Wararka

Daawo Muqaal:Taliyaha Ciidamada Booliska Oo Soo Gebo Gebeeyey Tabobar Laba Cisho Hargeysa Uga Socay Ciidamada Booliska

0 Visits: 619 | Monday June 06, 2016 - 17:08:05
Taliyaha Ciidamada Booliska Oo Soo Gebo Gebeeyey Tabobar Laba Cisho Hargeysa Uga Socay Ciidamada Booliska Iyo Guddiyada Nabadgelyada Xaafadaha Hargeysa

Read More »

Daawo: Xubno Kamid Ah Saladiinta Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray adka Walalaha Ee Ku Dagaalamay Degaanka Dharkayn-geenyo.

0 Visits: 634 | Monday June 06, 2016 - 17:05:04
-Qaar ka mid ah Salaadiinta iyo madaxdhaqameedka Somaliland, gaar ahaan kuwa ku sugan Gobolka Maroodijeex ayaa baaq nabadeed u diray dhinacyada ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool.

Read More »

Daawo:Tahribaal Ka Baxay Dalka Somaliland Oo Laga Soo Qabtay Magalada Baligubadle Iyo Cidi Tahribanaysay Oo Xabsiga Loo Taxabay.

0 Visits: 508 | Monday June 06, 2016 - 17:02:10
Dad Tahriibayaala Oo Lagu Qab Qabtay Gobolka Hawd Iyo Dadkii Tahriibinaayay Oo La Soo Qab Qabtay

Read More »

"Cuqaasha Iyo Garaadada Waxaan Ugu Baaqayaa In Deg-deg Loo Joojiyo Colaadda Sokeeye, Caqliga Wanaagsanina Taliyo" Madaxwayne Siilaanyo

0 Visits: 589 | Monday June 06, 2016 - 13:47:24
Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka hadlay colaadda ka taagan deegaanka dharkayn geeye oo ka tirsan Gobolka Sool.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Shacabka U Dhashay Somaliland Ee Ku Nool Dalka Britain

0 Visits: 689 | Monday June 06, 2016 - 11:00:25
Ogaysiis Muhiim Ah Oo Ku Socda Shacabka U Dhashay Somaliland Ee Ku Nool Dalka Britain

Read More »

Ganacsade Cabasho Ballaadhan Ka Muujiyey Badeecad Uu Dalka Debadiisa Ka Soo Dhofsaday Oo Maalintii Shanaad Ku Xaniban Madaarka Hargeysa

0 Visits: 501 | Monday June 06, 2016 - 10:35:17
Ganacansade Yusuf Maxamuud oo kamid ah ganacsadatada hadda madax la soo kacaysa ee reer somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujiyey maamulka kastamka madaarka Hargeysa,kadib markii sida u sheegay ay allaab uu dalka debadiisa ka soo dhoofsaday ku xanibeen madaarka Hargeysa,waxaanu sheegay in aanu garanay…

Read More »

Daawo:Barnaamijka Qanci Dadkaaga,Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo La Weydiiyay Su,aalo Aad U Kulul Oo Jawaabtoodu Qiiro Qiiro Kaga Baxay

0 Visits: 1787 | Monday June 06, 2016 - 10:20:18
Barnaamijka Qanci Dadkaaga,Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo La Weydiiyay Su,aalo Aad U Kulul Oo Jawaabtoodu Qiiro Qiiro Kaga Baxay

Read More »

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga Oo Ugu Baaqay Dawladda Inay Hakiso Qorshaha Dib U Celinta Qaxoontiga.

0 Visits: 587 | Monday June 06, 2016 - 10:13:41
Hogaamiyaha Isbaheysiga mucaaradka Cord ee Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay dowladda inay dib u dhigto go'aanka ay ku dooneyso inay ku xirto xeryaha qaxootiga Dhadhaab.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Markii u horreysay Maanta Booqanaya Xeryaha Qaxoontiga Soomaalida Ee Dalka Kenya.

0 Visits: 582 | Monday June 06, 2016 - 10:06:12
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in markii u horeysay uu booqdo Xerada Qaxootiga Dhadhaab,

Read More »

Mulkiilaha Kaalinta Shidaalka BOTAAN oo Cabasho Xooggan ka Dirtay Awood sheegasho uu kula kacay Maareyaha Wakaaladda Biyaha Burco

0 Visits: 1099 | Monday June 06, 2016 - 09:17:14
Mulkiilaha Kaalinta Shidaalka Bootan Burco Marwo Siraad Nuux Cawaale oo maanta u waramaysay saxafadda ayaa ka hadashay awood Sheegasho uu maareyaha cusub ee wakaladda biyaha burco kula kacay ganacsatadani.

