Wararka

"Xukuumadda Waxa Ka Go'an Xaqiijinta Rabitaanka Shacabka Somaliland Oo Ku Dhisan Afti" Wasiirka madaxtooyada Xirsi

0 Visits: 904 | Saturday December 06, 2014 - 10:06:59
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xasan ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu muddo todobaad ah safar shaqo ugu maqnaa Waddanka Turkiga,

Read More »

"Falkan isqarxinta ah wuxuu ina tusayaa cadaawadda iyo naflacaariga kooxaha nolol diidka ah"Madaxweyne Xasan

0 Visits: 668 | Saturday December 06, 2014 - 10:03:49
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla Baydhabo.


Read More »

Dalka Soomaaliya Oo Kaalinta Koobaad Ka Galay Wadamada Ugu Musuq Maasuqa Badan Caalamka.

0 Visits: 807 | Saturday December 06, 2014 - 09:38:38
Warbixin cusub ee ay sanadkan soo saartay Ururka Transparency International ayaa looga hadlay heerka musuq maasuqa caalamka, iyadoo dalka Soomaaliya ee ay jaarka yihiin Somaliland uu kaalinta koobaad ka galay Musuq maasuqa.

Read More »

Shil Culus oo ka Dhacay Hargeysa Gudaheeda iyo Magacyada Dadki ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay

0 Visits: 824 | Saturday December 06, 2014 - 09:23:13
Allaah ha u naxariistee hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo maanta subaxdii hore ka dhacay degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Maanta Furay Madarasad Loogu Tala Galay Caruurta Agoomaha +Sawiro

0 Visits: 2134 | Friday December 05, 2014 - 23:58:02
wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa maanta furay xarunta caruurta agoonta iyo masaakiinta lagu barayo xifdiga quraanka kariimka iyo culuumta diinta islaamka.

Read More »

Warbaxin:Haweenka Dunida Oo Ka Mushahar Yar Ragga Adduunka

0 Visits: 764 | Friday December 05, 2014 - 23:56:02
Warbixin cusub ayuu ururka shaqaalaha caalamiga ku sheegay in haweenka qeybo badan oo dunida ah qaataan mushahar ka yar kan ragga iyadoo ay ka wanaagsan yihiin aqoon, khibrad iyo wax soosaarba.

Read More »

Maxkamada Caalamiga ah ee Danmbiyada ee ICC, Oo Iclaamisay In Ay Laalaabtay Dacwadii Ka Dhanka Ahayd Madaxweynaha Kenya

0 Visits: 647 | Friday December 05, 2014 - 23:53:17
Xafiiska dacwad oogaha Maxkamadda ICC, ayaa iclaamiyay in aanay u haynin eedaymahan wax caddayn oo ah ku filan oo si cad u muujinaysa in Madaxweynaha Kenya

Read More »

Shakhsiyadda Ugu Wanaagsan ajaanibka Finland Oo Loo Doortay Wiil Somalilander Ah

0 Visits: 893 | Friday December 05, 2014 - 23:51:12
Hay,adda Finnish Refugee Council oo ah hay,ad ka shaqaysa arimaha ajinabiga dalkan Finland saldhigeeduna yahay magaaladan Helsinki ee Caasimada Dalka Finland ayaa waxay samaysaa qiimeyn ku aadan sanad walba qofkii ugu wanaagsana dhanka waxqabadka bulshada Ajaanibga ah ee dalkan usoo guurtay rag iyo…

Read More »

Dalka Maraykanka Oo Ay Wali Ka Socdaan Banaanbaxyo Waa Weyn Oo Lagaga Soo Horjeedo Dilka Nin Madow Ah.

0 Visits: 877 | Friday December 05, 2014 - 23:45:32
Kumanaan ruux ayaa habeenkii labaad banaan bax ka dhigaya magaalooyinka Mareykanka, kadib markii ay dadkan ka caroodeen dilka Nin madow ahaa oo uu dilay oaskari Cadaan ah oo ku sugnaa magaalada New York.Boqolaal qof

Read More »

Daawo:Wasiirka Ciyaaraha ,Wasiirka Warshadaha Iyo Badhasaabka Oo Ka Qayb Galay Koob Lagu Soo Gebo Gebeeyey Magaalada Gebiley

0 Visits: 581 | Friday December 05, 2014 - 23:44:42
wasiirka wasaaradda Ciyaaraha ,Wasiirka wasaaradda warshadaha iyo badhasaabka gobolka Gebiley ayaa maanta ka qayb galay gebo gebada tartan ciyaareed ka dhacay magaalada Gebiley ,kaas oo lagu soo xidhay koob loogu magac daray Cabdilaahi Suldaan Timo Cade.

