Wararka

Daawo: Fannaanada Sahra Halgan Oo Daah-Furtay Ardaa Ay Ugu Magac Dartay Fanaankii Waynaa Maxamed Mooge Liibaan

0 Visits: 725 | Sunday June 05, 2016 - 16:46:36
Munasibaddii Daahfurka Ardaaga Cusub ayay ka soo qaybgaleen Mujaahidiin Boobe yusuf Ducale Ku Jiro iyago Khudbado ku saabsan taariikhdii maxamed mooge halkaas Ka Jeediyay.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Wasiiradda Waxbarashadda Ee Qaarada Africa Oo Addis ababa Ka Furmay.

0 Visits: 547 | Sunday June 05, 2016 - 16:24:52
"Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland iyadoo kaalmo dhaqaale ka helaysa dawladda Maraykanka qaybteeda horumarinta caalamiga ah ee USAID,

Read More »

Madaxweyne Siilanyo Oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Proff Ahmed Ismail Samatar

0 Visits: 960 | Sunday June 05, 2016 - 16:18:03
Proff, Axmed Ismaciil Samatar ayaa kulan xalay la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Ismaciil Saylici. iyo welia Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan

Read More »

Muqdisho:Madaafiic Xalay Lagu Weeraray Xerada Xalane Ee Taliska AMISOM Ee Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 945 | Sunday June 05, 2016 - 10:09:21
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya madaafiic xalay fiidkii ku dhacay qeybo ka mid ah degmada Wadajir, iyadoo qaar ka mid ah madaafiicda ay gudaha ugu dhaceen Xerada Xalane.

Read More »

Daawo Muqaal:Badhasabka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Dhacay Deeganaao Ka Mida Gobolka Sool

0 Visits: 712 | Sunday June 05, 2016 - 09:32:01
Maamulka Gobolka Sool ayaa Sheegay inay Deegaanka Dharkey Geeyo oo Shaqaaqo ku dhex martay laba Beelood oo Walaalo ah ay gaadheen Cutubyo ka Tirsan Ciidanka qaranka,Waxaa kale oo Maamulka Gobolka Sool soo saaray awaamiir lagu Sugayo Amniga.

Read More »

Dowladda Nigeria oo heshay lacag laga xaday

0 Visits: 652 | Sunday June 05, 2016 - 09:21:29
Dowladda Nigeria ayaa waxa ay sheegeysaa inay dib u soo ceshatay lacag la musuqmaasuqay. Lacagtaasi oo gaareysa 500 oo milyan oo dollar waxaa qaatay xubno horey dowladda uga mid ahaan jiray, sida maamulka dalkaasi uu sheegay.

Read More »

Halyayga Mohamed Ali Kalaay Oo La Shaaciyay In Jimcaha La Aasaayo Iyo Weedhihii Tacsida Madaxda Caalamku Ka Yidhaahdeen Geeridiisa.

0 Visits: 1273 | Sunday June 05, 2016 - 09:06:54
Inta badan madaxda caalamka ayaa ka tacsiyeysay geerida feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay oo xalay geeriyooday isagoo 74 sano jir ah, waxaana la shaaciyay in aas loo sameyn doono maalinta Jimcaha.

Read More »

Ciyaartoyda Somaliland Oo Calanka Tawxiidka Leh Iyagoo Babinaaya Baarashuud Ku Dulmaray Magalooyinka Abkhazia.

0 Visits: 2035 | Sunday June 05, 2016 - 09:01:39
Kooxda Ciyaaryahanada Somaliland iyo masuuliyiintooda ee ka qayb galaayay Ciyaarihii dalalka aan la aqoonsanayn ee lagu qabtay waddanka Abkhazia ayaa cirka kala soo deggay iyagoo baalashuut ku duulaya, calanka Jamhuuriyada Somaliland, xili ay ku gudo jiraan safarkooda soo guryo noqoshada ah.

Read More »

Shirkadda Dahabshii Group oo Munasibad Ballaadhan Waddanka QATAR ugu samaysay jaaliyadda Itobiya ee waddankaas oo u dabaldegayey 25guurada 20Ginbood+SAWIRO

0 Visits: 751 | Sunday June 05, 2016 - 08:14:34
Shirkada Calamigaa ee Dahab Shiil Group ayaa Munasabad Balaadhan u Qabatay Jaliyada Ethopia oo ah Jaaliyada Ugu Tirada badan Qaarada Africa ee ku Dhaqan Dalka Qatar

Read More »

Daawo: Guddomiye Cirro oo Baaq Nabadeed ka diray Colaada ka Dhex taagan iyo xabbada ka dhex dhacaysa Bulshada Degaanka Dharkayngeeyo

0 Visits: 652 | Sunday June 05, 2016 - 08:08:22
Guddomiye ciro wuxu sido kale ka jawaabay Su'aal laga waydiiyey wada hadalo uu xisbiyada la furay prof samatar in xisbiga waddani isna dhiniciisa wax wada hadal ah kula jiro iyo in kale

Read More »

Daawo: Hordhaca Barnamijka "Hagaha Qoyska" waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah

0 Visits: 1227 | Sunday June 05, 2016 - 07:50:15
Daawo: Horhda Barnamijka "Hagaha Qoyska" waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta.

