Wararka

DAAWO Afkashacabka Tv :Shirwaynihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Furmay Magaalada Hargeysa.

0 Sunday March 15, 2015 - 16:00:26
DAAWO Afkashacabka Tv :Shirwaynihii Garabka Dhalinyarada Xisbiga Mucaaradkaa Ee Waddani Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Furmay Magaalada Hargeysa.

Read More »

Guddomiye Cirro oo Dhaliilo Hor leh huwiyey Komishanka Doorashooyinka iyo Nuxurka Khudbadii uu ka jediyey Furitanki Shiweynaha Dhalinyarada Tageryasha u ah WADANI

0 Sunday March 15, 2015 - 15:51:19
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ahna Gudomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha garabka Dhalinyarada heer Qaran ee Xisbiga Waddani.

Read More »

R-afkashacabka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta U Dhagax Dhigey Dhisme Cusub Wasaarada Macdanta

0 Sunday March 15, 2015 - 15:39:19
R-afkashacabka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta U Dhagax Dhigey Dhisme Cusub Wasaarada Macdanta

Read More »

Cali Guray Oo weerar toos ah oo afka kuq aaday Wasiir Warancade isla Xalayna Xaal Ka Bixiyay Aflagaadadaas Lafjabka Ah ee Uu Ku Weeraray Wasiir Cali Warancadde

0 Sunday March 15, 2015 - 15:38:16
Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID, Muj: Cali Yuusuf (Cali Guray) ayaa xaal iyo raali galin ka bixiyay markii ugu horeysay weedho kakan oo ...

Read More »

Dawladda Masar Oo Dhisaysa Caasimad Cusub Oo Dalka Looga Arrimin Doono

0 Sunday March 15, 2015 - 12:03:52
Dowladda Masar ayaa qorshenaysa in ay dhisto caasimad cusub oo looga arrimiyo dalka.

Read More »

Madaxweyne kuxigeen Maraykanka Magangalyo Waydiistay iyo Sababah uu uga Cararay Waddankiisa

0 Sunday March 15, 2015 - 10:49:27
Madaxweyne ku xigeenka dalka Sierra Leone, ayaa sheegay in uu magangalyo ka raadsanayo safaaradda Maraykanka ee caasimadda Freetown.

Read More »

Safaaradda Maraykanka ee magaalada Riyaad ee dalka Sucuudi Careebiya ayaa joojisay hawlihii qusuliyadda

0 Sunday March 15, 2015 - 09:26:43
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Riyaad ee dalka Sucuudi Careebiya ayaa joojisay hawlihii qusuliyadda. Hawlahan joogsaday ayaa Axadda maanta ah iyo Isniinta barrito ah ka dhaqan galaya magaaalooyinka Riyaad, Jeddah iyo Dahraan, welwel dhinaca amniga ah dartii.

Read More »

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaciyay Cudur Cusub Oo Saxaafadda Ku Soo Kordhay.

0 Sunday March 15, 2015 - 08:40:24
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Cabdiilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa shaaqa qaaday cudur cusub oo ku soo kordhay Saxaafadda,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo markale Xukuumadiisa isku shaandhayn ku sameeyay iyo Masuliyiinta ay Seeftu Qaadatay saaka iyo weliba kuwo kale oo Xilal cusub loo magaacabay

0 Sunday March 15, 2015 - 08:34:09
Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Silaanyo ayaa markale Xukuumadiisa isku shaandhayn ku sameeyay sida lagu sheegay war saxafadeed ka soo baxay

Read More »

Madaxwaynaha Djabouti Iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaliya

0 Saturday March 14, 2015 - 22:36:17
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Djibouti oo yeeshay kulan dheer oo qaatay wakhti ayaa Ra'isul Wasaaruhu waxaa uu warbixin guud ka siiyay Madaxweynaha Djibouti xaaladda guud ee Soomaaliya iyo qorshaha dawladda ee hiigsiga 2016-ka,

Read More »

“Waxa Aanu Raadinaynaa Xal … Taladeedana Waxa Aanu Ka Sugaynaa Madaxweynaha, Cidda Jawaabta Ka Bixinaysaa Waa Cid Aannaan Weydiin”

0 Saturday March 14, 2015 - 22:25:49
Musharax Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa tilmaamay in Munaasibadii Xisbiga Kulmiye qabsaday,

Read More »

Daawo:Waftigii Wasiiradda Ahaa Ee Somaliland Kaga Maqnaa Kenya Oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Warbixiyey Waxay Kala Soo Hadleen Ciday La Kulmeen.

