Wararka

Daawo;Maxu Ka Yidhi Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani Shirka Turkiga Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya

0 Tuesday November 24, 2015 - 14:33:56
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Wadani Boobe Yusuf Ducaale Oo Kahadlay Ka Qeyb Galida Shirka Turkiga Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya

Read More »

Now York:Michael Keating Oo Loo Magacaabay Wakiilka Qaramada Midoobe Ee Somaliya.

0 Tuesday November 24, 2015 - 14:30:51
Michael Keating oo ah diblomaasi u dhashay dalka Britain, ayaa waxaa loo magacaabay Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobe ee u qaabilsan arrimaha Somaliya.

Read More »

Daawo Muqaal Cajiib Badan Oo Laga Diyaariyay Saxiib La Naqoshada Bahwaynta Shinada

0 Visits: 823 | Tuesday November 24, 2015 - 08:59:42
daawada muuqaal kooban oo ku saabsan Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare) oo gacantiisa ay shinni macmacaan ka cunayso kuna quudinaya, isla markana dadka la wadaagaya farriin ah "Quudi Shinnida oo La Saaxiib.

Read More »

Kooxda Daacish Oo Duqaymihi Ugu Adkaa Lala Beegsanayo Iyo Dhufeys ,Saldhigyo Ka Qodonaysa Dhulka Hoostiisa.

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:55:17
Kooxda Xagjirka ah ee ISIS ee gacanta ku heysa magaalada Raqqa ee dalka Siiriya ayaa bilaabay inay godad ka qotaan dhulka hoostiisa xili ay sii socdaan duqeynta ay wadamada reer Galbeedka la beegsanayaan magaaladaasi

Read More »

Safirka Somaliland Ee Dalka Australia Oo Baroordiiq U Sameeyey Suxufigii Weynaa Ee Qarniga Axmed Xassan Cawke+Sawiro

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:48:46
Anigoo magacaygu yahayMohamed Husseinoo ku magac dheer"Balishire"isla markaasna ah wakiilka Somaliland ee dalka Australia. Waxaanu halkan aan maanta aanu baroordiiq ugu qabanay walaalkeen suxufigii weynaa ee qarnigaAxmed Xassan Cawke.Hadaba geeridan oo runtii ahayd geeri aad u xanuun badan isla…

Read More »

Dawladda Maraykanka Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Siyaasiyiin Reer Burundi ah Iyo Sababta Ka Danbaysay

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:47:46
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Isniintii shalay saxiixay go'aan uu Maraykanka xayiraad dhanka dhaqaalaha iyo socdaalka ah uu ku saaray Mas'uuliyiin horey xilal uga soo qabtay iyo kuwa kale oo hada xil ka haya Xukuumada Burundi.

Read More »

War Deg Dega:Ra'isal Wasaaraha Somaliya Oo Wasiiro Xilka Ka Qaaday Qaar Cusubna Magcaabay.

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:44:13
Ra'izul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Xukuumada Soomaaliya Cumar Cadirashiid Cali Sharmaarke ayaa caawa xilka ka qaaday labo kamid ah Wasiirada Xukuumada Soomaaliya , waxa uuna magacaabay Ra'izul Wasaare Wasiiro kale oo badalaya kuwa xilka laga qaaday.

Read More »

GUDOOMIYAHA QURBA JOOGA SOMALILAND OO LA KULMAY JALIYAD SOMALILAND DENARK+Sawiro

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:44:07
Gudoomiyaha qurba jooga cabdi cabdilaahi oo la kulmay jaaliyada somaliland ee denmark taas uu ku soo bandhigay waxay qabto wakalaada qurba jooga iyo waxa u baahan tahay iyo waxay caq u leeyihiin dadka qurba jooga waxaan aad ugu dheeraday inay qurbajoogu yihiin kuwa mar walba wadankoof´da wax tara ee…

Read More »

Uhuru Kenyatta Oo Ka Hadlay Musuq Maasuqa Baahsan Oo Halakeeyay Dalka Kenya+Sawirro.

0 Tuesday November 24, 2015 - 08:42:12
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenya, ayaa wuxuu ka hadlay musuq maasuqa baahsan ee ka jira dalkaasi, isagoo dhinaca kalana ku baaqay inaanan dowladda oo qura looga seexan la dagaalanka musuq maasuqa.

