saamaynta dhinaca amaanka ee qaxootiga Yemen ku yeelan karo Somaliland iyo Soomaaliya. iyo wadahadaladi labada dal ee burburay

Read More »

Maayarka Caasimadda Oo Soo Dhawayn Marti-qaad Ah U Sameeyay Xubnihii Jaaliyada Cardiff.

0 Monday June 15, 2015 - 07:51:51
Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid [Soldtelco] ayaa Xaflad ballaadhan oo qado-sharafeed ah ku maamuusayey

Read More »

DAAWO:Suxufi Saciid Cagjar Oo Xaalad Xaafimaad Ugu Baxay Dalka Dibadiisa Ka Dib Wasaaradda Uu Ka Tirsan Yahay Iyo Solja Ay Ku Fashilmeen Taageeradiisa Caafimaad

0 Sunday June 14, 2015 - 18:26:03
Hargeysa(Afka)Suxufi Saciid Cagjar Oo Xaalad Xaafimaad Ugu Baxay Dalka Dibadiisa Ka Dib Markii Wasaaradda Uu Ka Tirsan Yahay Iyo Solja Ay Ku Fashilmeen Taageeradiisa Caafimaad

Read More »

Daawo Wasiiru Dawlaha Maaliyada Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedo Ay U Soo Jeediyeen Ganacsatada Xoolaha Dowlad Degaanka Somalida Itoobiya

0 Sunday June 14, 2015 - 18:18:38
asiiru Dawlaha Maaliyada Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedo Ay Ganacsatada Xoolaha Dowlad Degaanka Somalida Itoobiya U Soo Jeediyeen

Read More »

Kenya oo Amar ku bixisay inaan la Diiwaan-gelin karin Ardayda ka yimaada Somalia iyo Itoobiya

0 Sunday June 14, 2015 - 18:12:05
Dowladda Kenya ayaa Amar ku bixisay inaan la Diiwaan-gelin karin wixii hadda ka dambeeya Ardayda ka Tallaaba Xadka ay la Wadaagto Somalia iyo Itoobiya, iyadoo Arrintan lagu sheegay inay xiriir la leedahay Arrimaha Amniga dalka Kenya.

Read More »

Doon siday xoolo ganacsi ah oo ku gubatay Meel ku dhow Dekedda Magaalada Boosaaso

0 Visits: 572 | Sunday June 14, 2015 - 18:05:56
Bosaaso(AFKA)Dooni sidday in ka badan 1000 neef oo xoolo ah oo isugu jiray Lo' iyo Ari ayaa ku gubaytay Xeebaha Magaalada Boosaaso meel Afar Mayl u jirta dekedda Boosaaso. Doonidan waxaa iska lahaa Ganacsato dalka Iiraan u dhashay.

Read More »

Al-shabaab oo Weerartay Saldhig Millateri oo ku yaalla Deegaanka Lamu ee gobolka xeebta Kenya

0 Sunday June 14, 2015 - 18:01:18
Al-shabaab ayaa Weerar kale oo Khasaare Nafeed Geystay ku qaaday Gudaha dalka Kenya, iyadoo Xukuumadda Kenya ay sheegtay in in kabada 11-qof oo ka tirsan xoogagga Al-shabaab iyo labo askari oo ka tirsan millateriga Kenya ay ku geeriyoodeen weerarkaas oo ka dhacay Lamu oo ka tirsan deegaannada ku yaalla…

Read More »

Daawo Maxkamad Ku Taala Dalka Koofur Afrika Oo Soo Saartay Amar Madaxweyna Al-bashiir Ka Hor Istaagaya Inuu Dalkaasi Ka Baxo

0 Sunday June 14, 2015 - 17:37:02
Maxkamad ku taasha dalka Koofur Afrika ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo madaxweyna Al-bashiir ka hor istaagaya inuu dalkaasi ka baxo. Maxkamadda ayaa sheegtay in madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu dalkaasi joogo illaa go'aan laga gaaraayo dalabka ICC ee ah in lagu wareejiyo iyo inkale.

Read More »

Daawo Maxaa Ka Jira Khilaaf La Sheegay In Uu Soo Kala Dhexgalay Xildhibaan Nac Nac Iyo Madaxtooyada Muxuuse Kaga Jawaabay?

0 Visits: 637 | Sunday June 14, 2015 - 17:29:48
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Axmes Diiriye (Nac Nac) Ayaa Ka Hadlay khilaafaadLa Sheegay In Uu Soo Kala Dhexgalay Xildhibaanka Iyo Aqalak Madaxtooyada Somaliland

Read More »

Daawo: Maamulka Wasaarada Waxbarshada Ee Gobolka Togdheer Oo Xidhitaanka Sanad Dusgiyeedka Dugsiga Albayaan Ee Magaalada Burco Ka Qayb Galay

0 Sunday June 14, 2015 - 17:18:44
Burco(AFKA)Maamulka Wasaarada Waxbarshada Ee Gobolka Togdheer Oo Xidhitaanka Sanad Dusgiyeedka Dugsiga Albayaan Ee Magaalada Burco KaQayb Galay

Read More »

Daawo: "Madaxweynaha Waxaanu U Dirnay Warqad Saddex Bog Ah, Laakiin Ilaa Hadda Kama Soo Jawaabin" Sheekh Aaden Siiroā€¸

0 Sunday June 14, 2015 - 17:10:16
Sheikh Aaadn Siiro Ayaa Hadlay Warqada Uu Madaxweynaha Somalailand U dirayIsla Mrakaasna Waxa Shaaca Ka Qaaday In Uuna Wali Ka Soo Jawaabin Madaxweynuhu

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka Kana Warbixiyay Safarkii Ay Ku Tageen Imaaraadka Carabta.

0 Sunday June 14, 2015 - 17:01:49
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland AyaaDalak Dib Ugu Soo Laabatay Kana Hadlay Safarkii Madaxweynaha UuKu Tagay Dalka Imaaradka

Read More »