Sirta Nolosha

Suurad qur'aanka ku jirta oo daawo u ah ilawshiyaha (hilmaamka) cajiib

0 Visits: 3385 | Wednesday January 21, 2015 - 10:20:56
Holland (Afkashacabka) Hilmaamka iyo fahmo xumidu waa xanuun beryahan danbe aad looga cabanayo taas oo aad arkayso qof dhalin yaro ah oo hadana markad wax weydiisokugu odhanaya wan hilmaamsanahay ama si fiican uma xasuusto, markaan sidaa leeyahay uma jeedo yaan waxba la ilaawin ama la hilmaamin waayo…

Read More »

Hurdo yaraantu Waxay Sababta Cudurada ....

0 Visits: 3261 | Sunday January 18, 2015 - 03:24:41
Holland (Afkashacabka.com)- Cilmi caafimaadka ee casriga ah ayaa lagu ogaaday in hurdo yaraantu ay qofka ku keento dhibaatooyin caafimaad oo ay ka mid tahay in ragga uu ku yaraado hormoonka Testosterone iyo in uu cimrigiisu ka soo gaabto inta laga filayey.

Read More »

Gabadh ka sheekaysay Qiso Murugo Badan oo ku saabsan Nin wada jeclaaday iyada iyo Hooyadeed

0 Visits: 3280 | Friday November 28, 2014 - 14:39:01
Gabadh u dhalatay dalka Kenya ayaa ka sheekeysay waayeheeda nololeed iyo jacayl guuldareystay oo ay la yeelatay nin ay si weyn isu jeclaayeen oo aaney magiciisa sheegin.

Read More »

Warbixin: 9-Halyeey Oo Wiilashooda Mustaqbalka Dhow Garoomada Kasoo Muuqan Doonaan

0 Visits: 2762 | Thursday November 20, 2014 - 15:29:01
Waxaan idiin heynaa xog xiiso badan oo ku saabsan 9-halyee oo kubada cagta heer sare ka gaareen haatana caruurtada ay mari rabaan wadadii ay mareen. Sidaa darteed rug cadaayaashaan wiilashooda ayaa mustaqbalka dhow saaxada kubada cagta kasoo muuqaan doonaan waxayna diyaar u yihiin caruurtaan inay hore…

Read More »

Gabadh Dishey Ninkeedii iyo Sxbkeed oo ka sheekaysay Dilka Labadaasi Nin oo Qarsoodi ahaa

0 Visits: 2180 | Sunday November 16, 2014 - 18:29:50
Estibaliz Carranza oo da'deedu tahay 36 jir una Dhalatay Waddanka Mexico ayaa lagu xukumay xabsi daa'in iyada oo la geeyey meel dadka maskaxda ka xanuusanaya lagu hayo

Read More »

DHibka kala haysta lamanaha is qaba iyo mobilada ama sms

0 Visits: 1711 | Wednesday November 05, 2014 - 17:24:42
Isku soo Duuboo Dhibaatooyinka ka dhex dhaca Lamaanayaasha is doortey ee uu sababo Mobil-ka ayaa abuura Muran iyo kala Shaki sababi kara Aakhirkii kala tag ,

Read More »

Maxaad ka Taqaanaa Waxyaabaha Sigaarka laga Soo Sameeyo iyo Aqoonyahan Daraasad ku so Bandhigay

0 Visits: 1597 | Tuesday October 21, 2014 - 12:09:44
Proffessor Simon chapman oo u dhashay dalka Australia isla markaana bare ka ah jaamacada Sydney oo la hadlayay Sydney daily Telegraph ayaa waxa uu sheegay

Read More »

Sababaha Keena Daalka Faraha Badan Iyo Sida Loo Daweeyo!

0 Visits: 5364 | Monday October 20, 2014 - 18:50:06
Sababaha Keena Daalka Faraha Badan Iyo Sida Loo Daweeyo! Hurda yarida ayaa aan kaliya ahayn waxyaaba uu qofku u dareemo daal iyo tabcaan fara badan, balse waxaa jira waxyaabo kale oo uu qofku sameeyo dabadeed yaraysa awoodaada jidh ahaaneed iyo ta caqli ahaaneed ba, waxhaabahan ayaa ah waxyaabaha aad…

Read More »

Daawo: Riwaayad Qosol Badan oo Majaajilaystayaasha Qarnigan ee Gurey iyo Garaad ay Soo Bandhigeen

0 Visits: 3216 | Monday October 20, 2014 - 11:11:22
Majaajilaystayaasha Reer Burco ee Dhalinyarada ah ee Gurey iyo Garaad ayaa Riwayaddii Qosolka Badnayd ku so Bandhigay Hargeysa Daawo Adaa Qosliye

Read More »

