Wararka

Daawo Afkashacabka Tv Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Cambaareeyay Xadhiga Laba Xildhibaan Oo Kamid Ah Xildhibaanada Boorama Oo Ku Xidhan Xabsiga Mandheera

0 Visits: 511 | Monday January 12, 2015 - 15:46:01
Berbera(Afkashacabka.com) Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Cambaareeyay Xadhiga Laba Xildhibaan Oo Kamid Ah Xildhibaanada Boorama Oo Ku Xidhan Xabsiga Mandheera

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO SAAKA KA BAAQDAY SAFAR UU KU TAGI LAHAA JIDKA DAWGA CAD EE WAQOOYIGA HARGEYSA

0 Visits: 637 | Monday January 12, 2015 - 15:46:01
Berbera(afkashacabka.com) Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa ka baaqday safar uu u xadhiga kaga jari lahaa oo uu ku tagi lahaa Jidka Dawga-cad ee waqooyiga Hargeysa.

Read More »

Golaha Guurtida dood Mudaneyaashu ka yeesheen Dhaqaalaha dalka Dawladdana Dhaliilay.

0 Visits: 680 | Monday January 12, 2015 - 15:42:23
Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland ee Isniinta, ayaa ku saabsanaa dood Mudaneyaashu ka yeesheen Dhaqaalaha dalka, waxaana badiba mudaneyaasha dooda ka qayb qaatay sheegeen in Dhaqaalaha Bulshadu hooseeyo islamarkaana Ganacsatadu siday doonto ka yeesho, Xukumadduna doorkeedii xakamaynta gabtay.

Read More »

Daawo Sida Loo Diyaariyay Masraxa Xaflada Ballon d'Or Ee Caawa Iyo Qaban Qaabada Oo Socota.

0 Visits: 985 | Monday January 12, 2015 - 15:34:26
Qaban qaabada xaflada Ballon d'Or ayaa haatan ka socota magaalada Zurich ee dalka Switzerland iyadoo xiddigaha kubada cagta caalamka ay ka soo kala safrayaan daafaaha dunida islamarkaana ay imaanayaan magaalada qurxoon ee dalka Switzerland.

Read More »

"wali madaxweynuhu warqad Uu Ku Dalbanaayo Mudo Kordhin Dheerada namay soo gaadhin "Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida

0 Visits: 625 | Monday January 12, 2015 - 15:28:42
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guurtida Somaliland Mudane Siciid Jaamac Cali, ayaa sheegay inaanay jirin Warqad Muddo kordhin Xukumadda loo sameeyo ku salaysan oo soo gaadhay.

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Xoghayha War-Faafinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii IGAD ,

0 Visits: 867 | Monday January 12, 2015 - 15:22:03
Daawo Afkashacbka Tv Xoghayha War-Faafinta Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii IGAD ,

Read More »

Baro Sida Looga Faaidaysto Waqtiga Aad Firaaqo Leedahay!

0 Visits: 1324 | Monday January 12, 2015 - 11:02:27
Dhibaatooyinka ugu badan ee ay ka cawdaan dhalinyarada xilligan nool ayaa waxa kamid ah firaaqada ama waqtiga banaan kasoo hadha waqtigooda, waana dhib haysta in badan oo kamid ah cirroole iyo caruurba, waayo waqtigan banaani waxa uu dadka qaar u noqdaa nimco oo waxay yaqaanaan sida looga faaidaysto,…

Read More »

Akhri: Liiska Magacyada Golaha Wasiirrada Xukumadda Raisulwasaare Sharmarke

0 Visits: 1064 | Monday January 12, 2015 - 09:23:57
Ra'isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiiradda Ee Xukuumadiisa.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo Dhaqan Galiyey Xeerka Xakamaynta AIDSKA

0 Visits: 692 | Monday January 12, 2015 - 09:07:06
Warsaxaafadeed uu ku saxeexna Afhayeenka Madaxtooyadu ayaa lagu Sheegay in Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu dhaqan Galiyey Xeerka gudida komishanka Xakamaynta AIDSKa Xeer Lr. 67/2014.

