Wararka

BADHASABKA GOBOLKA AWDAL CABDO AYIR OO KU DHAWAQAY GUDDIGII QABANQAABADA 18 MAY EE GOBOLKAASI

0 Visits: 932 | Friday April 25, 2014 - 01:51:24
Guddomiye Cabdo Aayir ayaa guddigan u soo jeediyey inay sida ugu fudud hawshaas u gudo galaan isla markaasna u diyaar garooban inay tartan la galaan gobolada kale sida looga xusayo maalintaasi qaran

Read More »

Dhegayso:Haween Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Saamiga Ay Ka Heleen Ergooyinka Shirweynaha Xisbiga

0 Visits: 903 | Friday April 25, 2014 - 01:34:34
Qaar kamida haweenkii ka tirsanaa Xisbiga KULMIYE ayaa sida Cabasho Xooga ka muujiyey qaabkii loo qaybiyey ergooyinka shirweynaha Xisbiga KULMIYE uga qaybgalaaya ka dib markii ay aanay wax saami ah ka helin Ergooyinka Shirkaasi.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Socdaal Shakhsi ah Saaka ugu kicitimay Berbera, isago berri subax na salaadda Jimce la tukan dona

0 Visits: 897 | Friday April 25, 2014 - 01:18:38
Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa socdaal shakhsi ah oo aan hore loo sii shaacin ugu baxay Magaaladda Berbera ee xarunta Gobolka Saxil.

Read More »

Daawo Hordhaca Riwaayad Cusub oo La magac Baxday No Girl Hinida oo Ay Haatan Soo Sareen Jilayaasha Guray Iyo Garaad

0 Visits: 4221 | Thursday April 24, 2014 - 20:53:59
Riwaayadan Oo Dhamays Tiran La Soco Dhawaan

Read More »

Afhayeenkii Madaxtooyadda Soomaaliya Eng: Yasiirow Oo Iska Casilay Xilkii Uu Dawladda Kanfuurta Somaliya

0 Visits: 671 | Thursday April 24, 2014 - 18:40:24
Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow), Waxa uu is ka casilay xilalkii La Taliyaha dhinaca Warbaahinta iyo Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo xilkan uu hayay muddo 12-bilood.

Read More »

Daawo Muuqaal: Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay In Shirweynihii Xisbigu Qabsoomi Doono 28 Bishan.

0 Visits: 679 | Thursday April 24, 2014 - 18:28:34
Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE, ayaa maanta shaaciyay in Shirweynihii Xisbigu qabsoomi doono 28 April oo ah bishan aynu ku jirno. Qabashada shirweynaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE oo muddo dibudhacyo ku yimi waxay shaacistan haddu soo afjaraysaa dibishacaas. Haddaladii Guddida…

Read More »

Ciidanka Somaliland Oo Maanta Gaadhay Holhol Iyo Kooxda Khaatumo Oo Dagaal Iclaamiyey

0 Visits: 1116 | Thursday April 24, 2014 - 18:18:35
Kooxda Nabad-diidka ah ee khaatumo, ayaa iclaamiyey dagaal ka dhan ah Somaliland.

Read More »

Maxkamadda Oo Gaba-Gabeysay Dacwadda Dilkii Foosha Xumaa Ee Loo Gaystay Marxuumad Ruqiya Siciid.

0 Visits: 1200 | Thursday April 24, 2014 - 18:08:47
Dacwadda siddeed qof oo loo haysto Dilka Gabadh dhawaan Lagu dilay Magaaladda Hargeysa oo Maydkeedda lagu God lagu qariyay, ayaa Maanta Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex soo gabagabaysay dhegeysigeedda, sida ay Gobanimo u xaqiijiyeen Sarkaalkii ka tirsan Maxkamaddu.

Read More »

Daawo: Munaasbad lagu taageeraayey musharaxnimada gudoomiye kuxigeenka 1aad ee xisbul xaakimka kulmiye pro: xasan gafaadhi oo maanta lagu qabtay hotel deero e magaalada burco

0 Visits: 1000 | Thursday April 24, 2014 - 16:15:46
munaasabadan oo ay kasoo qayb galeen salaadiin cuqaal culimo aw diin siyaasiyiin wax garad haween dhalinyaro iyo marti sharafkaloo aad utiro badan

Read More »

Afar Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Xalay Kadhacay Mgaalada Nairobi.

0 Visits: 730 | Thursday April 24, 2014 - 08:53:24
Gaadhi ayaa ku qarxay illinka laga galo saldhigga booliska ee Bangani ee magaalada Nairobi, xalay fiidkii.

