Wararka

Midowga Afrika oo Maanta Soo Dhaweeyay Magacaabista Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

0 Visits: 608 | Thursday December 18, 2014 - 21:24:52
Danjire Sidikhu, waxa uu sheegay in Magacabista Cumar Cabdirashiid ay tahay Talaabo kale oo wanaagsan oo ay hore u qaaday Soomaaliya.

Read More »

Daawo: Kulan Lagaga Hadlaayay Mashariicda U Hirgalay Wasaaradda Qorshaynta Iyo Higsiga Cusub Oo Hargaysa Lagu Qabtay.

0 Visits: 533 | Thursday December 18, 2014 - 21:22:10
Kulan lagaga hadlaayay qorshaayasha cusub iyo mashariicda u hirgalay Wasaarada Qorshaynta Qaranka, ayaa lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Kulan kaas oo lagu soo bandhigay qorshayaal badan

Read More »

Daawo Afkshacabka Tv Shirweynihii Jaamacada Golis Somaliland Ayaa Maanta Lagu soo Gaba gabeeyey Magaalada burco

0 Visits: 601 | Thursday December 18, 2014 - 20:06:51
Daawo Shirweynihii Jaamacada Golis Somaliland Ayaa Maanta Lagu soo Gaba gabeeyey Magaalada burco

Read More »

Chief Caaqilka Cilmi Caaqil Jibriil Oo Maanta Lagu caleemo Saaray Magaalada Burco Daawo Sawirada

0 Visits: 1414 | Thursday December 18, 2014 - 17:15:56
Munasibad Lagu Caleemo Saarayay Chief Caaqil Cilmi Caaqil Jibriin Xaaji Ibraahim Ayaa Ka Qabsoontay Hoteel Ramad ee Magalada Burco Munasibadani ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Agaasimaha Guud ee Wasarada Beeraha , Badhasabka Gobolka Togdheer ,Xogahayaha Gobolka Cuqaal,Waxagarad Saladin, aqoonyahayn, Haween…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Taageerayaashii Ugu Tirada Badnaa Ee Gobolka Saaxil Kaga Biira Xisbiga Wadani Iyo Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Ballaadhan U Qabtay

0 Visits: 534 | Thursday December 18, 2014 - 15:02:09
Berbera(afkashacabka.com) Taageerayaashii Ugu Tirada Badnaa Ee Gobolka Saaxil Kaga Biira Xisbiga Wadani Iyo Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Ballaadhan U Qabtay

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo Diray Shacabka Reer Qadar Oo Maanta U Dabaal Degaya Maalinta Qaranimadooda

0 Thursday December 18, 2014 - 13:35:50
Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo Diray Shacabka Reer Qadar Oo Maanta U Dabaal Degaya Maalinta Qaranimadooda

Read More »

Waa Sidee Xaalada Gobolka Awdal Saaka iyo Filashada Socdaalka Madaxweyne Kuxigeenka

0 Thursday December 18, 2014 - 13:35:50
Waa Sidee Xaalada Gobolka Awdal Saaka iyo Filashada Socdaalka Madaxweyne Kuxigeenka

Read More »

DAAWO: TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA SOMALILAND OO KORMEER KU TAGAY XABSIGA DHEXE EE CEERIGAABO;

0 Visits: 514 | Thursday December 18, 2014 - 10:49:49
Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Xabsiga Dhexe Ee Ceerigaabo;

Read More »

TAAGEERE BRAZIL U DHASHAY OO DACWAD KU SOO OOGAY NEYMAR;

0 Visits: 1182 | Thursday December 18, 2014 - 10:38:56
Mid ka mid ah taageerayaasha kooxda Sao Paulo ee dalka Brazil ayaa dacwad ku soo oogay kabtanka Brazil iyo kooxda Barcelona Neymar;

Read More »

DAAWO: WAA MARKII UGU HOREYSAY EE MAGAALADA SEYLAC LASOO GAADH-SIIYO QALABKA BIYO GALINTA;

0 Visits: 569 | Thursday December 18, 2014 - 10:23:32
Waa Markii Ugu Horeysay Ee Magaalada SEYLAC Lasoo Gaadh-siiyo Qalabka Biyo Galinta;

Read More »

Daawo: Weftigii u hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL ee ku Maqnaa Kenya iyo Itobiya oo Dalka Dib ugu Soo laabtay kana hadlay Safarkoodii

0 Visits: 790 | Thursday December 18, 2014 - 08:52:38
Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Cali Maxmed Warancadde, Wasiirka Arrimaha Debedda Maxmed Bixi yonis iyoTaliyaha Nabadsugidda Somaliland oo shalay ka doo Degey Madaarka Cigaal ayaa faahfaahiyey Nuxurka Kulamo ay la yeesheen Saraakiil Caalami ah oo ay kulmeen Itobiya iyo Kenya

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Komishanka Qaranka JSL ee Dhowaan la Doortay oo Markii u horeysay Warbaahinta La hadlay, Muxu Yidhi?

