Wararka

Daawo:Kulankii Dhexmaray Daahir Rayaale Iyo Ciro, Muxuu Riyaale Ka Yidhi Kusoo Biiri Taankii Wadani?

0 Sunday June 14, 2015 - 16:35:02
Hargeysa(Afka)Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa ka hadlay xisbi inuu ku biiri doono iyo in kale,sidoo kalena ka hadlay waxyaalo kale oo badan.

Read More »

Daawo:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Kormeeray Kanwaanka casriga Ah Iyo Saylada Xoolaha Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

0 Sunday June 14, 2015 - 15:41:21
Burco(Afka)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Wasaarada Iyo Isku Duwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Ee Gobolka Tgdher Ayaa Si Wada Jira Ah U Soo Kormeeray Kanwaanka casriga Ah Iyo Saylada Xoolaha Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabatay Muxuuse Ka Hadlay?

0 Visits: 1315 | Sunday June 14, 2015 - 14:10:27
Hargeysa(AFKA)Madaxneynaha Somaliland Axxmed Siilanyo Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabatay Kadib Markii Uu Booqosho Ku Joogay Dalak Emaaradaka Carabta

Read More »

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Daahir Riyaale Kulan la Qaatay+Nuxurkii Ka Soo Baxay

0 Sunday June 14, 2015 - 14:03:31
Hargeysa(Afka)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka dareen caliyey raaligentii uu ka raaligaliyey Madaxweynihii hore Daahir Rayale Kaahin burburkii xisbiga UDUB.

Read More »

Isuduwaha W/Caafimaadka G/ Togdheer oo shaqadii ka joojiyey Maamulaha Cisbitaalka +Shaqaalihii Cisbitaalka oo ka gadooday iyo khilaafkii ugu adkaa oo ka dhex taagan wasaradda iyo cisbitalka

0 Visits: 1459 | Sunday June 14, 2015 - 11:53:43
Burco(AFKA)_Waxa Maalmahi Udanbayay Soo Ifbaxayay Khilaaf Baladhan Oo Ragaadiyay Maamulka Caafimadka Gobolka Togdheer Taasi Oo Samayn Baladhan Ku Yeeshay Geedi Socodka Cisbtaalka Guud Ee Magalada Burco,

Read More »

Manchester City Oo Suuqa Yurub Sicir Barar Ku Ridi Doonto Madaama Ay Lacago Waali Ah Ku Dooneyso Paul Pogba

0 Sunday June 14, 2015 - 11:44:47
Kooxda Man City ayaa qaaday talaabo ka dheer mida ay qaadi rabaan dhamaan kooxaha reer Yurub waxayna haatan Paul Pogba ku dooneysaa lacago waali ah.

Read More »

Daawo:Qaar Ka Mida Bulshawaynta kU Dhaqan Magalda Burco Oo Tageeray Waxqabadka Dawlada Hoose Ee Burco

0 Saturday June 13, 2015 - 23:30:37
Dadwayanahi Kale Gadisan ayaa Si Rasmiya ushaciyay Inay Tageersan Yahiin Waxqabadka Dawlada Hoose Isla Markaana ku amaanay sida Had iyo Jeer ay ugu Heelan yahiin Bulshadi soo Dooaratay

Read More »

Daawo:Habeenka Halkaraan iyo Hal Abuurada Hirgalay Oo Soo Marti Qaaday Laba Abwaan Oo Dhalinyara ah Oo Sugaantooda Hodanka Soo Bandhigay

0 Visits: 991 |
Munasibad Baladhan oo ay Soo Qabanqaabisay Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan Isla Markaana Lagu Magacdaray Habeenka Halkaraan iyo Hal abuurada Hirgalay ayaa Lagu Qabtay Magalada Burco

Read More »

Daawo: Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Somaliland oo Kormeer shaqo ku Tegey Fadhiisamada Ciidamada Qaranka ee Jiida Hore

0 Saturday June 13, 2015 - 16:55:57
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Ismaaciil Shaqale Oo kormeer Shaqo Ku Tagey fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ee Jiida Hore.