Read More »

Daawo: Masar Iyo Ruushka Oo Kala Saxeexday Heshiis Balaayiin Dollar Ku Kacaya Oo Diyaaradaha Dagaalka Ee Mig-35 Lagu Siinayo Masar

0 Visits: 1570 | Thursday April 24, 2014 - 08:42:40
Sida wakalaadaha wararka dunida iyo kuwa Ruushku ku warameen, dawlada Masar ayaa la sheegay in ay dalka Rushka la gashay heshiis ay kaga iibsanayso diyaaradaha dagaalka ee Mig-35.

Read More »

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr. Nicholas Kay ayaa marki u horeysay ka hadlay Madaxweyne Siilanyo iyo Dabecaddiisa kadib kaftan Dhex maray kulan ay sannadki hore ku yeshen Qasriga.

0 Visits: 882 | Thursday April 24, 2014 - 08:35:44
"Madaxweyne Siilaanyo Waa Nin Furfuran Oo Anshax Wanaagsan, Laakiin Wuxuu Ii Sheegay……" Nicholas Kay

Read More »

Wasiirrada Arrimaha Gudaha Iyo Arrimaha Dibadda Ee Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Federaalka Ee Itoobiya

0 Visits: 784 | Thursday April 24, 2014 - 08:13:55
Wasiiraddan oo socdaal shaqo ku jooga Dalkaasi Itobiya ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Federaalka Ethiopia Dr. Shiferaw Tekel Mariam

Read More »

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Oo Arrinta Wargayska HAATUF Ku Sifeeyey Mid Salka Ku Haysa Dano Dhaqaale

0 Visits: 936 | Thursday April 24, 2014 - 07:50:54
Afhayeenka Ururrada Xuquuqal Insaanka Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bulaale (Saleebaan Xuquuq), ayaa hab-dhaqanka Wargayska madaxa-banaan ee HAATUF ku tilmaamay mid ka leexsan Anshaxa Saxaafadda xorta, isla markaana si cad ugu sifoobay inuu Shaqsiyaad dhinaca saaro.

Read More »

Aragtidii Hoggaamiye Cigaal Ee Qalalaasaha Soomaaliya Iyo Mowduucyo Kale Oo Xiiso Leh, Qormada: 7aad, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0 Visits: 753 | Thursday April 24, 2014 - 07:46:36
Qaynuunku, xagga saxaafadda ayuu ka yimid oo iskaashi aanu sameyn lahayn, waanu se oggol nahay inta aan Baarlamaanka la hor geyn

Read More »

Daawo Muqaal Maraykanka Oo Toban Diyaaradaha Apache Ah Siinaya Masar

0 Visits: 916 | Thursday April 24, 2014 - 07:19:50
Dawlada Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday, qorshe toban diyaaradaha dagaalka ee [Apaches], loogu gacan galinayo ciidamada cirka ee dalka Masar, waxaana la filayaa in bisha July ee inagu soo foolka leh la gaadhsiiyo sadexda diyaaradood ee ugu danbeeya.

Read More »

Wararkii U Danbeeyay Khasaaraha Nafeed Ee Ka Dhashay Dagaalo Culus Oo Ka Socda Goballo Ka Tirsan Dalka Koonfurta Sudan

0 Visits: 987 | Thursday April 24, 2014 - 07:14:37
Dagaalo culus ayaa lagu soo waramayaa in ay ka socdoon Gobalada Waqooyi-bari ee dalka South Sudan, kuwaas oo dhex maraya ciidamadda dawladda dalkaas ee uu Madaxweynaha ka yahay Salva Kiir Mayardit

Read More »

"Xasan Gaafaadhi Dhawaaqiisu waxa uu khilaafsan Yahay Go'aankii Guddiga Turxaan Bixinta"

0 Visits: 926 | Wednesday April 23, 2014 - 09:27:58
Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiye ku xigeenka Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE,

Read More »

Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe Ayaa Si Kulul U Beeniyey In Waraaqo Yeedhis Ah Looga Keenay Xeer-Ilaalinta Ama Maxkamadda Gobolka Hargeysa Haba-Yaraatee.

0 Visits: 838 | Wednesday April 23, 2014 - 09:24:25
Mr Yuusuf Gaboobe Oo Daba-Socday War Maalintii Isniintii Ka Soo Baxay Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mirre Oo Uu Ku Sheegayo In Masuuliyiinta Haatuf Ay Diideen Inay U Hogaansamaan Waraaqo Yeedhis

Read More »

Ururka Qareenadda Somaliland oo xukuumadda ku cambaareyey xadhiga guddomiyaahoodi gobolka sanaag

0 Visits: 859 | Tuesday April 22, 2014 - 19:56:50
Ururka Qareenadda Somaliland ayaa dhaleeceyey Xadhiga ay Ciidamada Booliska Gobolka Sanaag ay u geeysten Guddoomiyihii Ururka Qareenada u qaabilsanaaGobolka Sanaag oo ku xidhan Magaalada Ceerigaabo.

Read More »