Wararka

DAAWO Dugsiga Faarax Omaar Ee Magaalada Burco Oo Xaflad Sagootin Ah U Qabtay Ardayda Ka Qalin Jabisay Dugsiga Faarax Omaar Sanad Dugsiyeedka 2014-2015

0 Friday June 12, 2015 - 14:22:43
Dugsiga Faarax Omaar Ee Magaalada Burco Oo Xaflad Sagootin Ah U Qabtay Ardayda Ka Qalin Jabisay Dugsiga Faarax Omaar Sanad Dugsiyeedka 2014-2015

Read More »

Daawo:Axmed Cabdi Muuse Oo Kamida Qurbo Joggta Gobolka Saaxil Oo Ku Wareejiyay Deeq Agabka Sportiga Maayirka Magaalada Berbera

0 Friday June 12, 2015 - 14:13:03
Axmed Cabdi Muuse Oo Kamida Qurbo Joggta Gobolka Saaxil Oo Ku Wareejiyay Deeq Agabka Sportiga Maayirka Magaalada Berbera

Read More »

Daawo:Buug Ka Hadlaya Arimaha Bulshada Oo Lagu Bandhigay Magaalada Berbera

0 Friday June 12, 2015 - 13:50:45
Buug Ka Hadlaya Arimaha Bulshada Oo Lagu Bandhigay Magaalada Berbera Ayaa Waxa Qayb Galay Maayirka Degmada Brebera Iyo Naadiga Akhriska

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Somaliand Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Iyo Sarif Layaasha Gobolka Sanaag Si Hoose Loogu Dhigo Sixir Bararka Dalka Ka Taagan

0 Friday June 12, 2015 - 13:23:05
Masuuliyiinta Baanka DHexe Ee Somaliand Oo Kulan La Qaatay Ganacsatada Iyo Sarif Layaasha Gob olka Sanaag Si Hoose Loogu Dhigo Sixir Bararka Dalka Ka Taagan

Read More »

Pogba, Sterling, Benzema, De Gea, Casillas & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta Oo Jimce Ah

0 Friday June 12, 2015 - 13:20:33
Wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayan jecelnahay inaan idiin soo koobno koox walba ayaana ku mashquulsan waqtigaan iney soo iibsato ciyaartoy si ay isugu diyaariso xagaaga soo aadan.

Read More »

Jaamacadda Adna Arday Ku Wareejisay Qalabka Lagaga Umiliyo Hoyooyinka Wakhtiga Foosha+Sawirada

0 Thursday June 11, 2015 - 16:00:16
Hargaysa(Afka)Jaamacadda Caalamiga Ah ee Adna Aadan Ismaaciil Ayaa Maanta Qalabka Lagaga umuliyo Hoyooyinka Xiliga Foosha ku wareejisay 40 Arday oo Muddo Baranayay Cilmiga Nursing.

Read More »

Daawo:Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Culimada Dalka Ku Wargalisay Inay U Diyaar Garoobaan Soo Dhawaynta Culimada Dhigooda Ah Ee Wadanka Yemen

0 Thursday June 11, 2015 - 15:57:05
Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Culimada Dalka Ku Wargalisay Inay U Diyaar Garoobaan Soo Dhawaynta Culimada Dhigooda Ah Ee Wadanka Yemen

Read More »

Daawo;Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Safarka Madaxwayne Siilaanyo Ee Dubai Ku Sifeeyay Mid Guul Ah

0 Thursday June 11, 2015 - 15:20:38
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ayaa Safarki Madaxweynaha Somaliland Ku Tagay Dubai Ku Tilmaamay Guul

Read More »

Daaawo:Burco Imtixaankii Shihaadiga Ah Oo La Soo Gabagabeeyey Guud Ahaan Gobolka Togdheer

0 Visits: 588 | Thursday June 11, 2015 - 14:32:39
Burco(AFKA)Wasiiru Dawlaha Wasaarada Waxbarashada Somaliland Maamulka Gobolka Togdheer Kan Degmada Burco Ayaa Si Rasmi Ah Shaaca Ugu Qaaday In La Soo Xidhay Imtixaankii Shahaadiga Ah Ee Ka Socday Gobolka Togdheer

Read More »

Wasiirka Caddalada iyo Taliyaha Booliska oo u Digey kana Hadlay Dad magacyadoo ku isticmaala Baraha internetka ee Facebook

0 Thursday June 11, 2015 - 12:05:18
Wasiirka caddaalada Xuseen Axmed Caydiid ayaa ka digay in loo nisbeeyo aflagaadooyin lagu faafiyay sanduuq Facebook ah oo si been abuur ah

Read More »