Xildhibaan C/Laki Xasan Nuur Ayaa Munaasibada Ciida Hanbalyo u Diray Bulshada Islaamka Ah

0 Visits: 1723 | Saturday October 04, 2014 - 10:01:45
Waxaan bulshada Reer Somaliland Iyo Umada Islaamka Ah Ugu Hanbalyeynayaa Munaasibada Ciidul Adxaa Awgeed,Waxaana Aan Leeyahay Ciid Mubaarak

Read More »

Daraasad laga sameeyey Dumarka Marsada Make up-ka Faraha Badan iyo Aragtida Raggu ka qabaan

0 Visits: 2196 | Monday September 08, 2014 - 11:43:28
In indhaha , ama wajiga ama dibnaha wax la mariyo waa taxanaha qorsheed ee malaayiin dumar ah oo dunida dacaladeeda ku nool

Read More »

Maydad Sannadkiiba Mar la soo saaro oo inta Loo Lebiso Dib loo aaso +Daawo Sawirada

0 Visits: 1893 | Monday September 08, 2014 - 11:15:54
Xaafada bizarre ee dalka Indonesia ayaa sanadkiiba mar waxaa laga sameeyaa xus layaab leh oo loo dhigo dadka geeriyooday wakhtiyo hore

Read More »

DAAWO: SHOWGII 26KII JUNE AY BURCO KA DHIGEEN FANAANIINTA UK IYO BURCO OO WELI KA XIISO GOYN LA'

0 Visits: 4517 | Tuesday July 29, 2014 - 16:20:12
CABDI QABOOJIYE, NIMCO YAASIN CARALE, CABDI HOLLAND, MAXAMUD XUSEN HALWAD, SAHRA MOOGE IYO NASIR CUNJUF DAAWASHO WACAN

Read More »

Maxaa U Diiday Magaalada Burco Inay Yeelato Ilaacad Maxaliya

0 Visits: 2060 | Monday July 21, 2014 - 15:38:21
Tan Iyo Intii Somaliland Lasoo Laabatay Xornimadeeda Magaaladani Burco Waxa ay Horseed Ka Ahayd Horu Marinta Bulshada Iyo Qadiyada Somaliland Waxaana Tanyo Intii Dhidibadda Loo Taagay Somaliland tiir u ahayd Qarankani

Read More »

Daawo: Waraysigii ugu Qosolka Badnaa iyo weriye Waraysi Qaadaya oo Sameeyey Dhacdo cajaaiba

0 Visits: 1422 | Thursday July 10, 2014 - 18:08:03
Waraysigan oo aha mid qosol badan ka bogo

Read More »

Daawo: Wiil yar oo Mucjiso ah oo ilaahay Awood gaar ah siiyey Xooggiisana laga wada yaabay

0 Visits: 1644 | Thursday July 03, 2014 - 21:50:59
Wiilkan yar ayaa Feedhihiisa lagu xidhaya xadhig u ku jiido Baabuur,isago sida baabuur kale u jiida baabuurkaas

Read More »

BARIISKA IYO MUUSKA OO LA OGAADAY INAY FAAIDO U LEEYIHIIN XANUUNKA…...

0 Visits: 1958 | Wednesday July 02, 2014 - 12:03:41
Diraasad lasoo saaray dhawaan ayaa lagu ogaaday in muuska iyo bariiska oo ah cuntooyinka ugu badan ee somaalidu ay quutaan faaido wayn u leeyihiin joojinta shubanka.

Read More »

Daawo: Jilayaasha Qarnigan ee Gurey iyo Garaad oo ku dhowaad kun qof ka qoslinaya

0 Visits: 3223 | Tuesday June 24, 2014 - 20:11:19
iyo riwaayad cajaaib ah oo qosol badan oo ay sameeyeen

Read More »

"Baraha Rasmi ah ee aan ku leeyahay Degelada Internet-ku waa...." Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X.Xasan

0 Visits: 3131 | Tuesday June 17, 2014 - 16:31:11
Wasiirka Madaxtooyada JSL ayaa markii uhoreysay si cad u shaaciyey Baraha uu ku leeyahay Internetka sida Bloggiisa gaarka ah iyo Page kiisa Facebookga, iyadoo ay jiraan Pages aad u tiro badan oo laga samaystay Magaca Wasiirka lana so geliyo wixii uu gashado Page kiisa, sidaas awgeed dadku ku khaldama…

Read More »

Daawo: Prof: Ahmed Ismacil Samatar oo Waraysi lagula yeeshay Nairobi iyo Nuxurka Waxyaabihi Laga waraystay

0 Visits: 3029 | Tuesday June 10, 2014 - 09:41:57
Prof: Samatar ayaa ka hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Qaddiyada Somaliland, is bedelka ku yimi fikirkiisi Somaliweyn iyo Qodobo kale oo xiiso Badan

Read More »