Wararka

"waxay Xukumadu Waxay Dananaysa Cidkasta Oo Kabaha Dhaqaale Kor Uqaadaysa" Wasiirkua Duulista Somalilanda

0 Visits: 780 | Monday April 21, 2014 - 20:21:50
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadda Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa Dalka Ku Soo Dhaweeyey Laba Sarkaal Oo Ka Socday Shirkada ENOC Ee Imaaraadka Laga Leeyahay Kuwaas Maanta Ka Soo Degay Madaarka Cigaal International Airport.

Read More »

Xisbiga Liberal Democratic Ee Gobolka Bristol Oo Xukumada Ingiriiska U Baaqay In Ay Aqoonsato Somaliland.

0 Visits: 873 | Monday April 21, 2014 - 09:50:02
Xisbiga Liberal Democratic Ee Gobolka Bristol Ayaa Xukuumadda Ingiriiska Ugu Baaqay In Ay Ictiraafto Somaliland, Iyagoo Mooshin Ay Ku Dalbanayaan U Gudbiyey Golaha Magaalada Bristol

Read More »

Daawo: Tababar Dhinaca Dabdamiska ah oo loo soo Gabagabeeyey Shaqaalaha Dabdamiska Berbera iyo Mayarka Berbera oo Talooyin ujeediyey Sahqalaha Dabdamiska

0 Visits: 895 | Monday April 21, 2014 - 09:17:39
Tababarkan oo uu bixinaayay khabiir ku takhasusay la dagaalanka aafooyinka dabka iyo siyaabaha looga hortago ayaa soconayey Muddo 20 Maalmood ah

Read More »

"Waa Waajib in aad Gudano Waajibaadka Qaranka, ka Daali Mayno, Arintana waxaan u arkaa Intaa Ka Sii Badiya"Wasiirka Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 833 | Monday April 21, 2014 - 08:59:47
Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X.xasan ayaa ka Dareen Celiyey Shahaado Sharaf ay ku maamuseen Jaaliyadda Rer Somaliland ee Dalka Sweden, Waxana Qoraal kooban oo uu ku baahiyey Bogagiisa Internetka ku yidhi Sidan:

Read More »

Daawo: Xafladdii Xisbiga Mucaradka ah ee WADANI ku qabtay Magaalada Bristol ee Waddanka Ingiriiska Laguna Soo dhoweynayey Guddomiyaha Xisbigasi Md Cirro

0 Visits: 892 | Monday April 21, 2014 - 08:47:04
Xafladdaasi oo ay ka qaybgaleen Weftiga Guddomiyaha Xisbiga Md C/raxman Maxed C/lahi Cirro oo ay ka mid ahayen Xildhibaano Golaha wakiilada ka tirsan iyo Masuliyin Sarsare oo ka tirsan Xisbiga WADANI

Read More »

Aqonyahan Jamal Ali Husein oo Waraysi uu siiyey Weriye Nasir Nawaa Kaga Warramay Xanibada Dhinaca internetka ee la saray Wargeyski Hatuf iyo Xidhitanka Xarunti Wargeyskaas

0 Visits: 1382 | Monday April 21, 2014 - 08:37:30
Musharaxa madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo shirkadaha isgaadhsiinta ku eedeeyey inay u heshiiyeen burburinta xoriyatul-qawlka Somaliland,

Read More »

Bas Rakaab ah oo Meherad Ganacsi Albaabka uga Galay iyo 3 Qof oo ku dhawacmay

0 Visits: 926 | Monday April 21, 2014 - 08:24:13
Ugu yaraan Saddex Qof ayaa dhaawacyo sahlani ka soo gaadheen Shil gaadhi oo ka dhacay agagaarka Guriga Shaqaalaha dawladda ee Hargeysa.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Marxuum Axmed Maxamuud Xandule (Gocase) Oo Kamid Ahaa Waxgaradka Dalka

0 Visits: 776 | Monday April 21, 2014 - 08:06:19
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, uu ka baxay Marxuum Axmed Maxamud Xandule (Gocase)oo ku geeriyooday Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Caddaalada Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Dhacdadii Jeelka Hargeysa

0 Visits: 941 | Monday April 21, 2014 - 07:51:20
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii maxaabiista Xabsiga dhexe ee Hargeysa ku qaaday ilaaladooda.

