Wararka

Daawo:Xulka Gobolka Xaysimo Oo Kabaha La Dulmaray Gobolka Badhan

0 Visits: 1793 | Tuesday October 06, 2015 - 18:47:17
Waxa maanta Garoonka kubadda cagta ee Alamzay Stadium Ee Burco ku wada ciyaaray Xulalka Gobolada Badhan iyo Xaysimo,

Read More »

Xeer illaaliyaha cusub ee loo soo bedelay Gobolka Togdheer, Mudane Axmed Cismaan Mire, ayaa maalintii shalay dacwad ka mid ah dacwadaha lagu wareejiyey

0 Visits: 568 | Tuesday October 06, 2015 - 18:42:26
Xeer illaaliyaha cusub ee loo soo bedelay Gobolka Togdheer, Mudane Axmed Cismaan Mire, ayaa maalintii shalay dacwad ka mid ah dacwadaha lagu wareejiyey oo ah kiis dil ah la hor keenay maxkamada Gobolka Togdheer si loo dhegeysto.

Read More »

Nat oo sheegtay in xadgudubkii ay ku sameeyeen hawada Turkiga diyaaradaha Ruushka ee dagaalka inaysan u ekayn mid aan loogu tala galin.

0 Visits: 808 | Tuesday October 06, 2015 - 16:57:46
Nat oo sheegtay in xadgudubkii ay ku sameeyeen hawada Turkiga diyaaradaha Ruushka ee dagaalka inaysan u ekayn mid aan loogu tala galin.

Read More »

Gawaadhi ku qarxday Ciraaq oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof.

0 Visits: 697 | Tuesday October 06, 2015 - 16:15:46
Gawaadhi ku qarxday Ciraaq oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof.

Read More »

Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga qaado bukaanka qaba xanuuno aan la dawaynkarin.

0 Visits: 692 | Tuesday October 06, 2015 - 16:15:46
Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga qaado bukaanka qaba xanuuno aan la dawaynkarin.

Read More »

Facebook oo ku dhawaaqay barnaamijkii ugu horeeyay oo internet sattellite ah loogu samaynayo Afrika.

0 Visits: 584 | Tuesday October 06, 2015 - 16:10:23
Facebook ayaa ku dhawaaqay barnaamijkii ugu horeeyay oo internet sattellite ah loogu samaynayo Afrika.

Read More »

Masuuliyiinta Yemen oo sheegay in Ra'iisalwasaare Khaled Bahah uu badbaaday isagoon waxba gaarin, kadib markii weerar lagu qaaday Hotel Qasr ay doweladda deganayd magaalada Cadan.

0 Visits: 655 | Tuesday October 06, 2015 - 16:08:29
Masuuliyiinta Yemen oo sheegay in Ra'iisalwasaare Khaled Bahah uu badbaaday isagoon waxba gaarin, kadib markii weerar lagu qaaday Hotel Qasr ay doweladda deganayd magaalada Cadan.

Read More »

Daawo: Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Furay Mashruuc Lagu Hormarinayo Tamarta Somaliland

0 Visits: 535 | Tuesday October 06, 2015 - 15:58:57
Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Furay Mashruuc Lagu Hormarinayo Tamarta Somaliland.

Read More »

Daawo:Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaaliland Kormeer Shaqo Ku Tegay Magaalada Ceerigaabo.

0 Visits: 627 | Tuesday October 06, 2015 - 15:56:50
Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaaliland Kormeer Shaqo Ku Tegay Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Somaliland Oo Go,aano Dhinaca Anshaxa Ah Ka Soo Saaray Ciyaartii Shalay Dhexmartay Gobolada Awdal Iyo Hawd

0 Visits: 686 | Tuesday October 06, 2015 - 15:53:17
Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Somaliland Oo Go,aano Dhinaca Anshaxa Ah Ka Soo Saaray Ciyaartii Shalay Dhexmartay Gobolada Awdal Iyo Hawd

Read More »

Daawo"Shirkada Somtel Oo Oo Qalab Ciyaareed ku Wareejiyye Xulka Gobolka Togdheer

0 Visits: 611 | Tuesday October 06, 2015 - 15:48:54
Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Oo Qalab Ciyaareed ku Wareejiyye Xulka Gobolka Togdheer

