Wararka

Dawlada Britain oo Walaac ka Muujisay Go'aanka Siilaanyo.

0 Visits: 675 | Saturday September 17, 2016 - 08:19:40
Dawladda Britain ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go'aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday in mar la wada qabto doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka oo hore loo qoondeeyay inay mar wada qabsoomaan horraanta sannadka dambe.

Read More »

Midawga Yurub Oo Qorshe Cusub Soo Bandhigay.

0 Visits: 813 | Saturday September 17, 2016 - 08:16:51
Shirkii Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ee lagu soo gabogabeeyay Slovakia ayaa la isku afgartay dhowr qodob oo uu ka mid tahay in dib loo xoojiyo Midowga Yurub.

Read More »

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Kooxda Daacish Oo La Dilay

0 Visits: 646 | Saturday September 17, 2016 - 08:15:50
Xafiiska gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah oo ay qaadeen xulafada ka dagaallamaysa Suuriya lagu dilay nin lagu tilmaamay inuu ahaa hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda dawladda islaamiga, meel u dhow magaalada kooxdaas ay xoogga ku leeyihiin ee Raqqa.

Read More »

Koox Shuftay Ah Oo Habeen Xalay Duleedka Burco Ku Dilay Marxuum Rer Mi Ah.

0 Visits: 1179 | Saturday September 17, 2016 - 08:07:59
Wararka Ka Imanayaa Degaanka Godorka Oo Dhinaca Bari Kaga Beegan Magaalada Burco Ayaa Sheegaya In Dablay Hubaysani Ku Dileen Habeenkii Xalay Marxuun Reer Miyi Ah Oo Lagu Magacabi Jiray Axmed Hure Isla Maraana Degaankaas Marayay,Daybalayda Ayaa Sida La Sheegay Inay Ku Fureen Rasaas Taas Oo Sababatay…

Read More »

Daawo;Salaadiin Gaadhey Deeganka Ceel Afwayn Kana Qayb Qaadanaya Hawlaha Nabdeynta Degaanadaas.

0 Visits: 621 | Friday September 16, 2016 - 20:49:54
CeelAfwayn(AFKA);Salaadiin Gaadhey Deeganka Ceel Afwayn Kana Qayb Qaadanaya Hawlaha Nabdeynta Degaanadaas

Read More »

Qaramada Midoobey Oo Shaacisey Malaayiin Carruur Qaxooti ah oo aan Waxbarasho Heysan

0 Visits: 655 | Friday September 16, 2016 - 15:56:15
In ka badan kala badha 6 malyan oo carruur qaxooti ah ayaan heysan fursad ay wax uga bartaan iskoolo.

Read More »

Daawo:Siyaasiga Axmed Xasan Like Oo Si Diiran Loogu So Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Fariin U Diey Madaxweynaha Somaliland Muxuuse KU Yidhi?

0 Visits: 663 | Friday September 16, 2016 - 15:47:24
Daawo:Siyaasiga Axmed Xasan Like Oo Si Diiran Loogu So Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Fariin U Diey Madaxweynaha Somaliland Muxuuse KU Yidhi?

Read More »

War Deg Deg Ah:Dagaal Dhiig badan ku daatay Oo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan

0 Visits: 707 | Friday September 16, 2016 - 15:45:47
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta ku dagaalamay Duleedka degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Mamnoocay Gadiidka La Is Daba Geliyo Xafladaha Arooska Isago Sheegay Wax 2 Gaadhi ka Badan..

0 Visits: 679 | Friday September 16, 2016 - 15:38:24
Kismaayo(AFKA)Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo Mamnoocay Gadiidka La Is Daba Geliyo Xafladaha Arooska Isago Sheegay Wax 2 Gaadhi ka Badan..

Read More »

Madaxweyne Xasan oo Mar kale furay Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh.Dhaxe+Sawiro

0 Visits: 719 | Friday September 16, 2016 - 15:36:09
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno katirsan labada Golle ee Dowlada ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkasa ay fidsan tahay gogasha shirka maamul sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe.

Read More »

Daawo:Musharaxiinta Uu Taagan Golaha Wakiilada Somaliland oo ka Hadlay Go'aanka Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Qaatay Kala Qaadista Labada Doorosho

0 Visits: 538 | Friday September 16, 2016 - 15:32:00
Musharaxiinta Uu Taagan Golaha Wakiilada Somaliland oo ka Hadlay Go'aanka Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Qaatay Kala Qaadista Labada Doorosho

Read More »

Daawo Sawirada: Jilaa Caan ah oo ku Geeriyooday Wabi uu Filim ku jilayay

0 Visits: 799 | Friday September 16, 2016 - 15:14:01
Jilaa Caan ka ahaa dalka Brazil aadna loo jeclaa Filimaanta uu jilo ayaa geeriyooday, kadib markii uu ku haraqmay Wabi uu ku jilayay qeyb kamid ah Filim Musal ah oo si weyn looga daawado dalkaasi .