Daawo" Dahir Rayaale oo Xaal ka siiyey Madaxweynekuxigenkisi iyo Jamal ali Hussein Xisbigi UDUB ee uu ku warejiyey Cali warancade, isago Warancade ku tilmaamay mid anu hankiisu wasiir dhaafsanayn

0 Thursday June 11, 2015 - 11:59:12
Madxweynihii Hore Ee Soomaliland Md: Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Maanta Kusoo Laabtay Dalka.kana hadlay xaaladda siyaasadeed ee Dalka

Read More »

Daawo:Kulan Balaadhan Oo Lagaga Hadlayay Socodsiinta Lacagta Somaliland Oo Lagu Qabtay Boorama

0 Thursday June 11, 2015 - 11:39:28
Wafti uu horkacaayo Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Ganacsiga Somaliland, Mud. Bashiir Cabdi Xariir oo u weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland, oo...

Read More »

Daawo Marwo Faadumo Siciid Oo Shaaca Ka Qaaday Sababaha Ay Ku Dooratay Xisbiga WADANI

0 Thursday June 11, 2015 - 11:32:58
Taageerayaasha Xisbiga Wadani laantiisa Ottawa ayaa xaflad aad u qiimo badan ugu sameeyay Horel Sheraton Marwo Faadumo Siciid oo ah la taliyaha arrimaha siyaasadda ee guddomiyaha xisbiga Waddani, waxay ku dheeraatay cadaalad darrada ka jirta xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamoud Siilaanyo,

Read More »

Daawo:Maxkamada Rafcaanka G/Awdal Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Dhalinyaro Falal Amaan Daro Ah Ka Sameeyay Borama

0 Thursday June 11, 2015 - 11:25:05
Borama(AFKA) – Maxkamada Rafcaanka Gobalada Awdal iyo Salal ayaa maanta xukuno kaladuwan ku riday kooxo dhalinyara oo uu sheegay inay falal amaan daro ah ka rideen magaalada Boorama, xukunadani uu maanta ku riday dhalinyaradani ayaa ahaa kuwa uu u eegaayay khaladaadka iyo falalka ay dhalintani ku…

Read More »

Guddiga Farsamada Shirka Cadaado Iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliya oo Eedeyn Baaladhan Loo Jeediyay

0 Thursday June 11, 2015 - 11:12:29
Cadaado(Afka)Ergooyinka ka Qayb-galaya Shirka Cadaado ka socda ayaa ku eedeeyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Farsamada shirka inay marin-habaabinayaan shirka maamulka loogu dhisayo Gobollada Mudug iyo Galguduud.

Read More »

"Iska Iibiya Sterling Waad Heleysaan Badalkiisa"Michael Owen

0 Thursday June 11, 2015 - 11:06:15
Halyeeygii hore Liverpool Michael Owen ayaa kooxdisii hore kula taliyay iney iska iibiyaan Raheem Sterling una sheegay in badalkiisa la heli karo.

Read More »

Hordhac: Chile vs Ecuador: Tartanka Copa America Oo Caawa Saqda Dhexe Ka Furmi Doona Dalka Chile

0 Thursday June 11, 2015 - 10:06:13
Caawa saqda dhexe xiliga Geeska Afrika waxaa magaalada Santiago ee caasimada u ah dalka Chile si rasmi ah uga furmi doona Koobka Copa America kaas oo ay u tahay markiisii 44-aad oo la qabto taariikhda waxaana nasiib u yeeshay iney kulanka furitaaka iska hor yimaadaan caawa xulalka Chile iyo Ecuador.

Read More »

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo Soo Gebogabeeyey Socdaalkiisii Maraykanka, Berri jimcahana ka soo Degi Doona Madaarka Caasimadda

0 Thursday June 11, 2015 - 09:29:36
Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Sulaybaan Dhuxul, oo in muddo ah socdaal ku marayey qaarada North America ayaa ku soo jeeda caasimada Somaliland ee Hargeysa maalinta Jimcaha ee bisha June 12-keeda.

Read More »

Kenya: Macalimiin kufsi kula kacay Ardaydii ay waxbarayeen oo Shaqadii laga Caydhiyey.

0 Thursday June 11, 2015 - 09:09:48
Dowlada Kenya ayaa shaqada ka eriday 126 macalin kadib markii lagu helay faro xumeyn ay u geysteen arday wax ka baranaysay dugsiyo ku yaal dalka Kenya.

Read More »

"Anagu beesha caalamka ayaanu dhinac la nahay dagaalka Yemen ka socda, hore mawqifkayaga waanu u caddaynay laakiin...."Cukuse

0 Thursday June 11, 2015 - 08:43:26
Xukumadda Somaliland ayaa beenisay warar soo baxayay oo sheegayay inay qayb ka qaadanayso dagaalka ka socda waddanka Yemen.

Read More »