Wararka

Iraq oo Werar ku Qaday Hogamiyaha Dacish U Qabilsan ,Iraq iyo Syria .

0 Visits: 862 | Monday October 12, 2015 - 17:33:49
WASHINGTON, D.C.— Milatariga dalka Iraq oo sheegay inay weerar la heleen kolonyo baabuur ah oo uu la socday hoggaamiyaha Daacish Abu Bakar Al-Baghdadi, kadib weerar cirka ah oo ay ka fuliyeen gobolka galbeed ee Anbar.

Read More »

War Deg Deg Ah:Ciyaartii Dhexmarilahayd Gobolada Hawd Iyo Buuhoodle Oo Baaqatay

0 Visits: 688 | Monday October 12, 2015 - 14:58:31
Ciyaar adag oo la filaayey in dhex marto Gobolada Hawd Iyo Buuhoodle Ayaa Baaqatay maanta kadib Markii rabshado ka dhaceen magaalda borame ee xarunta gobolka awdal markii saaka lagu gubay gurigii taliyaha ciidan booliska Oo Baaqtay gobolka awdal

Read More »

War Dag-deg ah:-Dhalinyaro Gadoodsan Oo Gubay Gurigii Taliyaha Qaybeedka Boorama+Sawiro

0 Monday October 12, 2015 - 12:20:11
Dad cadhaysan ayaa dabsudhay gurigii taliyaha qaybta ee gobolka Awdal Mud.Cabdi Barkhad Araweelo gurigaasi oo ku yaalay xaafada fardaha ee Magaalada Boorama.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum-C/Samad Axmed Ismaaciil, Kana Hadlay Taariikhdiisi

0 Visits: 626 | Monday October 12, 2015 - 08:48:11
Dhambaalka Tacsida oo ka soo Baxay Qasriga Madaxtooyada ayuu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleban Dhuxul waxanu u dhignaa Sidan

Read More »

Daawo : Muj Boobe Yusuf Ducale oo ka hadlay Wasiirro ku loolamay Murashaxnimada Kulmiye iyo Wasiir Ka Qaybgalay Shir Somalia lagu Casuumay

0 Visits: 889 | Monday October 12, 2015 - 08:34:06
Wasiir ba Shir Somalia ah ka qaybgalay, Wasiir Madaxweynaha Ag Fadhiyaana Wuxu leyahay Murashax ban ahay, mid kalo ag fadhiyana wuxu leyahay Madaxweynaha murahax ah mid kaloo shir hargeysa ku qabtayna wuxu leyahay waxanu tagersanahay wasiir hebel, ayaan Darrada Dalka Taallaa Waa taas"Muj Boobe Yusuf

Read More »

Muj Xasan Guure oo Walaac ka muujiyey Murashaxnimada Wasiirradu ku loolamayaan Madaxweynihii oo Nool oo weli Talinaya iyo Saamaynta ay Qaranka ku yeelanayso

0 Visits: 561 | Monday October 12, 2015 - 08:22:33
Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay loolanka musharaxnimo ee loogu jiro Xisbiga Kulmiye,

Read More »

Daawo:Suldaan Maxamed Cabdi Qaadir oo Si mug leh u taageray murashaxnimada wasiir maxmed bixi yonis si adagna ula hadlay Muj Muuse Bixi Cabdi

0 Visits: 964 | Monday October 12, 2015 - 08:14:45
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa taageero u muujiyey musharaxnimada wasiirka arimaha dibada somaliland.

Read More »

Daawo: Soo Dhoweyntii ugu Xamaasadda Badnayd oo Hargeysa loogu Sameeyey Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland iyo Taageero badan oo uu kala kulmay shacabka

0 Visits: 719 | Monday October 12, 2015 - 08:04:40
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada & Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Md: Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ahaa

Read More »

Daawo: Gobolka AWDAL oo cayaarihii Gobolada ugu Awood sheegtay Hargeysa iyo Rabshado Hadheeyey Garoonka Dhammaadkii Cayaarta

0 Visits: 610 | Monday October 12, 2015 - 07:47:50
Cayaar Xamaasad Badnayd oo Garoonka Xaji Dahir ee Borama ku dhex maray Xulalka Gobolada AWDAL iyo MAROODIJEEX ayaa guud ahaanba Tartanka Cayaaraha lagaga reebay Gobolka Maroodijeex, Waxan uu Gobolka AWDAL u Gudbay Wareegga 2aad oo lagu Qaban Doono Hargeysa STADIUM

Read More »

Daawo:Xulka Gobolka Badhan Oo Garaacay Xulka Gobolka Daadmadheedh

0 Visits: 736 | Sunday October 11, 2015 - 18:56:46
Xulka Gobolka Badhan Oo Garaacay Xulka Gobolka Daadmadheedh

Read More »

Komishanka Mihnad Layaasha Caafimaadka Oo Fariin Kama Danbays Ah U Diray Jaamacadaha Caafimaadka Lagu Barto Iyo Gudoomiyaha Oo Go'aanka