Read More »

Daawo:Abwaan Axmed Aw Geeddi oo Soo Bookhday Rugta Kutubta ee Berbera iyo Is Xogwaraysigii Dhex Maray Hal Abuuro uu halkaas kula kulmay

0 Visits: 1000 | Monday January 12, 2015 - 08:19:29
Abwaan Axmed Aw Geedi oo maanta Rugta Kutubta Ee Berbera Public Library kula kulmay dhalinyaro Hal-abuur ah oo ka tirsan Naadiga akhristayaasha Ee Berbera Readers Club.

Read More »

Raisulwasaarekuxigenka Somalia iyo Xubno kale oo Wasiiro ah oo kasoo jeeda Somaliland oo ku jira Xukumada Cusub ee Somalia

0 Visits: 1075 | Monday January 12, 2015 - 08:01:37
Raysal Wasaaraha Somalia Cumar cabdirashiid Cali sharmarke Ayaa Xalay Saq Badhkii ku dhawaaqay Xubnaha Golahiisa wasiirada Xukumadda cusub ee uu hogaamin Doono.

Read More »

Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL Oo Ka Bilawday Magaalada Boosaso Bixinta Adeegyada Shirkadda

0 Visits: 1428 | Monday January 12, 2015 - 07:57:23
Shirkadda isgaadhssinta ugu balaandhan geeska afrika ee SOMTEL ayaa magaalada Boosaaso waxaa maalintii labaad ka socota qaadashada kaararka shirkada SOMTEL iyo ...

Read More »

Proff. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Jaamacadda ADMAS + Sawirro

0 Visits: 809 | Monday January 12, 2015 - 07:51:00
Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqoontiisa nin dunida caalamku qadariyaan ayaa khudbad qiimo badan oo la xidhiidha...

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa ee Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com 11-01-2015

0 Visits: 754 | Sunday January 11, 2015 - 23:29:07
waxana Soo Jeedinayaa Wariye Cabdirisaaq Koronto

Read More »

Daawo Afkashacabka TV Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda oo Shaaciyey inuu U sharaxan yahay Doorashada Golaha wakiilada ee 2015

0 Visits: 644 | Sunday January 11, 2015 - 21:49:07
Daawo Afkashacabka TV Abwaan Axmed Cabdilaahi Axda oo Shaaciyey inuu U sharaxan yahay Doorashada Golaha wakiilada ee 2015

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Wafti ka Socda Dalka Sweden oo Maanta Booqday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa

0 Visits: 960 | Sunday January 11, 2015 - 21:35:47
Wafti ka Socda Dalka Sweden oo Booqday Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Fasaxday Wargayska Hubaal

0 Visits: 612 | Sunday January 11, 2015 - 21:31:44
Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Fasaxday Wargayska Hubaal

Read More »

Jabuuti Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Shirkii IGAD Ee Muqdisho Lagu Qabtay.

0 Visits: 707 | Sunday January 11, 2015 - 21:30:58
Magaalada Muqdisho waxa shalay lagu soo gebagabeeyay shirkii aan caadiga ahayn ee 53aad ee wasiirrada arrimaha dibedda ee wadammada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD.

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Jamaal Cali Xuseen oo ka Hadlay Shirkii IGAD dhaliilna u Jeediyay Xukuumadda Somaliland

0 Visits: 706 | Sunday January 11, 2015 - 21:24:50
Daawo Afkashacbka Tv Jamaal Cali Xuseen oo ka Hadlay Shirkii IGAD dhaliilna u Jeediyay Xukuumadda Somaliland

Read More »

Daawo Afkashaacbka Tv Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Shacabka U Cadayso Qorshaha Wada Hadalada Somaliya

0 Visits: 704 | Sunday January 11, 2015 - 21:17:30
Daawo Afkashaacbka Tv Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile Oo Xukuumada Ugu Baaqay Inay Shacabka U Cadayso Qorshaha Wada Hadalada Somaliya

Read More »