Wararka

wakiilka Qaramada Midoobay oo cambaareeyay Weerar lagu qaaday Gaadhi ay lahayd Qaramada Midoobay Magaalada garoowe

0 Monday April 20, 2015 - 17:16:39
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia danjire Nicholas Kay ayaa si aad ah u cambaareeyay weerarka gaari ay QM lahayd maanta lagula beegaday magaalada Garoowe; weerarkaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan

Read More »

Safaaradda S/land ee Adis-ababa Oo Markii U Horaysay Yeelatay Xafiis U Qalma Oo Casri Ah Iyo Nuxurka Qorshe Cusub Oo Loo Sameeyey Nidaamkii Uu U Shaqayn Jiray

0 Monday April 20, 2015 - 13:08:10
Xafiiska safaaradda Somaliland ee magaaladda Adis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia ayaa ka guuray xaruntii ay hore u deganayd, taas oo loo raray dhisme ka haboon oo ay u dhan yihiin dhamaan adeegyadii looga baahnaa ka safaraad ahaan.

Read More »

Midawga Yurub oo Cadaadis lagu saaray inay si Naxariisle ula dhaqmaan Tahriibeyaasha

0 Monday April 20, 2015 - 11:17:04
Hoggamiyayasha qaarada Yurub ayaa wajahaaya cadaadis looga dalbanaaya in ay badalaan sida ay ula tacalaan xaaladda muhajiriinta ku qulqulaya badda Mediterranean-ka kadib markii doon waday boqolaal qof ay ku degtay xeebta dalka Liibiya.

Read More »

WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Magaalada Garoowe Ee Gobalka Nugaal+Sawiro

0 Visits: 833 | Monday April 20, 2015 - 10:35:02
Garoowe(BTN)Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax dhawaqiisa lagamaqalay guud ahaan magaaladaasi.

Read More »

Taliska guud ee ciidamada AMISOM oo xaqiijisay in sadex Askari looga dilay dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose

0 Monday April 20, 2015 - 10:27:24
Taliska guud ee ciidamada AMSIOM ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay xoogag ka tirsan Al-shabaab ay ku qaaday maanta kolonyo gaadiid ah oo ay ciidamadoodu wateen.

Read More »

Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Mr Duur.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:55:21
Halkan ka daawo waraysi xiiso badan oo lala yeeshay wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo uu kaga hadlay arrimo badan.

Read More »

Daawo:Ardayda Dugsiga Hablaha Ee Al-irshaad Oo Deeq Gaadhsiiyey Xarunta SAHAN Ee Hargeysa

0 Sunday April 19, 2015 - 22:52:28
Maamulka Xarunta SAHAN ee lagu dabiibo dadka qaba xanuunnada dhimirka ku dhaca ayaa maanta deeq kala duwan ka guddoomay ardayda Dugsiga Al-irshaad ee Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo halkaasi u tagey inay deeqdaasi gaadhsiiyaan isla-markaana soo arkaan habka loo xaneeyo dadka xanuunsanaya.

Read More »

Daawo:Shirka Arrimaha Amaanka Lagaga Hadlo Oo Ethiopia Ka Furmay Iyo Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Qayb Galay.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:49:40
Waxa magaalada Bahardaar ee dalkaasi Ethiopia ka furmay shirka lagaga hadlo arrimaha amaanka ee Afrika ee lagu magcaabo Tana Forum ,waxaana ka qayb galay madaxweyneyaal kala duwan iyo wufuud kale oo ay Somaliland-na ku jirto.

Read More »

Daawo : Haweenka Danyarta ah Burco Ee ka Ganacsada Khudrada Oo Dhigay Banaanbax ay Kaga Soo Horjedaan Sixir Bararka Dolarka

0 Sunday April 19, 2015 - 22:45:44
Haweenka Danyarta ah Burco Ee ka Ganacsada Khudrada Oo Dhigay Banaanbax ay Kaga Soo Horjedaan Sixir Bararka Dolarka

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliya Oo Kulan La Qaatay Wafti Maraykan Ah.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:42:39
Wasiirka arrimaha dibada ee Somaliya ayaa la kulmay wafti ka socday dawlada dalkaasi Maraykanka,sidoo kalena kulan la qaatay dhigiisa dalka Kenya.