0 Visits: 674 | Sunday October 11, 2015 - 16:53:50
Komishanka Mihnad Layaasha Caafimaadka Oo Fariin Kama Danbays Ah U Diray Jaamacadaha Caafimaadka Lagu Barto Iyo Gudoomiyaha Oo Go'aanka

Read More »

Daawo Muuqaalka Qarsoon ee Afkashacabka oo Helay Maayarka Burco oo Dhuumasho kaga Jira Guddigi Dabagalka Hantida Qaranka

0 Visits: 968 | Sunday October 11, 2015 - 15:27:28
3 maalmood ka hor ayay maayarka iyo kuxigenkiisa la ballameen Gudiga Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Waxana intii aanay ka soo Bixin Xafiiska Badhasabka oo ay kulan kula yeesheen Badhasabka iyo isuduwayaasha Laamaha Dawlada Orod iyo Hareero iska eeg kaga Baxay Dawladda Hoose siina Qufushay…

Read More »

Dhimashada Qaraxyadii Turkiga oo gaaray 95-qof iyo Baroor-diiq looga dhawaaqay Dalkaasi

0 Visits: 593 | Sunday October 11, 2015 - 14:06:32
Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in 95 ruux ay ku dhinteen qaraxyo loo maleynaayo inay is-miidaamin ahaayeen oo lala beegsaday dibadbax nabadeed oo ka dhacayay magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga.

Read More »

Daawo: Barnaamijka Qalinka iyo Qoraaga TVga Qaranka iyo Hal Abuur Qoraa Abdinaasir Afrika

0 Visits: 4147 | Sunday October 11, 2015 - 09:11:59
Barnaamijka oo uu Soo Saaray Weriye Mustafe Teacher Waxa lagu martiqaadaa Qoraayada iyo Hal Abuurada Dhalinyarada ah ee Somaliland, Hal abuur Abdinasir ali Afrika oo ka mida Qorayaasha iyo Hal abuurrada Gobolka Saaxil gaar ahaan Magaalada Berbera, Waana G/kuxigenka Naadiga Akhriska Berbera

Read More »

Daawo: Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo Lagu Dhex Arkay Shir lagaga Hadlayey Ganacsiga SOMALIYA oo ka Dhacay Holland

0 Visits: 578 | Sunday October 11, 2015 - 09:02:34
Kulankan ayay ka qaybgaleen Wasiirrada Ganacsiga Somalia, iyo Puntland, Waxana Wasiirkaas ka qaybgalay Shirka Somaliya Dabinkii ugu Khatarta Badnaa ee Wasiir aan siyaasaddiisu Qaan gaadh ahayn loo maleego, Waxana laga war Dhowrayaa Tallaaba Xukumadda Somaliland Gaar ahaan Madaxweyne siilaanyo ka qaado

Read More »

Daawo: Xildhiban Bidhi oo Carruurta ku xareysan Xarunta Darbijiifta u Dalxiis Geeyey Sheekh, kana mahadceliyey Bas Marwada Qaranku ugu Deeqday Xaruntas

0 Visits: 652 | Sunday October 11, 2015 - 08:55:17
Xildhibaan Mubaarak Yuusuf Bidhi oo ka tirasan Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada burco ayaa soo dhaweeyay hanka Musharax-nimo ee Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo

Read More »

Daawo: Dhalinyaro iskaashi ku samaystay Shirkad Casriya Farriina u diray Dhalinyarada Somaliland Ganacsatada iyo Dawladda

0 Visits: 1212 | Sunday October 11, 2015 - 08:06:52
Xildhibaanada Golaha Degaanka Burco, Ganacsato iyo masuliyiinta xisbiyada Qaranka ee Gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Munasibad Qaar kamida Dhalinyarada Hibooyinka leh ee Gobolka Togdheer iyo xubno aqoonyahano ahi ku daahfurayeen Shirkad Cusub

Read More »

Daawo: Dallada NAFIS NETWORK oo kulan lagaga hadlayey Tacaddiyada Haweenka ka furay Magaalada Burco

0 Visits: 655 | Sunday October 11, 2015 - 07:51:37
kulankan ayay ka qaybgaleen isuduwayaasha wasaaradaha, caafimaadka, caddaalada, shaqada iyo arimaha bulshada iyo weliba diinta iyo awqaafta ee Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo:"Dalkani Dal noqon-maayo Inta Qaar Dollarka Karsanayaan Qaarna Ey'dda Qalanayaan "By Sheekh Adam Siiro

0 Saturday October 10, 2015 - 22:41:02
Dalkani Dal noqon-maayo Inta Qaar Dollarka Karsanayaan Qaarna Ey'dda Qalanayaan By Sheekh Adam Siiro

Read More »

Ololaha Wacyigalinta Badbaadinta Shinnida Oo Maanta Hargeysa Lagaga Dhawaaqay.

0 Saturday October 10, 2015 - 22:29:21
Olole loo bixiyey badaadinta shinnida oo dadka lagu baraarujinayo in shinnadu u baahan tahay daryeel iyo badbaadin, ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa

Read More »