Wararka

Fanaan Caan Ka Ah Dunida Oo Biiray Kooxda Islaamiyiinta Ee ISIS

0 Visits: 790 | Tuesday February 17, 2015 - 22:30:09
Fannaanka caanka ah ee reer Jarmal, Denis Cuspert oo 39-jir ah ayaa ku biiray kooxda Islaamiga ah ee Daacish oo ka dagaalanta waddamada Ciraaq iyo Suuriya.

Read More »

Wafti Ka Socda Baanka Adduunka Oo Soo Gaadhey Somaliland Iyo Deeranada Ku Xeeran

0 Visits: 609 | Tuesday February 17, 2015 - 22:23:52
maliya iyo Suudan,taas oo fadhigeedu yahay wadanka Kenya. Haweenaydan oo lagu magcaabo Bella Bird ayaa la filayaa inay mudaday Somaliland joogto inay eegto Mashaariicda uu baanka adduunku ka wado Somaliland,iyada oo dalka ku sugnaan doonta dhawr maalmood muddo ku siman.

Read More »

Waxqabadka Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera

0 Visits: 746 | Tuesday February 17, 2015 - 17:49:29
Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Sheekh Saleeban Siciid Cali ayaa Mudadii uu hayey Xilkaasi Waxa uu Noqday Masuul ku Suntan waxqabad iyo Shaqo Wanaag, Waxaanu Maareeyuhu Casriyeen iyo Dayactir ku sameyey Haamaha Shiidalka, Waxa kale oo Dadweynaha Reer Somaliland markay Booqdaan

Read More »

Rag hubeysan oo gacansade iyo ruux ilaalo u ahaa ku dillay magaalada Beledweyne

0 Visits: 603 | Tuesday February 17, 2015 - 17:32:15
Subaxnimadii hore ee saakay ayeey rag hubeysan ku toogteen xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne Xaaji Cumar Max'ud Nuur (Xaaji Quuroow) oo ka mid ahaa ganacsatada ugu waaweyn gobolka Hiiraan iyo qof ilaalidiisa ka mid ahaa.

Read More »

Ku-simaha Raysal Wasaraaha Dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Oo Walaac Ka Muujiyay Weerarada Al-shabaab.

0 Visits: 831 | Tuesday February 17, 2015 - 17:27:58
Ku simaha Raysal Wasaaraha ahna Raysal Wasaare kuxigeenka Xukuumadda dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ugu baaqay hey'addaha ammaanka dawladda inay

Read More »

Qandaraaskii Gaadiidka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo lagu kordhiyey MudoTodoba Maalmood ah

0 Visits: 695 | Tuesday February 17, 2015 - 17:26:08
waxaa mudo Todoba maalmood ah lagu kordhiyey Qandaraakii lagu xaraashayey Gaadiidka ay leeyihiin Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo hore loo shaaciyey, isla markaana loogu soo bandhigay ciddii danaynaysa inay ka qayb-qaataan.

Read More »

Xukuumadda Oo Xaqoodii Guddoonsiisay Shaqaalihii Lagu Dil Iibiyay Warshada Laydhka Hargeysa

0 Visits: 976 | Tuesday February 17, 2015 - 17:18:05
Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Gadiidka iyo Guryanta Somaliland Md. Cali Cabdi Saayaq Ayaa Maanta Shaqaalihii Haay'adda Koronta ee Soo codsayday in ay Shaqada ka Tagaan iyo Kuwii Hawl Gabayba Siiyay Lacagihii Ay Xaqooda u Lahayeen.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Ardaydii Ka Qalinjabisay Jaamacada Timacade.

0 Visits: 578 | Tuesday February 17, 2015 - 17:12:30
Wasiirkada Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa casho sharaf u sameeyay ardaydii ka qalinjabisay Jaamacada Timacade, Wasiirka

Read More »

Qaramada Midoobay & Bisha Cas ee Qatar oo kawada hadlay Xaalada Somalia

0 Tuesday February 17, 2015 - 16:59:59
Wafdi ka socda QM uuna hoggaaminayo dajiraha Somalia ee QM, Nicholas Kay ayaa kala hadlay Qatar Red Crescent (QRC) sidii kor loogu qaado wada-shaqayn; isagoo kala hadlay arrimo dhowr ah.

