Wararka

Daawo: Meherki Muunada Wacnaa iyo Masuliyiinti Meeqaamka lahaa ee lagu maamuusay iyo waliba waxyabihi layabka laha ee madasha ka dhacay

0 Visits: 657 | Saturday September 10, 2016 - 15:27:27
Wasiirduwlaha wxbrshada Somaliland maamulka gobolka iyo masuliyiin kale ayaa ka qaybgaly munsibad nooceedu ku cusbaa Somaliland isla markaasna loo sameeyey

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saaray Xeerka Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada,

0 Visits: 684 | Saturday September 10, 2016 - 15:20:22
Hargeysa(AFKA);War-saxaafadeed,Madaxweynaha Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saaray Xeerka Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada

Read More »

DAAWO: Gudoomiye Faysal Oo Ka Hadlay 6Goobood Ee Waqooyiga ,Muranka Ka Taagan Yahy.

0 Visits: 520 | Saturday September 10, 2016 - 12:04:44
Hargeysa(AFKA): Gudoomiye Faysal Oo Ka Hadlay 6Goobood Ee Waqooyiga ,Muranka Ka Taagan Yahy.

Read More »

Ra'isul Wasaarihii hore ee Somalia oo ugu baaqay Xasan Shekh in uu Baneeyo Xarunta Madaxtooyada

0 Visits: 447 | Saturday September 10, 2016 - 11:57:06
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu baneeyo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya maadama ay dhamaatay waqtigii sharciga ahaa in uu xilka sii hayo.

Read More »

Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Kor UQaadayso Cilaaqaadka Saaxiibtinimo Ee Ay La Leedahay Jamhuuriyadda Somaliland.

0 Visits: 925 | Saturday September 10, 2016 - 10:26:19
Dawladda fedaraalka Itoobiya, ayaa ka hadashay iskaashiga ka dhaxeeya dalkeeda iyo Somaliland, gaar ahaan dhinacyada horumarka iyo waxbarashada, sida ay baahisay wakaalada wararka Itoobiya ee ENA oo aanu warkan ka soo xiganay.

Read More »

Xisbiga WADANI oo So Dhoweyn aan Caadi ahayn saaka usamaynaya Xubno Dhowan iska casilay Xisbig UCID oo sheegtay Xilal aan jirin

0 Visits: 870 | Saturday September 10, 2016 - 08:41:10
Burco(AFKA) Waxaa Saaka Magaalada Burco Lagu Qabanayaa Munaasibad Xisbiga Waddani Uu Ku Soo Dhawenayo Xubno Dhawaan Iska Casiley Xisbiga Ucid Oo

Read More »

War Deg Deg Ah:Jidadka Waaweyn Ee Mgaalada Muqdisho Oo Saaka Gebi Ahaan la Xidhay & Amniga Oo Si Adag Loo Xoojinayo + Sawirro

0 Visits: 744 | Saturday September 10, 2016 - 07:33:20
Dowlada Somalia ayaa Saaka si aan horey loo arag u xidhay wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo amniga si weyn loo xoojinayo. Wadooyinka la xidhay ayaa waxaa ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama ee isku xidha xarunta madaxtooyada iyo garoonka dayuuradaha oo aheyd mida ugu mashquulka badan…

Read More »

Mareykanka iyo Ruushka oo Suuriya ka heshiiyay Maxaase Sababay?

0 Visits: 629 | Saturday September 10, 2016 - 07:30:47
Mareykanka iyo Ruushka ayaa ku heshiiyay qorshe loogu talagalay in lagu dhameeyo colaadda ka aloosan gudaha waddanka Suuriya, iyo bilowga hannaan siyaasadeed oo ku meelgaar ah.

Read More »

"Ma joojin karaan Qaadka sababtoo ah iyagaaba cun"afhayeenka al shabaab Shiikh Cali Dheere

0 Visits: 857 | Saturday September 10, 2016 - 07:26:57
Muqdisho(AFKA)Xarakada Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay go'aankii dhawaan ka soo baxay dowladda Federaalka Somalia ee lagu hakiyay Qaadka Soomaaliya uga imaan jiray dhanka dalka Kenya.

Read More »

Hordhac: Arsenal v Southampton – Gunners Oo Bartilmaameedsaneysa Galabta Inay Gaarto Guusheedii Labaad Ee Xilli Ciyaareedka.