Read More »

Xirsi Cali Xaji Xasan oo Bulshada Somaliland iyo Caalamka islaamka ba ku Hambalyeeyey Curashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 605 | Monday June 06, 2016 - 08:38:37
Wasiirkii hore ee Madaxtooyada, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa hanbalyo u diray shacbiga Somaliland iyo guud ahaanba muslimiinta aduunka curashda Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed

Read More »

Hargaysa:Guddoomiyaha Waddani Oo Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Hambalyo U Diray Shacabka Somaliland

0 Visits: 617 | Sunday June 05, 2016 - 22:44:03
Guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga waddani C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, isagoo ku haddlaya magaciisa ka golaha wakiilada somaliland iyo ka xisbiga WADDANI wuxuu dhammaal hambalyo u dirayaa guud ahaanba shucuubta islaamka meelkasta oo ay ku kala noolyihiin, gaar…

Read More »

Guddoomiye Maxkamadda Sare Somaliland Maxu Ka Idhi Warar Sheegaya In Xafiiskiisa La Dhigay Walxaha Qarxa.

0 Visits: 591 | Sunday June 05, 2016 - 22:42:49
Guddoomiye maxkamada sare ee Somaliland mudane Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay saddex nin oo laga shakiyay isla markaana ay ciidamada amaank Somaliland gacanta kudhigeen, waxaan uu gudoomiye sheegay in ragaasi lagu daba jiray isla markaan ay saddexdii casho ee u danbeeyeyba ay kusoo noqnoqanyeen maxkamada…

Read More »

Daawo :Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabkiisa Iyo Ummadda Islaamka Ah Ku Hambalyeeyay Curashada Bisha Ramadaan

0 Visits: 594 | Sunday June 05, 2016 - 22:39:43
Anigoo ku hadlaya Magacayga, ka Xukuumadda iyo kan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shucuubta Islaamka guud ahaan iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahaan, oo aan ku tahniyadaynayo bilashada bisha barakaysan ee RAMADAAN. Waxaan leeyahay: RAMDAAN KARIIM,…

Read More »

Daawo:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Beeniyay In Walxaha Qarxa La Dhigay Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamada Sare.

0 Visits: 621 | Sunday June 05, 2016 - 22:38:31
Afhayeenka ciidanka booliska Somaliland ayaa beeniyay warar sheegay in xafiiska guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland xafiiskiisa la dhigay walxaha qarxa

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Ka Tirsan Xukumada Somalaland Oo Tageeray Maalgashiga Dekadda Berbera

0 Visits: 581 | Sunday June 05, 2016 - 22:35:59
Masuuliyiinta ku abtirsada gobolka Saaxil ee ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa si weyn u taageeray maalgashiga iyo dayactirka lagu samaynayo dekedda berbera

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Shacabka Somaliland Ku Bogaadiyay Curashadda Bisha Barakaysan Ee RAMADDAAN -

0 Visits: 683 | Sunday June 05, 2016 - 22:34:24
-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay'adaha xisbiga ee Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo taageerayaasha xisbiga waxa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan ummaddaha kala duwan ee Muslimka dunida ku nool, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda…

Read More »

Sucuudiga Oo Ku Dhawaaqay Curashadda Bisha Barakaysan Ee RAMADDAAN -

0 Visits: 596 | Sunday June 05, 2016 - 22:32:49
Dawladda sucuudiga ayaa goor-dhawayd shaaca ka qaadday in Maalinta beri ah laga Soomi doono Dunnida Islaamka oo dhan. Dawlada Sucuudigu waxaa ay xaqiijisay in ay si rasmi ah u curtey Bisha barakeysan ee Ramaddaan oo la arkay isla markaana maalinta bari ah soonku bilaaban doono.

Read More »

War Deg Deg Ah:Mid Ka Mida Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Muqdisho Oo Goor Dhayed Dil Toogasho ah Lugu Dilay -

0 Visits: 737 | Sunday June 05, 2016 - 17:06:04
Alle Hawnaxariistee Kooxo hubeysan, ayaa Goor-dhaweyd Muqdisho ku Dilay Suxufiyad lagu Magacaabi jiray, Sagal Salaad Cismaan oo ka Tirsanayd Idaacadda Radio Muqdisho. Dilka Suxufiyaddaan ayaa ka dhacay Agagaarka Jaamacada Plasma ee Degmada Hodan oo ay wax ka baranaysay.

Read More »

Burco:Jamada Addis Ee Burco Oo Shahadooyin Gudoonsiyay Qaar Ka Mida Shaqalaha Dahabshiil Oo Dhamaysatay Tobabar Muddo Socanayay.+Sawiro

0 Visits: 699 | Sunday June 05, 2016 - 16:53:58
Shirkadda Dahabshiil Group oo kaashanaysa Jamacadda Addis University Burao ayaa Tababar Muddo 3 Week ah soconayey u soo Gabagabaysay Qaarkamida Shaqaalaheeda, waxana Tababarkaa lagu baranayey, Ilaalinta Tayada Shaqaalaha, Maamulka, Habladhaqanka Macaamiisha iyo Casharo kale oo ku saabsan sida ay Horumar…

Read More »