Read More »

Daawo;Mayirka Caasimada Hargeysa Oo Shacbiga Uga Digay In Aanay Ka Ganacsan Bacaha,

0 Visits: 663 | Friday September 16, 2016 - 15:13:05
Hargeysa(AFKA);Mayirka Caasimada Hargeysa Oo Shacbiga Uga Digay In Aanay Ka Ganacsan Bacaha

Read More »

Daawo: Maamulka Jubbaland oo Sheegtay Inay Xaasaska Al Shabaab Ka Masaafurinyaan Deeganada Maamulkaasi Ka Taliyo

0 Visits: 502 | Friday September 16, 2016 - 15:12:30
Kismaayo(AFKA)Maamulka Jubbaland oo Sheegtay Inay Xaasaska Al Shabaab Ka Masaafurinyaan Deeganada Maamulkaasi Ka Taliyo

Read More »

"Ma Noqonaayo Madaxweyne Ku Xigeen Marka Wax-Yar Loogga Baahdo Loo Diraayo Boorama, Se Waxa Aan Tegi Doonaa Buuhoodle Iyo Laascaanood"….Murashax Cabdiraxmaan Aadan

0 Visits: 582 | Friday September 16, 2016 - 14:51:00
"Ma Noqonaayo Madaxweyne Ku Xigeen Marka Wax-Yar Loogga Baahdo Loo Diraayo Boorama, Se Waxa Aan Tegi Doonaa Buuhoodle Iyo Laascaanood"….Murashax Cabdiraxmaan Aada

Read More »

Daawo:"Wixii Af Somali Ama Suugaan Haya Ama Doonaya In Af Somaliga Wax Ka Ogaadaan Anigu Waxaan Odhan Lahaa Halkraan Ha yimaadaan"Xildhibaan Bidhi

0 Visits: 1251 | Friday September 16, 2016 - 13:59:48
Xildhibaan Mubaarig Bidhi Ayaa Munaasibada Lagu Soo Bandhiyaayey Buug Laga Qoray Abwaan Hure Walan Wal AYaa Bulshada Magaalada Burco Ku Booriyye In Naadiga Halraan La Xidhiidhaan Oo Wixii Afkasomaliya Iyo Sugaanta U Baaha Wxaayu Yidhi ""Wixii Af Somali Ama Suugaan Haya Ama Doonaya In Af Somaliga…

Read More »

Dowlada Sacuudiga Oo Shaacisay Tirada Dadka Sanadkan Ku Dhintay Waajibaadka Xajka Iyo Imisaa Soomaali ah

0 Visits: 777 | Friday September 16, 2016 - 11:24:41
Boqortooyada Sucuudiga ayaa shaacisay tirada dadka ku dhintay sanadkan gudashada waajibaadka xajka oo shalay lagu soo gebagebeeyey magaalooyinka barakeysan ee wadankaas.

Read More »

Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Garaacay Paul Pogba Xiddiga Loogu Raadinta Badan Yahay Google Sannadkan – Waa Kumase Xiddiga Loogu Raadinta Badnaa Somalia Sannadkan?

0 Visits: 830 | Friday September 16, 2016 - 11:21:53
Weeraryahanka Manchester United Zlatan Ibrahimobic ayaa ah xiddiga loogu raadinta badan yahay Goole ee Premier League sannadkan.

Read More »

Hordhac: Chelsea v Liverpool – Maxaa Kala Heysta Caawa Macalimiinta Xamaasada Badan Ee Antonio Conte & Jurgen Klopp?

0 Visits: 751 | Friday September 16, 2016 - 11:19:25
Chelsea v Liverpool Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 10pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Martin Atkinson

Read More »

Weeraryahankii Germany & Bayern Munchen oo Dhalinyarada Soomaaliyeed caawinaya (Daawo Sawirada)

0 Visits: 1866 | Friday September 16, 2016 - 11:00:33
Mid ka mid ah Weeraryahanadii ugu caansanaa Qaranka Germany iyo kooxda Fc Bayern München ayaa sheegay in uu si weyn u caawin doono Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Nabada , Sportiga iyo Fanka .

Read More »