0 Visits: 510 | Saturday March 14, 2015 - 22:23:01
Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii ay soo dhamaysteen safar ay ugu maqnaayeen waddanka Kenya.

Read More »

DAAWO:Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Shirkii Caalamiga Ahaa Ee Uu Kaga Qaybgalay Dalka Ingiriiska.

0 Visits: 599 | Saturday March 14, 2015 - 22:18:47
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Oo Ka Hadlay Shirkii Caalamiga Ahaa Ee Uu Kaga Qaybgalay Dalka Ingiriiska.

Read More »

"Somaliland Waxaa Soo Maray Madaxweynayaal Badan Silaanyo Uunba Wax Qabad Buuxa Muujiyay Waana Loo Kordhinayaa". Suldaanka Guud Ee Somaliland.

0 Saturday March 14, 2015 - 19:24:34
Suldaanka guud ee Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sheegay in Madaxweyne Silaanyo kaga duwanyahay dhammaan Madaxweynayashii dalka soo maray waxqbadka ballaadhan ee uu dalka ka hirgaliyay, sidoo kale wuxuu Suldaanku sheegay in nin diidan iyo mid ogolba aanu dalku dawlad la'aan…

Read More »

"Doorashadu waa nidaam dalkani qaatay waxaana loo racayaa shuruucda iyo qawaniinta waddanka u yaala, cid wax cusub hore u keentay hadana keenaysa ma jirto "Wasiirka Madaxtooyada

0 Saturday March 14, 2015 - 19:18:15
Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka jawaabay hadalkii Xisbiyada Mucaaridka oo ka shanaaya Madasha Wada-tashiga ay ku shegeen in aanay dawladda aqoonsan doonin haddii la gaadho 26 bisha June. Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo ka hadlaayay xaflad ay isugu yimadeen Guddoomiyaha…

Read More »

ciidamada RRU-da oo kaashanaaya Laanta socdaalka Somaliland Gacanta Ku Dhigay Nin Argigixisa Ah Magaalada Hargeysa

0 Saturday March 14, 2015 - 17:46:41
Hargeysa(AFKA)ciidamada RRU-da oo kaashanaaya Laanta socdaalka Somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyey hawlgalo ka wadey magaalada Hargeysa meelo kamid ah,kuwaas oo deganaa xaafado iyo hudheelo kala duwan oo ku yaala magaalada Hargeysa. Ciidamada oo kaashanaaya dadweynaha caasimada Hargeysa ayaa gacanta…

Read More »

DAAWO Afka shaacbka Tv : Wasiir Ku Xigeenkii Hore Wasaarada Warfaafinta Somaaliland Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyey Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradaasi.

0 Saturday March 14, 2015 - 17:19:32
DAAWO Afka shaacbka Tv : Wasiir Ku Xigeenkii Hore Wasaarada Warfaafinta Somaaliland Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyey Wasiir Ku Xigeenka Cusub Ee Wasaaradaasi.

Read More »

Golaha Adeegga Garsoorka Soomaaliya oo ka soo Horjeestay kala dirid uu Madaxweynahu ku sameeyay

0 Saturday March 14, 2015 - 16:55:32
Shir ay isugu yimaadeen xubnaha golaha adeega Garsoorka Soomaaliya ayaa looga soo horjeestay digreeto uu soo saaray madaxweynaah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ,isla markaana lagu kala diray golaha adeegga Garsoorka ee dowladda Somaliya.

Read More »

Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Ka Hadlay Baanan Laga Leeyahay Soomaaliya, Inay Ka Hawl Galaan Dalka.

0 Saturday March 14, 2015 - 16:48:45
Baanka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhaybaan ka diiwaan gashan Muqdisho oo la yidhaahdo IBS oo sheegay inuu xarun ka furanayo Somaliland, sida lagu baahiyay wakaaladda wararka ee Reuters.

Read More »

Daawo: Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Qurbajoga Gobolka Togdheer u Dhagax Dhigay Xaafad Cusub oo Ay Degi Doonaan

0 Saturday March 14, 2015 - 16:31:38
Maamulka Gobolka Iyo ka Degmadda Burco waxaa ay manta si wada jira u dhagax dhigeen xaafad cusub oo ay degi donaan dadka qurbajooga ah ee Gobolkaasi Togdheer.

Read More »