Wararka

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland ayaa mar kale ku amray dawladaha hoose inay so xareeyaan Liisaska Danta Guud ee Hayaan isagoona u muddeeyey.

0 Visits: 882 | Thursday March 13, 2014 - 15:23:29
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Somaliland Ayaa ka dalbaday Mayorada Magaalooyinka iyo Degmooyinka Dalku in ay soo gudbiyaan Liiska Danta Guud ee Hayaan

Read More »

DAAWO DAWLADA HOOSE EE BURCO OO WADDO LAAMI AH SAMAYNAYSA BURCO IYO DHAMMAYSTIRKEEDA OO KU BEEGAN IMAANSHAHA MADAXWEYNAHA

0 Visits: 745 | Thursday March 13, 2014 - 13:40:16
DAAWO DAWLADA HOOSE EE BURCO OO WADDO LAAMI AH SAMAYNAYSA BURCO IYO DHAMMAYSTIRKEEDA OO KU BEEGAN IMAANSHAHA MADAXWEYNAHA

Read More »

IDAACAD CUSUB OO DHAWAAN LAGA DHAGAYSAN DOONO SOMALILAND IYO GUUD AHAAN GEYIGA SOMALIDA OO LA SHAACIYEY INAY DHOWAAN HAWADA SO GELAYSO

0 Visits: 958 | Thursday March 13, 2014 - 13:29:59
Warsaxaafadeedka soo baxay Radio Hilaac ee Laanta Magaalada Helsinki Dalka Finland kuna taariikhaysan 13.03.2014 ayaa lagu faah-faahiyey idaacaddan Cusub waxaanu u dhignaa sidan:

Read More »

Arsenal Oo Lacago Badan Ku Dooneysa Kubad Qaabeyaha Napoli Marik Hamsik.

0 Visits: 1348 | Thursday March 13, 2014 - 13:17:34
Kooxda Arsenal ayaa isku diyaarineysa inay lacago badan ku soo iibsadan kubad qaabeyaha khadka dhexe uga ciyaara Napoli Napoli Marik Hamsik

Read More »

Daawo Video: Barnaamij laga diyaariyey Taariikhda Burco oo ay marti ku yihiin Prof saleban dirir Abdi, iyo aqoonyahano ka mid ah Professorada jamacadda Burco

0 Visits: 4210 | Thursday March 13, 2014 - 13:07:53
Barnaamijkan oo uu diyaariye weriyaha ruug caddaaga ah ee Mohmed ali Duaale ayaa wax badan u iftiimin doona dadka an aqoon badan u lahayn Taariikhda Burco

Read More »

Dawladda hoose Burco oo Boobsiis ku wadda Waddo aan Bilow ahayn maalmo ka hor iyo Xildhibaan Cabdilaki oo Saluug Weyn Ka Muujiyey

0 Visits: 977 | Thursday March 13, 2014 - 12:49:39
Maayirka Iyo Ku Xigeenkiisana Ku Sifeeyey Kuwa Ugu Liita Maayirada Dalkaā€¸ kuna can baxay inay isku sawiraan wadooyin qabyo ah oo aanay waligood ka ilbaxayn

Read More »

Xukuumadda Isreal Oo Ku Dhawaaqday Dagaal Ka Dhana Jiida Marinka Gaza Ee Dhulka Reer Falastiin.

0 Visits: 925 | Thursday March 13, 2014 - 12:37:39
Go'aan u eeg inuu yahay mid,dagaal oo lagu qaado marinka Gaza,ee dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxa uu ka soo yeedhay Xukuumadda Zahnuniyadda Ee Isreal

Read More »

Dhegayso:Wasiiro Xildhibaano, maayarka caasimadda iyo masuliyiin kale oo ka mid ah weftigii madaxweynaha oo markii ugu horeysay shalay

0 Visits: 835 | Thursday March 13, 2014 - 12:20:17
booqday Jasiiradda sacaadadiin , baaq ku wajahan maalgashiga jasiiradana u diray Ganacsatada somaliland +SAWIRO

Read More »

Dhegeyso Kulankii saxaafadda ee dallada SONSAF iyo odhaahdii Masuuliyiinta iyo saxaafadda

0 Visits: 836 | Thursday March 13, 2014 - 11:39:38
"Haddii xeer la soo hadal qaado waxa dhacda in saxaafaddu ka cadhooto oo ay cirka iyo dhulka marto, laakiin..." xildhiban xasan cawale caynan

Read More »

Waxqabadka Xoghayaha Fulinta ee Dawlada Hoose ee Degmada Berbera Mudadii Uu Xilka Hayey: - Warbixin

0 Visits: 1044 | Thursday March 13, 2014 - 11:13:06
Xoghayaha Fulinta ee Dawlada Hoose ee Berbera Suhayb Maxamed Cali waxa lasoo magacaabay bilowgii mudo xileedka Golaha Deegaanka Berbera ee Cusub Waxaanu La Jaanqaaday oo la dhaqaajiyey hawlaha ay ka qabteen Degmada Berbera

Read More »

Madaxweyne siilaanyo oo si ballaadhan loogu so dhoweyey Berbera, iyo deegaano tiro badan oo soo dhoweyn layaableh uu kala kulmay +SAWIRO

0 Visits: 939 | Thursday March 13, 2014 - 09:09:04
weftiga madaxweynuhu waxay uga baxeen dhinaca Xeebta waxaanay sii mareeen Tuulooyinka iyo Degmooyinka, Cabdi Geedi, ceel sheekh, Bula-xaar, Geeri iyo ....