0 Visits: 708 | Saturday September 10, 2016 - 07:23:57
Kulanka:Arsenal v Southamton Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 5pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Robert Madley

Read More »

Hordhac: Real Madrid v Osasuna – Cristiano Ronaldo Oo Galabta Ciyaaraya Kulankiisii Ugu Horeysay Ee Xilli Ciyaareedka.

0 Visits: 933 | Saturday September 10, 2016 - 07:21:49
Kulanka: Real Madrid v Osasuna Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 5pm Saacada Geeska Afrika

Read More »

Falanqaynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Manchester Derby Ee Old Traffrod Ku Dhex Mari Doona Kooxaha Ree Manchester, Xifiltankii Jose Mourinho & Pep Guardiola Oo Dib U Bilawday Iyo Kulankan Oo Aduunka Oo Dhan Laga Sugayo

0 Visits: 772 | Saturday September 10, 2016 - 07:19:26
Indhaha aduunka oo dhan ayaa mar kaliya ku soo wada jeedsan doona Old Trafford marka ay labada tababare ee sida wayn u soo xifiltami jiray ee Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ay iskala horyimaadaan kooxaha colaada gaamurtay ka dhexayso ee Manchester United iyo Manchester City.

Read More »

Dhegeyso-Radio Afkashacabka Warkii Caawa Oo Idin ka Imanaay Magaalada Burco Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Raxma Qaasali

0 Visits: 544 | Friday September 09, 2016 - 19:53:30
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Buro Ee Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Raha Qaasali

Read More »

Daawo"Xildhibaan Indho-Indho Oo Meel Fagaare Ah Gabadh Ku Siiyay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe .

0 Visits: 865 | Friday September 09, 2016 - 19:51:15
Gudoomiye Faysal ayaa isla fagaarihi inanta lagu siiyay, ka hadlay, waxaanu sheegay in uu Gabadhaas Gudoomay, balse uu Inankiisa u gudoomay .

Read More »

Daawo "Ma Inaad Tahriibto Oo Hooyadaa Bac-Qaadato Ayaa Wax Lagu Helaa" Sheekh Adam-Siira

0 Visits: 770 | Friday September 09, 2016 - 19:49:17
Daawo "Ma Inaad Tahriibto Oo Hooyadaa Bac-Qaadato Ayaa Wax Lagu Helaa" Sheekh Adam-Siira

Read More »

munaasibad xilkala wareejin ah oo ka qabsoontay hoolka AKMO EE gobolka togdheer BURCO (AFKA)

0 Visits: 1077 | Friday September 09, 2016 - 19:45:32
munaasibadkii xilwareejinta ahayd ee ka qabsoontay hoolka AKMO iyo marti sharaftii ka soo qayb gashay halkan ka bogo wacdarihii ay muujiyen URURKA AKMO

Read More »

Daawo;Shirkadda Somtel Oo Qiimo Dhimis Usamayasay Macaamiisheeda Munaasibada Ciida Adxada Awgeed,

0 Visits: 826 | Friday September 09, 2016 - 18:24:57
Hargeysa(AFKA);Shirkadda Somtel Oo Qiimo Dhimis Usamayasay Macaamiisheeda Munaasibada Ciida Adxada Awgeed,

Read More »

War Deg Deg:Gudoomiye Ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Casishay .

0 Visits: 842 | Friday September 09, 2016 - 18:11:49
Gudoomiye ku Xigeenkii Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Marwo Saynab Axmed Cali ayaa sheegtay in ay iska casishay Xilkii ay ka haysay Xisbiga WADDANI, Iyadoo intaas-na ku dartay in ay Xubinimadii Xisbigana ay kala noqotay .

Read More »

Jubbaland oo sheegay in ciidamadooda ay saakay la wareegeen deegaanka C/lla Biroole,

0 Visits: 652 | Friday September 09, 2016 - 17:00:07
Maamulka Jubbaland, ayaa Sheegay in Saakay ay la wareegeen Ciidankooda Daraawiishta Deegaanka C/lla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose oo dhanka Koonfureed kaga beegan degmada Kismaayo Qiyaastii 60-km. Deegaanka Cabdalla Biroole, ayaa Saldhig wayn u ahaa Malleeshiyada Al-shabaab oo dadka shacabka ee deeganadaas…

Read More »

Daawo"Heshiisku waa Bilow ee Ha Noo soo Shaxaad tegina Xaquuqal Qalin....."Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 678 | Friday September 09, 2016 - 16:48:23
Heshiisku waa Bilow ee Ha Noo soo Shaxaad tegina Xaquuqal Qalin... Faysal Cali Waraabe

Read More »