Wararka

Daawo: Ciyaar Xiiso badnayd oo Xalay Xulalka Kubadda Koleyga ee Gobolada Togdheer iyo Saaxil ku dhexmartay Burco

0 Visits: 600 | Saturday February 14, 2015 - 15:42:02
Masuliyiinta Degmada Burco iyo isuduwayaasha Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Gobolada Saaxil iyo Berbera ayaa xalay ka qaybgalay Cayaar xiise lahayd oo dhexmartay labadaasi Gobol, cayaartan oo ahayd Kubada Koleyga

Read More »

Xisbiga UCID oo ku Taliyey Haddii Doorashada Madaxtoyadu Dib u Dhacdo in la qabto Doorashada Golaha Wakiilada

0 Visits: 554 | Saturday February 14, 2015 - 09:58:25
Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa gaashaanka ku dhuftay in mar la wada qabto doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada.

Read More »

Dhallinyaro Ciidanka Boolisku U Taag Waayey oo isa soo Dhiibay Marki Waliidkood Xabsiyada lagu guray

0 Visits: 532 | Saturday February 14, 2015 - 09:15:32
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sarreeyo Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan ayaa Sheegay In ay Guulo Ka gaadheen Dhalinyaradii Rabshadaha ka samaynaysay Gudaha Magaalada Hargaysa.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Buuhoodle Oo Xukumada Ku Eedayay Inaanay Waxba Ka Qaban Gobolkaasi

0 Visits: 566 | Friday February 13, 2015 - 21:43:49
Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobolka Buuhoodle ayaa dhaliilo usoo jeediyey dawlada Somaliland oo uu ku tilmamaay in aanay waxba ka qaban gobolkaasi.

Read More »

Xildhibaan Qabile Iyo Wasiir Ku Xigeenkii Amniga Oo Iska Saamaxay Qardoofooyin Siyaasadeed Oo Dhex Yaalay

0 Visits: 642 | Friday February 13, 2015 - 21:17:55
Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Cabdillaahi Abokor Cismaan iyo xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa shalay iska saamaxay Qardoofooyin siyaasadeed oo muddo dhex yaalay.

Read More »

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Ka Dayriyay Xaaladda Yemen

0 Visits: 671 | Friday February 13, 2015 - 21:14:13
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa sheegay in Yemen ay qarka u saaran yahay burbur iyo kala daadasho. Isagoo xusay in xaaladda dalka Yemen ayaa si deg-deg ah isu bedeshay kaddib markii Xuuthiyiintu ay xukuumaddii dalkaas rideen.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Shacabka Jabuuti Ka Tacsi Yadeeday Geerida Ku Timi Guddoomiyhii Baarlamaanka Dalkaas.

0 Visits: 725 | Friday February 13, 2015 - 21:10:49
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Golaha Barlamaanka Jabuuti, Dawlada aynu walaalaha iyo jaarka nahay ee Jabuuti,

Read More »

Hogaamiyayaasha Qaaradda Yurub Oo Shaaciyey In Ay Suuragal Tahay Cunna Qabateyn Dheeraad Ah Oo Ay Saraan Dawlada Ruushka.

0 Visits: 650 | Friday February 13, 2015 - 21:06:50
Ra'iisul Wasaaraha Dalka Jarmalka, Angela Merkel, Waxa Ay Tilmaamtay In Fursadda Cunna Qabateynta Ka Dhanka Ah Ruushka Ay Sii Furnaaneyso

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shacabka Jabuuti Ka Tacsi Yadeeday Geerida Ku Timi Guddoomiyhii Baarlamaanka Dalkaas.

0 Visits: 500 | Friday February 13, 2015 - 18:18:44
Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabka iyo dawladda Jamhuuriyada Jabuuti ka tacsiyadeeyay Geerida ku timi Guddoomiyihii Baarlamanaaka Dalkaas oo ku geeriyooday dalka Kenya, sidaana waxaa lagu sheegay

Read More »

Madaxwayanaha Turkiga Oo Cambaarayn Xoogan U Jeediyey xukumada Obama

0 Friday February 13, 2015 - 18:01:03
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Madaxda ugu saraysa Maraykanka ku cambaareeyay siday uga aamuseen saddex dhalinyaro Muslimiin ah oo lagu diley todobaadkan gobolka North Carolina.

Read More »

Kenya oo lacag ah dul-dhigtay xubno ka Tirsan Hogaanka al Shabaab

0 Friday February 13, 2015 - 17:56:29
Saraakiisha booliiska dalka Kenya ayaa lacag dhan 5-milayn oo Kenyan Shilling ah dul dhigay laba hogaamiye oo ka tirsan Xarakadda Al-shabaab oo u dhashay dalka Kenya.