Read More »

"Waxaan Rajeenaya In Gobolka Sanaag Guul Gaadhi Doono"Gudoomiayaha Gobolka Snaag

0 Visits: 576 | Tuesday October 06, 2015 - 09:32:07
Gudoomiyah Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay Ayaa Faafaahun K aBixiyey Kulamada Uu Ciyaari Doono Gobolka Sanaag

Read More »

"Dowladda Somalia Waxaa Horyaalla Caqabado ay ka mid tahay Doorashada "DAJIRAHA BRITAIN

0 Visits: 705 | Tuesday October 06, 2015 - 09:16:54
Safiiradda dalka Britain ee Somalia, Harriet Mathews oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadashay arrimo ay ka mid ahaayeen; kaalinta dowladda Britain ee gargaarka iyo ciidamada ka socda UK oo Soomaaliya loosoo dirayo.

Read More »

Webiga Shabeelle oo laga cabsi-qabo inuu ku fataho Degmada Jowhar ee Shabeellada Dhexe

0 Visits: 779 | Tuesday October 06, 2015 - 09:12:30
Waxaa soo baxaya cabsi weyn oo laga qabo in webiga shabeelle uu ku fataho degmada Jowhar oo ah xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, iyadoo ay ka socdaan dadaallo looga hortagayo fatahaad uu webigu ku sameeyo degmadaas.

Read More »

Dugsiyada Waxbarashada Kenya oo maanta dib loo furay kaddib Shaqo-joojintii Macalimiinta Kenya

0 Visits: 653 | Tuesday October 06, 2015 - 09:09:24
Maanta, ayaa waxaa dib oga furmaayo guud ahaan wadanka Kenya Waxbarashadii dugsiyada dowlada oo muddo shan toddobaad ah xirnaa kaddib markii macallimiinta ay diideen horaantii bishii hore ee September iney waxbaraan ardayda, isla markaasna ay dalbadeen in Mushaarka loo kordhiyo.

Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja Oo Tababar U Soo Xidhay in ka Badan 50 Suxufi Oo ka Kala Socday Togdheer,Daad-Madheedh,Saraar iyo Buuhodle

0 Visits: 852 | Tuesday October 06, 2015 - 08:54:19
Togdheer(Afkashacabka) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa tababar socday muddo saddex maalmood ah Oo ka Furmay magaalada Burco ee xarunta Gobolka togdheer, kaasoo ay ka qaybgaleen in ka badan 50 suxufi oo lagu taba-baray duruus la xidhiidha sharuuucda saxaafadda iyo mabaadii'da aas aaska…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Casuumay Maxadka Nabada, Kulana La Yeeshay Hay'adda Horumarinta Iyo Maalgashiga Ireland.+Sawiro

0 Visits: 883 | Tuesday October 06, 2015 - 08:10:44
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wafdigii uu hoggaaminaayay oo booqasho rasmiya ku jooga dalka Ireland,

Read More »

LABA WARIYE OO KA HAWLGALA MAGALADA BERBERA AYAA JEELKA LOO TAXABAY

0 Visits: 671 | Monday October 05, 2015 - 20:12:18
LABA WARIYE OO KA HAWLGALA MAGALADA BERBERA AYAA JEELKA LOO TAXABAY

Read More »

DAAWO: Maalinta Barayaasha Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Magaalada Hargeysa

0 Visits: 577 | Monday October 05, 2015 - 20:08:02
DAAWO Maalinta Barayaasha Aduunka Oo Maanta Laga Xusay Magaalada Hargeysa

Read More »

DAAWO: Qaar Kamida Maxaabiistii Ka Baxsatay Jeelka Laascaanood Oo Ka Hadlay Siday Ugu Suuro Gashay Inay Baxsadaan

0 Visits: 599 | Monday October 05, 2015 - 20:04:21
DAAWO Qaar Kamida Maxaabiistii Ka Baxsatay Jeelka Laascaanood Oo Ka Hadlay Siday Ugu Suuro Gashay Inay Baxsadaan

Read More »