Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soamlia Oo Maanta ku Wajahan Degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud

0 Monday June 22, 2015 - 16:25:25
Cadaado(AFKA)Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa kusii jeeda Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo kaga qayb-geli doona dhaarinta iyo kulankii ugu horreeyay oo la filayo inay maanta ka dhacdo degmadaas.

Read More »

War Deg Deg Ah:Afhayeenkii Xukuumadda Somaliya Oo Xilkii Iska Casilay Maxaase Sababay?

0 Visits: 664 | Monday June 22, 2015 - 15:50:31
Muqdisho(AFKA)Afhayeenkii Xukuumadda Somalia Ridwaan Xaaji C/weli ayaa ku dhaqaaqay maanta oo Isniin ah inuu iska casilay xilkaas, wuxuuna qoraal uu soo saaray oo uu kaga hadlay is-casilaaddiisa iyo xaaladda uu dalku marayo ku yiri.

Read More »

Daawo:Naadiga Halkaraan Oo Soo Gabagabeeyey Wareegii Kowaada Ee Tartanka Aqooneed Dhex Maraaye Dugisyada Hoose Dhexe Ee Magaalada Burco

0 Visits: 747 | Monday June 22, 2015 - 15:26:41
Burco(AFKA)Naadiga Halkaraan Oo Soo Gabagabeeyey Wareegii Kowaada Ee Tartanka Aqooneed Dhex Maraaye Dugisyada Hoose Dhexe Ee Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Warbixin Laga Diyaariyey koobab Laga Furay Xaafada Xawaadle,Wadani Oo Taagero Ka Helay Dhalinyarada+Xukumada Oo Ku Fashilantay

0 Visits: 942 | Monday June 22, 2015 - 15:06:47
Hargeysa(AFKA)Warbixin Laga Diyaarinayaye koobab Laga Furay Xaafada Xawaadle,Wadani Oo Taagero Ka Helay Dhalinyarada+Xukumada Oo Ku Fashilantay

Read More »

Nin Maxkamada hargeysi xukuntay oo Askartii Waaranka u Sidey Madaxa Ka toogtay

0 Visits: 802 | Monday June 22, 2015 - 15:05:42
Dil aad u argagax badan, ayaa Xaafad ku taalla Gudaha Magaalada Hargeysa Maalintii shalay loogu geystay Askari katirsan Ciidanka Booliska,

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Dalak Dib Ugu Soo Laabtay Kan Mudo Kordhinta Muxuuse Ka Yidhi?

0 Monday June 22, 2015 - 15:00:52
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Somaliland Ee Ucid Eng Faysal Cali Wrtaabe Ayaa Maanta Dalak Dib Ugu So Laabatay Kan Mudo Kordhinta Muxuuse Ka Yidhi?

Read More »

Daawo: Sh. Yusuf Cabdi Cawed iyo Jamal Xiinwaal oo kaalmo lacag iyo Timir isugu Jirta ku wareejiyey Qoysas Danyar iyo Dad xanusanaya isugu jira

0 Visits: 840 | Monday June 22, 2015 - 14:57:46
Sh. yusuf cabdi cawed oo ka mida culimada gobolka togdheer, Guddomiyaha Guddiga Cisbitalka Maandhaye Jamal Xiinwal iyo Guddomiyaha Xaafadda Aktobar ee magaalada Burco Qadan Cali dheere ayaa si wada jira Kaalmooyin Lacag iyo Timir isugu Jirtay Gaadhsiiyey

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Xisbiga UCID oo Dalka Dib ugu soo Laabtay, Muxuu se ka hadlay?

0 Visits: 587 | Monday June 22, 2015 - 14:52:01
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Waraabe ayaa ka hadlay Qodobo Xaasaasiya iyo Arrimaha Doorashooyinka, isagoo si ka duwan heshiiskii xisbiyada qaranka ee uu saxiixay u hadlay, kana jawaabay hadalkii Madaxweynaha somaliland ee shalay uu kaga hadlay khilaafka guurtida iyo xisbiyada qaranka

Read More »

Daawo: "Weligay ismaan Odhan Waxa Ganacsi Gelaya oo Dhaqaale badan laga samayn doonaa..." Waraysi Maxmed Qabo lataliyaha Madaxweynaha

0 Monday June 22, 2015 - 14:41:52
La taliyaha Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaliland Ee Arimaha Doorashooyinka Md: Maxamed Ibraahin Qabo Ayaa Waraysi Dheer Oo Xiiso Badan Siiyay Tv-ga Horn Cable .

