Wararka

"Meel Kasta Waxaan Ka Maqlayaa Qabiil, Qabiil ….. Sanad Ka Hor Ayaan Idinku Idhi Meeshaa Galbeedka Xumad Baa Ka Soo Socota.." Proff Samatar

0 Visits: 673 | Tuesday December 30, 2014 - 09:05:28
Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar oo shalay ku soo laabtay wadanka ayaa habeenkii xalay hadal ka jeediyey xarunta dhaqanka ee Hargeysa (Hargeisa Cultural Center), kaasi oo uu kaga hadlayey horumarka iyo dhaqanka.

Read More »

Diyaaradaha Maraykanka Oo Duqeyn La Eegtay Sarkaal Ka Mid Ah Al-shabaab Oo Ku Sugnaa Gobalka Jubada Dhexe

0 Visits: 726 | Tuesday December 30, 2014 - 09:02:50
Wakaaladda wararka ee France press waxa ay baahisay war ay ka soo xigatay golaha Kongareeska Maraykanka kaa oo sheegaya in duqeyn dhanka hawada ah Isnintii shalay ahayd lagu ba tilmaameedsaday Hogamaamiye ka tirsan Xarakada Al-shabaab meel u dhaw Degmada Saakow ee Gobalka Jubada Dhexe

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wasiirka Caafimaadka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Booqday Gobolka Daad-maadheedh

0 Visits: 629 | Tuesday December 30, 2014 - 08:55:19
DAAWO:Wasiirka Caafimaadka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Booqday Gobolka Daad-maadheedh

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Badhasaabka Gobolka Badhan Oo Kormeer Kusoo Maray Degmooyinka Gobolkaas

0 Visits: 591 | Tuesday December 30, 2014 - 08:49:09
Badhasaabka Gobolka Badhan Oo Kormeer Kusoo Maray Degmooyinka Gobolkaas

Read More »

SOOMAALIYA & Masar Oo Ku Heshiiyey Iskaashi Ah DFhexmaray

0 Visits: 704 | Tuesday December 30, 2014 - 08:42:05
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxwaynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Masar, Jen. C/fataax Al-siisi, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Masar ee magaalada Qaahira.

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa munaasibad Ballaadhan ku soo Bandhigay Riwaayad aad u Qiimo badnayd oo ay jilayeen Koox la yidhaa Dhaqan Dhowr oo Ka timi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

0 Visits: 1021 | Monday December 29, 2014 - 20:21:11
Riwaayadaasi oo ahayd wacyigelin Dadka soomaalida ah lagaga wacyigelinayey Jeclaysiga afafka iyo dhaqanada qalaad, laguna jeclaysiinayey Dhaqankooda iyo afkooda oo ay soo alliftay ama curisay Abwaan Yaasmiin Maxmed Kaahin ayaa Lagu Soo Bandhigay Barxadda Sare ee Jaamacadd Addis University

Read More »

Maareeyaha Hay'adda Wadooyinka Oo Ka Hadlay Wax Qabadkisii Sanadka 2014. Iyo Dhismaha Wadada Ceerigaabo

0 Visits: 737 | Monday December 29, 2014 - 18:24:55
Maareeyaha Hay'addaHorumarinta Wadooyinka Ee Somaliland Pro. Xasan Cali Cismaan Oo Xafiiskiisa ugu waramaayay qaar kamida warbaahinta Dawliga ah, ayaa waxa uu faahafaahin ka bixiyay waxqabdka sanadka gebo-gebada ku dhow ee 2014-ka,

Read More »

Maydadka Askar AMISOM Ah Oo Al-shabaab Ku Laysay Weerarkii Xalane Oo Laga Daad-gureeyay Muqdisho

0 Visits: 622 | Monday December 29, 2014 - 18:19:13
Wasiirka gaashaandhigga Uganda ayaa ku tilmaamay askarta maydadkooda dib loogu celiyay Kampala inay ka mid ahaayeen geesiyaashooda joogay Somalia, kuwaasoo lagu dilay weerar ay Al-shabaab ku qaaday xarunta AMISOM ee Soomaaliya xilli loo dabaal-dagayay ciidda masiixiga.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv"Waan shakiyey uun markii aan arkay sida ay warbaahintu u dhigeen" Wasiirka Wax barashada Somaliland .

