Wararka

Saadaasha Mark Lawrenson Ee Kulamada Horyaalka Premier League Ee Todobaadkan.

0 Visits: 1080 | Saturday November 22, 2014 - 10:38:40
Qabiirka ciyaaraha ee BBC Mark Lawrenson ayaa soo bandhigay saadaashiisa kulamada Todobaadkan ee horyaalka Premier League.

Read More »

Mourinho Oo Si Adag U Beeniyay Inuu Petr Cech Chelsea Ka Codsaday Inuu Kooxda Ka Tago Bisha January

0 Visits: 1667 | Saturday November 22, 2014 - 10:34:59
Tababaraha kooxda Chelsea ee Jose Mourinho ayaa si adag uga hadlay inuu goolhaye Petr Cech kooxdiisa ka dalbaday inuu ka tago bisha January. wararka qaar ayaa sheegayay in kooxda Arsenal loo sheegay inay ku iibsan karto Cech lacag dhan 7 milyan oo gini isla markaana ay tartan kala kulmayso kooxaha Liverpool…

Read More »

Khubadarada Sadaalisa Horyaalada Yurub Oo Chelsea U Sadaaliyay Hanashada EPL Xili Cayaareedkan

0 Visits: 1073 | Saturday November 22, 2014 - 10:31:27
Inkastoo horyaalka England 11-kulan oo la ciyaaray hadana khuburada ku xeel dheer saadalinta horyaalada Yurub ayaa isku raaceen in xili cayaareedkan kooxda Chelsea ay si awood ku dheehan ku qaadi doonto Premiership-ka England.

Read More »

Hordhac: SS Lazio vs Juventus – Bianconerri Oo Dooneysa Iney Dheereysato Hogaanka Serie A-da

0 Visits: 1045 | Saturday November 22, 2014 - 10:19:10
Kooxda SS Lazio ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa hogaamiyayaasha horyaalka ahna difaacdayaasha Serie A-da Juventus xili kooxda ka dhisan caasimadda ay dooneyso iney kasoo kabato guuldaradii kasoo gaartay Empoli todobaadkii ugu dambeeyay horyaalka talyaaniga.

Read More »

Manuel Pellegrini Oo Cadeeyay In Kompany Iyo Lampard Ay Taam Yihiin Kulanka Manchester City Ay La Ciyaari Doonto Swansea City

0 Visits: 833 | Saturday November 22, 2014 - 10:15:44
Tababaraha kooxda Man City ee Manuel Pellegrini ayaa cadeeyay in kabtanka kooxdiisa ee Vincent Kompany iyo Franck Lampard inay diyaar u yihiin kulanka ay City la ciyaari doonto kooxda Swansea City.

Read More »

Real Madrid Oo cadaysay in Zinedine Zidane laga qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay maxkamada ciyaaraha Spain Ee ACS.

0 Visits: 1118 | Saturday November 22, 2014 - 10:11:13
Kooxda Real Madrid ayaa cadaysay in Zinedine Zidane laga qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay maxkamada ciyaaraha Spain ee ACS.Zidane ayaa loo ogolaaday inuu iska wato hawlihiisa kooxda Real Madrid B, kadib markii maanta ay maxkamadaasi sidaa go'aamisay.

Read More »

Hordhac: Maxaa Kala Qabsan Doona Maanta Kooxaha Arsenal Iyo Manchester United?

0 Visits: 870 | Saturday November 22, 2014 - 10:07:13
Inkastoo kulanka Arsenal iyo Man United uu san xiiso u laheyn sidii uu berri ahaan jiray, hadana waxaa weli laga filanayaa kulan xamaasad badan oo ay labada kooxoodba ku doonayaan inay ku hagaajiyaan xilli ciyaareedkooda oo ay qaab hooseeya ku bilowdeen xilli ciyaareedkan.

Read More »

Hordhac: Chelsea v West Brom – Blues Oo Hamineysay Inay Sii Dheereysato Hogaanka Horyaalka.

0 Visits: 1054 | Saturday November 22, 2014 - 10:01:49
Chelsea ayaa laga filan karaa inay sii xajisato hogaankeeda horyaalka madaama ay heysato koox awood badan oo ku adag garoonkooda.

Read More »

Hordhac: Man City v Swansea – Pellegrini Oo Doonaya Inuu Wax Ka Bedelo Nasiibka Kooxdiisa.

0 Visits: 1084 | Saturday November 22, 2014 - 09:55:24
Kulanka: Man City v Swansea Garoonka:Etihad Staidum Waqtiga:6pm Saacada Geeska Afrika (SGA) Manchester City ayaa rajeyneysa in fasaxii ciyaaraha caalamiga uu u keeno nasiib madaama ay si xun ku bilowdeen xilli ciyaareedkan.