Read More »

Jaaliyadda reer Somaliland ee Waddanka Sweden Oo Shahaado Sharaf Uu Ku Mutaystay Waxqabad ku maamuusay Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland. +Saiwro

0 Visits: 867 | Monday April 21, 2014 - 07:42:11
Jaaliyadda reer Somaliland ee wadanka Sweden, ayaa maanta shahaado sharaf uu ku mutaystay hawl-karnimo gudoon siiyay Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Read More »

Daawo: Wasiirka Caafimaadka JSL Saleban Xaglatoosiye oo Dalka dib ugu soo laabtay si weynna loogu soo dhoweeyey Madaarka Hargeysa

0 Visits: 794 | Monday April 21, 2014 - 07:29:33
Wasiirka oo Muddooyinkii u danbeeyey ku maqnaa Waddamada Imaaratka iyo Kenya ayaa kaga qaybgalay kulamo aad umuhiim ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Xaflad qaadhan loogu ururinayey Waddada Guban ee Bariga Gobolka Saaxil oo lagu qabtay Dubai

0 Visits: 888 | Sunday April 20, 2014 - 18:51:41
Munasibaddan Qaadhanka loogu ururinayey Waddada Guban iyo Xeeb oo lagu Qabtay Hotel Bahrasataan ee Magaalada DUBAI ayay ka soo qaybgaleen Madax dhaqameed iyo Masuliyinta Jaliyadda reer Somaliland ee Waddankaasi imaraatka

Read More »

XISBIYADA MUCAARADKA, MADASHA WADATASHIGA IYO SAXAAFADDA OO AASASAYA XULUFO U DOODA XORIYATUL QAWLKA

0 Visits: 1123 | Sunday April 20, 2014 - 16:26:36
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland, Madasha wadatashiga,ururka Suxufiyiinta Somaliland iyo Saxaafada Somaliland ayaa maanta kulan ay Hargeysa ku yeesheen ku shaaciyey Xulufo dhinacyadaasi ka tirsan oo Difaaci doonta Xuquuqda Xoritul qawlka.

Read More »

Guddomiyaha Guddiga Qabanqabada Shirweynaha Kulmiye oo shegay in Todobadka So socda Bilaabmayo Shirkii, Shegayna In Xasan Gaafadhi Xaq u leeyahay inu isa soo sharaxo

0 Visits: 814 | Sunday April 20, 2014 - 16:16:42
Guddoomiyaha Guddida Qaban-qaabada Shirwaynaha Xisbiga KULMIYE, Abuukar Xaamud Jibrii waxa uu ka hadlay ergooyinkii ka qayb gali lahaa shirka oo aan wali soo wada gadhin magaladda Hargeysa,

Read More »

Nechols Key Oo Sheegay In Labilabaayo Wajigii Labaad Ee Dagalka Ka Dhanka Ah Xarakada Al-shabab.

0 Visits: 665 | Sunday April 20, 2014 - 16:07:36
Xoghaya qaramadda midobay u qabilsan arimaha somaalida mr nichalos keyn, waxa uu shegay in dhawan labilabidoono wajigii labaad ee dagalka ka dhanka ah xarakdda al-shabaab,

Read More »

Maxaabiis ka Baxsaday Goor Dhoweyd Xabsiga Hargeysa iyo Dadweyne Waddada Marayey Oo Gacanta u geliyey Ciidanka 2 Maxbuus oo ka mid ah Maxaabista Baxsanayey

0 Visits: 893 | Sunday April 20, 2014 - 15:49:41
Saddex Maxbuus ayaa abaaro 2:30-kii duhurnimo ee Maanta ka baxsaday Xabsiga dhexe ee Caasimadda Hargaysa, kuwaasoo lagu War helay Rasaas ay adeegsadeen oo ay kaga baxeen dhismaha Xabsiga dhexe, iyadoo ay llaalada jeelkuna ay isku dayeen inay Rasaas ku joojiyaan.

Read More »

Wasiirka Beeraha JSL oo Tababar la xidhiidha Beerista Geedka Timirta u Furay Beeralayda Gobolka Saaxil

0 Visits: 1103 | Sunday April 20, 2014 - 09:19:51
Wasiirku waxa uu Beeralayda ugu baaqay inay Timirta Beeraan oo ka faaidaystaan, isagoona u qaybiyey Geedo Timir ah oo Imaraatka laga keenay oo ay Hay'adda FAO ku warejisay Wasaradda Beeraha

Read More »

Xukumadda Somaliland oo Dalalka Jaarka ah Uga Digtay in la Maalgaliyo shirar ka dhan ah Somaliland

0 Visits: 934 | Sunday April 20, 2014 - 08:50:26
Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, kaasi oo u dhignaa sidan:-

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL atoo Kulamo la qaatay Odayasha iyo Waxgaradka Gebiley, Mashaariic Badana Xadhiga uga jaray Magalada Gebiley intii uu joogay

0 Visits: 770 | Sunday April 20, 2014 - 08:37:49
Wasiirka waxa uu Talooyin Dhinaca Nabadgelyada ah u soo jeediyey odayaasha Gebiley waxana uu ku booriyey inay ku fara adaygaan Amniga

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u Diraya Qoyskii iyo Qarabadii iyo asxabtii uu ka Baxay Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada

0 Visits: 738 | Sunday April 20, 2014 - 08:27:19
Dhambaalkan Tacsida ayaa lagu sheegay Qoraal uu Warbaahinta u gudbiyey Xafiiska Afhaayenka Madaxtooyadu kaaso uu ku saxeexna Afhayeenku waxanu udhignaa Sidan:

Read More »