Wararka

Diyaarad Helicopter uu leeyahay Ruushka oo lagu soo riday Waqooyiga Suuriya

0 Visits: 653 | Monday August 01, 2016 - 19:08:24
Diyaarad Helicopter uu leeyahay Ruushka ayaa lagu soo riday Axadii shalay waqooyiga Suuriya, sida ay shaacisay Wasaaradda Difaaca Ruushka.

Read More »

Ciyaartoyda Somalia Ee Dunida Waxba KaSo Hoyn Oo Madaxweyne xasan Dhabarka Sii Taabtay+Sawiro

0 Visits: 1019 | Monday August 01, 2016 - 19:02:30
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Ciyaaraha Olimbikada adduunka ee RIO 2016 oo lagu qaban doono dalka Brazil.

Read More »

Akhriso:Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xisbiga UCID Iyo Nuxurka Uu Daaran Yahay

0 Visits: 870 | Monday August 01, 2016 - 19:00:29
Akhriso:Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xisbiga UCID Iyo Nuxurka Uu Daaran Yahay xisbiga UCID waxaa uu dhamaan xoghayayaasha xisbigaasi uu ku war galiyey in maalinta khamista ah ee ay bishu tahay 04.08.2016 ay isku yimadaan shir aan caadi aheyn oo ka dhici doona xarunta dhexe ee xisbigaasi

Read More »

Daawo:Shaqaalaha Muruq Maalka Ah Ee Dekeda Berbera Oo Markii Ay Wasiiro La Shireen Muujinaya Dareenkooda Shirkada DP World

0 Visits: 946 | Monday August 01, 2016 - 17:23:10
Shaqaalaha Muruq Maalka Ah Ee Dekeda Berbera Oo Markii Ay Wasiiro La Shireen Muujinaya Dareenkooda Shirkada DP World

Read More »

Daawo:Nuxurka Khudbad Uu Gudoomiyaha Kulmiye Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Soo Dhawaynayey Xildhibaano Ku Soo Biiray

0 Visits: 685 | Monday August 01, 2016 - 17:20:01
Nuxurka Khudbad Uu Gudoomiyaha Kulmiye Ka Jeediyey Munaasibad Lagu Soo Dhawaynayey Xildhibaano Ku Soo Biiray

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Gebilay Oo Kulan La Qaatay Isuduwayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Gebilay

0 Visits: 634 | Monday August 01, 2016 - 17:18:11
Badhasaabka Gobolka Gebilay Oo Kulan La Qaatay Isuduwayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Gebilay

Read More »

Daawo:Mudanayasha Golaha Gurtida Oo Ka Dooday Xeerka Arimaha Bulshada

0 Visits: 785 | Monday August 01, 2016 - 15:55:24
Hargeysa(AFKA)Mudanayasha Golaha Gurtida Oo Ka Doday Xerka Arimaha Bulshada

Read More »

Daawo:Nuxurkii U ka Jeediyay Agaasimaha Hawlaha Guud Taageerya Ku Soo Bixray Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 859 | Monday August 01, 2016 - 15:44:35
Hargeysa(AFKA)Nuxurkii U Ka Jeediyay Agaasimaha Hawlaha Guud Mukhtaar M Axmed Taageerya Ku Soo Bixray Xisbiga Kulmiye waxaanu bogaadiyey taageeraya gartay siday ugu soo biire xisbiga talada dalka haya

Read More »

Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Qaabilay Taageerayaal Badan Ka Soo Jeedo Gobolka Daadmadheedh

0 Visits: 742 | Monday August 01, 2016 - 15:18:33
Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Qaabilay Taageerayaal Badan Ka Soo Jeedo Gobolka Daadmadheedh

Read More »

Daawo:Xoghayahe Ku Xigeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Waddani Ee Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyay Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland

0 Visits: 553 | Monday August 01, 2016 - 15:06:57
Xoghayahe Ku Xigeenka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Waddani Ee Oo Dhaliilo Culus U Soo Jeediyay Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland

Read More »

Bannaan Baxyo Ka Socda Dalka Itoobiya Sababta Keentayy?

