Wararka

Maalgalinta Dekkedda Berbera oo ay Shirkado Kala Duwani Tartan ugu jiraan iyo wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga oo ka hadlay

0 Visits: 816 | Sunday March 23, 2014 - 19:54:04
Shirkado kala duwan oo caalami ah, ayaa tartan xooggan ugu jira sidii ay maalgeshi ugu samayn lahaayeen Dekedda magaalada Berbera oo kaalin weyn ku leh dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More »

Wejigii Labad ee Dhismaha Maktabada Qaranka oo maanta la bilaabay iyo wasiiro ka warramay halka uu marayo dhismuhu.

0 Visits: 1323 | Sunday March 23, 2014 - 19:48:04
Waxaa maanta si rasmi Magaalada Hargaysa looga bilaabay Wajigii Labaad ee uu yeelanayey Dhismaha Maktabda Qaranka oo uu Madaxweyne Siilaanyo dhawaan Dhagax dhigay.

Read More »

Guddomiye kuxigenka Degmada Baki iyo Dadweynaha Degaanka Cadaad Ee Degmada Baki Ee Gobolka Awdal Ayaa si weyn uga qayliyey

0 Visits: 99 | Sunday March 23, 2014 - 18:26:28
Ayax Guuraya Oo Ku Habsaday Deegaankaasi Waxyeelana U Gaystay Dalagii Beeraha Iyo Dhul Daaqsimeedkii.

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta JSL oo daboolka ka qaaday in Furaha Telefoonada ee Somaliland iyo Somalia la ka duwi doono

0 Visits: 1184 | Sunday March 23, 2014 - 17:34:22
Wasiirku wuxu xusay Maadama Somaliland iyo Somalia ay yihin Laba Dal oo walaalo ah ay muhiim tahay in isgaadhsiinta furayaashoodu ay kala duwanaadaan sida dalalka kale., isagoo madaxweynaha ku bogaadiyey safarkiisii lughaya iyo Laasqorey.

Read More »

Ogaysiis Ku Sabsaan Xaflada 18-May Ee Caasimada Dalka Sweden Ee Stockholm‏

0 Visits: 1139 | Sunday March 23, 2014 - 13:18:59
Waxaa Dhaman Shacab Weynha Reer somaliland Ee Ku Nool Wadanka Sweden La Ogaysiinyaa In Xafladii Loogu Dabaal Degaayey Sanad Guurada 23 Aad Ee Ka Soo Wareegtay Marki somaliland Qaranimadeedii Dib Ugala Soo Noqotay Wadanka Somalia In La Qaban Doono tariikhdu markay tahay

Read More »

CIIDAMADA DALKA RUUSHKA AYAA LA WAREEGAY SALDHIG MILATARI OO AY LAHAAYEEN CIIDAMADA UKRAINE.

0 Visits: 844 | Sunday March 23, 2014 - 10:01:53
Ciidamada dalka Ruushka oo wata dabbaabbadaha dagaalka, ayaa xoog ku galay xarun milatari oo ay ciidamada cirka ee Ukraine ku leeyihiin meel u dhow magaalada Sevastopol ee gobolka Crimea.

Read More »

Shirkad ka shaqaysa Horumarinta Fanka oo 5 Fannaan oo ka mid ah Xiddigaha Geeska fursad siisay , lana Geyn Doono Astralia

0 Visits: 984 | Sunday March 23, 2014 - 09:45:21
Shirkad Laga Leeyahay Dalka Australia oo ka shaqaysa horumarinta fanka wadamada dunida sadexaad Ayaa Xog Ururin Ay Samaysay Kadib Waxay sheegtay in ay Siinayaan Fursad lagu Horumarinayo fankooda 5 fanaan

Read More »

DAAWO VIDEO: WASIIRKA BIYAHA SOMALILAND OO KA HADLAY MUNASIBADDII XUSKA MAALINTA BIYAHA ADDUNKA EE LAGU QABTAY HARGEYSA

0 Visits: 943 | Sunday March 23, 2014 - 08:27:15
WASIIRKU WUXU SHEEGAY IN FARIINTA UU BULSHADA U DIRAYAA TAHAY IN LAGA FAAIDEYSTO BIYAHA ROOBKA, OO GURYAHA LAGU SAMEEYO MAJAROOR

Read More »

Daawo Video: Xuska Maalinta Biyaha Addunka iyo Sida looga Xusay Magaalada Burco + Fanaaninta Walaalaha Togdheer oo ka qaybqaatay Xuska

0 Visits: 882 | Sunday March 23, 2014 - 08:07:37
Munasibadda Xuska Maalinta Biyaha Addunka Waxa maalgelinteeda iyo Fulinteeda iska kaashaday Hay'adaha CARITAS, WORLD VISION, CARE, EWADA IYO SYS

Read More »