Read More »

Daawo Muqaal: Dadwaynaha Ku Dhaqan Xafada Policka Burco Oo Eedo Kulul Dusha Duqa Degmada Burco Kuna Eedayay Inu Ku Hayo Cagojuglayn iyo Cabadhin

0 Monday November 23, 2015 - 23:27:07
Dadwaynaha Ku Dhaqan Xafada Policka Burco Oo Eedo Kulul Dusha Duqa Degmada Burco Kuna Eedayay Inu Ku Hayo Cagojuglayn iyo Cabadhin

Read More »

Daawo Muuqaal:-Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadlay Mawqifka Xukuumada Ee Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya

0 Monday November 23, 2015 - 22:54:22
Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadlay Mawqifka Xukuumada Ee Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya

Read More »

Xildhibaan Mataan Al-Humaami, Oo Si Adag Uga Hadlay Deeqaha Waxbarasho Ee La Musuqay, Digniin Culusma U Diray Xukuumadda Iyo Wasaarada Waxbarashada

0 Monday November 23, 2015 - 22:48:37
Xildhibaan Aadan Muxumad Hoori (Mataan-Al Hummaami), oo ka mid ah xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, kana tirsan hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, ayaa si kulul uga hadlay deeqaha waxrasho ee ay Ethiopia, ugu deeqday Somaliland, ee ay Wasaaradda Waxbarashadu sida musuqmaasuqah…

Read More »

Daawo Muqal:Magalada Boorama Si Rasmiya Uga Bilaabmatay Qadashada Kadhadhka Codbixiyaasha

0 Visits: 572 | Monday November 23, 2015 - 22:45:34
Waxa magaalada Borame si habsami ah uga socda diwaangelinta dadka muwaadiniinta ee gobolka Awdal.

Read More »

Cali Khaliif Oo Madaxwaynaha Somaliya Weeraray,Kuna Andacooday In Somaliya Laga Aqoonsaday Somaliland. Cali Khaliif

0 Monday November 23, 2015 - 22:41:26
Hogaamiyaha kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa dhawaan munaasibad uu Nairobi kaga qayb galay wuxuu ka jeediyay khudbad muujinaysa tawaawac iyo tamar darrada qorshihiisa siyaasadeed oo uu hadda u bedelay mid qabyaaladaysan oo uu ku doonayo inuu midnimo iyo taageero ka raadsado…

Read More »

Daawo Muqaal: Maayar Soltelco Iyo Xildhibaanadiisa Oo Dib Ugu Laabtay Bulshadii Soo Doortay Iyo Natiijada Ay Kala Noqdeen

0 Monday November 23, 2015 - 22:37:29
Maayar Soltelco Iyo Xildhibaanadiisa Oo Dib Ugu Laabtay Bulshadii Soo Doortay Iyo Natiijada Ay Kala Noqdeen

Read More »

Hargaysa:Wasiirka Maaliyadda Oo Kulan La Qaadatay Wefti Ka Socda Dalalka Ingiriiska Iyo Maraykanka

0 Monday November 23, 2015 - 22:29:07
Wasiirka wasaaradda maaliyada Somaliland ayaa maanta xafiiskeeda magaalada Hargeysa waxa ay kulan kula qaadatay laba wefti oo ka kala socda dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka, kuwaasi oo ka mid ah hay'addaha Somaliland ka taageera mashaariicda horumarka.

Read More »

Caasimadda Yurub Ee Brussels Oo Wali Ku Jirta Xaaladi Ammaan Adkaynta Iyo Dad La Qabqabtay.

0 Monday November 23, 2015 - 22:24:05
Dowladda Belgium ayaa sare u qaaday feejignaanta cabsida laga qabo weeraro argagixiso oo dhaca, iyadoo uu socdo baadigoobka loogu jiro ninka lagu tuhunsan yahay inuu ku lug lahaa weerarkii Paris, kaasoo gudaha Belgium laga baadigoobayo.Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee la dagaalanka Argagixisada…

Read More »

Daawo:Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Iscasilaada Musharax C/rashiid xasan mataan.

0 Monday November 23, 2015 - 22:12:07
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Iscasilaada Musharax C/rashiid xasan mataan.

Read More »

Daawo:Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Oo Xukumada Ku Eedeeyey Shirkii Somaliya Inay U Bedeshay Oday Dhaqameed.

0 Monday November 23, 2015 - 22:03:54
Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya ee loo bedelay oday dhaqameedka.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:-Wasiir Warancade Maxu Ka Idhi Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya ee Ay Waddo Dalka Turkiga

0 Visits: 527 | Monday November 23, 2015 - 16:14:07
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka hadlay waxa uu ugu yeedhay minjaxaabinta ay wadaan dawladaha Turkey-ga iyo maamulka Xamar.

Read More »