Wararka

Daawo:Qurbo Joog Deeq Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Urtehegen Ee Magalada Burco

0 Visits: 719 | Tuesday July 14, 2015 - 14:43:19
Hargeysa(Afka)Qurbo Joog Deeq Ayaa Maanata Soo Gaadhsiisay Xarunta Agoomaha Urtehagen Ee Magalada Burco

Read More »

Wasiirka Diinta oo Abaal-marin guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore ka galay Tartanka Jimciyatul Axbaab ee Qur'aanka Kariimka ah.

0 Visits: 833 | Tuesday July 14, 2015 - 14:35:15
Hargeysa(AFKA)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed iyo Culimada Jumciyadda Waxbarashada Diiniga ah iyo Xusaska Nebi Muxamed (C.S.W) ee Al-Axbaab, ayaa Abaal-marin guddoonsiiyey Arday Kaalmaha hore u galay Arday ku tartantay Qur'aan Akhriska Ramadaanta…

Read More »

Daawo:Raysal Wasaaraha Serbia Oo Dad Gadoodsan Ku Weerareen Xus Loo Sameeyay,Xasuuqii Muslimiinta Bosnia

0 Visits: 874 | Tuesday July 14, 2015 - 14:27:41
Bosnia(AFKA)Raysal Wasaaraha Serbia Aleksandar Vucis, Ayaa dad cadhaysani ku weerareen, xafladii xuska 20aad ee loo qabanayay, xasuuqii ku dhawaad 9 kun oo qof Serbiyiintu ku gumaadeen, magaalada Srebrenica ee dalka Bosnia sanadkii 1995 kii

Read More »

Daawo:Barnaamijkii Iftiinshe "Hugaagu Wuu Kula Baryo Tagaa" Waxa Soo Jeedinaya Sharmaarke Axmed Muxumed

0 Visits: 1464 | Tuesday July 14, 2015 - 13:45:33
Daawo:Barnaamijkii Iftiinshe Ee Toabdaadkan Waxaa Soo Jeedinaayay Sharmaarke Axmed Muxumed Waxaan Ku So Qaadanayaa "Hugaagu Wuu Kula Baryo Tagaa"

Read More »

Dawradii Kutubta Xifdul Mutuunta Ee Ka Soconayay Markiska Imaamu Shaafic Ee Burco Oo La Soo Gebagebeeyey+Abaalmarino La Gudoonsiyay Arday+Sawiro

0 Visits: 1432 | Tuesday July 14, 2015 - 13:31:50
Dawro Lagu Xifdisiinayey Ardayda Da'da Yar Kutubta Xifdul Mutuunta Ayaa Lagu Soo Gebagebeeyey Masaajidka Weyn Ee Jaamicul MadiinaEe Burco. Dawradan Oo Loo Qabtay Arday Ka Kooban 42 Ar Day Waxaa Lagu Xifdisiinayey 4 Kitaab Oo Ka Mida Kutubta Shareecada Islaamka Sida 100 Xadiis, Sulam Wusuul ( Kutub…

Read More »

Al-shabaab Oo Deegaanka Raage-ceelle Ku Dishay Askar Ka Tirsanaa Ciidamada Dowladda Somalia

0 Visits: 938 | Tuesday July 14, 2015 - 13:06:40
Muqdisho(AFKA)Ugu yaraan lix Ruux oo isugu jira Askar ciidamada DF Somalia ka tirsanaa iyo xoogagga Al-shabaab ayaa lagu dilay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerar ay saaka aroortii Al-shabaab ku qaadday deegaanka Raage-Ceelle oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe.

Read More »

Arday Shaaca Ka Qaaday inay is-dili doonaan Haddii Obama Uu san soo booqan Jaamacadooda Nairobi +Daawo Booshadii 2006 Obama Ee Jaamacada

0 Visits: 933 | Tuesday July 14, 2015 - 12:52:11
18 Arday oo ka mid ah Ardaydadhigta Jaamacada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey ku hanjabay iney is dili doonaan hadii madaxweynaha Mareykanka Barack Obama uusan booqanin Jaamacadooda dhamaadka bishaan markuu safarka ku yimaado Kenya.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Cadaado Ugana Sii Gudbay Garoowe+Sawirada

0 Visits: 729 | Tuesday July 14, 2015 - 12:43:53
Burco(AFKA)Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Gaadhay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo uga sii gudbay xarunta Puntland ee Garoowe, waxaana intii uu joogay Cadaado uu kulammo la yeeshay Hoggaanka Maamulka KMG-ka ah ee Galmudug.

Read More »

Steven Gerrard Iyo Frank Lampard Oo Iska Garab Ciyaari Doona Kana Horimaan Doona Kooxda Tottenham.

0 Visits: 1044 | Tuesday July 14, 2015 - 12:39:51
Weli ma uusan ciyaarin kulankiisii ugu horeysay ee horyaalka Mareykanka ee MLS laakiin Steven Gerrard ayaa lagu soo daray kooxda u ciyaareysa horyaalka Mareykanka ee All-Star ee la dheeli doonta kooxda Tottenham.

Read More »

Daawo:Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magalada Hargeisa Oo Kormeer Ku Soo Maray Kawaanka Gawraca Xolaha Ee Magalada Hargeisa.