Dhegayso: Wasiirka Gaashaandhiga oo si waafiya uga warbixiyey xaalad colaadeed oo ka soo cusboonaatay Bariga Sanaag Tan iyo Booqashadii Madaxweyne siilanyo ku tegey Laasqorey

0 Visits: 721 | Saturday March 22, 2014 - 15:44:07
Wasiirka Gaashaandhiga oo si waafiya uga warbixiyey xaalad colaadeed oo ka soo cusboonaatay Bariga Sanaag Tan iyo Booqashadii Madaxweyne siilanyo ku tegey Laasqorey

Read More »

Shirweynihii Xisbiga Kulmiye oo weli qabsoomi la' iyo Guddomiyaha xisbiga oo ka hadlay hakadka ku yimi shirka +SAWIRO

0 Visits: 778 | Saturday March 22, 2014 - 13:05:20
Shirweynaha Xisbi Xaakimka Kulmiye oo ay ahayd inuu maanta qabsoomo ayaa dib u dhacay

Read More »

Mataano shan iyo labaatan jirsaday oo ku nool Magaaladda Arabsiyo ee Galbeedka Hargeysa iyadoo lagu arkay mucjisooyin aan hore loo maqal,

0 Visits: 1642 | Saturday March 22, 2014 - 12:42:51
kuwaas oo ay soo heleen wariyayaal tababar uga socdo xarunta hay'adda Free Press ee Hargeysa, waxaanay la soo yeesheen waraysi.

Read More »

Khilaafkii Gudida Cadaalda Oo Wali Taagan iyo Laba Garsoore Oo La Eryay

0 Visits: 845 | Saturday March 22, 2014 - 12:37:27
Guddida Cadaaladda Heer Qaran ee Somaliland ayaa doraad Eriday laba Garsoore oo ka hawl-gali jiray maxkamadaha Hoose ee hargeysa ee rafcaanka iyo Degmadda.

Read More »

Dugsiga Dadka Dhegoolayaasha ah ee Magaalada Burco oo noqday Dugsi ku suntan Badhasabkii Hore ee Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir

0 Visits: 1836 | Saturday March 22, 2014 - 11:57:38
Dugsigan ayaa ka mid noqday Waxyaabaha sida gaarka ugu suntamay Taariikhda iyo waxqabadka Badhasab Abdo Ayir

Read More »

Daawo Video: Maayarka Magaalada Gebiley ayaa Jaygii iyo Daamurkii Dhigay Waddo 1km ah oo magaaladaasi laga hirgelinayo.

0 Visits: 677 | Saturday March 22, 2014 - 11:49:36
Maayarka Ayaa sheegay in Dawlad hoose ahaan ay waddadaas dhisayaan, kana mid tahay waddadani waddooyinka Gobolka ka socda

Read More »

Dhegayso:Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe oo Dhaliilay Socdaalkii Madaxweynaha, isagoo maalin ka hor na ku hambalyeeyey

0 Visits: 800 | Saturday March 22, 2014 - 09:17:09
Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe oo Dhaliilay Socdaalkii Madaxweynaha, isagoo maalin ka hor na ku hambalyeeyey Dhegayso..

Read More »

Daawo Video: Xildhiban Cabdirisaq Aar oo Dhalinyarada u sheegay inaanay SONYO metelin ee ay aayahooda ka tashadaan kana shaqeeyan isku xidhnaantooda

0 Visits: 1213 | Saturday March 22, 2014 - 08:15:53
Xildhibaanku wuxu talo ahaan ku soo jeediyey in Dhalinyartu isu timaado oo samaysato Dallad Qaran, waxanu xusay In Dhalinyarada SYNA ay doonayso in Dhalinyarada Dalku Yeelato Magacan

Read More »

Liverpool Oo Ku Rajo Weyn Inay Chelsea Ku Garaaci Karto Saxiixa Luis Muriel.

0 Visits: 773 | Friday March 21, 2014 - 23:13:47
Kooxda gegeda Anfield ku ciyaarta Ee Liverpool ayaa rajo weyn ka qabta inay Chelsea ka dulqaadi karto saxiixa weeraryahanka Udinese Luis Muriel, sida ay baahisay Metro.

Read More »

Dawlada Somaliya Iyo Ururka Caalamiga Ah Ee Shaqada (ILO) Ee Qaramada Midoobay Oo heshiis Kala saxeexday

0 Visits: 975 | Friday March 21, 2014 - 23:09:01
Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Caalamiga ah ee Shaqada (ILO) ee hoos-taga Qaramada Midoobay, loona yaqaano International Labour Organisation ayaa maanta magaalada Geneva ee dalka Switzerland ku kala saxiixday heshiis caalami ah oo la xiriira kor-u-qaadida shaqada iyo xuquuqda shaqaalaha iyadoo heshiiskan…

Read More »