Read More »

Daawo:Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Beeniyay In Ay Fadhiisteen Mishiinadii Lagu Samayn Jiray Baasaabooradu

0 Sunday April 19, 2015 - 22:38:42
Taliyaha Laanta Socdaalka Jamuuriyadda Somaliland,Md. Maxamed Yuusuf Canbaro,ayaa meesha ka saaray warar maalmihii ugu danbeeyay ay Warabaahinta guduhu daabacaysay oo daaranaa inuu gubtay Server-kii lagu samaynayay Passprt-ka ee cusub ee E-Passapor.

Read More »

Daawo: Wasaaradaha Warfaafinta Iyo Maaliyada Somaliland Oo Kawada Hadlay Olaha Dalkhli Kordhinta

0 Sunday April 19, 2015 - 22:36:51
Wasaaradaha Warfaafinta Iyo Maaliyada Somaliland Oo Kawada Hadlay Olaha Dalkhli Kordhinta

Read More »

Daawo: Wasaaradda Maaliyadda Iyo Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Si Wada Jir Ah U Iclaamiyay In Lacagaha Shilinka Somaliland Wax Lagu Kale Ibsanayo

0 Sunday April 19, 2015 - 22:32:22
kulan ay Maanta Xarunta Baanka dhexe ee Somaliland iyo ku yeesheen Wasaaradda Maaliyadda,madaxda Baanka dhexe ee Somaliland iyo Saraakiil ka socday Shiradaha Telesom iyo Dahabshiil,Gacanacsata waaweyn ee Dalka iyo Sariflayaasha ayaa waxa laysla qaatay in Lacagaha laysu xawilo loo badalo Lacagta Somaliland.

Read More »

WarDeg Deg ah:Dooni Siday 700 Qof oo Muhaajiriin ah oo Doonayay inay Gaaraan Yurub Ayaa Xalay ku Dagtay Xeebta Libya.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:30:19
Dooni siday 700 oo muhaajiriin ah oo doonayay inay gaaraan Yurub ayaa xalay ku dagtay xeebta Libya.Saraakiisha ayaa sheegay in 28 qof oo kaliya la soo bad-baadiyay, intii kalena laga cabsi qabo inay ku dhinteen xeebta Libya oo 193 km dhinaca koonfureed kaga toosan jaziiradda Lempedusa ee dalka Talyaaniga.

Read More »

Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Doorashooyinka, Qisaastii La Fuliyay Iyo Qodabo Kale

0 Sunday April 19, 2015 - 22:26:07
Wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryeyta xukuumadii Daahir Riyaale, sida oo kalena ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Siyaasi Siciid Sulub Maxamed, ayaa si adag uga hadlay iib la sheegay in Dekada magaalada Barbera laga iibinaayo shirkad dib-u-dhis iyo casriyeyn ku samaynaysa, waxaana uu…

Read More »

Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo Xukuumadda Ku Taageeray Go'aanki Qisaasta Gacan Ku Dhiiglayaasha.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:22:04
Fadhigan Maanta oo uu shir-gudoominayay Gudoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida Md. Siciid Jaamac Cali,ayaa cod aqalabiyad ah Goluhu ku taageeray Go'aankaas Xukuumadda Somaliland.

Read More »

Daawo:Qaxoonti Reer Yemen Ah Oo Tiradoodu Gaadhayso 250 Oo Berbera Soo Gaadhey.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:12:37
Qaxoonti Reer Yemen Ah Oo Tiradoodu Gaadhayso 250 Oo Berbera Soo Gaadhey.

Read More »

Xukumada Somaliland oO Si Cad Ubeenayay In La Ibinaayo Dekada Berbera

0 Sunday April 19, 2015 - 22:12:15
Xukuumada Somaliland Oo Dhawaaq Dheer Ku Beeniysay Inay Iibinayso Dakada Magaalad Berbera

Read More »

Daawo:Guddida Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Ka Hadlay Qisaastii Dawladu Ku Fulisay Gacan Ku Dhiigleyashii Dilka U Xidhnaa,Kana Jawaabay Hadalkii Reer Yurub.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:05:33
)Guddida xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qisaastii ay dawlada Somaliland ku fulisay dadkii gacan ku dhiigleyaasha ahaa ee hore maxkamaduhu dilka ugu xukumeen,sidoo kalena ka jawaabay hadalkii kasoo yeedhay midawga Yurub.

Read More »

Xarakada Al-shaab Oo Weerar Jidgooyo Ah Ku Qaaday AMISOM.

0 Sunday April 19, 2015 - 22:05:01
Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM ayaa maanta barqadii lagu weeraray agagaarka deegaanka Yaaqbariweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo khasaaraha ka dhashay weerarkan.

Read More »