Read More »

Soomaaliya: 10 Qof Oo Wariyayaal Ku Jiraan Oo Ku Dhintay Qarax Iyo 30 Kale Oo Dhaawacmay

0 Visits: 743 | Friday December 05, 2014 - 23:43:13
Ugu yaraan 10 ruux oo ay ku jiraan wariyeyaal ayaa ku geeriyooday in ka badan 30 kale oo ay wariyeyaal ku jiraanna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaadhay weerar is-miidaamin ah oo gellinkii dambe ee maanta lala beegsaday makhaayad ay dad badan joogeen oo ku taalla badhtamaha magaalada Baydhabo ee xarunta…

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Waramay Socdaalkiisaasi

0 Visits: 716 | Friday December 05, 2014 - 23:39:50
Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa dalka dib ugu soo noqday,isaga oo ka warbixiyey safarkiisaasi,waxaanu warbixin uu arrimahaasi kaga hadlaayo ku qoray boga uu internet-ka ku lee yahay ,waxaanay u dhignayd sidan:-

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Riwaayad Cusub Oo Dhawaan Soo Baxday Lana Magacbaxday Jacaylka Dumarkii Laaye Dunida Rag Miyaanu Joogin.

0 Visits: 1043 | Friday December 05, 2014 - 20:16:26
Daawo Afkashacabka Tv: Riwaayad Cusub Oo Dhawaan Soo Baxday Lana Magacbaxday Jacaylka Dumarkii Laaye Dunida Rag Miyaanu Joogin.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka JSL Oo U Jawaabay Suldaan Reer Awdal Oo Shegay Inay Somaliland

0 Visits: 650 | Friday December 05, 2014 - 20:12:39
Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka JSL Oo U Jawaabay Suldaan Reer Awdal Oo Shegay Inay Somaliland

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wadadii Dawga Cad Ee Hargeysa Isku Xidhaysay Oo Meel Fiican Maraysa Iyo Kormeeer Lagu sameyay

0 Visits: 967 | Friday December 05, 2014 - 20:09:16
Wadadii Dawga Cad Ee Hargeysa Isku Xidhaysay Oo Meel Fiican Maraysa Iyo Kormeeer Lagu sameyay

Read More »

Daawo Muqaal Suldaan Reer Awdal Ah Oo Ciidamo Buuraha La Galay Sheegayna Inay Somaliland Ka Goosteen Una Xaqlinaaya Somalia

0 Visits: 832 | Friday December 05, 2014 - 19:48:17
Suldaan Reer Awdal Ah Oo Ciidamo Buuraha La Galay Sheegayna Inay Somaliland Ka Goosteen Una Xaqlinaaya Somalia

Read More »

Somali U Dagaalamayay ISIS Oo Lagu Dilay Magaalada Kirkuuk Ee Dalka Ciraaq

0 Visits: 731 | Friday December 05, 2014 - 14:35:02
Khilaafada Islaamiga Ah Ee Ka Dagaalanta Dalalka Ciraaq Iyo Suuriya Ayaa Ku Dhawaaqday In Soomaali Ka Mid Ahaa Xoogagga U Dagaalama Lagu Dilay Dagaal Culus Oo Khamiistii Ka Dhacay Deegaanno Katirsan Gobolka Magaalada Ee Dalka Ciraaq.

Read More »

Maxkamadda Yurub oo Faransiiska Ku Xukuntey in ay Magdhow Siiso Dad Soomaali ah oo Lagu Eedeyey Budhcad Badeednimo

0 Visits: 620 | Friday December 05, 2014 - 14:21:15
Maxkamadda Xuquuqul Insaanka ee Yurub ayaa dowladda Faransiiska ku xukuntey in lacag badan oo magdhow ah siiso rag Soomaali ah oo ciidamada Faransiiska ay kasoo qabteen badweynta Hindiya,

Read More »

Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafdi Uu Hogaamin Oo Maanta U Anbabaxay Magaalada Assosa Oo Ka Dhacaya Xuska 9aad Hidhaar

0 Visits: 1515 | Friday December 05, 2014 - 14:15:03
Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga Ka Anbabaxay Madaxwaynaha DDSIMudaneCabdi Maxamuud CumarIyo Wafti Kuwehelinaysay Oo Ay Kamid Ahaayeen Gudoomiyaha Xisbiga Ahna Afhayeenka Baarlamanka DDSIMudaneMaxamed Rashiid Isaaq,

Read More »

War Deg Deg Ah Diyaarad Dagaal Oo Ciidnka Kenya Leeyihiin Oo Ku Burburtay Kismaayo iyo Iyo Al-shabaab oo Sheegtay in Ay Soo Rideen Iyo Al-shabaab oo Sheegtay in Ay Soo Rideen

0 Visits: 814 | Friday December 05, 2014 - 14:02:58
Ciidamada Difaaca Dalka Kenya Ayaa Xaqiijiyey In Mid Kamid Ah Diyaaradahooda Dagaalku Ay Ku Burburtey Hawada Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Jubada Hoose.

Read More »