Read More »

Daawo" Kuwa Qurbaha kusii socdaa way war la'yihin wallahi dadkeena qurbaha jooga wa oromo wana lagu xamaasha" Abwan weedhsame

0 Visits: 1011 | Tuesday February 17, 2015 - 14:39:30
Abwaan Xasan Dahir Ismacil Weedhsame oo Safar ugu maqnaa Dalka Ingiriiska mudooyinkii u danbeeyey aya ka xog warramay socdaalkiisi ingiriiska isagoo Dhalinyarada Tahriibasana uga Dayriyey Xaaladda iyo wixii uu ku soo Arkay London

Read More »

saleebaan xuquuq oo eedaymo culus u soo jeediyaya xildhibaan sicid cimi rooble

0 Tuesday February 17, 2015 - 13:26:07
saleebaan xuquuq oo eedaymo culus u soo jeediyaya xildhibaan sicid cimi rooble

Read More »

Madaxweynaha Somalia oo ka soo laabtay Jarmalka kana Soo Degay Muqdisho

0 Visits: 527 | Tuesday February 17, 2015 - 12:46:18
Waxa goor dhoweyd magaalada Muqdisho soo gaadhey madaxweynaha dawlada Federalka ah ee dalkaasi Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu dambeeyey socdaal ku joogay dalkaasi Jarmalka.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Maamulka Somalida Ethiopia Iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Horweyn Irmaan Wada Lisaya

0 Visits: 681 | Tuesday February 17, 2015 - 12:32:22
Madaxweynaha Dawlad degaanka Somalida Ethiopia ayaa degaankaasi ku qaabilay casho sharafna u sameeyey madaxweynaha dawlad goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya.

Read More »

Raysal wasaaraha Somaliya oo ka hadlay Wakhtiga u hadhsan iyo qorshayaasha hor yaalla xukumaddiisa

0 Visits: 530 | Tuesday February 17, 2015 - 12:23:51
Raysal wasaaraha Somaliya Mudane Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in xukuumadana haatan dalka katalisaa gaadhsiin karto dalka doorashooyinka ladoonayo in ay dalka ka dhaacaan 2016

Read More »

Tv-yadaii Kenya Oo Hawada Ka Baxay iyo Hanaanki Shaqo Ee Telefshinada Oo La Bedelay

0 Visits: 638 | Tuesday February 17, 2015 - 12:16:29
Saddexda telefishin iyo mas'uuliyiinta dowladda ee warbaahinta maamula ayaa waxa ku muransan sidii hanaankii hore ee TVga ee analooga looyaqaan loona wareego hannaanka cusub ee digital-ka loo yaqaano.

Read More »

Daawo:Madasha Wadatashiga oo Xamar lagaga Dhawaaqay iyo Raisulwasarihi hore oo somaliya oo ay u Doorteen Guddomiye

0 Visits: 692 | Tuesday February 17, 2015 - 12:11:54
Madashawadatashiga iyo midnimadda Soomaaliya ayaa shalay shir ku yeeshey magaalada Muqdisho, waxaana shirkoodu ahaa mid ay ku dooranayaan masuuliyiinta ugu sareysa golahaasi.

Read More »

"Waan ku Faraxsanahay in Maanta markii uugu horaysay Deegaanka Waddo Makaahiil lagu guulaystay in ay helaan Biyo Macaan"Wasiir Xirsi

0 Visits: 549 | Tuesday February 17, 2015 - 08:36:48
Wasiirka Madaxtooyada JSL oo qoraal kooban oo uu soo Dhigay bloggiisa gaarka ah kaga dareen celiyey Tijaabada ceel biyood maanta laga hirgaliyey deegaanka Waddo Makahiil oo ka tirsan degmada Faroweyne ayaa qoraalkiisu u dhigna sidan:

Read More »

Daawo: Aljaziira oo Warbixin Cajiiba ka Diyaarisay Dhibaatada Uu Qaadku Ku Hayo Dadka Somalida Ah Oo Noqotay Ta Ugu Xun .

0 Visits: 625 | Tuesday February 17, 2015 - 08:20:48
Tvga Aljaziira ayaa ka yaabay Qaadka xad dhaafka ah ee Soomalidu cunto iyo Dhaqaalaha badan ee kaga burbura

Read More »

Daawo:Fanaanada Ikraan Jaamac Oo Soo Saartay Hees Loogu Magac daray Marwada Koobaad Qaranka Marwo Aamina Waris

0 Visits: 655 | Tuesday February 17, 2015 - 08:15:58
Fanaanada Codka Halaasigaa Leh Ee Ikraan Jaamac Ayaa Soo Saartay Hees In Badan Soo Jiidatay Dhagaha Iyo Araga Bulshada Oo...

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigenka Beeraha iyo Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Furay Xarunta Dhaqancelinta Darbijiifka Burco

0 Visits: 545 | Tuesday February 17, 2015 - 08:01:36
Masuliyiin badan oo ka hadashay halkaas ayaa soo dhoweeyey furitaankii xaruntan waxayna ku bogaadiyeen xildhibaan Bidhi oo muddo badan ku jiray hirgelinta xaruntan

Read More »