Wararka

Daawo:Gudoomiyaha Shirkada Barako Group Oo War Bixiye Qaabka Casriga Ah Ee Shirkadoodu U Dhisayso Jeel Weyn Ee Magaalada Burco

0 Visits: 927 | Sunday October 04, 2015 - 16:37:21
Gudoomiyaha Shirkada Barako Group Oo ka War Bixiye y Qaab Casriga Ah Ee Shirkadoodu U Dhisayso Jeel Weyn Ee Magaalda Burco

Read More »

"Waxaanan U Arkaa Inay Maanta Wakhtigaygii joogto ,Raga Maanta Musharixiinta Ahna Qaar Badan Baan Ka Soo Horeeyay "Xildhibaan Axmed Cabdi (Kijaandhe)

0 Visits: 679 | Sunday October 04, 2015 - 15:42:17
Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe oo kamida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa munaasibad ilyartu is qabatay maanta u qabtay siyaasiinta ,aqoonyahanka ,dhalinyarada ,xubnaha golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ,iyo haween tiro badan

Read More »

"Musharaxnimada Xildhibaan Kijaandhe Waxay Muujinaysa Badbaadada Xisbiga Kulmiye"Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax,

0 Visits: 737 | Sunday October 04, 2015 - 15:33:22
Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa taageeray musharaxnimada madaxweyne ee Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Kulmiye ah. Suldaanka oo hadal ka jeedinayay munaasibada Hargeysa lagu qabtay oo Xildhibaan Kijaandhe ku shaacinayay musharaxnimadiisa ayaa waxa…

Read More »

"Xilligan in dadka loo xiro Arrimo Siyaasadeed waxay keenaysaa inuu dalku mugdi galo"FARMAAJO

0 Visits: 750 | Sunday October 04, 2015 - 15:09:38
Ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Maxamed C/llaahi Maxamed [Farmaajo] ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay xariggii ciidamada dowladda Somalia u geysteen wariyeyaal ka tirsanaa Tv-ga Universal iyo xiriddii xafiiskii Muqdisho uu ku lahaa telefishinka.

Read More »

Al-shabaab oo Weeraray Saldhig ay Ciidammada Dowladda Somalia ku leeyihiin Duleedka Jowhar

0 Visits: 667 | Sunday October 04, 2015 - 15:07:39
Xoogagga Al-shabaab ayaa weeraray xalay fariisin ay ciidamada dowladda Somalia ku lahaayeen deegaanka Sabuun oo 15-km Waqooyi-bari ka xiga degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe.

Read More »

Wasaaradda Amniga Qaranka oo sheegtay in la baarayo dilka wiil ay toogteen Ciidanka AMISOM

0 Visits: 647 | Sunday October 04, 2015 - 15:05:18
Wasaaradda amniga Qaranka Somalia ayaa sheegtay in guddi ka kooban shan xubnood ay u xil-saareen baarista wiil dhallinyaro ah oo ay 27-kii bishii September ee lasoo dhaafa ku dileen ciidamada AMISOM degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Ururka Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barata Dalka Sudaan Oo Hogaan Cusub Doortay+SAWIRO

0 Sunday October 04, 2015 - 12:30:23
Dhawaan ayay Ahayd Marki Hogaan Cusub Oo Hagi Doonaa Ururka Ardayda Somaliland Ee Wax Kabarada Dalka Sudaan Ay Dorteen Ardayda Dalkaasi Ku Sugan .

Read More »

Qaramada Midoobay iyo Ururka Dhakhaatiirta Aan Xuduuda Lahayn Ee MSF Oo Canbaareeyay Weerarka Lagu Qaaday Cisbitaalkooda Kunduz

0 Visits: 731 | Sunday October 04, 2015 - 08:22:55
Ururka Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn MSF ayaa eedeeysay weerar duqeyn ah oo lagu qaaday isbitaal ay maamusho MSF ee ku yaal Kunduz.

Read More »

Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Cusub oo Xilki la kala Wareegay +SAWIRO

0 Visits: 755 | Sunday October 04, 2015 - 08:02:06
Wasiirka Wasaarada maaliyada Somalilad marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa waxay si rasmi ah xilalkii ugu kala wareejisay agaasimihii hore iyo agaasimaha cusub ee wasaaradaasi dhawaan loo soo magacaabay .