Read More »

Daawo: Ganacsatada Killika Shanaad oo ka cawday Dhac ay u geysteen Ganacsatada Xoolaha Ee Togdheer

0 Saturday June 13, 2015 - 16:44:30
Burco(Afka)Ganacsatada Xoolaha Somalida Itoobiya Oo Sheegtay In Ganacsade Reer Togdheer Ah Dhacay Xoolo Eedena U Jeediyey Wasiiru Dowlaaha Maaliyada

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Waramay Xaalada Guud Ee Gobolka Gaar Ahana Amniga

0 Saturday June 13, 2015 - 16:39:00
Hargeysa(Afka)Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Ayaa Ka Waramay Xaalada Guud Ee Gobolka Gaar Ahana Amniga isagoo Ku Shaaca Ka Qaaday In Gobolku Hada Jidka Horumarinta Cagta Saraaya

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Dalka Imaaraadka Carabta Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle,Baaqna U Diray Bulshada

0 Saturday June 13, 2015 - 16:34:11
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland Oo Dalka Imaaraadka Carabta Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle,Baaqna U Diray Bulshada

Read More »

Wasiir iska Casilay Xukuumadda Puntland iyo Khilaafkii ugu Adkaa oo ka Dhex Qarxay Madaxweynaha iyo Kuxigenkisa

0 Visits: 807 | Saturday June 13, 2015 - 16:12:43
Garoowe(Afka)Wasiirkii Cadaalada ee Maamul Goboleedka Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa goor dhaweyd kaga dhawaaqay magaalada Garoowe in uu iska casilay Jagada wasiirnimo ee uu ka hayey Maamulka Puntland.

Read More »

Jamaal Cali Xuseen Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Xiis Bare

0 Saturday June 13, 2015 - 16:08:32
Hargeysa (Afka) - Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa shacabka ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Suldaan Xiis Bare oo hargeysa ku geeriyooday.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Dhalinyarada ee HCTV oo lagu Martiqaaday 2da Hablood ee walaalaha ah ee Buugaagta ka qoray Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka

0 Saturday June 13, 2015 - 11:27:40
Najma Cumar Cashur iyo Nadiiha Cumar Cashuur ayaa ku martiya Barmaajika Dhalinyarada ee weriye Xayaad naleye, waxana ayka warramayaan Hankooda, Buugaagta ay qoreen iyo waxyaabo badan oo ay ku hammiyaan

Read More »

Man Utd Oo 40 Milyan Ku Dalbaneysa Harry Kane Xilli City Ay Qarashgareyneyso 150 Milyan Iyo Wararkii Kale Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Sabti Ah

0 Saturday June 13, 2015 - 11:08:45
Inkastoo wali aan daaha laga qaadin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, hadana waxaa jirta warar xan ah oo ay qoraan warbaahinta kubada cagta caalamka taasoo muujineysa in koox walba ay dadaal ugu jirto iney usii diyaar garowdo xagaaga soo aadan.

Read More »

Isreebreebka Qaramada Afrika Ee 2017 Ka Oo Bilowday: Jabuuti Oo In Ka Badan Nus Darsin Goolal Ah Looga Badiyay, Morocco Iyo Tunisia Oo Guulo Hor Leh Gaadhay.

0 Saturday June 13, 2015 - 11:02:50
Waxaa bilowday ciyaarihii isreebreebka Koobka Qaramada Afrika ee 2017, iyadoo kulankii ugu horeysay ay wada ciyaareen xulka Tunisia iyo xulka Jabuuti oo ku jira Group A.

Read More »

Suuqa Kala Iibsiga: Yaa Ka Tagay Yeyse Kooxdaada Lasoo Saxiixatay, Wax Ka Ogow Dhamaan Saxiixyada Ay Sameeyeen Kooxaha EPL-ka

0 Saturday June 13, 2015 - 10:57:22
Iyadoo wali si rasmi ah uusan u furmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, hadana waxaan jecleysanaya inaan idiin soo gudbino saxiixyada hirgalay ee ay sameeyeen kooxaha Ingiriiska.

Read More »

Daawo:Warbixin Daaha ka Rogtay Burburkii Xisbiga UDUB Halkii uu ka yimi iyo meeluhu salka ku hayey

0 Saturday June 13, 2015 - 10:13:02
Warbixin Tvga STAR ka diyaariyey Burburkii Xisbigaas UDUB iyo Madaxweyne Dahir rayale iyo cali warancade oo siyabo kala duwan ugahadlay Daawo

Read More »

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Xawaaladaha Ku Soo Rogay amarro cusub

0 Saturday June 13, 2015 - 10:04:11
Baanka dhexe ee Somaliland oo muddooyinkii u danbeeyay ku hawlana sidii kor loogu qaadi laha qiimaha lacagta dalku leeyahay,

Read More »