Wararka

Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyay Bakistan Oo Ka Hadlay Doorashoooyinka, Cadaalada Iyo Digreetadii XalayKa Soo Baxday Madaxtooyada

0 Sunday April 19, 2015 - 12:53:01
Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay dalka Baakistaan Danjire Cabdirisaaq Axmed-toor (Diinaari) oo kamid ah masuuliyiinta sare ee Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay xaaladda caddaaladda iyo garsoorka Somaliland oo u muuqda kuwo god madawku dhacay,sidoo kale waxa uu Ambassadorku ka hadlay doorashooyinka…

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo Booqday Xeryaha AJaanibta

0 Sunday April 19, 2015 - 12:29:12
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayaa booqday xero qaxooti oo ay ku jiraan in ka badan 1000 shaqaale ajaaniib ah oo soo cararay, kaddib markii ay dhaceen rabshado mowjada ah oo looga soo horjeedo ajaaniibta.

Read More »

Daawo:Dab Qabsaday Qaybo Ka Mid Ah Caasimadda Dalka Faransiiska Ee Paris.

0 Sunday April 19, 2015 - 12:21:07
Qaybo ka tirsan caasimadda dalka faransiiska ee Paris ayaa waxa qabsaday dab aad u wayn, dabkaas ayaa geystay khasaare ba'an illaa haddana laguma guulasay bakhtiintiisa. halkan ka daawo dabkaas

Read More »

Kooxda Chelsea Oo Guul Ka Gaadhay Dhigeeda Man.united Iyo Qodobo Kale + SAWIRO

0 Sunday April 19, 2015 - 12:20:58
Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge guul muhiim ah kaga gaadhay kooxda Manchester United oo marti u ahayd, Blues ayaa guushan ku gaadhay 1:0, waxaana gooka kaliya ee kulankan lagu kala baxay Chelsea udhaliyay Eden Hazard. Guushan ayaa Chelsea ka caawinaysa inay ku sii dhawaato hanashda horyaalka…

Read More »

War Deg Deg ah: Madaxweynaha Somaliland oo Xilkii ka Qaday Guddomiyihi Maxkamadda Sare

0 Visits: 682 | Sunday April 19, 2015 - 08:25:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxakamada Sare ee Somaliland Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali.

Read More »

General Mwathethe oo Madaxweynaha Kenya u Magacaabay Taliyaha Ciidamadda Milleteriga Dalkaas.

0 Sunday April 19, 2015 - 08:09:00
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u magacaabay General Mwathethe taliyaha cusub ee ..

Read More »

Daawo: Madaxda Dawladda Hose oo ka jawaabay Eedayn loogu jeediyey Dayac iyo dhaawac soo Gaadhay Dameer Dhowaan Dhaawac halis ahi Gaadhay

0 Visits: 646 | Sunday April 19, 2015 - 07:57:28
Maayarka Burco iyo XOghayaha Dawladda Hoose waxay si gaar ah farriin ugu direen Wasiirka Warfaafinta, waxayna ka cawdeen weriyaha eedaymaha ka baahiyey ee shaqaalihiisa ka mida

Read More »

Wacdaraha Bandhig Suugaaneedkii Abwaan Dhinbiil ee Berbera iyo Naadiyada Akhriska Burco, Berbera iyo Borama oo ku kulmay+SAWIRO

0 Visits: 712 | Sunday April 19, 2015 - 07:53:59
Naadiga Akhriska ee Berbera ayaa xalay suugaanta hal abuur da'yar oo reer Borama ah ku soo bandhigay Hoolka Jaamacadda Badda ee Berbera.

Read More »

WarDeg Deg Ah:Madaxweynaha Kenya, Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada Iyo Taliska Guud Ee Ciidanka Milatariga Kenya

0 Saturday April 18, 2015 - 22:08:16
Madaxweynaha dalka Keya, Uhuru Kenyata, ayaa Isku-shaandhayn kooban, ku sameeyay xilka hogaanka taliska ciidanka milatariga, iyo golaha Wasiiradda, kaddib, sababo la xidhiidha weerarkii lagu hoobtay ee dhawaan lagu qaaday Jaamacadda Gerresa.

Read More »

Daawo Wasiir kuxigeenka Wasarada Duulista Oo Kormeer Shaqo ku Tagay Madaarka Mag-Booraama

0 Visits: 632 | Saturday April 18, 2015 - 22:00:04
Wasiir kuxigeenka wasaarada duulista iyo hawada JSL Siciid Cabdi Maxamuud (Gaagaale) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay madaarka magaalada Boorama,wasiirkuxigeenka ayaa cadeeyay in wixii soortagal ahi laga qaban doono garoonkan waxuuna dadwaynaha uga digay inay kusoo durkaan garoonka waxa kale uu intaasi…

Read More »

Daawo Muuqaal:-Maayar Ku Xigeenka Hargaysa Iyo Xog-Hayaha Oo Xadhiga Ka Jaray Biriij Iyo Garoon Cusub.

