Wararka

Daawo:Wasiirka Wasarada Dulista iyo Hawada Oo Soo Kormeeray Goroonka Borama Kanaa Hadlay Caqabaha Ku Xeeran

0 Visits: 697 | Saturday December 13, 2014 - 22:24:47
Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Oo Soo Kormeeray Garoonka kana Waramay Carqabadaha hor Taagan Shaqaynta Garoonka Diyaaradaha Boorama

Read More »

Daawo Xisbiga Ucid Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dalada Sonyo Waraysi Gaara Oo Caynabanews Uu Siiyay Xoghayaha Warfaafinta Ucid

0 Visits: 730 | Saturday December 13, 2014 - 21:03:48
Xisbiga Ucid Oo Kalsoonidii Kala Noqday Dalada Sonyo Waraysi Gaara Oo Caynabanews Uu Siiyay Xoghayaha Warfaafinta Ucid

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Gudida Dhaqalaha Golaha Wakiiladu Muxuu Ka Yidhi Miisaaniyada Qaranka ee Hortaala Golaha Wakiilada

0 Visits: 629 | Saturday December 13, 2014 - 20:58:59
Gudoomiyaha Gudida Dhaqalaha Golaha Wakiilada Oo Ka Warbixiyay Miisaaniyadda Qaranka

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama

0 Visits: 563 | Saturday December 13, 2014 - 20:55:15
Magalada Borama Oo si Baladhan Lagu Soo Dhawayay Badhasbka Gobolka Awdan

Read More »

Daawo Muqaal Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyay Xubno Ku Soo Biiray Kana Soo Baxay Xisbiga Wadani

0 Visits: 560 | Saturday December 13, 2014 - 20:50:34
Xubnahani oo Kasoo Gostay Xisbiga Wadani ayaa Usoo Diga rogtay XIsbil Xaakimka Kulmiye

Read More »

Guddoomiyihii WADDANI Ee Degmada Sheekh Oo Is-casilay

0 Visits: 686 | Saturday December 13, 2014 - 20:45:36
Guddoomiyihii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray) ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayey xisbigaasi.

Read More »

Sii Hayaha Xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalada Ka Dhacay Galgaduud

0 Visits: 560 | Saturday December 13, 2014 - 20:40:46
Maanta ma qaadan karno colaad cusub hada bilaabato, dadka walaalaha maanta colaada dhex martay waxaa codsaneynaa oo aan u soo jeedineynaa

Read More »

Daawo :"Waxaanu U Aragnaa inay Xukumaddu Xaalad Abuur Ka Waddo Gobolka Awdal Ciidanka halasoo Qaado " Xildhibaan Buubaa

0 Visits: 666 | Saturday December 13, 2014 - 20:36:09
Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa sheegay in Xisbigoodu u Arko inay Xukumaddu Carqaladaynayso Gobolka Awdal

Read More »

Daawo: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Abaal Marino Guddoonsiiyay Xubno Kala Duwan.

0 Visits: 644 | Saturday December 13, 2014 - 20:28:05
Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada.

Read More »

Fuaad Aaden Cadde Oo Ka Hadlay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Kuna Taliyay In Nabad Lagu Raadiyo Dadka Wax Tabanaya

0 Visits: 812 | Saturday December 13, 2014 - 20:23:43
La Taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Barri ee Somaliland Fu'aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya , waxaanu tilmaamay in mar walba Somaliya ka warwareegayso in lala hadlo oo qadiyada iyo madax banaanida Somaliland lagala hadalo, waxaanu xusay in haddii si toos ah loola…

Read More »

BORAMA: Dibad-bax Maanta Lagu Taageeray Suldaan Fallaagoobay Iyo Rasaas Dhacday + DAAWO

0 Visits: 689 | Saturday December 13, 2014 - 20:17:38
Magaalada Borama ayaa waxa maanta ka dhacay dibad-bax socday muddo kooban, kaasi oo ay dhigeen dhallinyaro la soo abaabulay

Read More »

