Wararka

Madax-dhaqameedkaIyo Cuqashi Ka Socday Konfurta Somaliya Oo Maanta Gaadhay Boorama

0 Visits: 828 | Sunday May 11, 2014 - 20:30:17
Magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal, ayaa waxa maanta gaadhay Odayaal dhaqameedka ka socda Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Qayb Cusub Oo Lagu Kordhinayo Cisbitaalka TB-da Ee Buuhoodle

0 Visits: 779 | Sunday May 11, 2014 - 20:26:35
Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), oo wali ku sugan Magaalada Buuhoodle, ayaa Maanta kormeeray Cisbitaalka TB-da ee Magaaladaasi.

Read More »

Dhagayso:Qaarkamida Cuqaasha iyo Waxgaraga Gobolka Morodijeex Oo Tageeray Is Sharaxaada Madaxwayanaha Somaliland

0 Visits: 704 | Sunday May 11, 2014 - 20:20:53
Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Gobolka Maroodi-Jeex Ayaa Taageeray Musharaxnimada Madaxweyne Siilaanyo Uu Mar Kale U Taagan Yahay Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye Guddihiisa,

Read More »

DaawoMuqaal Wasiirka Caafimaadka Xaglo Toosiye Oo Deegaanka Sool Joogta Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed.

0 Visits: 862 | Sunday May 11, 2014 - 20:14:33
Wasiirka Caafimaadka Xaglo Toosiye Oo Deegaanka Sool Joogta Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineediyada waliba si baxaadle lagu soo dhawayay halkaasi

Read More »

URURRADA AAN DAWLIGA AHAYN EE SOMALILAND OO SI ADAG ULA GARNAQSADAY MADAXDHAQAMEEDKII KA YIMI MUQDISHO+SAWIRO

0 Visits: 880 | Sunday May 11, 2014 - 12:07:38
Ururrada aan dawliga ahayn ee Somaliland (SONSAF), ayaa si adag ula garnaqsaday wefti ka kooban madaxdhaqameed iyo odayaal reer Soomaaliya ah oo maalmahan booqasho ku jooga caasimadda dalka ee Hargeysa.

Read More »

Daawo: Xilwareejintii Badhasabka Gebiley oo si meeqaam sare leh u dhacday iyo Weedhaha Badhasabkii hore iyo Kan Cusub

0 Visits: 1221 | Sunday May 11, 2014 - 10:54:03
Masuliyiin Tiro badan ayaa ka qaybgalay Xafladda Xilwarreejinta oo ka dhacday hoolka Dawladda Hoose ee Gabilay

Read More »

BARCELONA IYO REAL MADRID OO KU DAGAALAMI DOONA SAXIIXA LUIS SUAREZ.

0 Visits: 1317 | Sunday May 11, 2014 - 10:17:08
Liverpool ayaa isku diyaarineysa dagaal ah inay xagaagan ceshato Luis Suarez sida ay saaka qortay Mail on Sunday.

Read More »

HORDHACA KULAMADA UGU DANBEEYA XILLI CIYAAREEDKA PREMIER LEAGUE. BOOSKA KOOX WALBA KU DHAMEYSAN KARTO

0 Visits: 1313 | Sunday May 11, 2014 - 09:50:36
Dhamaan waxyaabaha cusub ka hor kulamada ugu danbeeya horyaalka Ingariiska ee xilli ciyaareedka, halkaasoo kaliya ay mucjiso ka beenin karto Man City inay hanato horyaalka.

Read More »

"maanu sugayn in masuuliyiintana la xidho iyadoo Wargeyskii xidhan-yahay"

0 Visits: 910 | Sunday May 11, 2014 - 09:00:29
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Xasan Maxamed Yuusuf ayaa ka hadlay xadhigga Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf, waxaanu dhaliilay habka loo maray rumaan-gareyntooda.

Read More »

Daawo: Xaflad Ballaadhan oo lagu Soo dhoweynayey Masuliyiinta Ugu sarraysa ee Xisbiga UCID oo lagu Qabtay London

0 Visits: 703 | Sunday May 11, 2014 - 08:45:44
Xafladdan oo ay ka soo qaybgaleen Guddomiyaha Xisbiga UCID Faysal Ali Warabe, Murashaxa erMadaxweyne ee Xisbiga Jamal Ali Husein, Guddomiyekuxigenka 3aad Cali Gurey iyo Masuliyiin kale

Read More »

Buuhoodle: Nin Dilay Xaaskiisii Iyo Carruur Ay U Haysay iyo Nin ku Dhaawacmay rasaas gacan ku dhiiglahi ku furay

0 Visits: 714 | Saturday May 10, 2014 - 20:34:57
Nin Hubaysan, ayaa saaka Magaalada Buuhoodle ku dilay Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo uu dhalay.

