Wararka

Manchester City Iyo Chelsea Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Gooldhaliyaha 2014 Ee Premier League Wilfried Bony

0 Visits: 1003 | Wednesday December 31, 2014 - 12:43:44
Manchester United ayaa ku warantay iney la xiriirtay kooxda Swansea City si ugala hadasho saxiixa weeraryahanka reer Ivory Coast Wilfried Bony. Arintaan ayaa ka dambeysay kadib markii ay dhaawacyo soo gaareen sadexdii weerar ee ay kooxda heysatay Aguero, Dzeko iyo Jovetic

Read More »

Ac Milan Oo Arsenal & Liverpool Ku Wargalisay Qiimaha Ay Ku Iibsan Karaan El Shaarawy

0 Visits: 1039 | Wednesday December 31, 2014 - 12:39:40
Daily Express ayaa shaacisay in kooxda Milan ay markaan u ogolaaneyso xidigeeda da'da yar El Shaarawy inuu ka tago kooxda waxeyna markaan u gudbisay qiimaha xidigaan kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo si ba'an u doonaya.

Read More »

Daawo Telefishanka Dawladda Jamhuuriyadda Jibouti, Oo Warbixin Ka Diyaariyay Heshiiska Dawlada Iyo Mucaaridka

0 Visits: 683 | Wednesday December 31, 2014 - 12:30:53
Daawo Telefishanka Dawladda Jamhuuriyadda Jibouti, Oo Warbixin Ka Diyaariyay Heshiiska Dawlada Iyo Mucaaridka

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyihii Jaaliyada Somalida Dalka Imaardka Carabta Oo Magaalada Cajmaan Lagu Aasay Maanta

0 Visits: 586 | Wednesday December 31, 2014 - 12:26:15
Daawo Gudoomiyihii Jaaliyada Somalida Dalka Imaardka Carabta Oo Magaalada Cajmaan Lagu Aasay Maanta

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Wararkii U Danbeeyay Ciidamadda Indonesia Oo Badda Ka Soo Saaray Meydadka Dadkii Saarnaa Diyaaradii La Waayay Iyo Maraykanka Oo Diray Markab Dagaal

0 Visits: 607 | Wednesday December 31, 2014 - 12:17:40
Ciidamada sama-ta-bixinta ee dalka Indonesia, ee baadi-goobka ugu jiray diyaaradii ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha ee AirAsia, ee siday 162-ka qof, ayaa helay oo soo ka soo saaray xeebaha biyaha badda ee Borneo, ee Jasiiradda Java, meydadka iyo burbur-ka hadhaan ah badda dul sabaynaya, iyada qaraabadii…

Read More »

Madaxii Aminyaadka Kooxda Al-shabaab Oo La Dilay

0 Visits: 796 | Wednesday December 31, 2014 - 12:11:28
Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd sheegtay in la dilay Taliyihii Guutada Amniyaatka iyo Sirdoonka ee Al-Shabab oo magaciisa lagu sheegay Cabdishakur Tahliil.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Shirkada Telesom oo Xarun Ka Furtay Jaamacadda Hargaysa

0 Visits: 574 | Wednesday December 31, 2014 - 12:09:11
Daawo Shirkada Telesom oo Xarun Ka Furtay Jaamacadda Hargaysa

Read More »

Ururka Dhakhaatiirta Somaliland Oo Soo Gabogabeeyay Tababar Socday 10 Maalmood

0 Visits: 698 | Wednesday December 31, 2014 - 09:17:02
Ururka Dhakhaatiirta Somaliland waxa uu maalintii doraad tababar u soo xidhay dhakhaatiir ka kala socotay Gobollada Awdal, Gabilay, Saaxil iyo maroodi-jeex.

Read More »

Dhegayso:Culimada Gobolka Togdheer oo ka Digay Dabaaldegga Sannadka Cusub ee 2015 Kana Jeediyey Muxaadaro Qiimo Badan

0 Visits: 898 | Wednesday December 31, 2014 - 09:09:45
Sh, Mawliid oo ka mid ah Culimada Gobolka Togdheer ayaa ka Digay Dabaaldegga Sannadka Cusub ee 2015 Kana Jeediyey Muxaadaro Qiimo Badan

Read More »

Daawo Berbera Oo Lagu Qabtay Kulan Lagu Dardar Galinaayo Arimaha Diwaangalinta Oo Gobolkaa Ka socda

0 Visits: 595 | Tuesday December 30, 2014 - 23:27:35
erbera Oo Lagu Qabtay Kulan Lagu Dardar Galinaayo Arimaha Diwaangalinta Oo Gobolkaa Ka socda

Read More »

Daawo :Xisbiga Kulmiye Cidina Kama Awood Badna Ee Culayska Ayaa Ku Batay" Cabillaahi Cukuse