Read More »

Itoobiya oo shaacisay inay Sannadaha soo socda bilaabayso dhoofinta Gaaska Dabiiciga ah

0 Visits: 667 | Saturday October 03, 2015 - 17:45:17
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu Saddexda illaa Shanta sano ee soo socota Waddankoodu billaabayo dhoofinta Gaaska dabiiciga ah, kaddib markii deegaanka Soomaalidu degto ee dalka Itoobiya laga helay keyd ballaaran uu Gaaska Dabiiciga ahi ka buuxo.

Read More »

War Deg Deg Ah:Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanno ku yaalla Bartamaha Soomaaliya

0 Visits: 647 | Saturday October 03, 2015 - 17:39:11
Xoogagga Al-shabaab ayaa la Wareegay laba Deegaan oo ka Tirsan Gobolka Mudug ee Bartamaha Somalia, kuwaasoo ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug oo ay Maamusho Al-shabaab.

Read More »

Hay'adda Xogga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baaritaan lagu hayo dad looga shakisan yahay laaluush iyo dambiyo la xiriira lacago raadkooda la saan-tiray.

0 Visits: 502 | Saturday October 03, 2015 - 17:39:10
Hay'adda xagga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baaritaan lagu hayo dad looga shakisan yahay laaluush iyo dambiyo la xiriira lacago…

Read More »

Qaar Kamida Xildhibaano Barlaamnak Somaliaya Oo Sharci-daro ku Tilmaamay Xaridhigii Laba Wariyeyaal ka Tirsan TV-ga UNIVERSAL

0 Visits: 619 | Saturday October 03, 2015 - 17:28:24
Xildhibaannada kala ah Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa si adag u cambaareeyay, sharci-darrana ku tilmaamay xariga wariyeyaasha, kaddib wareysi ay siiyeen BBC-da.

Read More »

Shaqaalaha badbaadada Nigeria, oo sheegay in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.

0 Visits: 626 | Saturday October 03, 2015 - 17:13:43
Shaqaalaha badbaadada Nigeria, ayaa sheegaya in labo qarax oo ka dhacay dibadda magalada xarunta Abuja ay ku dhinteen ugu yaraan 15 ruux.

Read More »

Daaawo:Wasiirka Cadaalada Somaliland iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Siwadajir Ah u Dhagax Dhigay Qayb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Xabsiga Weyne Burco

0 Visits: 577 | Saturday October 03, 2015 - 17:09:53
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa maanta si wada jir ah u dhagax Dhismaha Xabsi weyn oo loogu talo galay magaalada Burco, Xabsigaas oo ay dhisayso shirkadda AL Baraka oo noqon doona Xabsiga ugu weyn Somaliland sida ay sheegeen

Read More »

Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka FIFA, Sepp Blatter, oo diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

0 Visits: 902 | Saturday October 03, 2015 - 17:07:43
Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka ee FIFA, Sepp Blatter, ayaa diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

Read More »

Hay'adda MSF, oo sheegtay in ay aad uga naxeen weerarka iyo dilka bukaanada Isbtaalkeeda yalay iyo shaqaalaheeda.

0 Visits: 626 | Saturday October 03, 2015 - 17:00:51
Hay'adda MSF, ayaa sheegtay in ay aad uga naxeen weerarka iyo dilka bukaanada isbtaalkeeda yiilay iyo shaqaalaheeda.

Read More »

Daawo:Ururuka Suxufiyiinta Somaliland Oo Tabar Uga Furay Magaalada Burco Suxufiyiin Ka Kala Socday Afar Gobol

0 Visits: 409 | Saturday October 03, 2015 - 16:59:43
Ururka Suxufiiyinta Somaliland ee Solja ayaa maanta Tababar u furay in ka badan 50 Suxufi oo ka kala socday Gobolada

Read More »

Labo qarax oo bambaanooyin ah oo lagu Qarxiyey meelo u dhaw caasimadda Nigeria, waxaa lagu soo waramayaa in ay dhaawacyo jiraan sida ay sheegayaan saraakiishu.

0 Visits: 631 | Saturday October 03, 2015 - 16:55:38
Labo qarax oo bambaanooyin ah ayaa luxay meelo u dhaw caasimadda Nigeria, waxaa lagu soo waramayaa in ay dhaawacyo jiraan sida ay sheegayaan saraakiishu.

Read More »

Cidamada Nabad Sugida Somaliya Oo La Wareegay Xafiiska Uneversal Tv Magalada Muqdisho.

0 Saturday October 03, 2015 - 12:54:24
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka ayaa xoog ku galay dhismaha Telefashinka Universal xaruntiisa Magaalada Muqdisho.

Read More »