Read More »

Dhulkii Taallada Sh. Bashiir oo la kala iibsaday iyo Ehelada Halgamaa Sh.Bashiir oo Baaq u diray Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 1550 | Saturday May 10, 2014 - 20:30:54
Arrinkaasna ku canaantay ugana Digay Maayarka Degmada Burco iyo Golihiisa Degaanka oo la shegay inay Dhulka iibiyeen

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo Maanta Dhagax Dhigay Qaybo Cusub oo lagu Kordhinayo Taliska Qaybta Booliska

0 Visits: 842 | Saturday May 10, 2014 - 20:27:36
Kormeerna ku tegey Dhismaha Waddada Oodweyne Iyo Burco, isagoo shegay in si toosa loo bilabayo bisha july

Read More »

"WAXAANU UGU BAAQAYNAA ODAY DHAQAMEEDYADA KA YIMI MUQDISHO IN AY SI DEGDAG AH WADANKA UGA BAXAAN OO AY KU NOQDAAN WADANKOODII"XOGHAYAHA HIDAHA IYO DHAQANKA XISBIGA WADDANI‏

0 Visits: 1033 | Saturday May 10, 2014 - 20:22:32
Xoghayaha Hidaha iyo Dhaqanka ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Jiif Caaqil Cabdi Guleed Gaboobe ayaa oday dhaqameedada Maalmihii u danbaysay ku sugnaa magaalada Hargeysa

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye Oo Maanta Booqday Deegaanka Sool Joogto

0 Visits: 1016 | Saturday May 10, 2014 - 20:18:55
waxaana uu Dhagax Dhigay Xarun Caafimaad Oo Wasaarada Caafimaadku Ka Hir Galinayso Deeganka Sool Joogta.

Read More »

Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Lix Ceel Biyood Iyo Dhaam Ay Somaliland Ugu Deeqday Dawladda Emaaraatka Carabta + Sawiro.

0 Visits: 980 | Saturday May 10, 2014 - 19:22:48
Mudooyinkanba waxaa Dawlada Emaaraatka Carabtu ka waday somaliland Mashaariic isugu jirta biyo balaadhin iyo Cisbitaalo heer Caalami ah,

Read More »

Muuqalkan Maantu waa Mid ka kaftoon in kalmado Lagu Cabiro, "Action Speak is Louder than Voice""WAX II QABO, WAX ILA QABO AYAA DHAANTA" Wasiir Xirsi

0 Visits: 1047 | Saturday May 10, 2014 - 16:00:13
Wasiirka Madaxtooyada JSL oo shalay si rasmiya uga bilaabay Magaalada Ina Afmadoobe Dhismaha Waddadii Ceerigaabo ayaa ka dareen Celiyey Bilowga Waddadaas, isagoo Qoraal kooban soo dhigay Bogga uu kuleyahay Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah.

Read More »

Guddomiyihii iyo Tafatirihii Wargeyska HATUF oo Xabsiga loo taxabay iyo Dacwaddii loo haystay oo Saka Bilaabantay

0 Visits: 975 | Saturday May 10, 2014 - 15:19:02
waxaa la filayaa in ayaamaha soo socda ay sii socoto dhagaysiga dacwadu, iyadoo maanta la dhagaystay qayb kamid ah dadkii dacwadaha soo gudbiyay, halka kuwa kalena la filaayo.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Xadhiga ka Jaray Library(Maktabad) Naadiga Halkaran Ka hirgeliyey Burco iyo Xildhiban Bidhi oo Buugaag ku warejiyey +SAWIRO

0 Visits: 1360 | Saturday May 10, 2014 - 13:23:07
Wasiirka Madaxtooyada JSL Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maanta Xadhiga Ka jaray Library Cusub oo Casri oo Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan Readers and Writters Club uu ka furay Magaalada Burco.

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada JSL Oo Kormeeray Waaxda Dab-damiska ee Madaarka Hargeysa Kana Hadlay Qaabab loola Tacaali Karo Dabka dhasha.+ Sawiro.

0 Visits: 1460 | Saturday May 10, 2014 - 12:22:27
Wasiir Maxamuud Xaashi oo ujeedada kormeerkiisu ahayd sidii uu u dhiiri galin lahaa hawladeenada qaybta dab damiska ee Madaarka Cigaaal Internatoinal Airport, ayaa...

Read More »