Read More »

Daawo Muqaal:Qaar Ka Mida Cidanka Poolice Somaliland Oo Loo Furay Tobabar La Xidhidha La Shaqaynta Shacabka.

0 Visits: 595 | Saturday June 04, 2016 - 16:33:34
Ciidamada Booliska Somaliland Qaybo Kamida Oo Loo Furay Tabobar Lagu Baranaayo Habkay Ula Shaqayn Lahaayeen Shacabka.

Read More »

Daawo :Duqa Degmada Burco Oo Digniin u Diray Dadka Degan Guryaha Dawlada Uguna Baaqay in ay si Deg deg ah Uga Guuraan

0 Visits: 661 | Saturday June 04, 2016 - 16:31:13
Maayarka Degmada Burco Oo Digniin u Diray Dadka Degan Guryaha Dawlada Uguna Baaqay in ay si Deg deg ah Uga Guuraan

Read More »

Wasiirkii Hore Madaxtooyada Somaliland Oo Baaq Nabadeed ka Diray Dagaalka Bulshada Degaanka Dharkayn-geenyo ku dhex maray Halkaas

0 Visits: 947 | Saturday June 04, 2016 - 16:26:31
Wasiirkiisi hore ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa baaq nabadeed u diray bulshada walaalaha ah ee degaanka Dharkayn Geeye, qoraal kooban oo uu ku baahiyay bogiisa Facebook-ga ayaa u dhignaa sidan.

Read More »

Daawo Muqaal:Haldoor Barkhad Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Gudoomiyaha Wargayska Foora Oo Ku Xidhan Xarunta CID Hargaysa.

0 Visits: 508 | Saturday June 04, 2016 - 15:28:02
Xog-hayaha Cadaalada Ee Xisbiga WADANI Barkhad Jaamac Xirsi Oo Si Adag Uga Deyriyay Xaalada Uu Ku Sugan Yahay Guddoomiyihii Wargeyska FOORRE.

Read More »

Daawo Muqaal:hayadda Socdaalka Aduunka Oo Daha Ka Fayday In In Ka Badan Badwaynta editerraneian Ku Dagtay.

0 Visits: 614 | Saturday June 04, 2016 - 15:23:52
Hay'adda socdaalka dunida ee magaceeda loo soo gaabiyo IOM sheegey inay aamminsan yihiin in Doon siddey dad tahriibayaal ahaa oo ka soo tahriibey qaaradda Afrika ay ku qarqoomeen badda Mediterraneian-ka. Doon siddey muhaajiriin gaadhaya 700 ruux ayaa ku degtey badda Mediterranian-ka,waxaana laga…

Read More »

Burco: Bandhigii Buuga Dhiigii Geesiga iyo Wacdarihii Naadiga Halkaraan +SAWIRO

0 Visits: 1444 | Saturday June 04, 2016 - 15:18:27
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Aqoonyahano iyo Dhalinyaro Tiro badan ayaa ka qaybgalay Madal lagu soo Bandhigayey Buug ka hadlayey

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Deeq Gaadhsiyay Xarunta Dhaqan Celinta Maxamed Mooge Ee Magalada Hargaysa.

0 Visits: 540 | Saturday June 04, 2016 - 15:18:16
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo A Gab Isugu Jira Dhar Iyo Lacag Cadaan Ah Gaadhsiiyay Xarunta Dhaqan Celinta Ee Caruurta Ee Maxed Mooge

Read More »

Daawo Muqaal:Hogaanka Ururka Naafada Somaliland Oo Ku Bogaadiyay Madaxwayanaha Somaliland Sida Ugu Guntaday Inuu Bahiadooda Wax Ka Qabto.

0 Visits: 601 | Saturday June 04, 2016 - 15:13:22
Ururka Naafada Qaranka Oo Si Wayn Ugu Mahad Celiyay Madaxweynaha Somaliland Oo Wax La Taaban Karo Ka Qabtay Baahiyahooda

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Nac Nac Oo Ku Baaqay Inaan Laga ayb Galin Wada Hadalka Soamliland Iyo Somaliya

0 Visits: 529 | Saturday June 04, 2016 - 15:08:36
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye ( Nac-nac) oo kamid ah mudanaayasha Golaha Wakiilada ee Xisbiga KULMIYE ugu jira, ayaa eedaymo kala duwan dusha u saaray dawladda Turkiga oo uu ku tilmaamay in ay la dagalamayso qadiyada Madaxbanaanida Somaliland, sidoo kale wuxuu Xildhibaan Nac-nac ku baaqay in aan…

Read More »