Read More »

Tirada Sooomaalida Ameerikanka ee ku biiray ururka Daacish oo la shaaciyay

0 Visits: 744 | Friday February 13, 2015 - 17:53:16
Wargayska kasoo baxa dalka UK oo lagu magacaabo The Daily Mail ayaa baahiyay warbixin uu sheegay inuu kasoo xigtay hay'adaha sirdoonka Maraykanka oo sheegaysa tirada dhallinyarada Soomaali-American-ka ah ee u dagaalama ururka Daacish/ISIS.

Read More »

Gadiid Millateri oo Qayb ka ah Howlgalka AMISOM oo soo Gaaray Beledweyne

0 Visits: 632 | Friday February 13, 2015 - 17:45:10
Agab millateri oo hordhac u ah qaybtii labaad ciidan ka socda dalka Jabuuti oo ka mid noqonaya AMISOM ayaa maanta gaaray xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne.

Read More »

"Cid Kasta Oo Ka Shaqaysa Dadka Isku Soo Dhaweyntiisa Annagu Waanu Soo Dhaweynaynaa". Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Dareen Celiyay Waftigii Cuqaasha Buhoodle.

0 Friday February 13, 2015 - 17:38:23
Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka dareen celiyay waftigii ballaadhna ee Cuqaasha Buhoodle, oo shalay Hargaysa lagu soo dhaweeyay.

Read More »

Muxuu Halyeey Paul Scholes Ka Yiri Qaab Ciyaareedka Kooxdiisii Hore Man United Xili Ciyaareedkaan?

0 Visits: 682 | Friday February 13, 2015 - 14:22:14
Halyeeygii hore kooxda Manchester United Paul Scholes ayaa ka dhawaajiyay in qaar ka mid ah kubadaha ay ciyaareyso kooxdiisii hore xili ciyaareedkaan ay tahay mid lagu murugoodo. Inkastoo tababare Louis Van Gaal uu kooxdiisa u hogaamiyay kaalinta sadexaad ee horyaalka hadana in badan ayaa la dhaleeceeyay…

Read More »

Hay'adda Culimada Soomaaliyeed Oo Ku Baaqday In Shuruud La'aan Lagu Joojiyo Dagaalka Guriceel

0 Visits: 735 | Friday February 13, 2015 - 13:11:00
Hay'adda culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in si shuruud la'aan ah lagu joojioo dagaalka ka jira degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu-sunna Waljameeca.

Read More »

Dowladda Mareykanka oo ka hashay xayiraadii xawiladaha lacagaha soomaalida

0 Visits: 667 | Friday February 13, 2015 - 11:49:00
Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay bankiyada dalkeeda oo xiriirka u jaray xawaaladaha Soomaalida ee la marin jiray lacagaha ku socda Soomaalida ku nool gudaha dalka, taasoo siyaabo kala duwan ay uga hadleen xildhibaanno Mareykan ah.

Read More »

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dalka Jabuuti oo Xalay ku Geeriyooday Jabuuti

0 Visits: 600 | Friday February 13, 2015 - 11:41:03
Guddoomiyihii baarlamaanka dalka Jabuuti, Idiris Arnaoud Cali ayaa xalay ku geeriyooday xarunta Jabuuti ee Jabuuti, waxaana geeridiisa timid kaddib xanuun maalmahan hayay.

Read More »

Daawo: Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Awdal Oo Xilkii Si Rasmiya U Wareejiyay Kana Hadlay Arrimo Kala Duwan.

0 Visits: 621 | Thursday February 12, 2015 - 22:02:27
Badhasaabkii hore ee Gobolka Togdheer, Cabdo Axmed Aayir ayaa si rasmiya xilkii ugu wareejiyay Badhasaabka cusub ee Gobolkaas loo soo magacaabay, Mud. Ramaax. Munasibad ballaadhan oo loo qabtay xil wareejinta labada masuul, wuxuu Guddoomiyihii hore ee Gobolka Awdal Cabdo Aayir ayaa kaga hadlay arrimo…

Read More »

Daawo:Jaaliyadda Somaliland Ee Norway Oo Si Balaadhan Usoo Dhoweeyey Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe,

0 Visits: 515 | Thursday February 12, 2015 - 21:56:47
Jaaliyadda Somaliland ee dalkaasi Norway ayaa si midaysan usoo dhoweeyey guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

Read More »