Read More »

Daawo Video: ololaha kaalmee kuwan oo maanta aynu ku so qadanayno gabadh mudo 30sanno ka badan macalimad ahayd oo uu ku dhacay xanuunka Kansarku Gargaar iyo caawimo na u baahan

0 Visits: 1792 | Thursday March 13, 2014 - 08:10:29
Wasasaradda waxbrashada oo ay muddo dheer u shaqaynaysay ayaa Gabtay macalimadan, waxayna wax ay u qabtaan daaye u geysteen wasiir samsam iyo guddonka waxbarashada gobolkani aflagaado fadlan caawi ilaahay dartii

Read More »

WASIIR KU XIGGEENKA GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA EE WASAARADA ARIMAHA GUDDAHA OO TABABAR U SOO XIDHAY ASKAR KA TIRSAN CIIDAMADA RRU IYO SPU-DA

0 Visits: 828 | Wednesday March 12, 2014 - 16:36:47
WASIIR KU XIGGEENKA GOBOLADA IYO DEGMOOYINKA EE WASAARADA ARIMAHA GUDDAHA IYO TALIYE XIGENKA BOOLISKA SOMALILAND FOOXLE AYAA ...

Read More »

qalabkii ugu badnaa ee loo waday wadada ceeri gaabo ayaa soo gaadhay magaalada burco+Dadwyanaha burco oo u riyaaqay markii ay indhaha ka qadeen qalabkaasi

0 Visits: 887 | Wednesday March 12, 2014 - 16:34:47
Burco(afka)qalabkii ugu badnaa ee loo waday wadada ceeri gaabo ayaa soo gaadhay magaalada burco+Dadwyanaha burco oo u riyaaqay markii ay indhaha ka qadeen qalabkaasi

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO OO XALAY U HOYDAY SAYLAC, MAANTANA LAGU SO DHOWEYEY LUGHAYA DEKEDD CUSUB NA DHAGAX DHIGAY

0 Visits: 1026 | Wednesday March 12, 2014 - 16:27:12
Madaxweyne Siilaanyo oo hadal kooban u Jeediyay Shacabka Gobolka Salal ayaa uga mahadnaqay sida wadaniyada leh ee ay ugu soo dhaweeyeen Gobolka Salal

Read More »

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa ka digtay hab tuugo cusub ah oo lagu lunsado cashuuraha Baabuurta

0 Visits: 784 | Wednesday March 12, 2014 - 16:03:55
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa ka digtay hab tuugo cusub ah oo lagu lunsado cashuuraha iyo shuruucda dawliga ah ee baabuurta kala duwan ee dalka laga isticmaalo.

Read More »

Atletico Madrid Oo Kamid Noqotay Kooxaha U Soo Baxay Wareega 8a Championka.

0 Visits: 1235 | Wednesday March 12, 2014 - 15:56:37
Kooxda Reer Spain Ee Atletico Madrid Oo Kamid Noqotay Kooxaha U Soo Baxay Wareega 8a Championka.

Read More »

Nicholas Kay oo Ka Hadlay Arimaha Ammaanka Somaliya

0 Visits: 906 | Wednesday March 12, 2014 - 15:43:43
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Nicholas Kay oo isagoo jooga Muqdisho Internetka kaga qeyb galay shirka golaha amaanka aya

Read More »

Wenger Oo Ku Eedeeyay Robben Inuu Istuurtuuro wakhtiga ciyaarta, Iyo Robben Oo u jawaabay

0 Visits: 1153 | Wednesday March 12, 2014 - 15:40:41
Xiddiga Bayern Munich Arjen Robben ayaa u sheegay Arsene Wenger inuu u dhaqmo si qiimo leh ka dib markii uu tababaraha Arsenal ku tilmaamay xiddiga reer Holland inuu yahay istuurtuure weyn.

Read More »

Wabaahinta Ingariiska Oo Weerar Culus Ku Qaaday Mesut Ozil Ka Dib Kulankii Xalay Ee Munich.

0 Visits: 1253 | Wednesday March 12, 2014 - 15:36:56
Jariirada Daily Mirror ayaa qortay in dhaawaca soo gaaray xiddigaan ay u fududeysay Wenger inuu sameeyo bedel loo baahnaa madaama uu Ozil soo bandhigay qaba ciyaareed lagu niyadjabay

Read More »