0 Visits: 613 | Tuesday December 30, 2014 - 23:21:08
Xisbiga KULMIYE Cidina Kama Awood Badna Ee Culayska Ayaa Ku Batay" Cabillaahi Cukuse

Read More »

Daawo Muqaal :Wasiirka Caafimaadka Oo Xurun Caafimaad U Dhagax-dhigay Tuulada Cali Ciise

0 Visits: 639 | Tuesday December 30, 2014 - 23:20:36
Wasiirka Caafimaadka Oo Xurun Caafimaad U Dhagax-dhigay Tuulada Cali Ciise

Read More »

Daawo Muqaal:Shirkadda Telesom Oo Xarun Ka Furatay Jaamacadda Hargeysa

0 Visits: 595 | Tuesday December 30, 2014 - 23:15:26
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo ka mid ah shirkadaha laga leeyahay Dalkan JSL ayaa Xarun isgaadhsiineed ka dhex furtay Xarunta Jaamacadda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland.

Read More »

Daaw Afkashacbka Tv Munasibad Baladhan oo Loo Samayay Tageerayaal ku Soo Biiray Xisbiga Ucid

0 Visits: 681 | Tuesday December 30, 2014 - 20:28:08
Daawo Munasibad Baladhan oo Loo Samayay Tageerayaal ku Soo Biiray Xisbiga Ucid

Read More »

Daawo Aas Qaran Oo Hargaysa Loogu Sameeyay Xoghayihii Hore Ee SOLJA Marxuum Maxamed Rashiid.

0 Visits: 815 | Tuesday December 30, 2014 - 19:46:28
Xoghayhii Hore ee ururka SOLJA, Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Faarax, ayaa aas qaran loogu sameeyay Magaalada Hargaysa, Marxuumka oo maydkiisa laga soo qaaday dalka Kenya, Aaskii qaran ee loo sameeyay

Read More »

Daawo AFkashacabka Tv Wasiirada Arrimaha Gudaha Iyo Boosaha Oo Ka Warbxiyay Xaalada Gobolka AWDAL.

0 Visits: 606 | Tuesday December 30, 2014 - 19:39:05
Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland, Mud. Cali Maxamed Warancadde, oo uu weheliyo Wasiirka Boosaha iyo Is gaadhsiinta Somaliland, ayaa ka warbxiyay xaalada Ammaan ee Gobolka Awdal.

Read More »

C/weli Gaas oo Sheegay in ay weli wadaan Howlgallo ka Dhan ah Al-shabaab

0 Visits: 1066 | Tuesday December 30, 2014 - 19:36:54
Madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ciidamada Puntland ka wadaan buuraha galgala iyo hareeraheeda.

Read More »

Dalka Itoobiya Oo Daraasad Ku Samaynaaya Sidii Uu Dekeda Saylac U Adeeg San Laha.

0 Visits: 589 | Tuesday December 30, 2014 - 19:30:27
Wasiiro-dawlaha gaadiidka iyo isgaadhsiinta ee Itoobiya, Getachew Mengeste, ayaa shaaca ka qaaday in dakiisu uu adeegsan doono dekadaha Suudan si uu wax dibada ugula soo dego. Wasiirka ayaa intaa ku daray, in dekadaha Suudan uu dalkiisu wax ka dhoofsan jirey wixii markii hore. Getachew ayaa sheegay…

Read More »

War Dag-Dag Ah:-Diyaaradii Air-Asia Ee La Waayey Oo La Helay Iyo Tirada Dhimashada Dadkii Saarnaa

0 Visits: 809 | Tuesday December 30, 2014 - 17:49:22
Ciidamada bada ee Indonesia oo baadi goobayey diyaaradii AirAsia ee la waayey ayaa sheegay in maanta oo Salaasa ah la helay qeyb kamid ah hadhaagii diyaaradaasi iyo weliba meydad. 40 meyd ayaa laga helay bada jasiirada Java ee dalka Indonesia sida ay xaqiijiyeen maanta guddiga qaabilsan baadi-goobka…

Read More »

Munasibad Baladhan oo Lagu Soo Dhawaynay Tagarayaal Ku Soo Biray Xisbiga Mucaradka ee Ucid Oo Lagu Qabtay Hotel Cigaal Ee Magalada Burco +Sawiro

0 Visits: 921 | Tuesday December 30, 2014 - 16:54:14
Munasibadini ayaa waxa Kasoo Qayb Galay Gudomiyiha Xisbiga Mucaradka ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe .Gudomiyaha Saddaxad ee Xisiga Ucid Mujahid Cali Guray Madaxa Xidhidhka Gobolada ee Xisbiga Ucid C/qani Ibraahin Salaf Masulinta Heer Goboe lee Xibiga Ucid ,Cuqaal, Waxgarad .Dhalinyaro ,Haween iyo Marti…

Read More »