0 Visits: 622 | Thursday December 18, 2014 - 08:32:48
Guddomiyaha iyo Xubnihii kale ee Komishankiisa oo Dalka Dib ugu soo laabtay Kadib Tababar ay ku soo qaateen Nairobi, waxana guddomiyaha Warbaahintu ku boobtay Su'aalo

Read More »

"Anigu Wasiir Qaran baan ahay, ma ihi Wasiir beeleed, dalkana waxaan u imid in .." Wasir M.Bixi Yonis

0 Visits: 1181 | Thursday December 18, 2014 - 08:22:59
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka jawaabay Odayaal Dhowaan Beeleeyey Murashaxnimadiisa,

Read More »

Daawo: Xildhibaan Mubarik Bidhi oo Buugaag Qiimo Badan ku wareejiyey Jamacadda Gollis

0 Visits: 613 | Thursday December 18, 2014 - 08:06:05
Xildhibaanka ayaa Buugtan ku wareejiyey mar ay shir ku qabsadeen Hotel City palaza ee magaalada Burco, shirkaas oo lagaga hadlayey Qorshaha horumarka ee jamacadda gollis 2015- 2020

Read More »

"Qof kasta oo Soomaali ah waa inuu ogaado nabad iyo horumar inaanan lagu gaadhin si fudud.." Madaxweyne Xasan Sheekh

0 Visits: 883 | Thursday December 18, 2014 - 07:58:56
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii u magacaabay xilka ra'iisul wasaaraha cusub ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, kaasoo beddeli doona ra'iisul wasaarihii hore, C/weli Sheekh Axmed Maxamed. wuxu...

Read More »

Somaliland Oo Daboolka Ka Qaaday In Ay Soo Qabteen Doonyo Iyo Bad-maaxyo Shisheeye

0 Visits: 716 | Wednesday December 17, 2014 - 22:43:46
Taliyaha Ciidamadda Illaalada Xeebaha Jamhuuriyada Somaliland, Admiral Axmed Aw Cismaan,

Read More »

Jaaliyadda Somaliland Iyo Wakiilka Norwey Oo Furtay Xafiis Wada Jir Ay Ugu Shaqayn Doonaan.

0 Visits: 652 | Wednesday December 17, 2014 - 22:36:08
Xafiiska Wakiilka JSL ee Dalka Nowey iyo Xafiiska Jaaliyadda ayaa markii ugu horaysay ku midoobay adeegsiga xarun keliya oo xafiis u noqon doonta, talaabadan oo waxweyn ka taraysa sidii ay umadda reer Somaliland ee Wadankaasi ku dhaqan ugu gorgortami lahaayeen codadkooda xiliga doorashada.

Read More »

Daawo:Madaxdhaqamedka Gobolka Awdal Oo Taageeray Qadiyadda Somaliland iyo Aqoonyahankea Gobolkas oo ku Bugaadiyey

0 Visits: 708 | Wednesday December 17, 2014 - 22:32:01
Salaadiinta gobolka Awdal ayaa shir jiraa'id oo ay maanta ku qabteen magaalada Borame ku taageeray qadiyadda jiritaanka Somaliland iyaga oo sidoo kalena fariin u diray dhiggooda magaalada Buuhoodle. iyadoo Aqoonyahnka iyo Waxgaradka Gobolkaasina ku Bogaadiyey Tallaabada Madaxdhaqamedka Gobolkasi…

Read More »

R-Afkashacabka Curyaamiintii Maalmahan Banaanbaxyada Dhigayay oo Gargaar Loo Qeybiyey

0 Visits: 692 | Wednesday December 17, 2014 - 19:50:38
Iyada oo dhawaanahan ay banaanbaxyo joogto ah dhigayeen curyaamiinta Soomaaliyeed iyaga oo ka cabanayay daryeel xumo iyo in gargaarkii loosoo dhiibey aanan lasoo gaarsiinin ayaa maanta 3 kun oo ka mid ah curyaamiinta waxaa loo qeybiyey raashiin isugu jira bur iyo sokor. Waxaa raashiinka qeybisey wasaaradda…

Read More »

Sooyaalka Taarikheed Ra'isulwasaare Somaliya Cumar Cabdirishiid Cali Sharma'arke

0 Visits: 887 | Wednesday December 17, 2014 - 19:12:10
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra'isulwasaare u magacaabay Cumar Abdirashid Cali Sharma'arke kadib 10 maalmood oo uu ka fiirsanayay cidda uu xilkani u magacaabayo. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke waxaa dhalay Madaxweynihii 2-aad ee dalka Soomaaliya xukunka kasoo qabtay,…

Read More »