Read More »

Madaxweynaha somaliland oo marki u horeysay kajawaabay Su'aal laga waydiiyey Khilaafka sharci ee u dhexeya xisbiyada iyo guurtida e ka dhashay Muddokordhinta

0 Visits: 597 | Monday June 22, 2015 - 14:22:31
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya Xubno ka mida Golihiisa wasiirrada ayaa

Read More »

Daawo:Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir Qaybtii 3aad

0 Monday June 22, 2015 - 14:09:45
Hargeysa(AFKA)Su'aalo Iyo Jawaabo Axkaamta Soonka Waxa Soo Jeedinaya Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir Qaybtii 3aad

Read More »

Kenya oo ka Doonaysa Beesha Caalamka in ay ka Taageerto Dib u celinta Qaxootiga jooga dalkeeda

0 Monday June 22, 2015 - 14:04:18
Dowlada Kenya ayaa waxey ka codsatay Beesha Caalamka & dalalka deeqaha bixiyo inay ka taageeraan qorshaheeda ku aadan dib u celinta qaxootiga tirada badan ee ku sugan wadankeeda.

Read More »

Nin Shacab ah oo Askar Waaran u Siday ku Toogtay Hargeysa Kaddibna Baxsaday

0 Monday June 22, 2015 - 14:00:25
Haregysa(Afka)Hal Askari ayaa ku geeriyooday mid kalana waa dhaawac ka dib markii nin shicib ah rasaas ku furey askar la sheegay inay u sideen waaran qabasho oo ka soo baxday maxkamadda degmadda Hargeysa.

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Furay Tartanka Koobka Ramadaanta Ee Garoonka Badhtamaha + Sawirro

0 Visits: 901 | Monday June 22, 2015 - 08:38:43
Waxaa wada ciyaaray kooxaha Aragsan iyo Damal, waxaana 4-6 ay guushu ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay Aragsan.

Read More »

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Hargeysa ku so DHoweyey Wefti Ka Socda Jaamacadda Al-Azhar Oo Dalka U Yimid Soo Nooleynta Xidhiidhka Somaliland & Masar

0 Monday June 22, 2015 - 08:05:56
Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu soo dhaweeyay wefti ballaadhan oo ka socda dalka Masar, gaar ahaan Jaamacadda Al-azhar ee Magaalada Qaahira,

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Horumarka Madaarka Cigaal.

0 Monday June 22, 2015 - 07:58:44
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxman saylici ayaa ka hadlay horumarka uu gaadhey muddooyinkii ugu dambeeyey madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal International Airport.

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya Oo Muqdisho Ku Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkii Uu Ku Tagay Dalka Mareykanka +Sawiro

0 Sunday June 21, 2015 - 22:11:46
Gaashaandhigga DF. Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay dalka Mareykanka, waxana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdallah Xuseen Cali iyo masuuliyiin ka tirsan wasaaradda…

Read More »

Natiijada Kamadanbaysta ah Ee Doorashooyinki Dalka Itoobiya Oo Lagu Wado In Malinta Isninta La Shaaciyo

0 Sunday June 21, 2015 - 22:09:02
Guddida doorashada Itoobiya ayaa ku dhawaaqi doona natiijadii doorashadii bishii hore ee dalka Ethiopia, taas oo isugu jirtay baarlmaanka dalka ee guud iyo kuwa ismaamulada dalkaas. Guddida ayaa sheegtay in dhammaan la tiriyay codadka la dhiibtay, sidadarteedna natijadii rasmiga ahayd lagu dhawaaqi…

Read More »

Daawo: Guddida Dib U Habaynta Shaqaalaha Oo Uu Kulankoodii Qabsoomay iyo Waxyaabo Lagaga Hadlayay

0 Sunday June 21, 2015 - 22:05:45
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Cabdi Aw Daahir Cali ayaa faahfaahiyay Kulan ay maanta isugu yimaadeen Gudida Dib u Habaynta Shaqaalaha Dawladu.

Read More »

Daawo:Waxgaradka iyo Cuqaasha Degaanka Widh Widh ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay amaanka Degaankaasi Widh Widh

0 Sunday June 21, 2015 - 22:02:53
Waxgaradka iyo Cuqaasha degaanka Widh Widh ee gobolka Sool ayaa ka hadlay amaanka degaankaasi Widh Widh.

Read More »