0 Visits: 625 | Monday December 29, 2014 - 18:11:47
Guddida daba galka iyo ilaalinta hantida qaranka somaliland, ayaa maanta soo gula joojiyey wasiirka wax barashada iyo tacliinta sare oo cabasho ka muujisay warbixintii ay ka soo saareen gobolada dalka ee ay sameeyeen

Read More »

R-Afkashacabka Dhagayso Wariyasha ka Howl-Gala Magaladda Burco Oo Tacsi u Diray Qoyskii iyo Qarabadii Uu ka Baxay Xoghayihii Hore Ururka Solja Maxamed Rashiid

0 Visits: 700 | Monday December 29, 2014 - 17:31:44
R-Afkashacabka Wariyasha ka Howl-Gala Magaladda Burco Oo Tacsi u Diray Qoyskii iyo Qarabadii Uu ka Baxay Xoghayihii Hore Ururka Solja Maxamed Rashiid

Read More »

Warsaxaafadeed:- Madasha Dhaqanka Iyo Dhalinyarada Somaliland Waxay Baaq U Diraysaa Dalada Dhalinyara Ee Sonyo

0 Visits: 714 | Monday December 29, 2014 - 16:47:14
War Saxaafadeed Kasoo Baxay Madasha Dhaqanka Iyo Dhalinrada Somaliland (Mdd) Ee U Dooda Xuquuqda Dhaliyarada Kana Hadasha Masiirka Iyo Waaqaca Dhabta Ah Ee Dhalinta Somaliland Ayaa Maanta Warsaxaafadeed Ka Soo BaxayWaxaa Ay DhaleecayUsoo Jeedisay Dalada Dhalinyarada Ee Sonyo Taas Oo Sida LaguSheegay…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Cabdi Good Abees Oo Badka Soo Dhigay Hees Fanaanka Qaadaya Uu Feedho Qaawan Yahay

0 Visits: 906 | Monday December 29, 2014 - 16:38:01
Daawo Cabdi Good Abees Oo Badka Soo Dhigay Hees Fanaanka Qaadaya Uu Feedho Qaawan Yahay

Read More »

Wasiirka Caddaalada Maamulka Goboleedka Puntland oo Sheegey in Maxaabiis Xabsi Laga Siidaayay

0 Visits: 673 | Monday December 29, 2014 - 16:36:20
Wasiirka Caddaalada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame oo shalay ka hadlayay madasha la xisaabtanka xukuumadda Puntland ayaa sheegey in xabsi ku yaala Garoowe ay kasii daayeen maxaabiis badan, kuwaasi oo loo heystey dambiyo kala duwan.

Read More »

Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland Ee Saaka Oo Kooram La'aan U Furmi Waayay iyo Hanjabaada Baashe Maxamed Faarax

0 Visits: 678 | Monday December 29, 2014 - 16:08:50
Fadhigii Maanta Ee Golaha wakiilada somaliland Oo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha 1aad Baashe Maxamed Faarax Ayaa Kooram La'aan u Furmi Waayay. Waxa uu sheegay in Xildhibaanada Saxeexay Buuga Xaadiriska ee Fadhiga Ka maqan Ay Talaabo ka qaadi Doonaan,Kuna Qaadi Doonan Xeer Hoosaadka golaha wakiilada.…

Read More »

Meydka Wadaad Muslim Ah Oo Laga Helay Magaalada Embu Ee Dalka Kenya

0 Visits: 598 | Monday December 29, 2014 - 16:03:56
Wadaad lagu magacaabayay Maxamed Cali Kheyr ayaa meydkiisa laga helay Magaalada Embu oo qiyaastii 120 Kiilo Mitir dhanka Waqooyi bari kaga beegan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Read More »

Wasiiro Booqday Fanaanka Weyn Ee Maxamed Axmed Kuluc Oo Hargaysa Ku Xanuun Sanaaya.

0 Visits: 1444 | Monday December 29, 2014 - 16:01:51
Xubno isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saxaafadda ayaa booqday Fanaanka weyn ee Maxamed Axmed Kuluc, oo hadda ku xanuun sanaaya Magaalada Hargaysa.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Koob lagu Taageerayey Musharaxnimad Madaxweyne siilaanyo Oo Ka Furmay Magaalada Berbera

0 Visits: 751 | Monday December 29, 2014 - 15:52:59
Koobkan lagu Taageerayo Murashaxnimada Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka furmay Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada berbera

Read More »

Badbaado Loo Samaynayo Markab Dab ku Qabsaday Dalka Giriiga

0 Visits: 733 | Monday December 29, 2014 - 15:39:28
Giriiga ayaa samaynaya gurmad badan si loo badbaadiyo afar boqol iyo lixdan qof oo saarnaa markab dab uu qabsaday waqooyiga jasiiradda Corfu.

Read More »

Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo Heshiis Kala Saxiixdey (Akhriso Qodobada)

0 Visits: 654 | Monday December 29, 2014 - 15:28:16
Waxaa maanta magaalada Kismaayo dib oga laabtay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaasi oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogey halkaasi, isaga oo wadahadal la yeeshey maamulka Jubbaland. Wadahadalka kadib ayay dhinacyada kala saxiixdeen heshiis…

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Xalka AWDAL Kuna Baaqay Doorashoyin Aan Dib U Dhicin

0 Visits: 587 | Monday December 29, 2014 - 15:19:29
Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu hayo Qorshe nabadeed oo lagu soo afjari karo Xiisadda Gobolka Awdal ka taagan, si ay suuro gal u noqoto in dalka Doorasho laga qabto. Eng Faysal waxa kale oo uu Guurtida u soo jeediyay inay faraha ka laabtaan muddo…

Read More »