0 Visits: 629 | Tuesday July 14, 2015 - 12:34:48
Hargeysa(afka)Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Magalada Hargeisa Oo Kormeer Ku Soo Maray Kawaanka Gawraca Xolaha Ee Magalada Hargeisa.

Read More »

Daawo: Fanaanka Nimcaan Hillaac iyo Fartun Cumar oo si weyn logu so dhoweyeey Muqdisho

0 Visits: 781 | Tuesday July 14, 2015 - 11:58:19
Fananka Nimcaan Hilaac oo kamid ah fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa gaadhey magaalada Muqdisho ee caasimada Somaliya.

Read More »

DAAWO :Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ciyaraha Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Caruurta Derbi Jiifka Ee SORRA Center Ee Burco

0 Visits: 623 | Tuesday July 14, 2015 - 10:41:27
Xildhiban Mubarik Bidhi ayaa wasiirka uga warbixiyey xaruntan iyo adeegyada ay u qabato dhalinyaradaasi la dhaqan celiyey ee darbijifka ahayd, isago wasiirkuna ku bogaadiyey xildhibaanka

Read More »

DAAWO :Xildhibaan Rooda oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Magaalada Turku Ee Dalka Finland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magalada Laascanood ‏

0 Visits: 803 | Tuesday July 14, 2015 - 10:36:54
Xildhibaan Rooda cabdilahi xasan oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Magaalada Turku Ee Dalka Finland ayaa si ballaadhan loogu so dhoweyey magaalada laascaanood iyadoo booqatay xarunta dawlada hose, cisbitaalka iyo meelo kale

Read More »

Daawo Sawirada Dad Araga la' Oo Ka Qayb Galay Tartan Qur'aanka Kariimka Oo Lasiiyay Abaal Marin Ay Ku Farxeen

0 Visits: 893 | Monday July 13, 2015 - 20:10:33
Muqdiso(AFKA)Idaacada Risaala ee Kutaala Guaha Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay qabatay xaflad ballaaran oo lagu abaalmarinaayay Ardaydii Kaalmaha ka galay Tartanka Qur'aan Akhriska Dadka Araga la' ee Idaacada Risaala, sidoo kale xafladaan waxaa lagu ciidseeyay oo lacago lagu siiyay dhamaan…

Read More »

War Deg Deg Ah:Ajaaniib la sheegay in ay Ka Tirsanaayeen Al-Shabaab Oo Ka Baxsaday Xabsi Kuyaala Dalka Kenya

0 Visits: 695 | Monday July 13, 2015 - 20:03:04
Burco(AFKA)Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Dalka Kenya ayaa qoray in rag ajaaniib ah oo lala xariirnayay in ay katirsan yihiin Dagaalamayaasha Xarakada Al-Shabaab ay ka baxsadeen xabsi ay ku xirnaayeen oo kuyaala Gudaha Kenya.

Read More »

"Somaliland Cidna Marti Ugama Aha Inay Hawadeeda Xukunto"Wasiirka Qorsheynta Somaliland

0 Visits: 601 | Monday July 13, 2015 - 19:58:24
Hargeysa (AFKA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xidhiidhka hay'adaha caalamiga ah Md. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Hawada Somaliland ee la sheegay in Somaliya lagu wareejiyey, waxaanu tilmaamay inaanay Somaliland hawadeeda cidna u dabo fadhiisanayn.

Read More »

Daawo Sawirada:Taliyayaasha Booliska Somalia iyo Amisom Oo Kulan Xasaasi Ah Maanta kuwada Qaatay Xerada Xalane Maxaase Ka Soo Baxay?

0 Visits: 748 | Monday July 13, 2015 - 19:43:03
Taliyayaasha Ciidamada Booliska Somalia iyo Amisom oo ay wehlinayaan Saraakiil ka kala tirsan Ciidamada Militeriga Somalia iyo Amisom ayaa ku kulmay Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia.

Read More »

Dowlada Somaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Kenya

0 Visits: 666 | Monday July 13, 2015 - 19:31:02
Soomaliya ayaa maanta si rasmi ah waxay dacwad uga gudbinaysaa dalka Kenya oo ay ku eedeysay in ay si sharci darro ah ugu qabsatay baddeeda. Murankan waxa uu salka ku hayaa lahaanshaha qaybo kamid ah soohdinta xadka badda labada dal, oo badhitaano lagu sameeyey la sheegay in laga helay khayraad dabiici…

Read More »

Qabkee Buu U Baxsaday Ninka U Madaxda Daroogeystayaasha Dalka Mexico

0 Visits: 735 | Monday July 13, 2015 - 19:18:00
Nin caan ku ahaa ka ganacsiga daroogada dalka Mexico ayaa ka baxsaday xabsi ammaankiisa aad loo sugo.

Read More »

Qab kee Buu U Baxsaday Ninka U Madaxda Daroogeystayaasha Dalka Mexico

0 Visits: 814 | Monday July 13, 2015 - 19:18:00
Nin caan ku ahaa ka ganacsiga daroogada dalka Mexico ayaa ka baxsaday xabsi ammaankiisa aad loo sugo.

Read More »