Read More »

JAAMACADDA CAMUUD OO DILLA KA BILOWDAY BARNAAMIJ BULSHADDA LAGU WACYIGELINAYO BARASHADDA SHARCIGA;

0 Visits: 797 | Saturday November 22, 2014 - 09:25:32
Gudoomiyaha Jaamacada Camuud Prof.Saleebana Amed Guuleed, ayaa xadhig ka jaray barnaamij u jeedadiisu tahay ku dhaqanka sharciga,

Read More »

Midowga Afrika oo xil u magacaabay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Debedda iyo Ganacsiga Somaliland

0 Visits: 770 | Saturday November 22, 2014 - 09:10:21
Ururadda Midawga Yurub iyo Midawga Afrika ayaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cummar u magacaabay khabiir (Senior Diplomat) kala taliya xalinta khilaafaadka siyaasiga ah ee ka aloosan waddamada qaaraddda Afrika,

Read More »

Waa Kuwee Xildhibanada Golaha Deeganka Dagmada Burco Ee Sida Dayaxa Uga Dhex Muuqaday Maxaadse Kala Socota Waxqabad Kooda Qormo Taxane ah WQ: Abdala abuxanifa

0 Visits: 836 | Saturday November 22, 2014 - 08:44:10
Waxaan aad iyo aad u hambalyaynayaa xildhibanada golaha deegaanka dagmada burco runtii waxaan maanta diirada saarayaa qaar ka mid ah xildhibanada aniga oo dhinac kasta ka eegaya arimaha loo doortay iyo kaalinta ay ku dhex leeyihiin bulshada soo dooratay ,

Read More »

Daawo Muqaal: Qaybta 3aad Waraysi Xiise Badan oo Sahra Axmed Jaamac Waayaheediii Faneed ka warramayso

0 Visits: 898 | Friday November 21, 2014 - 14:31:20
Qaybta 3aad Waraysi Xiise Badan oo Sahra Axmed Jaamac Waayaheediii Faneed ka warramayso

Read More »

Daawo : Warbixin Xiso Badan Oo Laga Diyariyay Qasrigii Casaa..By Wariye Xuseen Kurdi

0 Visits: 880 | Friday November 21, 2014 - 14:21:55
Muqaalkani waa Muqaal Xiiso Badani Ku Dugan Yhaiin Kaas Oo Laga Diyaariyaya Guriga Cas

Read More »

Marakiibta Waa Weyn Ee Dalxiiska Oo Shaciyay Inay Rakaabkooda U Diyaarinayaan Khadka Internetka Oo Joogto Ah.

0 Visits: 943 | Friday November 21, 2014 - 14:16:32
Marka ay dadku safrayaan wey jeclaan lahaayeen in ay adeegsadaan adeega Internetka si fariimahooda ay ula wadaagaan caalamka kale ama ugu yaraan ay si wanaagsan daqiiqad daqiiqad ula socodsiiyaan halka ay marayaan dadka ay jecelyihiin ama xiiseeyaan la hadalkooda.

Read More »

War-saxaafadeed: Warshadda Warqadaha Ee AADCO

0 Visits: 949 | Friday November 21, 2014 - 12:45:05
Maalintii Sabtida bishii kow iyo tobonaad (November), ayaa khuburo farsamo yaqaano ah oo ka socda shirkada AADCO oo ay kormeerayaan khubaro kale oo farsamayaqaano ka yimi dalka Shangahay, Shiinaha, ayaa waxa ay si wada jir ah ugu wada guulaysteen cilad saarida iyo tijaabinta habsami usocodka iyo rikibida…

Read More »

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Qabtey Doonyo Si Sharci Daro Ku Soo Galay Xuduudka Badda Iyo Wasiir Ka Hadlay Ciqaabta la Marinayo

0 Visits: 797 | Friday November 21, 2014 - 12:33:51
Ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland, ayaa toddobaadkii dhamaaday gacanta ku soo dhigay doonyo faro badan, kuwaasi oo si sharci daro ah u soo galay xuduudka biyaha Somaliland.

Read More »

Luis Suarez Oo Doonaya In Steven Gerrard Uu Waayihiisa Ciyaareed Ku Dhamaysto Liverpool

0 Visits: 1116 | Friday November 21, 2014 - 12:27:21
Weerar yahankii hore ee kooxda Liverpoor ee Luis Suarez ayaa aaminsan in kabtanka kooxda Liverpool ee Steven Gerrard uu waayihiisa ciyaareed ku dhamasyto kooxdiisa Reds, isagoo sababta ku sheegay in Gerrard oo kooxda qayb ka yahay.

Read More »

Daawo: Si Dhaqso Ah Ayaanu U Keenaynaa Baddalka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka" Xoghayaha Dhalinyarada Ee Xisbiga UCID

0 Visits: 648 | Friday November 21, 2014 - 12:21:16
Waxan dadwaynaha Ushacanyaa inaan wax Xildhiabano Wadani an Jirin

Read More »

Nicholas Kay Oo Diiday Inuu Raaligelin Kabixiyo Eedayn Uu Hore Ugu Jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya

0 Visits: 679 | Friday November 21, 2014 - 12:18:58
Waxaa uu ahaa kulan lagu eegayay muddo sanad ah wixii ka qabsoomay yaboohii bulshada caalamka in ay maalgaliyaan qorshayaasha dowladda ee nabad iyo dal dhiska Soomaaliya.

Read More »