0 Visits: 737 | Monday August 01, 2016 - 12:46:40
Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay maagalada Gondor ee dalka Itoobiya maanta.

Read More »

Deegaanada Maamul Goboleedka Puntland Oo looga Dabbaal Dagaayo Markii Maamulkaas la aasaasay

0 Visits: 714 | Monday August 01, 2016 - 12:38:19
Dawlad goboleedka Puntland ayaa waxay maanta u dabbaal dageysaa sanad guuradii 18aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay.

Read More »

Wargeysyada Ingariiska Ka Soo Baxa Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Ka Qoreen Suuqa kala Iibsiga Maanta Oo Isniin Ah

0 Visits: 789 | Monday August 01, 2016 - 12:31:11
Maalin wanaagsan dhamaan aqristeyaasheena sharafta leh meel waliba oo aad joogtaan iyo si waliba ee aad ula socotaan bogeena Laacib.net kuna soo dhawaada barnaamijkeenii wargeysada iyo waxyaabihii ay maanta ka qoreen suuqa kale iibsiga ciyaaryooyda.

Read More »

Madaxweynaha Suudan Oo Wacad Ku Maray Inuu Afrika Ka Xoreyn Doono Gumeysiga Cusub

0 Visits: 845 | Monday August 01, 2016 - 12:31:10
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xassan Al-Bashiir ayaa wacad ku maray shalay galinkii dambe mar uu khudbad ka jeedinaayay caasimada dalkaa ee Khartoum inuu ka xoreyn doono qaarada Afrika gumeysiga cusub.

Read More »

Daawo:Shirweynihi Golaha Dhexe ee Xisbiga WADANI oo la Muddeeyey Wakhtiga uu Qabsoomayo

0 Visits: 847 | Monday August 01, 2016 - 10:52:52
Shirkaas aya lagu dooran doono murashaxinta madaxweynaha iyo madaxweyn kuxigeenka xisbig WADANI

Read More »

Tiradii Ugu Badneyd Ee Tahriibayaal Oo Sannadkan Ku Geeriyooday Badaha.

0 Visits: 845 | Monday August 01, 2016 - 10:44:54
Jariiradda The Independent ee ka soo baxda magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa

Read More »

Milleteriga iyo Sirdoonka Turkiga oo la Hoos Geynayo Madaxtooyada Turkiga iyo Madaxweyne Erdogan oo ku hawlan

0 Visits: 676 | Monday August 01, 2016 - 10:42:55
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa doonaya in uu wax ka beddelo Dastuurka dalkiisa si loo siyaadiyo awoodda Madaxweynaha.

Read More »

Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Xalay Soo Xidhay Carwada Jaamacadaha Somaliland Oo Socotay Laba Cisho (Sawiro).

0 Visits: 797 | Monday August 01, 2016 - 10:19:43
Waxaa habeenimadii xalay ahayd lagu soo gaba gabeeyay Hargaysa carwada Jaamacadaha Somaliland oo ay ka soo qayb galeen jaamacado tiradoodu gaadhaysay laba iyo soddon jaamacadood.

Read More »

Daawo: Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska Oo Shuruud Ku xidhay soo Noqoshadda Fanaanka Maxamed Siciid BK

0 Visits: 1014 | Monday August 01, 2016 - 08:27:59
Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska Axmed Weli Ibrahin Furinle Oo Shuruud Ku xidhay soo Noqoshadda Fanaanka Maxamed Siciid BK

Read More »

Daawo: Fannaanada khadra Dahir Cige oo mid kamida heesaheedi ugu duurxushay Muse Bixi

0 Visits: 1179 | Monday August 01, 2016 - 08:03:40
"Anigu Siyaasadda kama hadlo, Muusow Habar Yar heesihii waan iska daayay". Khadra Dahir Cige

Read More »