0 Saturday April 18, 2015 - 21:53:29
Maayar ku xigeenka caasimadda Hargeysa iyo Xog-hayaha dawladda hoose ayaaa maanta xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo laga hirgaliyey magaaladda Hargeysa.

Read More »

Daawo:Ceerigaabo Oo Ay Ka Bilaabantay Cashuur Ururinta Dalka Ka Socotaa

0 Saturday April 18, 2015 - 21:48:16
Waxa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ka bilaabmay dar dar gelinta cashuur ururinta degmadaasi,iyada oo aanay jirin adeegyo loogu qabto cashuurtasi laga ururiyo dadkaasi.

Read More »

Dawlada Soomaaliya oo ka dalbatay Kenya inay Xawaladahii Ay xayiradaha Saartay ka Qaado

0 Saturday April 18, 2015 - 21:44:07
Dowladda Somalia oo markii ugu horreysay ka hadashay culeyska ay xukuumadda Kenya ku heyso Soomaalida dalkeeda ku nool, kaddib markii uu dhacay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Garissa ee lagu dilay 148-ka qof, ayay dhigeeda ka codsatay inay dib u furto shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee ay xayiraadaha…

Read More »

Qaraxyo Is Dabajoog Ah Oo Dalka Afganistan Qudha Lagaga Jaray Dad Gaadhaya 33-Qof.

0 Saturday April 18, 2015 - 21:41:26
Illaa 33 ruux ayaa ku dhimatay, boqol kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib weeraro ismiidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Jalalabad ee bariga dalka Afghanistan.

Read More »

15 Ka mida Shaqaalaha Wasaarada Duulista oo U Anbabaxay Dalka itoobiya

0 Saturday April 18, 2015 - 18:29:39
Hargaysa(afka)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta sagootiyey shan iyo toban ka mida Hawl wadeenada Wasaaradaasi oo deeq waxbarasho u tagay wadanka Itoobiya.

Read More »

Daawo Afkashaacbka Tv :Magaalada Boorame Oo Laga Bilaabay Cashuur Ururin

0 Saturday April 18, 2015 - 18:11:09
Boorame(AFKA)Waxa magaalada Boorame ka bilaabmay dardar gelinta ururinta cashuuraha ,iyada oo ay halkaasi gaadheen xubno ka socday wasaaradda maaliyadda,sidoo kalena ay ka aradan yahay gobolkaasi cashuurta laga qaado oo aan lagu celin

Read More »

Daawo Afkashaacbka Tv:Olalaha Cashuur Uruurinta Oo Ka Bilaabmay Burco

0 Saturday April 18, 2015 - 17:58:14
Olalaha Cashuur Uruurinta Oo Ka Bilaabmay Burco

Read More »

Daawo Ururu Ay Kumidoobeen Suxufiyiinta Gobolada Badhtamaha Iyo Bariga Somaliland (secja) Laga dhawaaqay magaalada Burco

0 Saturday April 18, 2015 - 17:41:01
Daawo Ururu Ay Kumidoobeen Suxufiyiinta Gobolada Badhtamaha Iyo Bariga Somaliland (secja) Laga dhawaaqay magaalada Burcohttps://www.youtube.com/watch?v=42JY7VfKsnA

Read More »

Daawo:Dadweynaha Reer Hargeysa Oo Ka Hadlay Wareejinta Dekeda Berbera,Sababaha Keenay

0 Saturday April 18, 2015 - 17:24:25
Hargeysa(AFKA)Dadweynaha reer Hargeysa ayaa aad uga soo horjeestay in la wareejiyo dekeda magaalada Berbera oo xukumadu sheegtay inay doonayso inay shirkad ku wareejiso.

Read More »

Boqor Badmadow Oo Wasiirka Duulista Dhaliil Xoogan U Soo Jeediyey Warbaahinta madax bana Oo Loo Diiday Inay Galaan Gudaha Madaarka Hargeusa

0 Saturday April 18, 2015 - 17:10:44
Boqor Badmadow Oo Wasiirka Duulista Dhaliil Xoogan U Soo Jeediyey Warbaahinta madax bana Oo Loo Diiday Inay Galaan Gudaha Madaarka Hargeusa

Read More »