Dad Badan oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 649 | Saturday December 13, 2014 - 17:34:29
Illaa 9 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen deegaanka Ceel Cadde oo qiyaastii 75 kiilo mitir u jirta magaalada Baladweyne, sida uu kusoo waramayo wariyaheena gobolka Hiiraan Khaalid Ilkacase. Ciise-Diin Sheekh oo ka mid ah mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ee ku…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ka Warbixiyey Safar Ay Kaga Qayb Galeen Xuska Qoomiyadaha Dalka Ethiopia Iyo Masuuliyiin Ay Kulamo La Qaateen

0 Visits: 773 | Saturday December 13, 2014 - 17:30:00
Daawo gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ka Warbixiyey Safar Ay Kaga Qayb Galeen Xuska Qoomiyadaha Dalka Ethiopia Iyo Masuuliyiin Ay Kulamo La Qaateen

Read More »

Saadaasha Mark Lawrenson Ee Kulamada Horyaalka Premier League Ee Todobaadkan

0 Visits: 973 | Saturday December 13, 2014 - 17:26:09
Khabiirka Kubada Cagta ee BBC Mark Lawrenson ayaa soo bandhigay saadaashiisa kulamada isbuucaan ee horyaalka Premier League. Mark Lawrenson oo 80maadkii u soo ciyaaray Liverpool iyo kooxaha Ireland ayaa haatan qabiir isboorti ka ah BBC waxaana uu sidoo kale tabiyaa ciyaaraha Premier League

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Guddoonka Maroodijeex oo La Shiray Iskaashatada Gaadiidka Iskorogooyinka

0 Visits: 505 | Saturday December 13, 2014 - 17:16:25
Daawo Afkashacabka Tv Guddoonka Maroodijeex oo La Shiray Iskaashatada Gaadiidka Iskorogooyinka

Read More »

Wasiirka Arimaha Debadda Somaliland Iyo Taliyaha Ciidamadda Qaranka Oo Safar Shaqo Ku Tegay Wadanka Ethiopia.

0 Visits: 1039 | Saturday December 13, 2014 - 17:09:53
Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale, ayaa dalka Itoobiya u tagay sidii Ethiopia ay ugala hadli lahaayeen Suldaanka reer Somaliland siiba Gobolka Awdal oo dhawaan Maleeshiyo ku Urursaday Xadka Somaliland iyo Ethiopia…

Read More »

Man City Oo Doonaysa Inay La Soo Wareegto Papiss Cisse.

0 Visits: 966 | Saturday December 13, 2014 - 17:05:05
Kooxda Man City ayaa baadi goob ugu jirta laacib u buuxin kara booska weerar yahankoodii ree Argentina Sergio Aguero oo dhaawac ku maqnaan doona ku dhawaad bil iyo bar.

Read More »

DaawoAfkashacabka Tv Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Ka yeeshay Nabadgelyada

0 Visits: 526 | Saturday December 13, 2014 - 16:56:27
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Ka yeeshay Nabadgelyada

Read More »

Chelsea Oo Heshiis Cusub Ku Abaalmarinaysa Eden Hazard.

0 Visits: 1249 | Saturday December 13, 2014 - 16:47:12
Eden Hazard ayaa ku jira qaab ciyaareed kiisii ugu fiicnaa xiliciyaareed kan taas oo keentay in Chelsea ay u soo bandhigto heshiis cusub oo qaali ah. Daily Express ayaa sheegtay in tababare Jose Mourinho uu daaha ka rogay in Eden Hazard uu kooxda u saxiixi doono heshiis cusub maalmaha nagu soo aadan.…

Read More »

Hudheel China Ku Yaala Oo Qiimo Dhimis U Sameeyey Ragga Buuran Iyo Dumarka Dhuuban, Sababtu Maxay Tahay?

0 Visits: 831 | Saturday December 13, 2014 - 16:40:44
Hudheel wax laga cuno oo ku yaala Shiinaha ayaa bilaabay in uu qiimo dhimis u sameeyo raga wax ka cuna ee aadka u buuran, sidoo kale hudheelkani waxa uu qiimo dhimis taa la mid ah u sameeyey dumarka aadka u dhuuban ee hudheelka wax ka cuna.

Read More »